YAAN LA JOOGAA HAL MAALIN ilaa HABEEN KOKO ama AMIIRA ALAABTA DHAQ AA KA DHACDI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июн 2023

Комментарии • 2 тыс.

  • @Kingceyda2784
    @Kingceyda2784 Год назад +1652

    Hadii aad ujeedo magac allah (الله)like saar😢😢

  • @Jackcadnaan112
    @Jackcadnaan112 Год назад +289

    Caawey dadkii jeclaa nabi Muhammad scw ❤

    • @hodaniishdequeen6401
      @hodaniishdequeen6401 11 месяцев назад +1

      Wanakanaaa ❤❤❤❤

    • @habibaziizu7194
      @habibaziizu7194 11 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-gf3zn3fx6l
      @user-gf3zn3fx6l 8 месяцев назад

      Wainaga❤scw

    • @SunishCadey
      @SunishCadey 7 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 8 месяцев назад +103

    Goormaaa kugu Dambaysay Inaa Ku salido Suubanaheena Nabi Mohamed Csw ❤

  • @Princessayaan24
    @Princessayaan24 10 месяцев назад +35

    😂😂😂asad reading the novel killed me😂😂 i love this guys walhi may Allah protect yall❤❤🎉

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 Год назад +419

    Inta jecel nabigeena muxammad igulasali scw 🥰🥰🥰

  • @abdirizakuk9732
    @abdirizakuk9732 Год назад +100

    Koko waxey dadka ku jecladeen waa gabar furfuran hadana maba arkeysid ayadoo xanaqsan masha allah koko we love you ❤️💯✌️

  • @FatmaAbdisamad-ew7lg
    @FatmaAbdisamad-ew7lg Год назад +60

    Dhamaadka ka dhig quran ❤

  • @mushtaqelmi1648
    @mushtaqelmi1648 Год назад +17

    allah asad wad naga qoslisa wll alle haka farxiyo adigna❤️❤️

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +337

    ilahoow lugihiisa u caafi asad iyo ummada muslimka ah oon lugahooda ku kici karin 🤲waa xanuun gaari🚗 aad leedahay oodan awoodin inaad wadato 🥺

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Год назад +283

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤❤

  • @user-zi9yn5yk6x
    @user-zi9yn5yk6x 8 месяцев назад +19

    Aminnnnn asad wakutageraaa

  • @calidaahir9109
    @calidaahir9109 Год назад +28

    👉Asad xajowyow allaha lugahaaga ku soceliyo Aamiin Aamiin yaarabi wllky 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰

    • @iqraadam6293
      @iqraadam6293 6 месяцев назад +1

      Aamiia 😢

    • @XudayFiClaahi
      @XudayFiClaahi Месяц назад

      AMIIN YARIBI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢

  • @Ossumshucaib
    @Ossumshucaib Год назад +397

    Koko is not easy always😂❤

  • @cabdiwaduud1905
    @cabdiwaduud1905 Год назад +60

    Ilaahay lugihiisa ha usoo celiyo wllkeen asad isagoo lugihiisa ku socdana allaha I tuso asad hagio wlkhi farxaday ii tahay❤🎉

  • @madiinanour
    @madiinanour 2 месяца назад +4

    walhi qof wanagsan ayaa tahay ee ilahay cafimaadkaaga haku soo celiyo wll

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +29

    Boqorka RUclipsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

    • @boorowabdi-zw8ml
      @boorowabdi-zw8ml 11 месяцев назад

      Up as 8pm icicle rostock go pizzicato zucchini Uckfield

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 Год назад +86

    Caawa waa jimco aan kuwada salino nabiga {salalahu calayhi wasallam}🥰❤️🥺

  • @juniorkadar2274
    @juniorkadar2274 Год назад +86

    The best idea in the world 🌍
    Keep going breather ❤
    Ku saliya nabigeena Muxammad scw❤

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 Год назад

      اللهم صل على محمد وال محمد الطيبين الطاهرين

  • @halganofficial3687
    @halganofficial3687 Год назад +42

    Koko nagwaxbaratey library 📚 yara guriga ugu dhexyal 👍 😊

  • @AwoHussein-o9d
    @AwoHussein-o9d 12 дней назад +2

    Haa dii ujeedi scw saar like 😊

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Год назад +45

    The best Person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Muhamed ❤️❤️

  • @ciisejk
    @ciisejk Год назад +35

    Allah is one ❤قل هو الله احد

  • @ZamzamIbrahim-dq1yh
    @ZamzamIbrahim-dq1yh Год назад +3

    This is the best video i watched in asad page so far

  • @user-qc9bz4ql9w
    @user-qc9bz4ql9w Год назад +4

    Asad Koko waa khatar vedioka ad la so dubtid dawashada 1days 300k Ku dawaad❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdehakem6106
    @mohamedabdehakem6106 Год назад +113

