Lkn Asad Walal dhaqtar indhaha ayaan ahay Uma wanaagsano indhaha inay Furnaandan Waayo Qaleel(dry eye) ayay noqanyaa Ilmada badan hadey daadato waa iga talo Sxb Love you dhamaan team Reer Hagio uu Abdulahi uga wayn yhy
Dambi weyn weeyeen in gabar iò wiil ajaanib kala ah in aysaan isku eegaan subxaana allah subxaana allah guys idinkana ka hadla asad game mamka kle wan kugu taageeri jirey lkn kan waa dambi dhaaf 😢😢😢😢😮😮😮
Sirta qoftan waa wajiga ayey hoos u dhigaysaa indhahan kor ayey u qaadin isha inta madow kor aye jirta marka ay isha dhaqaajiso madow waa u garaya sifiican wax u fiiri walaley..
MAXAA KU DHACAYA RUUXA DHINTA MARKA QABRIGA LA GALIYO?!! (habeenka ugu horeeya qabriga ilaa 25 sano) 1- Habeenka ugu horeeya qabriga waxaa ur bilaaba (caloosha iyo farjiga) waa labada shey oo bani,aadamka inta uu aduunka joogay ku dadaali jiray mar walba,daraadoodana laga yaabo in uu danbiyo u galay,ilaaheyna faray in la ilaaliyo.intaas ka dib jirka bani,aadamka kalarkiisa ayaa is badalaayo waxaana uu noqonayaa cagaar. 2- Maalinta labaad ee qabriga waxaa ur bilaaba xubnaha sida beerka san babada iyo mindhicirada. 3- Maalinta sedexaad ee qabriga,waxay soo deeyaan xubnahaas shiir aad u xun oo loo adkeesan karin. 4- Asbuuc ka bacdi waxaa barara oo soo fuura guud ahaan wajiga(indhaha carabka dhabanada). 5- Toban maalin ka dib waxaa sii socda bararka laakiin markaan waa guud ahaan jirka oo dhan. 6- laba asbuuc ka bacdi waxaa bilaabma in ay daataan dhamaan timha korka ku yaala. 7- shan iyo toban maalin ka dib waxaa soo urinaya meedka tirxiga buluuga ah,asaga oo ka soo urinaaya meel u jirta 5 KLM.markaasoo jirka dhan isku daboolaa si uu u cuno. 8- Lix bilood ka dib waxaa soo haraya qalfoof kaliya inta kale tirxiga ayaa cunaya. 9- shan iyo labaatan sano ka dib qolfoofta waxaa ka soo haraaya seed yar oo laf ku dhex jirto kaas ayaana nalaga soo saarayaa maalinta qiyaamaha in sha allaah. Meeshaas ayuu ku danbeynaa jirka bani aadamka oo aan sida aad aragto ugu dadaalno,oo aan ilaahey ugu caasino daraadiisa. Qabriga maalintii shan jeer ayuu u yeeraa dadka waxa uuna dhahaa: - aniga waxaan ahay guriga kalinimada ee qura,aanka baro oo aqriso si aad u weheshato qabriga. - Aniga waxaan ahay guriga mugdiga ee salaada ku dadaal si uu kugu iftiimo qabriga. - Aniga waxaan ahay guriga ciida ee gogoshaada ka dhigo camal wanaagsan. - Aniga waxaan ahay guriga masaska ee bisinka ku dadaal in aad qabsato mar walba. - Aniga waxaan ahay guriga munkar iyo nakiir ee ku dadaal aqrinta iyo dhawaaqista ashahaadateenka.
