Dalmar vlogs
Dalmar vlogs
  • Видео 56
  • Просмотров 146 943

Видео

WAA SIDEE DUHURKII MAGAALADAN
Просмотров 4609 часов назад
1 Saac ayaan raadinayay goob aan ka cabno bun ama caffee magaaladan. looking for a coffee shop SIDEE BUN LOOGA HELAA MAGAALOOYINKA Hargeisa Somaliland Somalia putland muqadisho laascaanod vlogging Traval Somaliland vlogs hargeisa vlogs So malia vlogs muqadisho vlogs kismaayo jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo Sida loo dalxiiso meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
6$ HOTEL | BURCO MA AAMINAYSID HOTELKA UGU JABAN 2024
Просмотров 1,9 тыс.16 часов назад
6$ AYAAN KU SEEXDAY HOTEL KA UGU JABAN BURCO 2024 Hargeisa Somaliland Somalia putland muqadisho laascaanod vlogging Traval Somaliland vlogs hargeisa vlogs So malia vlogs muqadisho vlogs kismaayo jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo Sida loo dalxiiso meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
GAME KA UGU ADAG ||CIYAAR OO KU GUULAYSO ABAAL MARIN LACAGEED HARGIESA 2024
Просмотров 372День назад
Goobtan waxa lagu ciyaaray 2 ciyaarood oo kala ah ciyaarta shaxda ee dhaqan iyo ciyaarta chess ta. #hargeisa #somaliland #somaliculture #somalicommunity #travel #vlogs #somalitravel #africa #africatravels
1 SAAC AYAAN BEER GEEL RAADINAYAY SUBAX HORE | HARGEISA VLOG 2024
Просмотров 1,8 тыс.14 дней назад
waa sidee subaxa hore magaaladu ? qureec nooc ma ah baa laga cunaa subaxii? xiliga hore yaa kalaha ? #hargeisa #somaliculture #somalicommunity #travel #somaliland #hargeisavlogs
XAFLADA FURITAANKA MADXAFKA QARANKA MUUSE BIIXI HARGEISA SOMALILAND 2024
Просмотров 2,5 тыс.Месяц назад
Xaflada furitanka madxafka qaranka magalada hargeisa #hargeisa #somaliland #xaflad #somaliculture #madxafka #somalilad museum #somalitravel #hargeisavlogs #somalilandvlogs #vlogs #downtown #somaliculture #dalmarvlogs #somalilanders #hargeisa_somaliland Boqolaal shacaba oo dhoolatus cajiiba ka sameeya magaalada hargeisa furitaanka madxafka qaranka.
48 SAAC AYAAN KU QAADANNAY DHULKA BEERAHA IYO DAHABKA
Просмотров 2,4 тыс.Месяц назад
Safarkaygii Baki waxa aanu marnay dhul badan muuqalkan kaga bago goobihii aanu tagnay iyo sidii ficnayn ee bulshada halkaasi noogu soo dhaweeyeyn . Baki waa deegan dhul beereed ah. socdaalkaygii baki maxaan ku soo arkay. #Borama somaliland #hargeisa #somaliland #hargeisa_somaliland #somalitiktok #burco #somalia #muqdisho #borama #adventure #somalicommunity #somalitravel #hargiesa2024 #2024 #dal...
HARGEISA OO ROOBAN GALABTA| HARGEISA VLOG 2024 #somaliland #hargeisa #somalitravel #vlogs
Просмотров 4,3 тыс.Месяц назад
Roob wayn hargeisa somaliland 2024. Roob wayn ayaa galabta ka da'ay magaalada wax cod ah ma saarin madaamo aan xabeeb sanaa. #hargeisa #somaliland #somalicommunity #somalitiktok #burco #borama #garoowe #kismaayo #muqdisho #somalia #somalitravel #somalivlogger. #ROOB #ROOBABKA
CIID LA MID AH MA ARAG | SIDEE LOOGA CIIDAY HARGEISA #hargeisa #2024 #eidmubarak #ciida #somalia
Просмотров 1 тыс.Месяц назад
sidee looga ciiday magaalada diyaar garowga ciida ciid mubarak eid mubarak Muqaal Ciida. sidee loo gu diyaar garoobay ciida sanadkan iyo magaalada hargeisa somaliland #somalia #burco #borama #somaliland #ciida #eidmubarak #eidshopping #somalicommunity
CIIDA IYO SUUQA UGU WAYN | HARGEISA VLOG 2024 #hargeisa #somaliland #eidmubarak #eidshopping
Просмотров 2,8 тыс.Месяц назад
sidee looga ciiday magaalada diyaar garowga ciida ciid mubarak eid mubarak sidee loo gu diyaar garoobay ciida sanadkan iyo magaalada hargeisa somaliland #ciida #eidmubarak #eidshopping #somalicommunity
Biyo xidheenka ugu wayn Dalka 2024 | Visiting Somaliland and exploring Dam in Gabiley Region.
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
Waxa aanu tagnay Biyo xidheenka Gabiley (Bohol Qowlo) oo ku soo kordhiyay horumar deegaamada galbeedka. MUUQAAKA GUUD EE MAGAALADA GABILEY. GABILEY || GOBOLKA CAGAARAN || 2024 Muuqaal Guud : Gabiley. Dadweyne Iskugu soo Baxay Barxada Khayriyada magaalada gabiley. GABILEY 45mins outside HARGEISA SOMALILAND 2024. hargeisa somaliland #hargeisa #somaliland #hargeisa_somaliland #somalitiktok #burco ...
