Qof Alaab Ukeenay Ayaan Isaga Dhigay Kadibna Qashin Ayaa Ukeenay!! Worst Delivery!Kamera şakası
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Magacaygu waa Abdullahi akanuu .. Qof Alaab Ukeenay Ayaan Isaga Dhigay Kadibna Qashin Ayaa Ukeenay!! Worst Delivery!Kamera şakası
Muuqaalkeena waxaa usameenay madaadalo kaliya ma aha in si kale oo fasirto
waxaa rajaynaa inaa ka heli doontaa..
Familigeena Kusoobiir sxb :: / @abdullahiakanuu1
waxaa Kudhaho ku shukaanso ::: • Waxaa Kudhahay Waxaan ...
MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤❤🧠
SCW
Cumeer anaa ku cunay
Su saliya nabiga scw❤😊
SCW
walaa soqor sali nabiya🎉🎉❤❤❤
scw
صل الله عليه وسلم
SCW
Nimco hassan prank weye ha xanaaqin 😂😂😂😂 oo inaanki soodiga biyo la dhaceyi 🤣🤣🤣🤣 Legend ku soco a.lahow qaar badana soo samee ssp 😂😂😂
😂
MAAD TAQANA😂
Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤😕🥺
Diyaar waaye ruurukhayrow soodaa sxb
Insha allah
Akanuu xafada aa aaday dad nafisan aadagan walahi ee xaafad fiican aad😂
Waa ninka kaliya een dhamaysto muuqaaladiisa😊
Inantaa danbe waan ku heystaaye waa xaafadehee😅😂
War gabadhaa tiri cidna ilama degena ee quruxda badan igu xidha somaliyey Shiikh baan ahay Misaajid iimaan ka ah oo Lacag Lehe ❤😮
Ala mayee kiniisad baa ii furan caac 😂😂😂
Abdullaahi Akanuu 🤣🤣 Waxa Lagabantahay Caqli Waaye prank Gan Muqdisho Hadad Kusamen Lehed Burjuko Dab Aa Lagugu Shubi Lahay Ee Marka Hargeisa imaday Aa Sida Donto iskaga Cantarabaqashleyne 🤣🤣
Golden voice ❤❤❤🎉🎉
Alla manooli Akanuu is not easy keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂
Cabdulahi dhibloow 🤣🤣🤣🤣😘😘
Abdullahi akanuu sxp plz mudug aad kusoo samee 😂😂
Qosol iguma harin Akaanu is another level emotional damage Nuclear 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Halima is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
Soo same qayb kaleh awowo waa Top prank 😂😂
alilahi akanu 300 k🎉🎉🎉🎉🎉
Reer Somaliland is not easy 🤣🤣🤣
Waraa cabdalla umada waad waashay😂😂😂
Best RUclipsr akaanu❤ 🙏
The lengend Akanuu
Maku taagero hada dhaho beene sheegay horey usuco tatantet
Wwaw wallahi malin walbo ayaan kudawada ilaaheey hakuufudadeeyo sxb
Gacmaha allah hakuubarakeeyo hadii channelkayga booqato😊
Haye cabdala waan kuwataa pro
Guriga cidi ilama joogto kulahaaa in hore loosoo socaday dooonaysaaa
Zxp talent ayaad u leedahay prankyada run ahaantii.
Kkkk warya reer waqoyi dhiga ka yare yay ku dilin
Çok güzel olmuş
Akanuu dhibkas ayuu kamarayaa 300k dhaqsi aan gaarsino sxbayal
Alla kanaa🤣🙆🏻♂️
Bro tested my Patience Obviously💀💀
Nabar xaqdaro aĺle ha iiga dhigo kulahaa
Walhi prank wuu dhaafay 😂😅😂
Kan aniga I balmiya dheeryow aniga guurigan igu keen😂
Abaha prankiga😂😂
War Kani dhibadanaa 🤣🤣🤣
Waaad buuranthy jhhhhhhjhhhh kulahaa maba xishooneyso walhi rageedii waaye
Waali ayuu ahaa
youtube ka walida miyaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gabadha waa fany she is not easy .
