PRANK FARUURAHA SO DURTE ASXABTA KU SAMEEYE AMIRA CUMEER IYO CAYDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @MustafCraxman
    @MustafCraxman Год назад +677

    Kusaliya Xabiibkeena Muhammad scw❤

  • @Bella-Carab
    @Bella-Carab Год назад +89

    Aan ku saline nabi muxamad❤😊

  • @MaxamedmustafeCabdi-uy5xq
    @MaxamedmustafeCabdi-uy5xq Год назад +222

    Kusali❤walaalo nabigeena muxamed scw scw scw❤❤

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 Год назад +122

    Koko ceyda ilasho wlhi asi lee ka naxayo wlal jiro wayay xata cumer😢😢😢

  • @SucaadoabdulaahiAbdulahi
    @SucaadoabdulaahiAbdulahi Год назад +168

    Ceyda indho kaso haray asi dhan naxdin😢 koko qosol igu dishy😂

  • @fardowsamahamed1477
    @fardowsamahamed1477 Год назад +58

    Ceyda wuu xanaqayy 😂😂

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel Год назад +241

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤6k coming soon 🎉

  • @nasrocalisidii2066
    @nasrocalisidii2066 Год назад +122

    wll isoo duceya wan xanuunsanaya 40qof ducadooda Waa la aqbalaye😭🥺🥺 walaheygii muslimnta ahoo ilahy dartisa igu soduceyga dhiba iheysto xanun ihayo

  • @safiofarah295
    @safiofarah295 Год назад +179

    Ceyda wuxu tagan yahy hooyo ma ogtahy xazaazi ma ogyahay😂

  • @NIMCO176
    @NIMCO176 Год назад +33

    Arkuwana dhip badana xataa anigo dariqa maraya hadan xasuusto wlhi wadada dhexdeda ku qoslaa Alla Yaa igu Dara teamkan 😂😂😂😂

  • @hananmursalcabdalla50012
    @hananmursalcabdalla50012 Год назад +132

    Alla kuwan umad mahan 😂😂 lkn inuu asad kula jogaa fiicneed😂😂

  • @SafiaOmarcariif
    @SafiaOmarcariif Год назад +63

    Ceyda maxaa waaye faruurtaan kala jeedo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Год назад +136

    Alla Amiira intaxaan faruurta sankee soo salaamoysaa😂😂😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Год назад +99

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +115

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f Год назад +26

    Koko funny waayeh walahi ceyda kulahaa mxaawayeh faruurtaan kalajeedo😂😂
    Cumeer indho kasooharay😅
    Amiiro yaab eegashapoh😅😅

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +95

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤

    • @S.Y415
      @S.Y415 Год назад +1

      kusodhakhsoxadirabayod🇦🇴😶🇲🇭🇲🇩🤣😶🤣😶😋😶😊👨‍🚀👩‍⚖👨‍🚀👩‍⚖

  • @abdihakintash1237
    @abdihakintash1237 Год назад +14

    Qoftii ugu horeysay inta la jafo prank dhaheyso 😂😂

  • @MaryanXasan-f7k
    @MaryanXasan-f7k Год назад +106

    😂😂😂 kusli nabiga scw😢❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Год назад +9

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @Mohammuud
    @Mohammuud Год назад +25

    Teamkiina qosolka iga dhameesen 😭😂😫💔

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Год назад +3

      Sawmaaha samiyey😂😂❤

    • @Mohammuud
      @Mohammuud Год назад

      @@khadiijaabdqadir Haa sami 😂😂😫❤️

  • @abdimalikmaxamed-zu2hv
    @abdimalikmaxamed-zu2hv Год назад +8

    Kusaliya xabiibkeena Muhamed scw❤❤❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Год назад +106

    Amiro kulaha dooro dawadeeda ayey u egtahy faruurteeda iyo dooro saxara so heeyso 😂😂😂😂 ala amiira dib badna

