HA DHAQAAQIN XILIGA AFURKA AYAAN PAUSE KU DHEJIYAY 125 DOLLAR QOFKA UGU DAMBEEYO | PAUSE CHALLENGE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +230

    Hadaa aragto magaca Nebigena muhammed scw
    Like 👍saar❤

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Год назад +93

    Hergab aa hayo ee dhahday wallhi jah 😢😢😢 allow gabdhahena inoda masha allah tabarakalah allah yacizak ❤️❤️❤️

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna Год назад +252

    Prophet Muhammad 《SCW》❤ is the greatest person ever in the world 🌎

  • @mohamedinshaar
    @mohamedinshaar Год назад +210

    PAUSE CHALANGE INTA UXIISTAY LIKE TA SAXIBAYAAL😢😅😮

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 Год назад +57

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa Waxaa ugu Wangsan Saliga
    Nebi Mohammad)ﷺ:📿❤️

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Год назад +62

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +124

    Pause ⏯️ challenge is better 🔥🔥 Ramadan Mubarak Somali maxamed
    اللهم و فقنا ليلة القدر Aamiin 🤲🏿🤲🏻🤲🏻

  • @safiyahashi2101
    @safiyahashi2101 Год назад +102

    Waaba soo gashee ku sali nabiga scw❤

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 Год назад +34

    Arimaheena sax weeye afur dheeldheel magalo arimaheena isn't easy Wan wata anigu 🙏marlxd walbo wuu la socda😀

  • @Mascut_cadde
    @Mascut_cadde Год назад +152

    Koko Wajiga dhaq dhaqajineysa yaa Ila arkay😊😂😂

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 Год назад +256

    Koko is not easy 😂💪🏻
    Ramadan mubarak team27 ❤

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi Год назад

      Wlley ma NooLeyd😂❤

    • @hamseisko3247
      @hamseisko3247 Год назад

      Walaal adigu comment kasta maad ku jirtaa siduu dirisle 50$ kuu siiyay😂

    • @xamdiitoibrahim8723
      @xamdiitoibrahim8723 Год назад +2

      @@hamseisko3247 kaagii aa iga dhiman noh 😒😂

    • @luulhassan8276
      @luulhassan8276 Год назад

      @@xamdiitoibrahim8723 N

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Год назад +3

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍🤍🤍🤍💜💟✨

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 Год назад +20

    Ilaahayoow naga aqbal Soonka , Salaada & Ducadeenaba. Ilaahayow nala kulmi Leylatul-qadriga.
    Aamiin Yaa Allah.

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 Год назад +66

    gamekan waa jeclahay wlhi xaraabo weeye koko maskiinta dacaadnimadeda lagu dilay😆😆😆

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Год назад +44

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +168

    Adiga qoraalkeyga Aqrinaayo farxad iigu nooloow wll allahuma aamiin ❤🤲🏿 RAMADAN MUBARAK 🌙 To All Muslims

  • @sihaamabdisemed9271
    @sihaamabdisemed9271 Год назад +60

    What a game wallahi I really enjoyed it😂you guys betrayed each other which was a funny thing😂cumeer big fan wankuwata bruh✊keep rocking #Team27❤

  • @saabirdhaqane216
    @saabirdhaqane216 Год назад +78

    Ugu dambayn pause challenge is here 😂😂😂

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +242

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Год назад +79

    😂😂😂😂😂😂cumeer waa ku baashaasheen asina wuu niigu baashaalay😅dameer iyo dhagtiisa tihiin kulahaaa😂

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +18

    Boqorka RUclipsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @cabdimaalikcali6641
    @cabdimaalikcali6641 Год назад +16

    Dadkii nabiga jeclaa away mxd scw scw💗

  • @abdallahamarweyne8280
    @abdallahamarweyne8280 Год назад +4

    i have respect wlhi Arimaheena 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 anfur ka ciyaar ciyaar magalo waa astaan muslimiinta ugaar ah

  • @abdulahimadey2532
    @abdulahimadey2532 Год назад +4

    Wuu sx syahy cumeer bigfan in gacanta laleelefo nabiga scw samanjiray

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +26

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢😢😢❤

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Год назад +30

    Gemkan wlhi wan jeclhy Bause walkey asad Hagio part 2 sosamey waiga codsi please plz Koko neh haka sotagin inkasto maskinta aad markista Bause kuqawaneysey 😅😅😅🤣🤣

