48 SAAC AYAAN KU QAADANNAY DHULKA BEERAHA IYO DAHABKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Safarkaygii Baki waxa aanu marnay dhul badan muuqalkan kaga bago goobihii aanu tagnay iyo sidii ficnayn ee bulshada halkaasi noogu soo dhaweeyeyn .
    Baki waa deegan dhul beereed ah.
    socdaalkaygii baki maxaan ku soo arkay.
    #Borama somaliland
    #hargeisa #somaliland #hargeisa_somaliland #somalitiktok #burco #somalia #muqdisho #borama #adventure #somalicommunity #somalitravel #hargiesa2024
    #2024 #dalmarvlogs #somalivogs

Комментарии • 23

  • @abuubakarabdirashiid5940
    @abuubakarabdirashiid5940 2 месяца назад +1

    Wallahi waa muuqda qurux badan oo ka turjumaysa qurux gobalka awdal iyo ka degmada baki

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 месяца назад

      @@abuubakarabdirashiid5940 Mahadsanid wll waa dhul hodan ah.

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse 3 месяца назад

    🎉🎉🎉

  • @ZIRAAJVLOGS
    @ZIRAAJVLOGS 3 месяца назад +1

    Muuqal quruxbdan iyo dhul quruxbdanba kulmay💯

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  3 месяца назад +1

      mahadsanid boqortooyo @Ziraaj

  • @barkahmohamut6088
    @barkahmohamut6088 3 месяца назад +1

    Waa muuqaal aad loogu hawl galay masuulka meel dheer ha la gaadhsiiyo

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 3 месяца назад

    Woow 🔥🔥

  • @Yonistravels
    @Yonistravels 3 месяца назад

    That morning shot was amazing bro.

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs 3 месяца назад

    Wonderful ✨🔥

  • @mr.mukhtarmohamudabdi3762
    @mr.mukhtarmohamudabdi3762 3 месяца назад

    Asc Sxb Dalmar Dooxii Dibiro weyn baa Joogtaa❤❤❤

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  3 месяца назад

      thnks wl haa halkaas baan tagnay.

  • @farahnadif2059
    @farahnadif2059 3 месяца назад

    Asc Dalmar, ila so xidhiidh wll.
    Mahadsanid

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  3 месяца назад

      wl dhankaa iyo facebook page ka dalmarvlogs iso DM garee , tnks

    • @farahnadif2059
      @farahnadif2059 3 месяца назад

      @@Dalmarvlogs okay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 3 месяца назад

    dandiina hadaa garn weedaan gudabiiriyoowo intaa yarna cagtaa la marin iska ilaaliya cadoga nimanka cadoga ah ee layidhahaado siyaasiinta

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 3 месяца назад +1

    Sxb wad ku mahadsantay
    Barnaminyadada
    Aad noo soo gudbiso
    Waxad noo soo diyarisaa
    Barnaamij yada beeraha
    Aadban u xiseyaa
    Mahad sanid

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  3 месяца назад +2

      mahadsanid wl , waxa aan tagay beera Daamka gabiley iyo arabsiyo wad so dawan kartaa , insha allah mawduuc beera ugaar ahna waynu samayn.

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is 3 месяца назад

      @@Dalmarvlogs mahad sanid
      Sxb Dalmar vlogs

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse 3 месяца назад

    🎉🎉🎉