Amiira Sirta ey dadka ugu badineyso waxa waye gacanta ey wajiga u dhaweyneso hadii aad saratid gacanta wajiga ama dhaforka waxey kuu noqonee cawinad 😅😅😅😅
Asad walal waan ku tagera runti mudo badana waan ku dawada walal zhp inad i cawiso ayaan raba walal meelkalo aan kala so xidhiidho ma garanaayo aan halkan ahan
Waakan channelka amiira please subscribe usaar
youtube.com/@amiraqurux
Iamk soo qabo plz😢
❤❤❤❤❤
Amiira ma jecli😌🖐
Amira waxay dadka ugabadhine cml yara hoos firine look straight to the person deeh😂😂😂😂
😂😂😂😂
QOFTAAN iamk HALOO BALAMIYO 😂❤ INTA IGU RACSAN LIKE😂
Walhi waa taageraa noolow😊😊😊
Wllhi😂😂😂😂😂
Cumeer waa lagaaday caawa iskuma qaban ayaa igu raac san 🦁🦁🦁💪💪
Haa iskuma qaban
Aniga xita kugu raac sanahy
Haa iskuma qaban 😢
Sax waaye iskuma qabn
haa iskumuu qaban wuu kicin lahaa 😂
Aan kusalino nabigeyna Mohamed scw...❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Lkn Asad Walal dhaqtar indhaha ayaan ahay Uma wanaagsano indhaha inay Furnaandan Waayo Qaleel(dry eye) ayay noqanyaa Ilmada badan hadey daadato waa iga talo Sxb Love you dhamaan team Reer Hagio uu Abdulahi uga wayn yhy
saan maa Dr indho ku tahay😂qaliin maa iskaga soo boode Adoo sheegin dhibka ka imaan kara
@@SuntaFaaraxmajopasto58 😂😂😂
@@SuntaFaaraxmajopasto58 😂😂😂😂
Xanuun noocaas ah ama dhibaato noocaas ah ayay leeyihiin adoon dhihin maa qaliin kahadlee Dr 😂
@@SuntaFaaraxmajopasto58 ilmahada bdan hddey soo daataan eeba ku tiriyee Hormarkeda maa ka xuntahay😂😂😂😂
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
Wlhi dada adaga baad tihiin ceyda 💞🥰🥰
Scw
Dhibaatada challenge-gaan uu leeyahay waa inaan anagana la ilmayne AMIIRA😢👸🏻😅
Ha wlhii 🥺😂
Haaa wlh
Amira fiLim cusub noo biLawday 😂 new fanproj 😢😢 I Like iT ❤😂😂
Qiyaano cumeer iskuma qawanin sa fiican ufuuriya 😢😢😢😢😢😢😢😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤ ♥ 🙏
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
AMIIR QURUX IS NOT EASY 😮😮
Dadka dadka fiirsha uun ayaa sidaas qof ufiirin karo sidaan isleyahy
Pro asad amiira vs IMK isu keen aan aragnee in ay isfiitin karaan😁
War jecli 😭😂
😂kaas wa damiin legend ah😂
Wll caawa wa jimco kusali nabi muxamed scw 😭🕋🌙😫
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllkeyga muslimka ah igula sali xabiibkeena muxamed scw scw scw
Aanku salino nabigeena muxammad scw scw scw 🥰🥰🥰🥰
Cumeer waa gaateen wllhi 😢 coz muu iskuqabani indaha😢
Barnaamijka Waxaan Ahay Dadka Kasoo Horjeeda Waayo Saamayn Caafimaad Ayuu Leeyahay•
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
Scw scw
Waanakanaaa aboowe asad
Csw❤❤
scw scw scw scw ❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam
inta asad taageerto isooraac like iisaara😂