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +28

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤🥺✊️🖤👋😫

  • @Abdinho_18
    @Abdinho_18 Год назад +76

    Koko is soo beautiful ❤❤

  • @sucaadotowxiid
    @sucaadotowxiid Год назад +24

    Asad waa qaldanthy meel joog waxaan ciyaar waaye eee dhuusada sheeeg😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +15

    Alle Iga Dhigay Muslim Baa Mahad Iska Leh Alx❤

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 Год назад +16

    Asad iyo koko way u heshiyen cumeer isna wuu ku bashaly😂😂 dameer iyo dhegtuusaa tihiin😅

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Год назад +44

    MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤ ramadhan mubarak ✨💖

  • @medkhadar
    @medkhadar Год назад +27

    God is beautiful, the program that I made, I love it ❤❤❤❤ Asad Hagio 27 🙏🙏🙏

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Год назад +36

    Koko is my favorite🥰✌️

  • @ZahuurBby-wd5np
    @ZahuurBby-wd5np Год назад +3

    wax walba waxa ka macn quranka kariimka lov ❤

  • @mahamedmahamedibrahim
    @mahamedmahamedibrahim Год назад +16

    Asad wakhtiga afurka waalaga fiicanyahay inaad pause ku qabato afurka laguma ciyaaro qof dhawr iyo toban saacadood somanaa dambi ayaa kaaga iman kara

  • @siidnuurxuseen2731
    @siidnuurxuseen2731 Год назад +8

    ❤ax hargabaa hayo kulaha gabadh melkastay jogto waa hooyo🥰

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Год назад +7

    Meeshan kooko ku haystaa qoftan shax shax cajiib ah ayay wadataa aniga qosolkeeda qudha iga gadan Game kale iyo iooko🥰🥰

  • @Abdinho_18
    @Abdinho_18 Год назад +38

    Koko another level 👏

  • @muhamedahmedsalaad9884
    @muhamedahmedsalaad9884 Год назад +6

    koko wallahi waan jeclahay Qsolkeeda iyo farxadeeda😘😘😘

  • @madaale5465
    @madaale5465 Год назад +46

    اللهم صلي على سيدنا محمد ❤ﷺﷺ

  • @salmanabdi1980
    @salmanabdi1980 Год назад +16

    Kusali xabiibkeena muhamad scw

  • @hibaaqupdijamaal4916
    @hibaaqupdijamaal4916 Год назад +5

    Big respect arimaheena afur ciyar ciyaar magaLo🥺

  • @mujaahid27
    @mujaahid27 Год назад +26

    Waxaan rapaa inaan noqdo ninka vedio ugu like badan please 🙏

    • @ridhwan4976
      @ridhwan4976 Год назад

      Like baris makukadhanii abow😂😂😂

  • @alaabhagio
    @alaabhagio Год назад +18

    geemka ugu qosalka badan ee aan dawado team 27❤

  • @halishomar9889
    @halishomar9889 Год назад +14

    Plz part2 kaso sameey waa ciyar qatar ah ❤

  • @jibriilxusen7286
    @jibriilxusen7286 Год назад +12

    naag sirteeda malaga sar gaalo mrkii lagu dhahyo wa markas asad wee ku dhacdy wlhi😂😂😂😂😂😂

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 Год назад +32

    Caaaawa Lee Game La Yaqaano Lee Ciyaaartayn Team27 😂😂😂
    What A Game
    Forza Cumeeer 🎉🎉

  • @Fiyaa114
    @Fiyaa114 Год назад +4

    Siduu videoga igu socdo markii kamirada kor looga qabto asad haio wlhi si ban u murgaa ilahyow salaad ban tukaday oo wan weysa qaba adoonkaagas lugihiisa u caafi yarabi😢😢🤲🤲

  • @hafsaroobleameey8153
    @hafsaroobleameey8153 Год назад +13

    Ducada leylatul qadarka اللهم إنك عفو تحب العفو فعفو عنا 🤲😭
    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين 😭🤲
    سبحان الله و بحمده عدد خلقه و رضا نفسه وزنت عرشه و مداد لكلماته 🤲

  • @AyanAliAdow-zi8bh
    @AyanAliAdow-zi8bh Год назад +6

    Asad qararka jooji adigaba xoog ayaa usheega jirtay😅😅 Cumeer guul wacan bro

  • @travelchannel-l1z
    @travelchannel-l1z Год назад +4

    Kusali Xabiibkeena Muxammed ( SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM)😍😍😍
    Like👍Love❤ Saar

