Sumaya Suusu Gurigeeda Ayaa Si Qarsoodi Ugu Dhuuntay Kadibna Waaka Cabsiiyay! Secretly Stayed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Sumaya Suusu Gurigeeda Ayaa Si Qarsoodi Ugu Dhuuntay Kadibna Waaka Cabsiiyay! Secretly Stayed her house
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
    MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Комментарии • 165

  • @Som_islamic
    @Som_islamic Год назад +93

    Inta ahlu quranka ah haisoo raacdo beri inad awoodin laga yabaa wll 😢😢😢

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +121

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw☝️😢❤️🕋

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +65

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @ina.halista
    @ina.halista Год назад +52

    kusaliya nabigeena muxammed scw

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Год назад +58

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏

    • @zuuzuuu7736
      @zuuzuuu7736 Год назад

      scw

    • @mohamedahmedxusein
      @mohamedahmedxusein Год назад

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +23

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    walal mahadsanidHadaad Rabto Lakullanka Allaah Acmaashaada Wanaaji😢❤

  • @mohamettofficial6615
    @mohamettofficial6615 Год назад +26

    Allah is one

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 Год назад +31

    Waxaas Maa hadda Nagga dhaadhicnee Akanuu Waxaa isla ogtihiin weeye 😅

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад +4

    Mashaa Allaah 😂😂legend of the Legends tageera buuxa kuu ahay aawe taba barkii

  • @qosol_wanaag_1
    @qosol_wanaag_1 Год назад +1

    Waar cabdulaahiyoow sxp dadka waad dileysaaye Martin xishoodka badi lpx😂

  • @CabdaleXasan-nd1oz
    @CabdaleXasan-nd1oz Год назад +13

    Nin bal ku soo zmee.
    Inuu sida dumarka baxsado iyo inkle
    😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +11

    Big legend always abdullahi akanu another's levels pranks house's 💯💯❤👍👍💯❤

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Год назад +13

    Prankigan gabdhaha ka daa aqlaqiyan uma fiicna raga ku badal 👍👍👍👍👍

  • @Rihanna145
    @Rihanna145 Год назад +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂kan prank miya film u hestay run haday thy marka so galeysay ka daremi lehen show😂😂😂😂

  • @nabiilabdiofficial6898
    @nabiilabdiofficial6898 Год назад +3

    Ninkan inusan prank samaynen waa ujedna Oo lasla ogyehee dadka wax soqoraya ayaa prank bagu samaynaya waa qoslay kuleyihiin inay prank dawaden iska dhigayaan 😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Год назад +8

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ❤

  • @siyadibrahimfarah
    @siyadibrahimfarah Год назад +5

    Waad iga farxisey wllhi allaha kafarxiyo

  • @HanaAbdikariim
    @HanaAbdikariim Год назад +2

    Wllo been la qadan karo la imow 😂😂😂😂😂 Bismillahi😂😂😂😂

  • @Legendnos
    @Legendnos Год назад +1

    I would know slight change hadu gurigayga ku imado yacni wa shakin laha hadi wax aa mel dhigay laga qaday ama wax la dhigay ama nal dansana la daray ama la damiyay😂 aada u shaki badanahay lkn good job bro you’re such a hardworker!

    • @4429
      @4429 Год назад

      malaha been waye kkk

  • @Jarmalka1251
    @Jarmalka1251 Год назад +15

    Waa filim fcn oo liisla ogyahay sababto ah gabadh gurigeeda imaaday guriga oo cidlo ah in aay is asturtaa waa howl kale

    • @Jarmalka1251
      @Jarmalka1251 Год назад +2

      @mubaarakmoha1927 Taas adiga is weydii qof kaligii ah oo is asturaa halkee ku aragtay garbasaar la'aan ayeey ahaan laheyd lkn waxan weey ogtahay

