Roob wayn oo hargeisa qurxiyay : Maxaa ku Cusub Hargeisa 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024
  • roob wayn oo hargeisa helay 2024

Комментарии • 50

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 4 месяца назад +5

    Waa u qalantaan runtii waa habtibinta iyo energy giinu waa top
    New subs 👍
    Keep going

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 4 месяца назад +2

    Hadalkiina iyo muqaallada kalaba xiiso gaar ah bay noo leeyihiin hore u socda best youtubers

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад +2

    Masha alllllah ilaaahow hargaysa iyo dadkeeeda barakeee.oo xiftiiiii aamiin❤

  • @IdirisKhubaro
    @IdirisKhubaro 4 месяца назад

    Kaw waar waxani waa wareer
    Keep going Dalmar iyo Saam

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 4 месяца назад +1

    Waa somali Airline ayaa ku jiri jirtay intaanay indha birta uguurin

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse 4 месяца назад +2

    Best ❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 4 месяца назад +2

    Masha allah alxamdullilah 👍🤍🤍💚💚❤❤🌷🌷🤲🤲

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 4 месяца назад +2

    Hargeysaay hadheeliyin hadhantaalmin waliga 🥰👍🤍💚💚❤❤🌷🌷🌷🤲🤲

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 4 месяца назад +2

    Waa sakadayadii xasan rakuub

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      ma sakadiiniibaa hhhhhhhhhh Xasanow

    • @xasanabdi3013
      @xasanabdi3013 4 месяца назад

      @@Dalmarvlogs hhh haaye maxaad ku qosashay sidii dhoociliyihii snup chat ka isticmaali jirey

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 4 месяца назад +1

    Maa shaa allah

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 4 месяца назад +2

    Isharo iyo lAamido hareeraha laga sameeyo ❤❤❤

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад +1

      waynu samaysan insha allah tnks

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 4 месяца назад +2

    inankaa qodob ayaan ka qoray ishaaro haloo sameeyo halkaas strategyga ah

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      waynu gaadhayna insha allah

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 4 месяца назад +1

    HILAACA MAHUGANKA. DARURTA HADHAYSAY HARGEYSA. HIMILO FOOG

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад +2

    Hargaysa ilaaaa wadooyin caalamiya loo dhiso jac maleh maheeradaha hortooda maxaa jajabiyaay ma marmarbay iska dhigi kariwaayeen

  • @mahdimuxsin815
    @mahdimuxsin815 4 месяца назад

    Waw Dalmar

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 месяца назад +1

    Dadkii meye page qabteen sxb qurba jogow

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 4 месяца назад +1

    Great vlog. Keep going dalmar

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 4 месяца назад

    Bari samaadkii Hargeysa waxay ahad magaalo qabow oo aad u qurux badan. Waxay lahayd geedo baddan iyo libaaxyo la daawado. Beero aad quruxbadan iyo buuraha naaso hablood.
    Maanta waa meel aad u foolxun oo buuq iyo qashin badan. Waa goob jaajuusiinta itoobiya ka taliyaan.

  • @sakariaadan3176
    @sakariaadan3176 4 месяца назад +1

    Muqaal qurxoon weeye, please masalaha galbeed muqaal kasoo samee mudo dherbaa wadanka iigu dambeysaye, meshaasi waa xafada aanan wali maan arag iyadoo lasoo duubaye. Gulaysta walaal.

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      sakariye waynu ka soo samayn idamka allah , mahadsanid

  • @user-vw6jw9od5f
    @user-vw6jw9od5f 4 месяца назад +1

    Wa idil wadaselamay

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      wan ka qaadnay mahadsanid

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 месяца назад +2

    Niyaw buuqa naga daaya oo ilaahay u mahadnaqa😂😂

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      nimco weeyaan roobkuna waaa nimcooyinkaa allah alxm , mahadsanid

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 4 месяца назад +1

    ANIGU KAHOR HARARGEYSA. GEELAANU GUDHAQANJIRNAY. BEFORE HARGACUINA DOES IT S MIND BEFORE 1912 LIONS OR AMBA.S 8: WERE THE TOO DANGEROUS. EVEN ELEPHANT WERE IN THE HARAR GEYSA. IN THIS VALLEY. .

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 4 месяца назад +1

    Halkaa indha birtu waxay ahaanjirtay maad garanaysan somsli airline baa geli jirtay adino ice creem maad garanaysaan daarasalaam oo derged ah miyaad garanaysaan

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      waxiiba soo digaa sheegay 😆 bal dadka wax u reeb , legend magaaladii hore haya baad tahay

  • @ikramadam6944
    @ikramadam6944 4 месяца назад +1

    شوف الحيين😂😂
    Cajiib😂

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      شو هدا 😂 هرجيسا

  • @mustapha1180
    @mustapha1180 4 месяца назад +2

    Asc
    Midbaan doonaya in aan Ka Yara dabo tago masjika sh dirir ma Waxa layidhaa Adina masjid hadiiba ay jirto, Waxa aan anuu umalaynaya aniga oo ila yarantaydii Hargeisa tagi jiray Anu rer Gabilay baan ahay halka Waxa Ku yaalay ice cream le caan ahaa oo adina gelato la odhan jiray in sidaa daradeed loogu bixiyay madaama halkaasi caan Ku ahayd adina gelato.

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      waynu so waydiini goobtaa iyo ciddii alahayd hadii allah ka dhigo , mahadsanid

    • @xasanabdi3013
      @xasanabdi3013 4 месяца назад +1

      Haa waa laodhan jirey

    • @mustapha1180
      @mustapha1180 4 месяца назад +1

      @@xasanabdi3013 haa walal rer Hargeisa dii hore uun ba garanaya anuu Waxa aan ahay dadkii qurbaha soo galley wagii Dagaal Ku bilaamay ee somaliland la xonayay nin yar baan ahaa oo Hargeisa waan tagi jiray wagii hore sifiicana waan u Kala aqanaa.

    • @mustapha1180
      @mustapha1180 4 месяца назад

      @@Dalmarvlogs rer Hargeisa dii hore uun ba garanaya walal, Anu sifiican baan u garanaya oo ilaa aan gelato Kasoo iibsado Gabilay kumaan laabanjir Gabilay makii aan Yara.

    • @xasanabdi3013
      @xasanabdi3013 4 месяца назад +1

      @@mustapha1180 maasha,ala ah mahadasanid. Walaal ana,wan kill dhashay

  • @deedee8934
    @deedee8934 4 месяца назад +1

    Museum ka somalia miyad tidhi buildinga ku xiga telesom??? 😂😂😂😂ku noqo barta

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 4 месяца назад +1

    Adino waxa loogu bixiyey waxa ka xigay xagan wadada meel ice creamka iyo macmacaanka samayn jirtey oo adino la odhan jirey….shalaybaad soo gasheen magaaladee lol

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  4 месяца назад

      waad saxantay sidoo kale Rusheeye waa loo yaqananna ,mahadsanid.