The best person ever the most knowledgeable and tje most shine All allaah created is prophet mohamed scw scw scw 🙏🕋🥺❤❤❤
Isku diil afkaga ku hestaa wana u xiisaay😢😢😢😢❤
igula sali cabiibkeena muxamed❤ salaahu calayhi waslim❤
AMIIRA IS NOT EASY 🌺🥰❤
amiira indho adayg way dhamaysay kkkkkkk
Dambi weyn weeyeen in gabar iò wiil ajaanib kala ah in aysaan isku eegaan subxaana allah subxaana allah guys idinkana ka hadla asad game mamka kle wan kugu taageeri jirey lkn kan waa dambi dhaaf 😢😢😢😢😮😮😮
Masha allah ❤
Amira guul marwalba insha allah ❤
Nabiga aan ku salino caawa waa jumcee scw scw scw
Amiira qurux wa qof qalbi wanagsan wlhi angarsino asxabey 500k baritoba inshallah
Amiira,,maasha,,aallha❤❤❤❤❤
AMIIRA INDHAHEDA CAADI MAHA INDHIHII ACTARINTA HINDIDAY LEDAHAY MASHA ALLAH❤❤❤
indho isjecel isma eegi karaan team qabqab qalbi to qalbi❤❤❤😥😥😥😥
King ceyda quslayey 😂😂😂 Masha Allah Amiira qurux qadar waye Anaba indhaha ixanunay😂😂😂
ASAD WAAN KUWATAA LAKIIN CHALLENGE GAAN KUGUMA RAACSANI KEEP GOING MY BROTHER🎉😊🥇🥰
Asad hagio waa ku baryaa naga jooji please challenge kaan intaa soo sano ayaan kugu xirnaaa please am please waa ku baryaa inta igu raacsan inuu asad hagio joojiyo challenge Kaan please ilaahay dartisss ku joooji
Wankugu racsanahy maficno
Maxa lojojinaa sawab
@@shuuchannel3135 xaraarad malahan malis lahadlaayo wax malasheegaayo maba kugu soconaaayo wallahi been makuu sheegaayi intaaa soo sano ayaan daawanaayay muqalka adiga sifiica maufiirisay zoom soo dheh indhahooda ilin ayaa ka imaanayso majecleysan wllhi
@@2sma162 mahadsanid
Wow 👌 amiira is not easy m.a asad bro game-kaan wuu adagyahay ee lacagta u badi ugu yaraan 100$ cml it's only my opinion ❤
Adi dhiib lacagta noh🤣🥺
@@mohacaptanmohacaptan Haddaanbo heyn lahaa lacag agteyda waxbo kama ahan
6:04 Cumeer Waala Qayaanay Indhaha Iskuma Qaban Cayda Xaasid Wye Albitare Daacad Meesha Keen Asadow😂😂👊
isaba manu ku kicin khiyanow yarey
Amiiro indhaha qayta madow ayay cirka geynaysa caadi waxba Uma eegayso sas ilatahay sababtay ku badinayso ❤️😂
Wan isleeyahay wlhi😂😂
Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
Asad Hagio🔥
Alla Cumeer 💔😭Iskumuu San qaban indhaha 💔
War iamk io amiiro noo 😢😭😫balamiya 😄🤣😂 ileen labo is jcl isma fiirin karane
Haa wlhi wa laheshay😂
@@ismahanhaji2892 soma ahn
Next Amiira iyo IMK PLZ SOO SAMEE INTA IGU RAACSAN LIKE
Manta wa jimco halagu saliyo nabiga ﷺ ❤ scw
War cumeer wad gaden😂 next amiira and imk noso qabo❤❤❤
2024 😂❤
Amiira 1m ku rajeenaya inshalah ❤🎉
asad sxb waan ku salaamay balse cumeer indhaha iskuma qaban video ga gadaal ka daawo
Amiira naag adag ❤😊😊😊😊
Sirta qoftan waa wajiga ayey hoos u dhigaysaa indhahan kor ayey u qaadin isha inta madow kor aye jirta marka ay isha dhaqaajiso madow waa u garaya sifiican wax u fiiri walaley..