    • @habibahared5321
      @habibahared5321 Год назад +2

      Haa wa wax la Isla ogyahay handan dunar nahay garbasar waynadhib taba marku niin joogo guri cidlona selowadana kkkkkk ciyal bay dadka kadhigen

    • @bedragelle2541
      @bedragelle2541 Год назад +1

      ku darso magaladay jogta wa xeeb wa film ad u quruxbadan hh

  • @Mr_Amiin01
    @Mr_Amiin01 Год назад +23

    kani prank wuu dhaafay wlhi waa riwaayad aad u qosol badan teeda kale gabadha hadalkeeda iska dhaafe qofka ay la hadlayso ayaan codkeeda maqalnaa any way good job bro

  • @mohamedhashi6135
    @mohamedhashi6135 Год назад +2

    Ani ahaan waxa kugu darsanlahaa zxb marka sidano kale qofka guriga ugu gashid inaad sameecad Bluetooth aad cod libaaxa ku xidhid guriga u dhex dhigtid qofka 😅😅😅

  • @majkaabas5048
    @majkaabas5048 Год назад +31

    Gurigeda ayay jogta hadane garbasarka kama haro m.a gabar aqlaq fican wye😂😂

    • @SharafAbdi-og7db
      @SharafAbdi-og7db Год назад +1

      Bananka kuso tuura ani been weeye waxani😂

    • @aichaabdoulkader5658
      @aichaabdoulkader5658 Год назад

      Way isla ogyihiin markaa garbasarka maa dhiigikarto

    • @sumayayasiin7876
      @sumayayasiin7876 Год назад

      Ani qolkayga ano jogaa wlhida go.a iskama dhigo ma aqan wxa igu raray😆

    • @4429
      @4429 Год назад

      ​@@sumayayasiin7876kkk nagada beenta ina adeer maucamireysa kkk

    • @4429
      @4429 Год назад

      ​@@SharafAbdi-og7dbanaba yabe bee marke jikada kasoo baxeyso garba sarka ayee ceshanesa si aan gadasheda loo arkin

  • @Drs..HoodoOday-jy4hj
    @Drs..HoodoOday-jy4hj Год назад

    Hhh way cabsatay ellhi😅😅😅🤣🤣🤣

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 Год назад +2

    Waxaan waa film maad iska dhahdaan brank lama dhihi karee

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Год назад

    Anuu rer aakhiradka dhanba anaaa duuba jh😂😂😂

  • @AbdinoorBashka-if1ji
    @AbdinoorBashka-if1ji Год назад +5

    Gwada hdey wax xun kaduban camerada mxa dici waxas wa qlad

  • @xuseendhayoow8078
    @xuseendhayoow8078 11 месяцев назад

    Cabdullayoow hadii ay inta toos usoo gasho ay dharka iska dhigto maxaad sameyn lahayd video way socotaaye

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Год назад +1

    Kaa dhaa dhicina kaa dhaa dhicina😂😂 qolkasta maxaa camiro ku xiray😂😂

  • @ZupeirAden
    @ZupeirAden Год назад +1

    inta og in leysla ogaa 😂

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 Год назад +4

    Iyadoo gurigeda joogta maxaa go'u xiray.
    Adiga yaa guriga kaso furay
    Waxano camera markad xaraynaysay sidebaysan u ogaan

    • @ridwaanmaxamudcali
      @ridwaanmaxamudcali Год назад

      Adiga muqaalka bilaaw ilaa dhamaad daawo ka dip wax xukmi

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад

    Dhib ku dhiigle 😂😂😂waa ku wataa kun iyo kow jeer big fan of you brother

  • @Warka.ibrahim3371
    @Warka.ibrahim3371 Год назад +1

    Muqaal xararadisa wata waya wlhi ....😂😂😂wan qosli walhi gwada marka kacdow ay farisato sithad ugu dawaa shaqeyneysid

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 Год назад +5

    Waxan laguma ciyaaro prank magalo daqanka Somali’nimada ilaali iyo sharafta gabdaha somali

