Is cawinta xitaa waxa waye haley arko qofka muslinkaa lama cebeyo aniga hada alx waye xal keyga hadane alx allah ayaa u shegtaa marka qofkasta manta xalad ayaa hesta allaha saqiro xaladaha aduun aqirane allaha naga hayo dhibato
Maata uu Madaxweynaheeda Tuug yahay tuugo ayaay wada noqoni! Tuugo nimada Dumarka caado uma aha, laakiin waxtiga adag ee aan meel loo ciirsado lahayn ayaa tuugo ka dhigay! From Gedo /Jubaland
Xagee kugu arkè hadaa la cawin lahaa meqaa cawimaad u bahan hadne qof garab istaga heysan dadka qaar mahestan qof garab siya sas darted duganimo wax fican maha ayadane wax lagu dhiran karo masamen
Sidan waa quus wallahi Niyow meeshan muqdisho Ilahay Halo baryo
asc mashallaha waa barnamej fiican ayaad wadaa,very good
Yaab waye walhi ilahy hasoo hanuuniyo hooyadaan xoolo xalal ahna rabi hasiiyo😢
Munasar waa fariid geesi ah shaqo fiican baad haysaa from khaatumo 👍👍👍
Dharka halis isku galisy aydow iska tuugstaa uficneed allow arzaaqda no wasici inti muslim ah😢
Aaqiro iyo aduunba alle ceebtena ha asturo
Munasar shaqo culus saa bulshada uheysiin adiyo timacade illahy ajar iyo xasanaad ha idanka siiyo
Walhi Shaqo Xamar waa jirta dadka rabain shaqooyinka yar yar waa buuux
Xasbiya Allah wanicmal wakiil 😢
Wlhi dhibato allow nagu amaanso
dhibaato ahead sheegtaa😊
🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
SubxanaAllah waxaan markii laqabto xukun adag halasaaro
First comment
By ta tamam😂
Naagta ha lasoqabto toogo waa toogo wax qiila lomahayo waliba tani jamacad bayba oga sobaxday Allaha yaa warreysta amay caruur ku maqanyihiin 😢😢😢😢
Anigana waa sii xaluushay munasaroow😂😂😂
Xoog bdna intaaso jaranjaro ah xoogey ku fuushey meey ku shaqeeysato Subxanallaah.Aaqiro iyo Aduunba wey qasaartey.Wax aysan leheyn ay qadatey.
Waxey baratay waaye😢
Jiil media kasoo dawo video ka hadlaya qoftan oo kale kkk kalay shaqeyso waabay yacayan
Exercise tuugnimo ah bay ku daashey
Waaba soo lug'godee wax un hore usii qaado
Kkkkkkkkk
Aniga waa xaluushay see 👀 camal
hassan sheikh ayaa wadanka shiid ka dhigay
Ilaahow na ilaali
Xasan xoolo aa xaalufiyey dalkii iyo dadkiiba
Ninkaanu ma noo shaacireynaa mase war buu noo sheegayaa?
Waasaxan.tahay.munasar.guul
Muqdisho sidii qurbaha ayaba guryaha loogu jira ala aniguna geydhki weyna ayaban uxisay iyo leydhi
Hhhhhhhh anigana waaaa xaluushay kulahaaaa hhhhhh waaaa qoslay
Is cawinta xitaa waxa waye haley arko qofka muslinkaa lama cebeyo aniga hada alx waye xal keyga hadane alx allah ayaa u shegtaa marka qofkasta manta xalad ayaa hesta allaha saqiro xaladaha aduun aqirane allaha naga hayo dhibato
Ee albabka xirato
Maata uu Madaxweynaheeda Tuug yahay tuugo ayaay wada noqoni! Tuugo nimada Dumarka caado uma aha, laakiin waxtiga adag ee aan meel loo ciirsado lahayn ayaa tuugo ka dhigay! From Gedo /Jubaland
Qof ayey jaajuusi rabtaa
Walee munasar waa warkaga waa qaatay ana mina subax banaanka la fariiso
Xaafadada ii sheeg anaa ku soo maraaye😁
Subxana alaah sanlee lekaday ane marbadan ayaa wayaay dhar woo biway ayaa iska dhadhicijiray hadabe luqmanka dawaqa waa kawey jiray io cidaha dariska lkn hada waa kajojiyay waroo kor ah 😂😂😂😂😂
Muqdisho miya?😮
Inta weynaday hal jer xita bananaka ma fadhisan alx
Gabadha wey baahantahay 😂😂naag baati qaadatey yaan lasoo qaban masaakiin waaye
Lkn wiilasha ciidanka ah ee gabadha kaqaatey telfka
Waa inlasooqabtaa
Oo dil lagu xukumaa
Maadaama shacabkii eey amnigooda eysugi lahaayeen ayey dhacaayaan
Waadil toogasho ah
Hadey nafta ka jarin waa Alx wxn maalinkasta ey dhacaan dadkaana lagama karo feejignaada kalsoonida ey heystaan dowlada xitaa ma heysato 😁
Subxallah
Waa nin
😂
Waa tuko
Meesha miyaanay cidi joogin
Aqas maxay maryo la xidhay ku fashay
😂😂anta inte uu xaluulatay 😂😂
WARYAA WADANKA SHIID XUN KAMA JIREE TUUG MEELWALBOW JOOGAA KENYABA SIDAAN AYEY UGA DHAMEEYEEN GURYAHA KENYAN IYO SOMALIBA WAANA GANACSI AAD IYO AAD OKORAYA MEEL BUU KU DAADSANAYAA SIDII HUUDHEYDII WEYNA KUGADANAYAA MEELKA FOG MEESHUU KA QAATEY WAA TUUGNIMO IYO GANACSI WADA SOCDA
Masuulkyiintii ayaa tuug ah marka shacabka maxaad ka sheeegi
Naag tuug😂
Dadkaan shaqo majirto gaajo ayaa heysato. waxii dadka lagu daryeeli lahaana tuugo ayaa cuneyso siyaasiyiin sheeganaayo
Subxanalah
Apartment aan laheyn balakon dharka lagu warto korkaas see loo fuulaa marwalba naag tuugta haiidambeyse😂
wariye xamar wax dhar ka rabo ma jiree buunbuuniska laguu soo diro ka fiirso
🤣🤣🤣🤣🤣
IN LA' QABTO OO WELIBA LA' GARAACO AYAA FIICNAYD' DURUUFTEEDA MA' NAQAANE' TUUGANIMO WAA DULLINIMO' 😠😡
Kkkkkkkk, adigana waa xaluulatay
Xagee kugu arkè hadaa la cawin lahaa meqaa cawimaad u bahan hadne qof garab istaga heysan dadka qaar mahestan qof garab siya sas darted duganimo wax fican maha ayadane wax lagu dhiran karo masamen
Nag tug wadna xanuun qabto😢
😂😂😂
ruclips.net/video/0SK4GggFmzE/видео.htmlsi=gSOhRYzDY4KutNJa
Kaas o kle mindi ba la dhici laha wlhi wxy tuugan geesiga ah e dadka guryahoda ku dhex eryanaya 😂
Sub xalalah😂
Haaaa been qaye