AROOSKA KOKO IYO AMIIRA QIIMEYN CAAWA OO KALE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 авг 2024

Комментарии • 4,4 тыс.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 месяцев назад +882

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵🏻

  • @Idmancabdiqaadir
    @Idmancabdiqaadir Месяц назад +14

    Waxmakaqaldano Amiiro qurux msh.alaa🎉weyasturantahay🎉wey qurux badntahay hambaliyo amiiro qurux kinki ceyda ❤❤😂🎉🎉😊

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 9 месяцев назад +147

    Cawa Waa Habeen Jimco Aan Badino ku Sallinta Nabiga .C.S.W. C.S.W
    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    💚بسم الله الرحمن الرحيم
    📿📿📿📿📿
    اللَّهُـمّ صَــــــلٌ علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْكما صَــــــلٌيت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ اللهم بارك علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْ كما باركت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد
    💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ🎁
    Insha allah Kheyrka Ixasuusi Aan ku xasusiisey Barakallahfikum🎁👑

  • @user-sg6cy5cj6i
    @user-sg6cy5cj6i 8 дней назад +5

    Waw amiira qurux aroos wacan king caydaa ha
    Mbalyo p😂😂🎉❤❤

  • @abshirdiite4900
    @abshirdiite4900 9 месяцев назад +500

    Inta jecel allaah ha isooraacdo❤

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci 9 месяцев назад +170

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 22 дня назад +5

    The way Ceyda smiling when he saw Amiira 😍

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 6 месяцев назад +48

    Wlhi Amiira Alle ayaa dhameeyay isha bani aadamka Alle haka duwo Queen ❤❤❤

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 9 месяцев назад +121

    ANiga amiira ila shidnayd waxay ila tahay gabdhaas marwlba inuu hoos udhigo 10/10 amiira qurux qalbi wnagaga 10/10❤

    • @Aisha-uf8ey
      @Aisha-uf8ey 9 месяцев назад +10

      Ani xataa saas isdhahaa lkn asad mar walba koko uu xigsadaa

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 9 месяцев назад +7

      Ha sas ma ficno lkn inu same ka dhigo fican

    • @Ekraansuraley-pe1is
      @Ekraansuraley-pe1is 9 месяцев назад +5

      Haa Amira kawathata

    • @SacduushCabdulaahi
      @SacduushCabdulaahi 9 месяцев назад +7

      Haa amiiro 100/100 ahy lkn koko inuu inay amiiro kashidanthy buu udiidanyahy way muqataa

    • @safiyomaxamedxassan3822
      @safiyomaxamedxassan3822 9 месяцев назад +1

      Abtinimada waaye

  • @__xa781
    @__xa781 9 месяцев назад +86

    Amiira alweys Amiiradeenna❤😂😂 Qurux wllhi xataa tarxada si aaladey u xidhantey

  • @user-ox5fz7nh9l
    @user-ox5fz7nh9l 4 месяца назад +27

    Wllahi asadow xaqa mataqaanid waxa ka qurux badan amiira ❤❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 9 месяцев назад +25

    Maasha allah amiira asturaada aa wax qiimo weyn oo gabadha quruxdeeda ah maasha allah ❤❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 9 месяцев назад +151

    Amiira qrx mshalah so cute iyada ku shidan 10/10 ban siyay

  • @boqorada886
    @boqorada886 9 месяцев назад +157

    Koko 10/10 👌❤
    amiira 10/10👌❤
    Maadaama ay asturan yihiin😫🤍🇸🇴

  • @SmilingAlligator-cu2iu
    @SmilingAlligator-cu2iu Месяц назад +5

    eeg doqo minta Naa wax isku fala oo kala eexashada iska daaya doqo miinya hay amiira amiira wallahi amiira qurux badneen ee ay kaqu ruxbadan tahay queen koko qurux🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😢😢😢😮😮😮😮😮😮😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ boqo radaydii iinoolow❤❤❤❤❤❤koko

  • @meranehabdi2910
    @meranehabdi2910 9 месяцев назад +9

    Mashllh j'adore 💕 vôtre vidéo Asad hagio and his team keep going....
    From Djibouti 🇩🇯
    10 out 10.....
    Both of them xabuubaat..