  • @Axmed_maxamed1189
    @Axmed_maxamed1189 Год назад +1

    Legend cabdulaahi akanuu hore usoco zxp ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faaraxdhuluyubciid7889
    @faaraxdhuluyubciid7889 Год назад +1

    Neef baa thy wx walba waka surto galaan 😂😂

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow Год назад

    Prank somali hadaa aamino kibili allaha iga dhigo, video-gaan dhowr siyaabood ayaa ku diiday inuu run yahay,
    1) in gabar gurigeeda joogto oo kaligeed ah ay garbasaar iska wadato,
    2) xata hadey dhacdo ineysan garbasaarta iska dhigin oo iska wadato... ok waan yeelay balse fiiri daqiiqada 18:32 markee sii jeesaneyso ayee garbasaarta sii toosineysaa si qaarka dambe uqarsato, marka qof naxsan oo guriga wax kadhex raadinayo masoo xasuusanaa inuu baaga sii qarsado hadeysan camera ka baqeynin iney meesha taalo😆😁
    3) qofka gurigiisa markuu imaado oo banaanka ka yimaado wuxuu inta badan ubaahan yahay inuu suuliga aado oo iska soo nafiso hadey qubeys ahaan lahed ama ugu yaraan wijiga inuu soo dhaqdo inkastoo 100% aysan tan waajib eheyn lkn in bdn waa wax dhaco.
    4) markey shanqarta maqasho oo ay wax raadineyso qofka dhawaaqa meeshuu kasocdo ayuu qiyaasi karaa oo si toos ayee musqusha usoo abaari kartay oo u baari kartay balse wey ka meereysaneysay musqusha oo qaanadaha ayee nagu boojeesay. 😁😄
    5) Qof rag ah kuma dhiiran karo inuu gabar gurigeeda kamaqan uu guriga meelo badan camerooyin ugu xiro waayo ma qiyaasi kartid waxa hadhow dhici kara oo dharka ayee tuuran kartaa kadibna video-gaas waa tiraa cid kaama yeeleyso.

  • @mohamoudbashir8219
    @mohamoudbashir8219 Год назад

    Prank waa qalad sxb waayo gabadhu marka ay gurigeed oo ayna cid ku ogeyn timaado qof iska nafisayaa dharkana iska saarayaa markaa waa fadeexad aad ula baleedheen

  • @Daahir1212
    @Daahir1212 Год назад

    Kaa dhaadhicinaaa😂😂😂

  • @Nasab803
    @Nasab803 Год назад +1

    San u qosley kkkkk thanks cabdullahi ❤❤❤

  • @SharafAbdi-og7db
    @SharafAbdi-og7db Год назад +8

    Waa isla ogtihin side gabadh gurigeda cidlo ah garbasar u xidhantahay dumarku way isyaqanan😂

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Год назад

    Inanta wadnaha ayaa riday.
    😂😂😂

  • @wiziirranaa1725
    @wiziirranaa1725 Год назад

    Inta og in laisla ogyahay😂

  • @AliMohamed-ek9tk
    @AliMohamed-ek9tk Год назад

    Beri danbe ee dhihi doontaa waa la iga jabsaday barnaamij kii aan ku isticmaali jiray mobilkeyga ilmo edab daran awootadooda ee u il jabshaan maqli jiray

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад

    Kkkkkkkkk ala akanuu aa gabadhi wad ka bajisay gurigi

  • @xamseqasim1704
    @xamseqasim1704 Год назад +1

    Yahye hantar

  • @SaadiaKhadija-z2x
    @SaadiaKhadija-z2x Год назад +1

    Akaanu ur so fanny eallahi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @laylamohudin8145
    @laylamohudin8145 Год назад