  • @FaraxDahir-qp5hp
    @FaraxDahir-qp5hp Год назад +16

    Wllhi Cumeer Ba Caadi Unaxayy Xata Wu Farisan Wayeyy 😂😂

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi5401 Год назад +109

    Allah is one❤❤

  • @shukriabdiahmed-wx2zj
    @shukriabdiahmed-wx2zj Год назад +14

    Ceyda qalal aa ku dhici raba😂indho taag taag aa kasoo hadahsy

  • @nuurtonalkaisaaq9414
    @nuurtonalkaisaaq9414 Год назад +35

    Gabdho Durto aya jira allaah sohanuniya anakana ilaahey nama duwa

  • @sogamer10
    @sogamer10 Год назад +12

    cumeer wuu fahmay legend waxuu is dhehay bariiska haka careynin 😂😂

  • @gurigashukri6965
    @gurigashukri6965 Год назад +71

    Saan uqoslayay xaafadii dhan igu soo kacday😂😂😂😂😂

  • @raquyamaxamed5907
    @raquyamaxamed5907 7 месяцев назад +2

    Ku sali rasuulkeena Muhammed scw scw 😢😫❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 Год назад +124

    Best prank 💯
    Keep going 👏 Koko ❤❤❤❤

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 Год назад +10

    Faruurta sankay soo salaamaysaa ku laha amiiro😂😂❤

  • @hoodoabdirahman6344
    @hoodoabdirahman6344 Год назад +50

    Wxn is arkay anigiii oo faruurihii taagayo😭😂😂

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Год назад +13

    Faruurtan kala jeedo mx waye ceyda qosol.miran waye cumeer halisaa thy utaganyahay😂😂

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 Год назад +42

    Alla cawa qosol naguma hadhin Ootin bay isku dabashey 😂😂😂😂

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 Год назад +53

    Ceyda iyo cumer wlhi asxab jirto oo funny ah wiil marki la dhaho saxibtinimada asa ku fican aw gawar ha shegin Jes jes eba ugu baxday😂😂😂😂😂😊

    • @shirmooge
      @shirmooge Год назад

      Way ka maseeraysa jabkeeda raadinaysa

    • @surourr
      @surourr Год назад +1

      Salaamaatkoooow. Mexee hada sameesay. Kulligood isku fikir ahayeen. Kuma raacsana inay durato

  • @CalasAadan-x1p
    @CalasAadan-x1p Год назад +29

    Koko cayda prank kusamee plz plz taagerahada 1aad ahy

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e Год назад +17

    Ceyda farurtan gadisan maxa waye🤣🤣🤣

  • @samiira08
    @samiira08 Год назад +94

    Door saxaro Soohayso Amiiro isn't easy 😂😭

  • @Salma-q5w
    @Salma-q5w Год назад +32

    Inta ila fahanty inee makarofanna amiira heeso maree is celisay hdaa ila fahanty legend ruwaayad fcn iga dheh😂😊

    • @faoso2892
      @faoso2892 Год назад +3

      Cayda marbuu camerada inu fiiriye kusigty wu is maahiye😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Год назад +25

    Alla qosol iguma harin, Amiira kuteh mxaa wye farurta sanka geli rabtaaabo 😂😂😂
    Asad nutrition kaaga waa u malenaye
    Koko siday faruurta usoo jiiday markay prank wye dhaheso 😂😂😂😂😂

  • @nimcishqueen7389
    @nimcishqueen7389 Год назад +9

    Koko qofta kaliyaa quraxiso video yashaaa ceyda iyo Amiraa iyo Big fcn cummeeri iyo koko ❤

  • @BahjaIbraahim-h3k
    @BahjaIbraahim-h3k Год назад +31

    Adna iyo koko waa idin wataaa walalahay ii noolaada ❤❤

  • @yasminDirie
    @yasminDirie Год назад +9

    Koko you are my best RUclips channel 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Год назад +19

    Maxaa waaye faruurtaan soo loosojiidaayo ar cumeeraa funny waye😂😂😂😂

  • @CaashaAli-x8n
    @CaashaAli-x8n Год назад +40

    Koko keep goin sistar❤❤

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek Год назад +86

    PRANK IGA DHEH WAAN YAABAY
    FARUURYO WAYNAA😢😂❤😂

  • @FaraxFood-d3s
    @FaraxFood-d3s Год назад +1

    Koko malayshiya ayaa imanayaa ee helkee joogtaa waan ku taageeraa❤❤❤❤😮

  • @Maxamadcabdi-i7z
    @Maxamadcabdi-i7z Год назад +21

    KOKO PUULE ceyko marka usameysa naaa soo xasuustay filmkiii😂😂😂😂😂😂aashegaysay

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Год назад +10

    Allah koko cawada qosal igu deshay😂😂😂😂😂😂😂

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms Год назад +17

    Intaad youtube lahayd koko caawa qosolka iga dhamaysay wlhi koko intaanay iman team markaad camera soo hor is taagtay anaaba qosol is hayn kari wayay caawa saan u qoslaayay waan saxday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AaminaAhmed-y1h
    @AaminaAhmed-y1h Год назад +8

