Saxip hal talo aan kugu darsado yarka askariga aad soo galisey dhibaato inuuu muqalkan ku galaa laga yapaa adne aad ku gasho ee marka askarta waa loo diidey camerda inee kasoo muuqdan marka saxip talo walalnimo aan kusina xumana iga ma aha ashapta kugu xiran ee ku taagerto ka mid ahay abdulahi kanuu saxip guul kuu rajena❤
PRANKIGAAN DADKA LAGU SAMEENAAYO DHAN WEY OGYIHIIN WAAYO PRANKIYADII HORE AYEE SOO DAAWANAAYAAAN KUWA HADDA LAGU SAMEENAAYO 🤩AKAANU SXP WAX KA BEDEL DEE 😍
Wlhi wa nin daacad ah prankiyada mr mr waan naca angu sabbtoo ah mr mr dad daacad ah oo wixi xaqiiqo moodaya aya lagu sameeya sida ninkan run qalbiga i xanuuney mrku yiri wa iga codsi ma bixi kara 🥹🙏🏼🙏🏼
Yaahuuu😂ha ooyin cabdalle akm shabalaaza ha ooyin plz brnmij lee wye ha ooyin caloosha hana hurin😢ka hari waysee waa ku heystaa aboow😂lkn akanuu plz ma fiicno saan dadka inaa qaab xoog iyo askar ama dil iwm aboow jooji plz subxaanallah cabsiintu cuqubo wye see kaa noqotey😢wiilkii lahaa aan tukado 2 rakco igu soo dhacay wlhi na qiimeey hanoo keenin again like this program please please waayo xamar&dalka qaybihiisa kale waynu ognahay rafaadka ka jira hada cabdalla arag cod cod cod baad ka keentay sorry ma jeclaysan qaybaha saan cml ah hadii nala tixgelimaayo badel plz😊❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢🎉
Saxip hal talo aan kugu darsado yarka askariga aad soo galisey dhibaato inuuu muqalkan ku galaa laga yapaa adne aad ku gasho ee marka askarta waa loo diidey camerda inee kasoo muuqdan marka saxip talo walalnimo aan kusina xumana iga ma aha ashapta kugu xiran ee ku taagerto ka mid ahay abdulahi kanuu saxip guul kuu rajena❤
Keep going my bro long time na isku kena dambaysay porama qasatan xafada Kuwait 😊
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وقائدنا وقدوتنا وشفيعنا وقرة أعيننا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 💖
Legendary Abdullahi akunu another's levels pranks 😆💯💯👍❤😊
Hhhhh
😂😂😂
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤
Xagee kasoo racnaaa
@@abshirmohamod9513 #sahantoosan
Dhab miyaa zxp qaali
Halke ka heli karna wlle
@@sadiiqdark #sahantoosan
Best prank akanu waku dayay wlh😅😅😅 tunji kuxaar kulaha
❤️صَلَّىٰ اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم ❤️
Thnks sxb aad ayad iga qoslise wana kaga mahad celinena madama aad waqtigaga muhiimka galise si aan u qosolno ama u farxno thnks pro I am your support
Daacad u qoslay caawa kkkkkkkk xitaa yarka waji ahaan ayuu funny u egyahay inkastoo oo feejignaan bdn ka muuqato, yarka kabal-yeeriga socodkiisa, yarka Askariga waa top muuqaalkan.