    Cabsi cabsi🙆🏽‍♀️🤣🤣

  • @elminasibb
    @elminasibb Год назад

    Musigaan naga dhaaf masuul

  • @IAMK-x9t
    @IAMK-x9t Год назад +6

    Adiga comments akhrinayo sthy wllo 😢😢😢😢😢

  • @feysalissack
    @feysalissack Год назад +1

    Sxb waqelini lahed 😂😂

  • @Yuusuf--seedcade
    @Yuusuf--seedcade Год назад +2

    Honor cml cabsi cabsi😂😂

  • @RaxmaRuun-u6b
    @RaxmaRuun-u6b Год назад

    Part 2😂😂😂

  • @muscabxayoow4268
    @muscabxayoow4268 Год назад

    Pleas next qof kale ka soo dhig zxp

  • @HakimDekow
    @HakimDekow Год назад +3

    Sxb Malin walbo Hal muqaal oo prank aah noso diiig😮

  • @japouti_poi
    @japouti_poi Год назад

    Gabdhaha ka daa 😢 sidan kuma wngsana wiilasha ku samee

  • @farhanmose1270
    @farhanmose1270 Год назад

    Keep going Abdullahi akanuu❤

  • @_araye1
    @_araye1 Год назад

    Qof gurigeeda jooga uu gabasaar wato😂😂

  • @bedragelle2541
    @bedragelle2541 Год назад +1

    marka qolkastoy gasho camera ku xiran miyaa😂

  • @SalmanJamaac
    @SalmanJamaac Год назад

    Sxp soo badi pranks suuqa ee walida ah wan ku arkay waan ku cashaqay please 🙏

  • @SaadiaKhadija-z2x
    @SaadiaKhadija-z2x Год назад

    Diplow oo qoof ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osman212
    @osman212 Год назад +3

    I liked bro❤

  • @maxamedshaka9632
    @maxamedshaka9632 Год назад

    Abuubakr wehliyow ku soo same 😂😂

  • @XamdaMaxamed-wf1pm
    @XamdaMaxamed-wf1pm Год назад

    Shaydaaan akanuuu 😂😂😂😂

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 Год назад

    Waxaas waq dhaqan xumo gabar gurigeeda jogtq oo dharka iska bixin karta ina gurigeeda camera ku xirato koley waa dhaqan xun prank qabka ufahantay

  • @janaad9933
    @janaad9933 Год назад +4

    Ani guriga hadaa so galo dharka iridaa dhigaa wah😂😂😂😂😂 saan wa fashile kwrn hade dharka siibi lehed mise wa lesla ogyahy kkkk

    • @IAMK-x9t
      @IAMK-x9t Год назад

      Adiga hadii dharka laga saaro maxa sameyn laheyd oo guriga lagu soo galo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @janaad9933
      @janaad9933 Год назад

      @@IAMK-x9t qalbi qooqan iyo qooraa wax tarin waryaa wax aan mesha oolin ka hadlosa is daji yah

    • @4429
      @4429 Год назад

      ​@@janaad9933qoq bahaye ka carar

  • @Queensukayna
    @Queensukayna Год назад

    Kkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅 fulay

  • @kamalhaji682
    @kamalhaji682 Год назад +2

    Sidani waa khalad waa gabadh waxa ayna soo gashay gurigeeda kumana oga qof oo iyadaaba furatay albaabka markaa waxaa macquula inay shalmada ama maryaheeda ay ku asurantahay iska bixiso sababtoo ah waa kaligeed gurigeediina way joogta markaa waa khalad inaad camera qarsoon guriga u dhex dhigtaan

  • @japouti_poi
    @japouti_poi Год назад

    San balaarow gabdhaha waxan ha ku sameyn

  • @fahadmafahmin
    @fahadmafahmin Год назад +1

    c/llaahi dadka guri gooda habaaran nio

  • @IsmaaciilQaliif-h6r
    @IsmaaciilQaliif-h6r Год назад

    Heesta udaaran😂😂😊

  • @camaan8
    @camaan8 Год назад +4

    Hadi lisla ogen garpasarka aye iska pixin lahed mida kale marka ugu dampeso oo ay jikada so gashay garpasarta gadal aye u ceshatay si an lo arkin qeypteda dampe adeer carurta waxaan laga dhadhac sin kara ee dadka wawen lolama imaado jaaw 😂