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 9 месяцев назад +64

    Amiira iyo koko wlh amiira ku shidan😂😂😂 amiira 10/10 koko 10/8

    • @sahro1072
      @sahro1072 9 месяцев назад +2

      Aad iyo aad wlhi amira baa ka shidan

  • @mohamedcabdi88888
    @mohamedcabdi88888 9 месяцев назад +408

    Allah is one 😢❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 месяцев назад +2

      Allah akbar ❤❤

    • @user-dq3vo3yv2t
      @user-dq3vo3yv2t 9 месяцев назад

      moham edca❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdiraufBarre
      @AbdiraufBarre 9 месяцев назад

      Yaa gaal ah meeshan waryaa😂

  • @mustaphtiger3015
    @mustaphtiger3015 9 месяцев назад +5

    10/10 wey uqalantaa waayo jirkeeda ayey astureysa waana loo bahan yahay m.a

  • @JaamacBarbaraawi
    @JaamacBarbaraawi 9 месяцев назад +12

    Asad walaalo Alle Wayne SWT cimriga iyo cafimaadkaba hakuu barakeeyo oo hakuu siyaadiyo Alle Wayne SWT cafimaad taam ah haku siiyo alle Wayne SWT wiLjarkaas aad la jaarka noqotay hakaa kiciyo oo lixaadkaagina hakuu soo celiyo Aamiin aamiin aamiin wllhi ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay waana ku taageera waana kugu xidhanahay walaale guulayso labada daaroodba idamka alle inshallaah walalkayow hamigaaga adduunyo iyo ka aakhiraba hakaaga filnaado walaalkayow aa Aamiin aamiin aamiin 🤲❤

  • @user-vi7fr4cn1x
    @user-vi7fr4cn1x 9 месяцев назад +94

    Codsi wxn rajaynaya inad barmaamijkan isagoo Wiilal ah soo samayso thanks 🙏🏽 Team27 from Borama🇸🇴

    • @mohamedAhmed-bf7lx
      @mohamedAhmed-bf7lx 9 месяцев назад

      Masha,Allah borama somalia 🇸🇴 maa dhahday ❤❤❤ welcome gobolka owdal

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 9 месяцев назад +78

    CEYDA AND AMIIRA Waa isku Soo bixi lahayeen...iga raali ahaada waa saan qiyaasay
    love my somali people❤

    • @nacimocali4582
      @nacimocali4582 9 месяцев назад +7

      haa noh❤

    • @shakibabdi6330
      @shakibabdi6330 9 месяцев назад +5

      Wa wil yar wali lkn iyadu calaf keda ayay so aragtay

    • @mandekmanka
      @mandekmanka 9 месяцев назад +1

      @@shakibabdi6330age is just number

    • @Qa.70
      @Qa.70 9 месяцев назад +6

      Wuu ka yar yahay ani dookh ahaanteyda nin iga yar ma guursaden 😂

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 9 месяцев назад

      @@Qa.70 yaraantu wax dhipa ma keento meel lagu kala yaran baa jira...

  • @user-fe1vp1qs7l
    @user-fe1vp1qs7l 9 месяцев назад +3

    Mashallah hanbaliyo alle hayni xiftiyo amiira waxaan siinlaha 100 % 100 koko sido kale 100%100

  • @ashkiraali8584
    @ashkiraali8584 9 месяцев назад +3

    10/10 Masha Allah so beautiful ❤️❤️

  • @hidan268
    @hidan268 9 месяцев назад +22

    Amiira wan kugu raacsanahay madaxa iyo qoortaba haiska feedin malinta arooskada waa malinta farxadada haka careysiin allah ❤wan kugu dhiragalina abaayo waliba 100 ayaad kuqurux badan thy

  • @iskow10
    @iskow10 9 месяцев назад +67

    Pray for our brothers and sisters in Palestine 🤲🇵🇸❤️😢

  • @myself8043
    @myself8043 6 месяцев назад +12

    Amiira waxaan ku qiimeeyey 10 of 10
    Koko waxaan ku qiimeeyey 10 of 10 ❤❤❤❤😊😊😊😊😊wow so buetifull koko iyo amiira qurux Maansha Allaah 😊😊😊😊