    Asad Hagio is always Another level

  • @muscab-leo
    @muscab-leo Год назад +142

    Hadaa aragto magaca nabigeena muhamed scw love saar❤❤❤

    • @maxamuudxuseen5294
      @maxamuudxuseen5294 Год назад

      Scw scw scw scw scw

    • @FatimoMaxamed-bu8qy
      @FatimoMaxamed-bu8qy 11 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-ew2qm7vy9u
      @user-ew2qm7vy9u Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @FartuunCali1234-wf1gc
    @FartuunCali1234-wf1gc 10 месяцев назад +10

    Kokois not easy always😂❤

  • @user-xy5ci5we3z
    @user-xy5ci5we3z Месяц назад +3

    inta amiira modey ee so carartey like

  • @artandmotivatio
    @artandmotivatio Год назад +24

    Hadaad muslim dhaba Tahay kusali Rasuulka Walal Scw Scw Scw Scw Scw Sc❤😮‍💨❤️

  • @nastexamoha8030
    @nastexamoha8030 Год назад +31

    inta inu iamk Alabta dhaqo uso codeyse☝️😂😂

  • @ahaibrahim6497
    @ahaibrahim6497 9 месяцев назад +7

    MASHAALLAH ❤❤

  • @user-lw4je7gm7c
    @user-lw4je7gm7c 10 месяцев назад +3

    Apdirahman and all of this is cgdu cade you and you have been very helpful
    Sida fifa looga badalo is one that 👌 👏 🙌 of the best and son of iniesta

  • @xamdaharuun1577
    @xamdaharuun1577 Год назад +47

    Xabiibkeeni aaynu ku salino
    صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤

  • @nimciizhfaraxzan8940
    @nimciizhfaraxzan8940 Год назад +17

    Xita 1hr hada so dhigto daawashda muqaalada so gudbiso laguma caajisyo keep going wll🙌🏻🥰

  • @munacismaan4886
    @munacismaan4886 Год назад +1

    Asc wll asad hagio mashallah guul iyo gobonimo barnaamijka aad iyo aad u ficanyahay amiira iyo ayaaniita ku so samee inshallah wllo

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Год назад +1

    M.a another level keep going brother asdhagio

  • @nasriinmahamud2900
    @nasriinmahamud2900 Год назад +25

    Hooyo mcn qaliin ikaga jirto ilaaheyow ii caafi😢

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 Год назад +85

    Taageero weyn oo kamida team 27 ayaan ahy ❤😂😂😂😂😢 asad is not easy ❤❤❤

  • @fredrodrigues-uk2kw
    @fredrodrigues-uk2kw Год назад +8

    This guy is doing good for himself

  • @mohamedkaraamo911
    @mohamedkaraamo911 12 часов назад

    wlhi talye bariga teamkenu macaan ayuu ahaa kaftanka sida aad isku fahansanaydeen wlhi xasuus ayaan u dawada asad xaji anuu bari hore ayaan teamkaga ku so biiray talye hargaysa ayaan jooga

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Год назад +38

    Koko is a nice girl ❤❤..keep on sister

  • @ahmadeks7865
    @ahmadeks7865 Год назад +22

    Koko, gabadh waxbaratay. Halkaas buug baan ka arkaa. ❤

  • @shukriyaabdi9880
    @shukriyaabdi9880 11 месяцев назад +4

    Keep going my people❤🎉

  • @Iam-new-youtuber
    @Iam-new-youtuber 11 месяцев назад +2

    Wa wareey 1number one RUclipsr🎉

  • @zakariyeharag0276
    @zakariyeharag0276 Год назад +109

    صلى على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وسلم ❤❤❤❤❤

    • @user-sn3sv2lt6t
      @user-sn3sv2lt6t Год назад

      😞🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓

    • @AliNuur-ss7hk
      @AliNuur-ss7hk 9 месяцев назад +1

      صل لعى سيدباوحبيبنامحمدوعلى اَله وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 2 месяца назад