    • @BoqorkaBoqorkaLiveka
      @BoqorkaBoqorkaLiveka Год назад

      Wllhy benta ma axan taliye

    • @4429
      @4429 Год назад

      ​@@BoqorkaBoqorkaLivekaaniga xita wan arke

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Год назад +2

    Iso booqda 👈🏻🖐️🖐️😄

  • @h9_studio207
    @h9_studio207 Год назад +1

    Hada kahor wiilkan prank inad ku samaysay adinko is garanyn bad noga dhigty

    • @4429
      @4429 Год назад

      beenlow waye 😂😂😂

  • @cabdallaxaashi4027
    @cabdallaxaashi4027 Год назад

    I realy love this guy

  • @mohamedsalad-dm4fw
    @mohamedsalad-dm4fw Год назад

    Kabacdi maxaa dhacay

  • @CabdaleXasan-nd1oz
    @CabdaleXasan-nd1oz Год назад +1

    Soobadi lph kuwn 😂

  • @jimcale__abdi__1m__
    @jimcale__abdi__1m__ Год назад +1

    Yaab 17:28

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +1

    wcs wlc brother

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Год назад

    Sxb barnaamijyadaada waa jeclahay wlh❤

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Год назад

    Mashallaah ❤

  • @Maryamo-y3w
    @Maryamo-y3w Год назад

    Ma baxde ayaa maqle guriga qof 3 ayaa maqle

  • @khalidcabdi1402
    @khalidcabdi1402 Год назад

    Prnkiba u walatayde 😮

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow Год назад

    Waxa uu garaacayo iney mindi tahay yaa usheegay iyada? Tan kale mindi in meel lagu xoqayo wey dareentee maxey udareemi weysay dhawaaqaas meesha uu kayeerayo oo si toos maxey musqusha ugu baari weysay markey qaanadaha noo furfureyso 😁😆

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Год назад

    Part 2🤚🏾

  • @Ugaska252
    @Ugaska252 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @cabdallaxaashi4027
    @cabdallaxaashi4027 Год назад

    Keep goşng man

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Год назад

    Sidaa wax usamaysid aof usameeyo malahan

  • @abdikhalidmohamedsugule4105
    @abdikhalidmohamedsugule4105 Год назад

    Samaara queen oo fuley ah

  • @Catooshabshir
    @Catooshabshir Год назад

    Madaxa prankiga tahay nio wakutaagera😅

  • @SakiMo1233
    @SakiMo1233 Год назад

    best acting kkk

  • @farhanmoho5905
    @farhanmoho5905 Год назад +10

    Sxp qali aniga wan kugu dhex wareerya bro your prank is fuck or real😂

  • @Armaani2024
    @Armaani2024 Год назад

    😂😂😂😂 nooca la fahmaya nagadaa sxb gabadha aan gabaarka kaligeed gurigeeda ku dhax joogta

  • @Bashow_channel
    @Bashow_channel Год назад

    Yahya hunter

  • @amalmohamed2793
    @amalmohamed2793 Год назад

    Keep going

  • @Cabdiraxmaanriso13
    @Cabdiraxmaanriso13 Год назад +5

    Nabiga kusali walal

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад

    Mashaalaah 😂😂😂😂😂❤

  • @abdisirat703
    @abdisirat703 Год назад

    Kkkkkkkkkkkk alla yaa qosol rabaa

  • @YussufMohamd
    @YussufMohamd Год назад +1

    Diplow😂😂😂😂😊

  • @SadaamJamal
    @SadaamJamal Год назад

    Sxb ila fiicna prank kan dhibwakaso gri karta