  • @shariifoshiekhiise7555
    @shariifoshiekhiise7555 6 месяцев назад +5

    Koko wll quruxleyaa ku noqotay❤❤

  • @yaskataqa7314
    @yaskataqa7314 9 месяцев назад +295

    Amira 10/10. She is perfect ❤

  • @Amatullaah5559
    @Amatullaah5559 9 месяцев назад +50

    Amiiraba wey asturanthey asadow lkn xaqiqada ah iney amiira aad ugu so baxeyso dharka tana haiska indho tirin labadodaba hal cilad kuwada shegtey midna bunda uga jaratey midna wad sisey tana maficna ani ahaan amiira 100/100 ayan sisey masha allh weyna kuso baxdey❤

  • @ardoabdi5098
    @ardoabdi5098 9 месяцев назад +5

    Amira she is 10 out of 10. I love it.❤❤❤🎉🎉

  • @user-ou7by3xn2f
    @user-ou7by3xn2f 4 месяца назад +2

    Mashallah waxan silaxay my queen amira 10,10 go forward ❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +162

    inta ka heshay muuqaalkaan Arooska koko iyo Amira ismujiya like ISKA SAARA 😂❤ ani koko aan wataa Gar Iyo Gardaro my queen ❤ Adineh 😂

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 9 месяцев назад +86

    😢❤Vidow giii ugu quruxda badnaaa abid 🔥qof walboh rajeenaayo inuu arko amiira iyo koko oo aroos ah like 👍 👌 ♥ saara best Team 27 like 👍 👌 😄

  • @user-sb8di2pt4d
    @user-sb8di2pt4d 8 месяцев назад +19

    Koko Always beautiful ❤❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 8 месяцев назад +7

    Walaahi asadow sidaasi cadaalad maaha labada gabdhood way qurux badan yihiin lkn labadaba tarxada ka qaldan sidaad sheegty adiguba 😊Amira 10/10

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 9 месяцев назад +49

    Amiira Always beautiful ❤🤍

  • @NajiibAlpo6512-wm4is
    @NajiibAlpo6512-wm4is 9 месяцев назад +70

    اللهُمَّ مََنْ أَرادَنَا وَبِلادَنَا وَالمُسْلِمِينَ بِسُوءٍ فَأَشْغِلْهُ فِي نَفْسِهِ، وَاجْعَلْ
    كَيْدَهُ فِي نَحْرِهِ، وَاجْعَلْ تَدْبِيرَهُ تَدْمِيرَه.

  • @shukrimaxamedjamac6369
    @shukrimaxamedjamac6369 3 месяца назад +1

    Woow m.a koko waxaa siin lahaa,10 of 10
    100 💯 🎉❤wow

  • @user-ex4jn8ev6w
    @user-ex4jn8ev6w 9 месяцев назад +1

    Masha Allah Koko iyo amiira qurux kalama liidaan

  • @FariixaKushkush
    @FariixaKushkush 9 месяцев назад +29

    Amiira 10of10 siin lahaa koko 10of8 yaa igula racsan gys😊❤

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 9 месяцев назад +57

    Amiira qurux inta ceyda lajacel ❤

    • @Marwaan-dv1pg
      @Marwaan-dv1pg 9 месяцев назад +1

      Waa walaalo

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 9 месяцев назад +2

      Waba ilmo e maxad kula jeclatay

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 9 месяцев назад +1

      @@Marwaan-dv1pgwey isgeeyan maxa 😅

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 9 месяцев назад +1

      Raag dob ayaa gwar Tash qabto lasoo horjojiye wey isku dardarsamen😂😂😂😂m.a wlhy lawadoda wey Nuroyiin😊 especially kokoo

  • @HassanElvis-hk9jo
    @HassanElvis-hk9jo 2 месяца назад

    Machallah qurux waye❤

  • @munirassad804
    @munirassad804 6 месяцев назад +1

    ماشاء الله تبارك الله رحمن ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fr9ql4lx1l
    @user-fr9ql4lx1l 9 месяцев назад +44

    amiira 100/100 wan siyay queen❤😂😂😂

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 9 месяцев назад +37

    Amiiro qurux wlh m.a 100%100 amiiiraa is so cute m.a.ma.❤❤❤

  • @GouwafehFardoussa
    @GouwafehFardoussa 4 месяца назад +2

    Amira you look very beautiful with wedding dresses❤❤

  • @CabdilaahiSaleebaan-mw8eh
    @CabdilaahiSaleebaan-mw8eh 9 месяцев назад +1

    Mashaa allaah koko waan qurux 100%100 waliba asturan

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony9282 9 месяцев назад +232