Wixii ugu layaabka badnaa ee aan ku arkay Basaska Magaalada hargeisa 2024.
Просмотров 2,1 тыс.2 месяца назад
Muuqalkan waxa aan raacnay dhamman basaska magalada hargiesa si aanu u ogaanno waxa iska badalay. I CAN’T BELIEVE THIS IN HARGEISA SOMALILAND. #somaliland #hargeisa #hargeysa #dalmar #somalitiktok #somalitravel #somalivlogger #2024 #muqdisho #berbera #borama #adventure wadooyinka hargeisa. hargeisa tour. hargeisa vlog. dubai vlog somali. ... Wixii ugu yaabka badnaa ee aan ku arko Magaalada harg...
Xaafada Rugsan Masalaha Hargeisa 2024 | Luxury Homes in Somaliland #hargeisa
Просмотров 4,5 тыс.2 месяца назад
Xaafada Rugsan Masalaha Hargeisa 2024 | Luxury Homes in Somaliland #hargeisa
2 dollar Maxaad ku cuni kartaa Borama | STREET FOOD IN BORAMA CITY 2024
Просмотров 3 тыс.2 месяца назад
2 dollar Maxaad ku cuni kartaa Borama | STREET FOOD IN BORAMA CITY 2024
Xuska 18 may Hargeisa Somaliland 2024 | cajiib hubka culus ee madaafiicda
Просмотров 9 тыс.2 месяца назад
Xuska 18 may Hargeisa Somaliland 2024 | cajiib hubka culus ee madaafiicda
18 may Hargeisa somaliland 2024 | diyaar garawga xuska 18 may
Просмотров 4,8 тыс.2 месяца назад
18 may Hargeisa somaliland 2024 | diyaar garawga xuska 18 may
Buurta Jinka ilaa haleeya | my trip to halleeya near to hargiesa city 2024
Просмотров 2,9 тыс.3 месяца назад
Buurta Jinka ilaa haleeya | my trip to halleeya near to hargiesa city 2024
Cuntada wadooyinka Hargeisa : Street food in Hargeisa somaliland #2024
Просмотров 3,5 тыс.3 месяца назад
Cuntada wadooyinka Hargeisa : Street food in Hargeisa somaliland #2024
Roob wayn oo hargeisa qurxiyay : Maxaa ku Cusub Hargeisa 2024
Просмотров 6 тыс.3 месяца назад
Roob wayn oo hargeisa qurxiyay : Maxaa ku Cusub Hargeisa 2024
Saylada xoolaha ugu wayn somaliland : Hargeisa Livestock and Camel Market
Просмотров 2,5 тыс.3 месяца назад
Saylada xoolaha ugu wayn somaliland : Hargeisa Livestock and Camel Market
Hargeisa sidee looga ciiday iyo muuqalkii ugu shidnaa abid : Eid in Hargeisa 2024
Просмотров 1,7 тыс.3 месяца назад
Hargeisa sidee looga ciiday iyo muuqalkii ugu shidnaa abid : Eid in Hargeisa 2024
Hargeisa habeenkii ciida iyo dharka ugu jaban ee lagu ciido: hargiesa somaliland 2024
Просмотров 5 тыс.3 месяца назад
Hargeisa habeenkii ciida iyo dharka ugu jaban ee lagu ciido: hargiesa somaliland 2024
Gabiley gobalka cagaaran: Jannadii galbeedka somaliland 2024
Просмотров 22 тыс.4 месяца назад
Gabiley gobalka cagaaran: Jannadii galbeedka somaliland 2024
Suxuurta loogu jecelyahay magaalada Hargeisa Somaliland : Ramadan in Hargeisa
Просмотров 15 тыс.4 месяца назад
Suxuurta loogu jecelyahay magaalada Hargeisa Somaliland : Ramadan in Hargeisa
Hargeisa iyo Ramadaanta waxa aan ku afurnay badhi adhi : Hargeisa in Ramadan
Просмотров 11 тыс.4 месяца назад
Hargeisa iyo Ramadaanta waxa aan ku afurnay badhi adhi : Hargeisa in Ramadan
Quruxda deeganka iyo goob Cagaaran 2024 #somalia #somaliland #somalitiktok #turkey
Просмотров 1954 месяца назад
Quruxda deeganka iyo goob Cagaaran 2024 #somalia #somaliland #somalitiktok #turkey
Sidee loo iman karaa Turkey ga : nolosha dhabta ah ee turkey ga xog ku saabsan 2024 #somalia
Просмотров 5264 месяца назад
Sidee loo iman karaa Turkey ga : nolosha dhabta ah ee turkey ga xog ku saabsan 2024 #somalia
Safarkaygii Suuqa ugu taarikhda wayn Turkey ga #2024 #turkey #somalia
Просмотров 2305 месяцев назад
Safarkaygii Suuqa ugu taarikhda wayn Turkey ga #2024 #turkey #somalia
Safarkaygii istanbul waxaan ku dalxiisay doon casri ah 2024 #somalia #turkey #istanbul
Просмотров 1565 месяцев назад
Safarkaygii istanbul waxaan ku dalxiisay doon casri ah 2024 #somalia #turkey #istanbul
Safarkaygii aan ku soo arkay suuqa labiska dharka ugu jaban #2024
Просмотров 7485 месяцев назад
Safarkaygii aan ku soo arkay suuqa labiska dharka ugu jaban #2024