Adeeg waaye qoftaas sxbow iska ilaali
Waa kujecelnahay dhaawac yuusab kusoo gaadhin❤
Hye hppi ❤😢😢
War inanta garbasaarka Madoow wadataahi weey nooga kaa dacwootay akanuu😅😂
Akanuu gibirtas wan kaheley Maa iradhisit walalka
Akanuu first comment waa aniga❤
Walal arin akaraba 😢
Fake vidio iska dhaa wax real eh ken walahi your chanel is good
Oromada hargeisa joogto kuli waa sirdoono waxeey iska dhigayaan masaakin shaqooyinka hoose qabta ilaahow badbaadi dadkeeyga war hooy iska talxiila qashinkan
Kkkkk marka murugeesanahy ninka kaliye channel kiisa raadiyo 😂😂😂
Horey usoco sxp qali
Maanta way kugu dhacday😂😢
Another level prank 😂😂😂😂
Xoolo nimadaada video ga waa daawanee adoo like saarin baa iska bexee waxaas kwrn
ma ila aragtay 😅1M ayaa laga yabaa inay daawato video gaas kaaga daran waxaa jira kuwa iska daawada muqaalada chanellka ma aqaan maxaasidnimo miyey ka tahay mise waa si kale
Vedio yadada shaxba uso qaata marka dawanaya ❤❤❤
Bro keep going Mr akanuu
"Waaad buuranty" 😂😂
waan qolay 😅😂
Verra funny 😂😂🎉
Keep going sxb😂😂
Qofkii ugu horeeye aniwaayr
Cabdulaahi walahi boqolki boqol wakutagyara
Qosol iguma hadhin kkkkkkkkkkkkk
Runtii Shaqo Adag baad Haysaa Ani Waa Qoslilahaa Isma Dabaalin karo
Jilin Number One
Wartan shalmada cas iyada madaxu prankga ah wad isla ogeyden filmkan😂
Inkaqudhe igaqosliya nolow sxp❤❤❤❤❤❤❤❤
War lipax dadka waxaas kadaa qashinka kadaa oo wax caqli gal ah tus sida cunto aad soo safaari gareysatey ku dirqi dadka oo wxn isla markaba laga soo boodayo kadaa.
Xataa qosol nagamuu iman maanta 😂😂😂 qosolbaanu rabnaaye muuqaal habeysan oo la soo habeeyey nala wadaaag.
Garaacista guryahana sii wad
Waxba lamaqawani karo kanu 😂😂😂
Sxb waa ku tageraa
Bro keep going on ❤❤
Wllhi wanqoslay daacadii😂
Wax kale waaye !😮
Akanuu nin weyn
Legend abdulaahi
Tʜᴇ ʀEᴀʟ Gᴏᴀᴛ ᴄR7❤
Ma anagad naga dhaman ladahay
imikana nio😂😂😂
Kanuu sxb garawe maxa u iman waydey horta😂😂
Walal baramishka cuntada cunista hrgsa kusosamay
Zhb keshali iyo nigisan uge 👙🩲
Soo badi zxp
Qoftas aaaaa😅😅
Ninkale madawado adiga moyane❤❤❤❤❤❤
Hhhhhhhhhh user baraha bulshada makaga baxaaa sxbey
My nigaa
Ninka kaliye iga qosliya hhhhhhhhhh
Lacagti ma halka bayi gashi lacag dodo subxan ah
Lacag dodon bisinka
Canooow garac ayaatahay
😂😂😂😂
Cakaara keenay inanka
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉
I love u abdullahi akanuu😢
Hhhhhhh jeceylkada kadher arkee nabee
Big legend always abdullahi akanu another's levels pranks 💯💯📤📤👍👍❤😊
Yes another level
Raali noqo waan kalabatay saxiibnimaada
Akanuu
Lipax Halkaa Kaga Hay zx
Lajan😂😂😂😂😂😂😂
Mar walbo waxka kacasan nosodir
Akaanu😂😂
War naagaha kaliya maxaa dhiga
Gabadha biyaha kushubtay marer burca abdala burco miyaa tagtay
Fadlan Fariin ku socota dad Faalada ka bixiya Muuqaalkan Somalida waqooyi dagan badan kood 73%100 waa dad Aflagaado, Dagaal, iyo Dhiig , Xaasidnimo, iyo iwm taasina waa Qofkii Soo arka Waa nasiib daro in ay dad waqooyi dagan ay kufaanaa Aflagaadada iyo is dilka Umadooda Nbd glyo wll 🟰🙏
Scw 🎉
Gabadha biyaha ku shubtay ayaa bulshada ku dhex jirta wlahi 😢😢😢