    Xppti mcn koko ceyda kaligii prank kusamee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf Год назад +41

    Adi halisaa tahay Cumerko is not easy 😂😂

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 Год назад +6

    Lkk screeenka naga ilwday oo asad mxa😂😂😂😂😂wlhi qosol iga fhamesen prank jito la dhhaa

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 Год назад +13

    The queen 👸 of team 27 Koko bulle ❤❤❤❤

  • @user-ss4nq3nq6i
    @user-ss4nq3nq6i Год назад +9

    Asad prank ku soo sameeya❤❤😂😂

  • @sahroali1643
    @sahroali1643 Год назад +27

    Saa u qosle lee waa ooye 😂😂 koko best prank ever

  • @FaadumoMohamed-e5e
    @FaadumoMohamed-e5e Год назад +6

    Kooko qosolka maanta iga dhamaysay wlha waa jaraynooya kulahaa😂😂😂😂

  • @smsadiiqchannel3059
    @smsadiiqchannel3059 Год назад +59

    best prank for ever i see 🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣

  • @AbdurazakLemone
    @AbdurazakLemone 5 месяцев назад +1

    Jah amiro iyo ceyda lamaano qurux badan❤😊❤🎉

  • @ayoushaabdilaahi2207
    @ayoushaabdilaahi2207 Год назад +16

    Alaa koko ma nooli wlhi 😂😂😂 dadka dhan wey durtaana igu daranb😂😂

  • @ShaaciroMacalin
    @ShaaciroMacalin 5 месяцев назад +2

    Waa dhiman garay qosol dartiis😂😂😂

  • @basraruuney7102
    @basraruuney7102 Год назад +373

    Koko my favorite 😍

  • @FardowsoYusuf-p5m
    @FardowsoYusuf-p5m Год назад +23

    Koko prank sobadi arjuna noken fanny thy wllhi cumer wukanaxay wll jiro❤❤❤❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +4

    Waaaw real prank lkn koko awal bay sheegtay cumayr
    Wuuba fariisan waayay mar buu is dhahahy fariiso hana waa booday cumayr caawaan ogaaday waa nin rageed mase qofta waa uu jecelyahy waaba uu yaabay

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr Год назад

      Wuuu jecelyhet xitaa koko 😢❤

  • @Happy__girl97
    @Happy__girl97 Год назад +18

    Wlhy Amiiro mid maa,hin kula haa waxa uso ekaate dooro saxaro sohaay,so istaqfurllah 😭😂😂

  • @Hanaansan
    @Hanaansan Год назад +7

    Koko caato dharbaaxada Amiira waaba sii dhacdhici tabar daro😂😂😂

  • @SimanSamaaraXuseen
    @SimanSamaaraXuseen Год назад +18

    Cumeer umadena ma ahan malagufeeri😂😂😂😂😂 kulahaa

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 Год назад +6

    Alla amiira qosol badana kulahayd waxa lagu modaa doro saxaro soo hayso 😂😂😂😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Год назад +14

    koko wax hahstaaa dadku jecel wlhi❤

  • @ahmedabdalle8093
    @ahmedabdalle8093 Год назад +11

    Cumeer kulahaa nutrition baa isku badelay decoration😂😂

  • @naimabella154
    @naimabella154 Год назад +19

    Koko bishimaha futo daanyeer uga eekaatey wlhi😂

  • @SamiraHirsi-s5i
    @SamiraHirsi-s5i Год назад +5

    Koko u really have a beautiful eyes

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan Год назад +16

    Wlhi daacada iga qoslisay koko umad matihid 😂😂😂

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f Год назад +2

    Kokoh walahi xale qosol igu dishe qofyahee 😂😂ceyda kulahaa mxaawayeh faruurtaan shaarbaha u ek😂😂😂