Комментарии

  • @user-sh3cj5hw1c
    @user-sh3cj5hw1c Час назад

    Taariikhda masjid la dhisay...wu ka beenshegay...2015 ki weeye...dib u dhiska majidku...

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 42 минуты назад

      @@user-sh3cj5hw1c kollay xilligii u dhammaaday ayu ka wadaa masajidka waaba Jaar. Mahadsanid

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 3 дня назад

    Dalmarow Suaal Wilka Saam moo iyo X hargeisa 2 miyaa ama waa un wiil wan ku wareerey😂😂

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 3 дня назад

      @@umuakram5275 haa heey waa isaga 😅😅

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 4 дня назад

    Kadaya dacyada magalada burco ❤

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 4 дня назад

    Burco bun ka macabaan hilib geel iyo shaax caano geel ah ugu kaalay 😂😂

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 4 дня назад

      waa magaalo aad u fiican deegan ahan bulsho fiican oo kaftan badana leh

  • @AbdeShiesty
    @AbdeShiesty 4 дня назад

    Hore u soco

  • @mustafeyaremuuse6559
    @mustafeyaremuuse6559 4 дня назад

    Thanks dalmar ❤

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 5 дней назад

    Hadaad reer burco tahay like ta ha ila dhaafin❤

  • @CAANAMAWAAYE
    @CAANAMAWAAYE 5 дней назад

    Mahadsnd sxp lkn qur aan baad noso duuptay hadana music baad dulsaraty 😢😊

  • @hassanmahdi2187
    @hassanmahdi2187 5 дней назад

    Beautiful, Salaan from France

  • @CSheeko
    @CSheeko 6 дней назад

    Maashallah muuqal qurux badan hore usoco bro #Dalmar vlogs

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 6 дней назад

    Waxan ka hely Fadhiga ay dhigeen geybta lagu nasto wlhi nadiif wye Hotelka Dalmar Thanks ❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 6 дней назад