      Scw❤❤❤

  • @ANAS__78
    @ANAS__78 Год назад +45

    Team koko is not easy 😂

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 Год назад +4

    Keep going brother 🥰🥰🥰

  • @user-bt3ln8yr2o
    @user-bt3ln8yr2o 2 месяца назад +1

    Masha Allah wllka

  • @HudaJamac
    @HudaJamac Год назад +230

    𝐊𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐢 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐜𝐰❤

  • @beydaanqurux8869
    @beydaanqurux8869 Год назад +20

    Video saaid bu xamaasad ulahaa wallaha thank you koko 😂🤍
    Asad 🗣 : garbasaarta saaro wilal ba so socde dhib badnida 😂😭😭

  • @ifrahabdillahi4575
    @ifrahabdillahi4575 Год назад +1

    Mashal Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Год назад

    Best youtuber asadkey❤
    Xifdulah wllky

  • @bisharo1293
    @bisharo1293 Год назад +42

    Walhi waan qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Asadow waxad ku ficnan laheed in aad iso martiso conto iyo alab dhaqow helilaha lakin jarmalka joogaa😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

    • @Reyxaan
      @Reyxaan Год назад

      Reer maa leedahay

  • @user-vv3fv4fc5g
    @user-vv3fv4fc5g Год назад +29

    Adaa magaca Allah ujeedo love saar Allah akbar❤❤

  • @cabdirashidyusuf1394
    @cabdirashidyusuf1394 2 месяца назад +2

    Wllo amiira sadex casho udhiib😅

  • @user-zn4en7hf4f
    @user-zn4en7hf4f Год назад +2

    Maa sha allah sidaas ufarax sanaada ❤❤❤❤❤😊

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 Год назад +16

    Umadu warjeclaa koko meshay ku noshay in ay ogadan bay u dheheen koko 😂😂😂

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +16

    Wlh wan ka heley challenge kan runti 😂❤❤ noo soo badi legend asad hagio ❤❤❤

  • @queenbuubeyso2264
    @queenbuubeyso2264 Год назад +1

    Brother hore u soco waanku garabtaganahy insha allh ❤

  • @FarhioHussein-db1cm
    @FarhioHussein-db1cm Год назад +12

    Koko is a nice girl ❤keep on sister 😊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +30

    Koko is Not Easy Always ❤

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Год назад +20

    Sorry Ayemkey Ani xida Ada ku codeyey dhip lee 😂😂😂😂

  • @neima837
    @neima837 5 месяцев назад

    Machallah la maison de koko et beau et plus grand de la maison asad hagio 😂❤❤❤❤

  • @wardaaadam
    @wardaaadam Год назад +1

    Asad wllky please please please please please please please please part 2 soo samee waa codsi abowe please please please please

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Год назад +31

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨✨🤍🤍🤍

  • @uzaame_7k
    @uzaame_7k Год назад +38

    اللهم صل وسلم مبارك علي سيدنا ونبينا محمد

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Год назад

    Wcs my brother asad masha allha keep going ❤❤❤❤

  • @user-ce3jb9ej9d
    @user-ce3jb9ej9d Год назад +8

    Koko is not easy 😂😂🎉🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +30

    Asad hajio go forwards another's levels poll👍💯💪❤😊

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Год назад +13

    Caawa wa jamco SALIGA NABIGEENA SCW SCW SCW SALIGA HALABADIYO ❤❤❤

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y 6 месяцев назад

    Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo

  • @raxmomaxamuud4163
    @raxmomaxamuud4163 11 месяцев назад

    Maasha Allah wll kay qali horay u soco

  • @zhakiibzhako
    @zhakiibzhako Год назад +22

    Waa jimce aan ku salino nabigiine subanaa muxamed scw🕋🕋🕋

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +19

    Mashaallah walalo wanagasan wan idin salaamay team 27 hormar wacaan walalo qalii farxad ku nolad walalo Allah idin sharfo walalo qalbi wanagasan team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @user-gq3bl9fq4d
    @user-gq3bl9fq4d 11 месяцев назад +2

    Aboowe ilaah haku caafiyo😢😢😢❤❤

  • @ciisemahat9446
    @ciisemahat9446 Год назад

    Masha Allah wll sare

  • @abdimajidhassan-cm8se
    @abdimajidhassan-cm8se Год назад +5

    Maasha Allah asad keep going 🙏 ❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Год назад +47

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

    • @xafsaibraahim8566
      @xafsaibraahim8566 Год назад +1

      Waa booqday bishi 1mar aa wax soo dhigtaa isku day isbuuci 1mar inaad kadhigto dadaal adi waa gaaree balan waayee🥰🥰🥰🥰