Exactly 💯
Nabiga Scw qof kijecel lik hasbro
Keeps goings my brothers and sisters amira qurux congratulations 💯👍♥️👍😢❤❤
Fadlan barnaamijkan u kala saar rag iyo dumar waayo in ay rag iyo dumar sidaa isku fiirsadan waa danbi fadlan aboowe fariintan ha dhayalsan
Asad walal waxan ku riyoodey adigo lugahaaga kuzocda ilahy haku aqbalo inzha Allah idamka Alle ilahy haku rumeeyo
Koko is easy 🤣 while Amira isn't
Asadow amiira dadka wey gaadoosaa madaxeeda kor ha uqaado fadlan muuqaalka xiga uga soo jawaab 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Koko is soo beautiful ❤
Masha Allah ha iloobin
Koko quruxsan isn't easy masha allah
😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊❤❤❤❤❤❤
Wlhy cumeer wuu isku qabtay dhaxda kama celin🥲🫢
Koko ❤cumer mxa laka dereme kaa indahaa❤❤❤❤❤ congratulation two of you ❤❤
Wll Asad firi time ⌚ time ka dhig nh sidan Daal waye plz
2 million kami soon asad❤🥺
Bro koko iyo Amiiraba waa garbaheena rabitaankaaga kuma kala weynaan karaan da'da walaaltinumo maahine.
Cumer iyo Amira is not easy wlhi 🤣
Masha. Allah. Amiro guul. Marwalba insha allah❤😊
Kusaliya xabiibkeena muxamed s.c.w❤
asad kowaan yiikugaaDin Jackie darting iiuuooyaan❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Iamk iyo amiiro isku keen😂
Asad geemkaan indhaha u ma Roono plz dambe ha sameynin pro waano ayay iga tahay
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
Inta ay ceyda iyo amiira sameynaayeen dont blink ana waan sameynaayey waliba marka ay bilaabeen ilaa video ga ka dhamaanaayo aaan sameynaayey ♥️♥️
Cumeerko is not easy dhibkii oo qof ah😅😅😅😅
Amira indha bir😂😂 MashaAllah she's strong cid walba ma samen karto only amira qurux❤️❤️
Yaa ku weydiyay 😂😂😂
@@sadecasamiro4851 adi ya reply iso gal ku yidhi shaqo la'an badnida 😂
@@Muslimah536 magaca ex teydi wadata suuxe 😅😂
@@sadecasamiro4851 Saa maxa iga galay ani 🙄
@@Muslimah536 adi kipirka inte ka kenty wan ku dhashay le ha i odhan😳😁
Barnaamijkan Caafimaadka Uma Fiicna Walaal Asad
MAXAA KU DHACAYA RUUXA DHINTA MARKA QABRIGA LA GALIYO?!!
(habeenka ugu horeeya qabriga ilaa 25 sano)
1- Habeenka ugu horeeya qabriga waxaa ur bilaaba (caloosha iyo farjiga) waa labada shey oo bani,aadamka inta uu aduunka joogay ku dadaali jiray mar walba,daraadoodana laga yaabo in uu danbiyo u galay,ilaaheyna faray in la ilaaliyo.intaas ka dib jirka bani,aadamka kalarkiisa ayaa is badalaayo waxaana uu noqonayaa cagaar.
2- Maalinta labaad ee qabriga waxaa ur bilaaba xubnaha sida beerka san babada iyo mindhicirada.
3- Maalinta sedexaad ee qabriga,waxay soo deeyaan xubnahaas shiir aad u xun oo loo adkeesan karin.
4- Asbuuc ka bacdi waxaa barara oo soo fuura guud ahaan wajiga(indhaha carabka dhabanada).
5- Toban maalin ka dib waxaa sii socda bararka laakiin markaan waa guud ahaan jirka oo dhan.
6- laba asbuuc ka bacdi waxaa bilaabma in ay daataan dhamaan timha korka ku yaala.
7- shan iyo toban maalin ka dib waxaa soo urinaya meedka tirxiga buluuga ah,asaga oo ka soo urinaaya meel u jirta 5 KLM.markaasoo jirka dhan isku daboolaa si uu u cuno.
8- Lix bilood ka dib waxaa soo haraya qalfoof kaliya inta kale tirxiga ayaa cunaya.
9- shan iyo labaatan sano ka dib qolfoofta waxaa ka soo haraaya seed yar oo laf ku dhex jirto kaas ayaana nalaga soo saarayaa maalinta qiyaamaha in sha allaah.