    Zxb dalmar xafaduu ku yaala Hotelku bara ama suuqa oo dhankeeya adoo raliya

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 5 дней назад

      wuxu u dhawyahay zero ga burco ama hotelka dallo iyo hotelka ABCO ayuu u dhaxeeyaa. thnks

    • @mustafemahamed277
      @mustafemahamed277 3 дня назад

      ​@@Dalmarvlogsthanks

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 6 дней назад

    Salam alaykum Kindly make the video without music Jazak Allah Khair

  • @ninomoyo
    @ninomoyo 7 дней назад

    Wooow burco waa magaalo cajiib ah 😊

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 7 дней назад

    Mansha allah best of all Dalmar ❤

  • @HajiMoge
    @HajiMoge 7 дней назад

    dalmarvlogs best video

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI 7 дней назад

    No way keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 11 дней назад

    👍👍🤍💚💚💚❤❤❤🌷🌷💪💪💪💪

  • @kingcayda-ok1lb
    @kingcayda-ok1lb 13 дней назад

    Cabdirixmaan waa clqani jarka

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 12 дней назад

      haa tnks waad ii dhuumaty hhh

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 15 дней назад

    Dalkeena nimcaa fadhida

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 15 дней назад

      alxm , tnks wl wixi horumar ah haloo diyaar garoobo insha allah

  • @Nasir722
    @Nasir722 15 дней назад

    Hore u soco wallo

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 17 дней назад

    Nin magaalada si fican u kala yaqaana ayaad u eeg tahay wll

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 17 дней назад

    ❤❤❤mansha ALLAH waa in ILLAHAY loogu mahadnaqa

  • @sadigiali354
    @sadigiali354 19 дней назад

    Saxib maxad barbara uga soo duubi weydey oo kaluunka lagu qurecdo 😂

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 18 дней назад

      waynu ka soo samayn insha allah wl tnks

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 19 дней назад

    Waaryaahe boodaale weli wuu furanyahay walee masha allah. Hilib geela ayaan ka cuni jiraye

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 19 дней назад

      Boodaale kheyriyada ayu ka dembeyn jiray saw maha… wiilku wuxu maraya Eariyada timacade iyo togdhher….

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 18 дней назад

      @@abdullahimohamed8746 haa bartii uunbuu ku yaalaa siddaan filayo

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 18 дней назад

      haa wali huu shaqeeyaa wl m, mahadsanid.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 19 дней назад

    Hotel ayaa lagu sameeyaa dee🎉🎉🎉 beerka nooc kataba geel lo iyo Adhiba

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs 19 дней назад

      waynu ka doonanayaa hotel keebaa ugu beer macaan

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 19 дней назад

    ❤❤

  • @ninomoyo
    @ninomoyo 19 дней назад

    Masha Allah dalmaroow vlogska noosoo badi 😊

  • @SouleikaAbdoulkader
    @SouleikaAbdoulkader 20 дней назад

    Masha ❤❤

  • @KoosMohamed-fi9kl
    @KoosMohamed-fi9kl 28 дней назад

    🎉🎉🎉❤❤❤🇸🇴

  • @HamdaYacine-wc3fk
    @HamdaYacine-wc3fk Месяц назад

    Maanshalah dhulkaygii

  • @user-nj8yk4zv5w
    @user-nj8yk4zv5w Месяц назад

    ❤❤❤Maashallah ❤❤❤ Ilaahayow noo barakee 🎉🎉🎉🎉😂😂😂 farxad

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Месяц назад

    CADOWGA SOMALILAND WAA XISBI KU SHEEGA WADANI OO KA NAXA GUUL KASTA OO QARANKA SOMALILAND GAADHO MAANTA JABUTI AYEY WALAALO KU SHEEGEEN MAR KASTA WAXAY LA SOCDAAN CADOWGA AY SOMALILAND IS HAYAAN WADANKA AYNU KA ILAASHANO WAXAA ARGAGIXISADA AH IN EE XIRSI SHEYDAAN HOR BOODAYO WAA RAJADA CADOWGA SOMALILAND