Tuunji kaligiis diyaarad lasoo saaraayo iikoow😂😂Haha
Asc ❤❤❤dhalinyaro
Ramadaan kariim
5k na gaarsiiya
Insha Allah
Sxp RUclipskeyga wa ib ma rabta
@@Fanprojfilms239ana rabo sxb😂❤
Anoo inta fadhiyo maa update leygu sameynaa kulahaa 😀😅😃😃
😂Akanuu malinkaad iga hor imaado waraa ku yaalo legend
Biyaa afka iigu jiray waan tufay qosol dartiis😂😂😂😂
This guy legend waaye walhi Masha Allah 🥰 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫡
Yarey😂😂
😍 War niyow ninka damcaaa galay 😮indhihiiisa fiiiri😂😂😂
Haa walhi 🤣
Legend ayatahy sxb nosobathii😅😅😅
Abdullahi sammi wlh you are so funny 😂😂😂 keep forward ❤❤❤
Beni de daily etsenize😂
❤
@@yahyacabdi2103😂😂
Diyaar wye😅
War walaal illaahaay marna maydan xasuusan 😂tani waa aduunye waxan qosolka badane
Tuunjiga markuu arkay siduu iskumaskiiniyaaa ku qoslay😂Haha
Lagend akanuu✌️✌️✌️
😂😂😁🙈🙈🙈🙈😁🙈🙈🙈😁😁😁 allah qosolk adunka.udhintee lkn saxbibow side qosolka iskugu cilisaaaaa😂
Weraa kaanuu waanaga waashay sxbow😂😅😂
Katilmak interim reis❤
Dhib miran waye akanuu mantana matunjibah 🤣🤣🤣🤣🤣🙏
😂😂😂😂walipa muqaal paa Lagaa duuwa😂😂😂
Bro Abdullah akanu i like your challenge keep going my bro I want another one again
Prank cadii maha kuwo gale wan sugay next 😂😂😂
Update sameynaya kula ha😄😄😄
Waziir ha ooyin😀😀🤸✌️
Aqyaarta hal share gareeyo Video wllhi sidaan uqoslaayay oohin ayaa iga imaaday😂😂😂
Maaa dhustay 😂
ma hadla😅
He’s did real pranks 😂😂😂😂😂
Sxbow illaah madadaalo wuu noga digay sxbow fursada nala siiiyay ee nolosha waa inaaa iiga faa iideysanaa nolsha aaqiro aan ladhimaneenin sxb dadaaala insh.
Inta 100mar ku ceshatay😅😅😅😅
Somali dhuunileeee wayee😂😂😂😂😂 imaankuu wuuu kasoo horeeyaa😂😂😂😂😂
Tuunji😂😂😂 darteen diyrd loo soo sry😅😅
Akaaanuu plz idiriska noosoo qabo😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlhi waxaa iga qosliyaa usug ma hadlaa 😂😂😂
Abdullahi akanuu waxa rawa ina kuweday how do you know turkey tell me 🥺
PRANKIGAAN DADKA LAGU SAMEENAAYO DHAN WEY OGYIHIIN WAAYO PRANKIYADII HORE AYEE SOO DAAWANAAYAAAN KUWA HADDA LAGU SAMEENAAYO 🤩AKAANU SXP WAX KA BEDEL DEE 😍
Marka duubista ay dhamaata hal hal loo fasaxaaa
muuqaalada inta la rabo marka la duubo uunbaa marba mid lasoo daayaaa waa lasii diyaariyaaa
"xitaa kaadi waxbey ahaan laheed" 😅😅😅
Wlhi wa nin daacad ah prankiyada mr mr waan naca angu sabbtoo ah mr mr dad daacad ah oo wixi xaqiiqo moodaya aya lagu sameeya sida ninkan run qalbiga i xanuuney mrku yiri wa iga codsi ma bixi kara 🥹🙏🏼🙏🏼
Kkkkkkkk saxara laga qaada ku lahaa wlhy si niyadan u qoslay
Mucjiso mardhaw naftada unaxayaa wlhi somali wax walba kasurtoban ileyn adaaba kadhashe shaqadaadaba dhiptahay😂😂
Ano inta fadiyo aaaa update ligu sameyna Miya 😂😂😂😂😂 kulaha
Yaahuuu😂ha ooyin cabdalle akm shabalaaza ha ooyin plz brnmij lee wye ha ooyin caloosha hana hurin😢ka hari waysee waa ku heystaa aboow😂lkn akanuu plz ma fiicno saan dadka inaa qaab xoog iyo askar ama dil iwm aboow jooji plz subxaanallah cabsiintu cuqubo wye see kaa noqotey😢wiilkii lahaa aan tukado 2 rakco igu soo dhacay wlhi na qiimeey hanoo keenin again like this program please please waayo xamar&dalka qaybihiisa kale waynu ognahay rafaadka ka jira hada cabdalla arag cod cod cod baad ka keentay sorry ma jeclaysan qaybaha saan cml ah hadii nala tixgelimaayo badel plz😊❤