    I love somali people🇸🇴 from Brazil🇧🇷😍😍

  • @mohamedabdullaahi9060
    @mohamedabdullaahi9060 9 месяцев назад +40

    100% waa ku qurux badan tahay Amiira

  • @mouhyadinamadou131
    @mouhyadinamadou131 9 месяцев назад +1

    Mashallah labadodaba wayi quruxbadan yihin amira 💯 10% coco10% 💯

  • @hoodafaysal6250
    @hoodafaysal6250 9 месяцев назад +6

    Amiiro waxan siiya 100000000000000000000/10

  • @ShukriaMohamedfarah
    @ShukriaMohamedfarah 9 месяцев назад +24

    10/10 Amira qurux the best wlh ❤

  • @nasroyusuf4028
    @nasroyusuf4028 9 месяцев назад +23

    10/10 amiira Ma’shalah ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 месяцев назад +1

    Azad hagio number one somali youtuber keep going
    Koko bulle 10/10
    Amira qurux 10/10labadaba waan wataa special game q

  • @user-or4sb6mi4y
    @user-or4sb6mi4y 5 месяцев назад

    All team 27 respect 🙏from america🇺🇲🇺🇲

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 9 месяцев назад +44

    Team 27 kawarama koko iyo cayda oo lamaane ah iyo amira iyo IAMK saw iskuma nurayaan😂😂LIKE

  • @XamDacaliMahamed-pl7kt
    @XamDacaliMahamed-pl7kt 9 месяцев назад +143

    Allah is one❤❤❤🎉🎉

  • @user-ko3tw1xb8r
    @user-ko3tw1xb8r 9 месяцев назад +3

    ماشاء الله ❤

  • @maxamedaxmed5407
    @maxamedaxmed5407 7 месяцев назад +1

    10 of 10 koko maasha allah

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 9 месяцев назад +46

    Amiira cilanlee ka dhiman iyo ceyda😂😂😂 10/10❤❤

  • @user-fr9ql4lx1l
    @user-fr9ql4lx1l 9 месяцев назад +27

    omg isku fikir nhy asad iyo cayda taraaxada xoga siah lkn qurux waaye amiira❤❤❤😂😂🎉

  • @CaliOdowaa
    @CaliOdowaa 2 месяца назад +1

    Mashaallah kokoallahhakubarakeey

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 8 месяцев назад +2

    Amira 100/100. KOKO 100/100. Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ou6cb8rw9m
    @user-ou6cb8rw9m 9 месяцев назад +53

    Ayyy Amira so cute wlhi mshlh ❤❤❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 9 месяцев назад +29

    Amira dharka arooska wey kuqurxontahay masha alleh 100/100❤❤❤❤

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 9 месяцев назад +1

    Keep going pro 🤴 ✌️

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y 6 месяцев назад

    Asc maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha nu barakeyo

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 9 месяцев назад +26

    Amiira she is the best 10/10 baa siiyey ❤koko 9/10❤

  • @nawalilyas7788
    @nawalilyas7788 9 месяцев назад +80

    Amiira 10/10
    Koko 10/10
    Masha Allah labadaba so Beautiful 🎉

  • @dekachakira4457
    @dekachakira4457 9 месяцев назад +2

    Allah is one❤❤❤😊

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 9 месяцев назад

    Masha Alaha 2 wadoda 10 of 10 ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 месяцев назад +11

    Videoga intaan la furin ee kowda hore youtubeka lasoo galo sawiradu iskuma dhawa wow Amiira ayaa shidan Quruxdii Gabdhaha Amiira cadey nolow qaali intay nolol jirto ❤❤❤❤❤💋💋

  • @Somalireaction
    @Somalireaction 9 месяцев назад +22

    Team 27 waxa ku jeclahay waa dhaqanka iyo ixtramka aay leeyahin Wilashan mashallah hore u socoda🎉🎉🎉 2 million is on the way 🎉🎉 🎉