  • @DahirAbdulDiriye-fc4cj
    @DahirAbdulDiriye-fc4cj Год назад +17

    Koko bulle she is funny keep going lipaaxada RUclips ❤

  • @SahraSuldan-b2f
    @SahraSuldan-b2f Год назад +32

    Koko. Walaka. Ceyda. Wakanaxay. Walhi ceyda. parnk. Waqatara. Walhi. Caawa. Koko. Quruh .❤❤❤

  • @Teamkaraamomedia
    @Teamkaraamomedia 11 месяцев назад +4

    Koko isn't easy wlhi😂😂😂😂

  • @Carfooneey
    @Carfooneey Год назад +26

    Wllhay isla fiirsanayka kowdi hore mrka aragnay faturta klia kulaha koko cawo faruurteeda salad bay tukanosaa 😂😂😂😂

  • @MohamedAden78-r2w
    @MohamedAden78-r2w Год назад +13

    Adna is not easy 😂😂😂koko so funny faruurta ii jaariro hooysa kulaha😂😂😂

  • @hafsaindho2855
    @hafsaindho2855 Год назад +8

    Cumeer kulaha waxaf faruurtan salojidayo alla manoli 😂😂😂😂

  • @MuniiraMasuulsare
    @MuniiraMasuulsare 11 месяцев назад

    Somalia sime imaane sheeg ina kula kulmo ayaa rabaa 27team❤❤❤

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Год назад +10

    Cumeer kulahaa, Maamada in la waco waayo 😂😂😂

  • @shirmooge
    @shirmooge Год назад +4

    Alaah kooko camera da unba ciilaysay 😂😂😂😂

  • @1fil-san
    @1fil-san Год назад +18

    Kkkk best prank 😅hooyaday iyadaa lacgta ii soo dirtay
    xasaasi baa iiraacay kkkkk

  • @ShamsaHajiNur-tl6ni
    @ShamsaHajiNur-tl6ni Год назад +1

    Amiiro plz soo duro nh codzi wye se noaonyn fruryaha aa rba ina arko❤😂❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Год назад +92

    Wow amazing keep going koko🎉😂😂❤❤❤❤

  • @ZamzamAhmed-o2q
    @ZamzamAhmed-o2q Год назад +1

    koko iyo adna way inootahay 😂😂😂😂 baraanki igadheh🤣🤣🤣🤣🤣 waa aan cadhaysanahay 😅😅😅

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Год назад +8

    Kujclhy hbbti dar Alle m.a keep going abyo 😂😂❤

  • @NimacoMaxamed
    @NimacoMaxamed 6 месяцев назад +1

    Koko bulle wow you Loof waan ku JACAYI ❤❤

  • @ZamzamCumar-yv1mt
    @ZamzamCumar-yv1mt Год назад +11

    Faruur way jiran thy ceyda iyo cumeer 😂❤

  • @Boqorka-Qulasada-filims
    @Boqorka-Qulasada-filims Год назад +4

    Koko dhiblay athy caadi matihid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂qosol aaa udhinty 😂😂😂😂

  • @amitaaf
    @amitaaf Год назад +6

    Alla 😂 hooyoy saa u qoslaayay baaa ooyay runti😂😂😂😊

  • @ubaxmaxamed6687
    @ubaxmaxamed6687 Год назад +1

    Amiiro inee been noo sheegto waxaa ogaada markay tiri 2 bari waan xanuun sanaa dheh😢😂😂😂

  • @haryanxuseen5807
    @haryanxuseen5807 Год назад +27

    Faruur cirka dayeso mexe wye kulaha ceyda😅

  • @youngman1919
    @youngman1919 Год назад +1

    Faruurta sankeey soo salaamooysaa kulahaa Amiira.

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 Год назад +7

    Alla markad jaraynaysay san uqoslayey wandaalay

  • @najmamohamedfarah1656
    @najmamohamedfarah1656 5 месяцев назад +1

    Cumeer inu ag fariisto kabaqaya bah 😂😂

  • @HodoAyan123
    @HodoAyan123 Год назад +6

    Coco please asadna utag adoo sidasa😂

  • @NastexoabdiYousuf
    @NastexoabdiYousuf Год назад +1

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂koko horsey usoco waad iga qosolayasan ❤❤❤❤😂😂😂😂