    • @SharmaSheeko
      @SharmaSheeko Год назад +1

      @@xafsaibraahim8566 waa sameynaa I.a sidoo kale mahadsanid

  • @zanjabilachannelonline
    @zanjabilachannelonline Год назад

    Masha allah sifiican ayad kudubisa lkn aniga an firdanwayay wa muzik.allah rali kama aha muzik minfadhlik naga daf

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 Год назад +2

    Team 27 saalax kasoo warama long time chenalada oodhan kama soo muqan miyu safray

  • @caadilciraaqiofficial1889
    @caadilciraaqiofficial1889 Год назад +5

    Woow editing 👌 very good guuleesta walalaha ugu fcn RUclipsrada Soomaalia

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 Год назад +100

    CODSI
    Asad waaku salaamay marka hore
    Adi iyo asxaabtaada waan idin wada taageeraa guuleesta
    Marka xigta waxaan kaa codsanayaa in aad noo sameysaan challenge cusub oo ah
    4 qof ama 3 qof in luga looga xiro hoonka gaariga ama kawaha ilmaha oo biiq biiqda 😂😂
    Marka hal qof oo kale aa indhaha laga xiraa barkinna waa loo dhiibaa wuuna garaacaa meesha biiqda ka yeerto uu tumaa
    In aad ila fahanteen baa rajeynaa
    Mahadsanid hadii aad fikradaan ka heshay❤

  • @kinghamzayare1895
    @kinghamzayare1895 Год назад

    Asad xagio video Kii ka horeeyay Ee su,aalaha part 2 Soo Samee please 🙏🥺

  • @miskiabdirahman1151
    @miskiabdirahman1151 Год назад

    Aamiin Aamiin ❤

  • @ZuLTaNMoHaMouTAhmeT-th2zi
    @ZuLTaNMoHaMouTAhmeT-th2zi Год назад +18

    Asad another level 🎉

  • @user-ip3bn6pn9y
    @user-ip3bn6pn9y Год назад +19

    Ar Team keyga nii jecliyaaaaaaa Team 27 koko cadey manta marti ficana u imaatay oo cashada ka bixisay alabtana udhaqday 😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Год назад +1

    Keep going pro 🤴 ✌️

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 3 месяца назад

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @user-uk7pk2xr4g
    @user-uk7pk2xr4g Год назад +8

    Asadoow soobadi si qaraaxale aan ufiirsanaa laakin dhankiina xanuun waaye❤❤❤❤

  • @zuhaipmohmet8512
    @zuhaipmohmet8512 Год назад +7

    A.karim ali shaah ,aamin muumin iyo maame soo qabo team slland❤

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 Год назад

    Yaa allaah waa malmihii barakeysnaa asad lugihiisa u soo celi asbta adinkane usoo duceeya plz wlhi yutupka Lee ka dawadaa aqoon kale uma lihi alle dartiis iga tahy

  • @zagalindhacalanle3533
    @zagalindhacalanle3533 Год назад

    Horu soco Asad 😊

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 Год назад +8

    Muuqaladaada wan u so xiisaa wllhi maalmaha aan khadka ka maqanahay❤

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Год назад +66

    Naayaaha Martiyaa Soo Socotee Kaalay Alaabta Dhaq kulahaa Asadow Caawa Sidaa U qoslaay iLmo Iga Imaatay 17:36 🤣🤣🤣Wilal Aa Soo scdaan Gabsaarka Saaara Yaah 20:18 🤣✌🏻

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 6 месяцев назад +2

    17:30 instagram poll wan ku haysta game kan Asadoow asi iyo pause challenge waana markii labaad een dawanoyo marka laga yimado habeenki aad soo galisay video ga 😂

  • @maysuunosmanhaashi3254
    @maysuunosmanhaashi3254 8 месяцев назад

    Walhi wan jecalahy assd wan tagar❤❤

  • @animatedadventures1234
    @animatedadventures1234 Год назад +55

    Koko your home is nice and cozy 💕 🎉

  • @bahjaburhaan3915
    @bahjaburhaan3915 Год назад +8

    Ala ilahyow lixaadkisa uso celi asad hagio😢❤

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Год назад +1

    Part 3 soo badi

  • @radwanmoussa21
    @radwanmoussa21 Год назад

    Macha-allah🎉🎉🎉🎉