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Месяц назад

    Ina bahalkii Dalka Taariikh madow Ayuu ku leeyahay,

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Месяц назад

    Ma ina Bahalkii ayaa ka ciyaaya Halkaa khayriyadda 😂😂😂😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Месяц назад

    dandiina hadaa garn weedaan gudabiiriyoowo intaa yarna cagtaa la marin iska ilaaliya cadoga nimanka cadoga ah ee layidhahaado siyaasiinta

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Месяц назад

    Xamar waa horeeyay matxaf keedii cuntay iyo wixii dhex yaalay

  • @Ahmed-jp3eh
    @Ahmed-jp3eh Месяц назад

    Masha’Allah viedo qurux badan baad duubtay sxb. You have a new subscriber 🎉❤

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      nice wl thank alot New video up coming soon, xalkeed jeclan lahyd in aan muqaal ka sameeyo.

    • @Ahmed-jp3eh
      @Ahmed-jp3eh Месяц назад

      @@Dalmarvlogs wax cusub oo magaalada ku soo kordhay. Waddoyinka iyo meelaha lagu nasto etc.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Месяц назад

      @@Dalmarvlogs carabigo maha Luuqad cilmi sxb

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      @@nuurnuuraan8624 waa luuqada ugu balaadhan uguna kalmadaha badan aduunka, cilmiguna luuqad kasta waad ku dhigan kartaa kolba kii kuu fudud. Wl mahadsanid.

  • @barkahmohamut6088
    @barkahmohamut6088 Месяц назад

    Waa muuqaal aad loogu hawl galay masuulka meel dheer ha la gaadhsiiyo

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse Месяц назад

    🎉🎉🎉

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse Месяц назад

    🎉🎉🎉

  • @ZIRAAJVLOGS
    @ZIRAAJVLOGS Месяц назад

    Muuqal quruxbdan iyo dhul quruxbdanba kulmay💯

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      mahadsanid boqortooyo @Ziraaj

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq Месяц назад

    Togdheer Sool iyo snaaag beri rag baa leh ee isaqoow caga dhigta Oromeey

  • @mr.mukhtarmohamudabdi3762
    @mr.mukhtarmohamudabdi3762 Месяц назад

    Asc Sxb Dalmar Dooxii Dibiro weyn baa Joogtaa❤❤❤

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      thnks wl haa halkaas baan tagnay.

  • @farahnadif2059
    @farahnadif2059 Месяц назад

    Asc Dalmar, ila so xidhiidh wll. Mahadsanid

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      wl dhankaa iyo facebook page ka dalmarvlogs iso DM garee , tnks

    • @farahnadif2059
      @farahnadif2059 Месяц назад

      @@Dalmarvlogs okay

  • @deeqsiman
    @deeqsiman Месяц назад

    Woow 🔥🔥

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs Месяц назад

    Wonderful ✨🔥

  • @Yonistravels
    @Yonistravels Месяц назад

    That morning shot was amazing bro.

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is Месяц назад

    Sxb wad ku mahadsantay Barnaminyadada Aad noo soo gudbiso Waxad noo soo diyarisaa Barnaamij yada beeraha Aadban u xiseyaa Mahad sanid

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      mahadsanid wl , waxa aan tagay beera Daamka gabiley iyo arabsiyo wad so dawan kartaa , insha allah mawduuc beera ugaar ahna waynu samayn.

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is Месяц назад

      @@Dalmarvlogs mahad sanid Sxb Dalmar vlogs

  • @IdcIcc
    @IdcIcc Месяц назад

    They don’t sit round taking about nothing 😂😂😂😂