Meeshaas ayuu ku danbeynaa jirka bani aadamka oo aan sida aad aragto ugu dadaalno,oo aan ilaahey ugu caasino daraadiisa.
Qabriga maalintii shan jeer ayuu u yeeraa dadka waxa uuna dhahaa:
- aniga waxaan ahay guriga kalinimada ee qura,aanka baro oo aqriso si aad u weheshato qabriga.
- Aniga waxaan ahay guriga mugdiga ee salaada ku dadaal si uu kugu iftiimo qabriga.
- Aniga waxaan ahay guriga ciida ee gogoshaada ka dhigo camal wanaagsan.
- Aniga waxaan ahay guriga masaska ee bisinka ku dadaal in aad qabsato mar walba.
- Aniga waxaan ahay guriga munkar iyo nakiir ee ku dadaal aqrinta iyo dhawaaqista ashahaadateenka.
Amiira Keeping going siz ❤u are amezing ❤❤❤❤
Waa jaceel kiisa wuu u hiilinayaa ceyda
Asad part 2soo samee please hide and seak cidii igu raacsan like❤
Hambalyo hambalyo 😢❤❤😮😅😊😢😮amiira
Amira congratulations
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
Congratulations my samiday, Amiiro qurux.
😢 10:02
Wiilasha ceyda iyo cumeer sooqabo please 😢waakutaageeraa wallahi
Amiira Sirta ey dadka ugu badineyso waxa waye gacanta ey wajiga u dhaweyneso hadii aad saratid gacanta wajiga ama dhaforka waxey kuu noqonee cawinad 😅😅😅😅
Asad cumeer in dhaha maqaban cayda wantis waye 😃😂💔
Amiira qurux is not easy congra hppti🎉🎉🎉🎉❤
waqalade king 🤴 ceyda is not easy
Caawa Dhan Baa Ku sugaaye Ugu DanBen alx 😍😍
Anigo dheleyn indhaha I xanunayan sidan u daawanayay ayaga wlh kkkk wa xanuun
Ku sali nabigena scw❤
Asad walal waan ku tagera runti mudo badana waan ku dawada walal zhp inad i cawiso ayaan raba walal meelkalo aan kala so xidhiidho ma garanaayo aan halkan ahan
I'm your big fan keep going brother❤❤❤❤❤
amiira wey adagtahay cadi ma ahan aniga waxan kacodsani lahaa Asadow iamk iyo amiira inad isku Balamiso nxt sosamey please wllkey
Kaamahayo haayo my game is afkaaka iskudil next video inshallah 😊
Amiiraqurux guleeso habbaliiyo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
I can't wait amiira and imk 😂👀
Asad Chalengigan caafimaadka iyo indhahaba uma fiicna ee iska daa pro, waa iga talo🙏👍🤗🥰👊👋
😂😂😂😂amira anku iliinta caawa cumyr ayaa la ilmeenayo😂
2million mar dhaw inshllh guushaadu waa guushayda abwoeh .codsigayga ii fuli ila soo hdal pls😢
Inta barnamijkaam ila jacel😂😂
Hambalyo mar kale amiira qurux.
Runtii waaa ciyaar adag laakiin adigaa ka adag maasha allaah.
Amiira is not easy ❤❤
Masha allah amira illhy indhahaa hku desto hamplyo hda asad mxa iledahy indhaha ilmenyo wa cfimadaa hda cumer 1il uka ilmenye isha kle ma cfimad qbto cmlaa dhqtr hla geyo ninkz😂
Kee qurux badan me koko
Asad hagio challengan waa ku celis sbb cumeer is kuma qaban wllhi anaa ujeeday wllhi magaca alle Baan kudhaartay cumeer iskuma qaban
2million on the way InshaAllah 🎉🎉 keep going brother 😊
Asad barnamijkan halis cafimad ayuu leyhy dr ahyaa tiktok ku qoran tahy booqo waa dhaqtar cafimad asigo ka hadlyo ayaa arky
Sidiisa kle waa barmaij fcn oo xamasadiisa wato thanks
Big fun anther level wlhi pro👊