anlmisi sokoro kulahaa afturkiga saaa miyaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Islaamka waxad waa kaxaaran 😢😢😢🎉
wa bentaa
War zxp Abdullahi ninkan Manta Cuqubaad Ka guratay😂😂😂
Kkkk 😂😂walahi berkiba icasaday😂😂
Waziir shabalaaza wa wax kale 😂😂😂😂😂😂
Man shallah 🎉❤😊
Legend calaahi waan kuwataa
Talenti sax eh kana la imaaday😂😂😂😂
War libaax soo badi😂😂😂
A dalloway wlh waan kujeclahay iga aqbal❤😮
😂
I aqbal aa😂tiktok miya mesha
Raali galinaa ku bixinaa 😄😄😄
Cabdalle kanuu kilyaha iyo beerka ayaad klaa baxde wiil 😂😂
Prank laisla ogyahay inta fahantay farta taaga☝️
Prank caadi waaye akanuu Prank run loo sameeyaa
Waa macqul inad kaxuntaxay
Sorry
Wlhi ilmadaa igadareeraysa xiligaa 😂😂😂 warwaxba laga dhihikoro muqalkan xaqisa siiya
Legend cabdulahi xaar kulahaa
Ninka hungurigaa ksoo riday wlhi 😂😂😂😂nin waxbarty
Bro Askarigaan caadi ma ahan, Asaga lee soo wado hadda kaddib
Team dafar 03:05 like,ta dacdac 😂😂😂😂 waan ogahay muqalkan jif aaa kudawanosa yarow ama yarey iwrn hada setahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😅
Wa Fiicanahyy Taliyehh 🤣
@@braahimyahye m,a taliye cafimadka Allah hano ziyadsho 😂😂😂❤️✌️
@@almubarakherbal7067 M.a zhp dhamanTeenba
Tuunjiga soobadi sxb 😂😂😂😂😂
Walaahi kan waa kiii ugu qosolka badnaa
😂😂😂😂mahadsaid
Sen sen abdullahi you're lengend😅😅😅😅😂😂😂😂
nosoo badi shp akanuyow😁😁
Masha Allah keep going walahey kkkkkkkkkk so funny wahi
Akanuu habeenkaad keep going aad balaminaysay nin qasba xaad ugu diyaarsan weyday ama nin celin kara weysay maadaama uu hal xabo yahay😂
😅😅😅😅😅 walhi waa qoslay
😂😂😂😂😂c/lahii koo ma ahaaa😂😂
Wasiir shabalaasa kulhaa hunguri ndilaayo nrabo😅😮
Aknuu dadkn dhibysid ika dhaaf(kuwad dh8bka)
Ninka kaliye e parnkisa run yahay horey u soco
Mahad laa using horta😂
14:27 😂😂😂 Mᴀ ʜᴀᴅʟᴀᴀ ᴋᴜʟᴀʜᴀᴀ😅
Sxbow garaac ayaaad tahye. Caadi ma tihid 😂😂😂
halahaaz walaal lee lagahela kulaha😂😂😂 sorry
alla kanaa beerka i xanuujiyey prank kigiisa
kilyaha ufuray wazir shablasa so funny 😂
A.llahi akunu ad ban ku tagera talye 😂😂
Akanuu dad ma tihid wLhi😮😅
haha next Prank " Abaayo Idhiib nooh" please
Ar Abdullaahi dhibadanaa 🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻🫶🏻
Ilmaadeerayaaal waa ramadaane dadka baraankiyada kadaaaya ilaahay kabaqoooo
Akanuu waaan ku wataa sxp ..
Sooobadi vedio noocaan oo kale Codsi idiris,ka ku sooo sameee A,kanuuuu sxb jwb insha allaaah
Ano saxaronya ma video layga duuba 😂😊😂😂
War-ninkaan dhib badnaa, mushqusha gal ee xooga iska keen kulahaa 😂😂😂
Waziirka shabalaza wala helay wahi😅😅😅
Qofka muslimka walaalka damaca malaga soo rido wllhi dambi wye 🤣🤣
Idiriska make ni karta lpx weyn🤣💪🤣
😂😂😂😂😂😂 yeaah cabdala😂😂😂
Nin wax bartay 6 daan boqol waa ku daysay kulahaa 😂😂😂😂
Kkkkk war masanad nin waxbarti kuatahi
Cabdalla wuxuu cadeeyay dagdaga somalida sidee ku saxeexaysaa war aadan garanayn waxaa ku qorran 😮
Qosal oyiin waye sheekadaan😅😢
😢😅
Qofkii 1.aad❤