War Ninkaan Waxa Uu Sameynayo Ma Dhaqan Xumaa Mise Waa Caadi Gabadhan Camerada 📷 Horteeda iyo Salaax

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 46

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 15 дней назад

    Wwa kawaa shay diintii ayaa lagu xad gudbay ayadoo shilimaad laraadi naayo subxaana laah

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 17 дней назад +1

    Waa dayuus fasahaad wada bulshada ha laga qabto

  • @KeyseMohamed-ov2yt
    @KeyseMohamed-ov2yt 17 дней назад +1

    Gabadha gadaasheeduu taagan yahay xitaaa waran kiisaaa dhabarka ka saaran😂😂😂

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 17 дней назад +2

    Waa in la soo qabtaa labada shuubo ee ku gabbanaya muqur bixin business si shartooda iyo akhlaaq xumadooda ummadda loo dhaafiyaa. Haddii ay diidaan waa in la dilaa iyaga iyo kuwa kale ummadda akhlaaq xumada kuwada si loo waayo cid dambe oo bilaa akhlaaq ah oo caamara ummadda u wadata.

  • @eastside7629
    @eastside7629 16 дней назад

    Ilaahayoow soomaali hurdada ka toosi waxkasta waana lagu tijaabinayaa waan iska daawanaa maxaa inaga qaldan

  • @anwarsharif25
    @anwarsharif25 16 дней назад

    Adiga dhaqan xuma aad shegesaa kan lee miyaa aragtaa war xamar nin aa lawasoyaa kuwasi kaso hadal meel walbo kasocoto subxanallah ninkaan maba qasbaayo asiga lkn rag aa xabsiyada lagu kufsadaa kuwasi dawlada somali kajirto uaheeg😅😅😅😅

  • @AbdirisakHashi-kz9fx
    @AbdirisakHashi-kz9fx 17 дней назад

    Sxp fikirkaas waankula qabaa ninkaan wan aqaanaa meeshiisa iyo tiktoka ayuu ku kala kacsadaa ee sxp ninkaan barnaamijyo bdn kasoo samee 🙏🙏🙏 wa codsi

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e 17 дней назад +2

    Ninkaan hala soo baadho in uu wax batay xitaa umaleen maayo
    Waa qof RUclips wax ka soo baawsaday
    Waxaani wadan muslim ka shaqeen meeyso

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  17 дней назад

      Haa Meesha Shaki Wuu Jiraa Ninkan Waxbaa Ka qaldan

  • @XaliimoAwees-v9g
    @XaliimoAwees-v9g 16 дней назад

    Kuguma raacsani fikirkada sababto ah qofka dumarka asiga kamaso wadin halka ay joogan e ayagaa raadsada oo lugahooda kutagay zxp ninkana waa nin shaqeysanaya adigana shaqadiisa ayaku heysata o lacag ka sameyneysa marka qofka iyo umada haisku balamin nabadeey

  • @ifrahdirie3273
    @ifrahdirie3273 15 дней назад

    Malaga yabaa inee walaashiis tahay ama xaskiis anagoo xukminin in la ogaado marka hore

  • @SalwoMohamud-e9w
    @SalwoMohamud-e9w 12 дней назад

    Waa saqajaan aan xishoon

  • @HamdiCli
    @HamdiCli 17 дней назад

    Walhi kuma rcsani ninka sasawah yelyo majeli walhi wahybah add soshegto waa run

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 17 дней назад

    Waa xaalad kale tana 😅😅

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o 17 дней назад

    Ninka maxad ugudhagan tahay isaga wa nin x8yalsuq weye manay kadarnayn naagaha utagayo war dumarku ma ciyaal ba maxad iyaga naagaha ugusheegi ladahay war hedhe fikir wa naagaha waxa qaldan rali ka ah wana dad ay wada socdan

  • @Junanilll
    @Junanilll 17 дней назад

    Giirka ayuu leyahay spinal nerve ( spinal cord) kan waligiis xita school ma aadin😂😂😂 walee reer muqdisho wa inay ninkan iska qabtan , dhib iyo halaag ayuu usoo wada

  • @farahmohamed732
    @farahmohamed732 17 дней назад

    Wakhalad ween laftisa halabaro waxi xaranta aha bucadiyenaya

  • @Junanilll
    @Junanilll 17 дней назад +1

    Afka maxay uqarsatay shuubada . Wa dhilo nagta. Hadeey qaraxyadii bilaaban, ninkan waa lasoo diray ee umada halaga qabto.

  • @AbdullahiHalane-z4k
    @AbdullahiHalane-z4k 17 дней назад

    Haday tahay maxramkiisa wa caadi in kastooy fiicnayd inusan so bandhigin . haday tahay ajnabina waa khalad weyn.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 17 дней назад +2

    KAAN HALAA SOO XIIRO

    • @KeyseMohamed-ov2yt
      @KeyseMohamed-ov2yt 17 дней назад

      Muruq saroow lee maa loo soo xiraaa😂😂😂😂 mise wax kale😂😂

  • @NicoleTaylor-y1u
    @NicoleTaylor-y1u 17 дней назад +1

    Waaba khater arinkaan aqoon xumo katahay

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  17 дней назад

      Maya aqoon Xumo kama ahan wuu ogyahay lkn Sabab kalaa jirta Sideey ila tahay

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 17 дней назад

    Kamiro la aan majirto mis

  • @AbdullSUKELAHilow
    @AbdullSUKELAHilow 17 дней назад

    Waa xalad dhamcaa

  • @eastside7629
    @eastside7629 16 дней назад

    Barkin dhac ayuu xanuun inooga dhigayaa

  • @cabdifitaxcabdullahi5496
    @cabdifitaxcabdullahi5496 11 дней назад

    War waa kacsaday

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 17 дней назад

    Areey intoow kajoogaa eboow anaaba ubaahane

  • @aarkaboy__
    @aarkaboy__ 17 дней назад

    Waxas wacade😮

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 15 дней назад

    Kkkkkk

  • @AmaalAmaluusha
    @AmaalAmaluusha 17 дней назад

    Subxanallh

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle 16 дней назад

    waaqalad

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 17 дней назад +1

    TAN DAAWEEN WAAY DHAAFTAY WAA DHAQAN XUMO LUGU RAADINAYO VIEWS LUGUNA QAAWINAYO HABLIHII OO LOOGA FAA'IIDEEYSANAYO DARUUFAHA DHAQAALE EE MAANTA KUHAAYSTA DALKOODII,AAD IYO AAD BAAN UGA XUMAHAY FICILKA FOOSHA XUN EE UU KUSAMAAYNAYO INANTA.

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  17 дней назад +1

      Xaalada Wey Kasii Dareysaa Wlhi🥺

    • @abdidiirye
      @abdidiirye 17 дней назад

      @@MORAAL-MEDIA ADEEROW SHAQO FIICAN BAAD KUHAAYSAA SOCAIL MEDAI,DHALINYARADA KULA MIDKA AHNA SAAS OO KALE BAA LAGA RABAA.

  • @Xussenabukar-f8q
    @Xussenabukar-f8q 17 дней назад

    Waxaan dhaqan cuntada smaenyo maxaa waye waxaa iga daran naagtaan garbaha lawayo acudu bilh subaxanahlah

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 17 дней назад

    Khalad

  • @LeiloHassan
    @LeiloHassan 17 дней назад +1

    Kkkkkkkkkkkk😂kkk

  • @AbdiRisaaq-h6l
    @AbdiRisaaq-h6l 15 дней назад

    Lpx