  • @fahimaabdillahi7944
    @fahimaabdillahi7944 2 месяца назад +1

    M.a koko io cayda iney iis guursadaan m.a❤

  • @user-md7ek6mw2k
    @user-md7ek6mw2k 8 месяцев назад

    Amiro tash ket masha Allah 🎉🎉100ki100

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 9 месяцев назад +21

    Barnaamijkan waa ku qoslay🤣Amiiro Aroosad run ah cml eeba usoo socotay

  • @user-od2yn9xf8w
    @user-od2yn9xf8w 9 месяцев назад +31

    😂😂😂😂😂😂😂😂 ceyda iyo asad waa iga qosliyeen wllh😂😂😂😂 free team xan😂😂😂

  • @r_a_u_2698
    @r_a_u_2698 9 месяцев назад

    Both of my ladies are 💯💯

  • @Safiyoosman691
    @Safiyoosman691 6 месяцев назад +4

    Walal kusali nabigena Muhammad scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉hadhafin masha allah❤❤❤❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 9 месяцев назад +65

    Amiira ❤10/ 10
    Kookoo 10/10❤

  • @taarikh24
    @taarikh24 9 месяцев назад +51

    Labadooduba waa top level gaar ahaan AMIIRA🎉🎉🎉❤

  • @RahmaFouad-is5ko
    @RahmaFouad-is5ko 2 месяца назад

    Asc abtiyo Asad waa Ku salamey Adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan .... ❤

  • @user-dr4ud6zt5p
    @user-dr4ud6zt5p 10 дней назад +1

    M.a allha amiiro qurux ❤❤❤

  • @safadradenasayr4019
    @safadradenasayr4019 9 месяцев назад +15

    Amiiro wayku nuuraysaa wlhi wxa siina 100/100 ❤

  • @MaaxamedMalin-vo7uj
    @MaaxamedMalin-vo7uj 9 месяцев назад +9

    Amiiro queen dheeraan iyo qurux bay isku darsatay m,a🥰🥰

  • @user-tl9qg5np4o
    @user-tl9qg5np4o 6 месяцев назад +1

    Maha Allah Koko bulle et amira qurux❤❤❤❤

  • @demabdillahi
    @demabdillahi 3 месяца назад

    Koko 10/10❤❤❤❤❤FROM DJIBOUTI 🇩🇯 ASSAD J'adore

  • @queenfatusharmygirl
    @queenfatusharmygirl 9 месяцев назад +24

    Amiiro 100/100 wllhi laisma xaqiro❤❤❤❤

  • @hudaali2932
    @hudaali2932 9 месяцев назад +11

    Amiira Msha Allh Wlhi Qurx ilaahoow Na Tus iyadoo Runa😍😘😅

  • @sahraibrahim8828
    @sahraibrahim8828 6 месяцев назад

    Yes she is beautiful even me ilike her❤❤❤

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 2 месяца назад

    Asad iyo ceyda sida aad tarxada uaragteen reer magaalnimo. Wedding style lo xirito ayaa jirto tarxada. Keep going

  • @AbdullahiHajji-vm6cx
    @AbdullahiHajji-vm6cx 9 месяцев назад +323

    Koko 10/10 😂
    Amiira 10/10😂😂

    • @gacamett0765
      @gacamett0765 9 месяцев назад +2

      Amiira 10/8
      Koko 10/10

    • @umuasma258
      @umuasma258 9 месяцев назад +1

      Amira 10/9
      Koko 10/10

    • @Khuzeymi
      @Khuzeymi 9 месяцев назад

      ​@@gacamett0765 bro that's improper fraction 😢say 8/10😅

    • @MohamedGaraad-ge7jt
      @MohamedGaraad-ge7jt 9 месяцев назад +1

      Amiira 10/10
      Koko 10/8

  • @fartuundhaanto
    @fartuundhaanto 9 месяцев назад +17

    Labaduba waa Qurux lkn Amiira is perfect 😍👸🏻♥️

  • @AdenCiiro
    @AdenCiiro Месяц назад

    10of10 waayo waa qof jirkeeda difaaceeso midaasna waan kujeclhy

  • @istarsalaad1257
    @istarsalaad1257 7 месяцев назад

    Ani Koko. Ban wataaa ❤😂😢😮😊 perfect ten over ten

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 9 месяцев назад +133

    AMIIRO 10/10❤
    KOKO10/10❤
    M.Allah labadinabo waku nuuresiin👸🤍✨

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 9 месяцев назад +20

    10/10 ayan sin lahaa amiira qurux❤

  • @mustaphtiger3015
    @mustaphtiger3015 9 месяцев назад

    Gabar walba oo asturan waa walaashey❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cy6zs6lo3u
    @user-cy6zs6lo3u 9 месяцев назад

    1000/ 1000 wllhi manshaALLAH waayo amiira ❤❤❤