  • @DeeqDarajoZk
    @DeeqDarajoZk Год назад +2

    Wlhi Gabar waa Naxariis Asad maku dhahay Biyaha qaroowga soo Badi wexee dhahday wiilka hergab aa heeyo asadna wuu ku adkeeyay Naxariis ❤

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl Год назад +3

    Mid meeshaana sxbkee ah pause-kaan run run muu ugu dhagaa kulahaa😂😂

  • @anjuubbe15
    @anjuubbe15 Год назад +18

    asxabey blz waa biil ramadan igu soduceya dhamantin ino illahay riyadeyda irumeyo😢😢

  • @shukriabdiahmed-wx2zj
    @shukriabdiahmed-wx2zj Год назад +4

    Alla asad dhip badana😂asadow waxan rajaynaya I inaan maalin uun kula kulmo waliba adoo cagahaaga ku soconaayo🤲🤲😰

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Год назад +15

    A Legend never bring shame

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Год назад +5

    Mazhallah Challenge gan wan uxiiisay noo soo badiya Team 27 ❤❤❤

  • @calowixamza8187
    @calowixamza8187 Год назад +17

    Ku sali nabigena mohamed scw

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 Год назад +4

    Wlhi shactaro wayey cawa game ka waaaw camera manka waan salamay ❤❤❤❤❤❤❤ one love armaaan

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +22

    Ugu danbeen Koko magaceed sadaxan waan ogaday waa ( kowsar maxamed buule ) 😂😅

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 Год назад +1

    Asad waan kusalaamay zxb iga caawi arin xaga youtubka insha allah

  • @juweyriyamohamed
    @juweyriyamohamed Год назад +5

    Wlhi niyadeyda xali kuhayay inta aadan sokalin vediowga puase chalange asad muso daayo dhahayi👍🥰

  • @haakayabarow5432
    @haakayabarow5432 Год назад +3

    Markii horo Koko ayaa la jiray lkn markey Asad balanta uga baxday ka xumaaday in ayadana lagu adkeyo way mudneed well done cumeer

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 Год назад +5

    Ahahahahahah bravo cumeer. And thanks to coco wallahi asad waa la rabay Mr qaraare haye intee marooysaa😂😂😂😂

  • @faysallaas9548
    @faysallaas9548 Год назад +19

    Koko isn't easy ❤

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Год назад +3

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato

  • @mohaaan
    @mohaaan Год назад +6

    Inta taajudka soo dukatey waa idin salaamey

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Год назад +3

    Koko wlhi gamekaan way macanysay Waan ku wataa qofyhy❤❤💙💙

  • @yahyeharun6879
    @yahyeharun6879 Год назад +5

    Koko darteed ayan udaawadaa❤

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 Год назад +7

    🤣🤣🤣🤣🤣game kale noo balami kokoo🤣 cumayr dhuusadii aaway dhuuso laraadinaayo iikoow

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +10

    Pause challenge wan uxiisey koko wey dhaqdhaqaqeysa😂

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr Год назад +4

    Asad shirqoolkii aduu kugu qabtay cumeer big fan 😅😅😅😅😅😅😅 dhegta aa!

  • @XARiiRBOY
    @XARiiRBOY 6 месяцев назад +1

    Asadow caawa gameka aad samaysay ramadaantii hore ayaan xusay soo samee ramadaantana waan jecelaa game

  • @somow6857
    @somow6857 Год назад +6

    Gamekaan iyo gameka tuuuga soqabo cumeyr balaayo ayuu kuyyhy I aaamina😂

  • @munamohamad4536
    @munamohamad4536 Год назад +9

    Part two inta rabto 👍 like❤😊

  • @muqtaarabuukar29
    @muqtaarabuukar29 Год назад +3

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
    maanta waa jumco aan badinno saliga Nabiga ﷺ

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Год назад +2

    Maansha allah wll asad saad calanka somaliland u sharaftay allah ha kuu sharfo

  • @muqtarhuseinwasuge1690
    @muqtarhuseinwasuge1690 Год назад +4

    Lkn saani waa dacadi ani waxaa ilawacan in wixii halaabayo sidii telefoonka ookale lagu dheelin maxaa yeelay qofka waxyaabo badab baa lagu dilikaraa lkn tani waa fikradeeyda ookaliya sifiican ani ma ogi good by my team

  • @mandeqmanka899
    @mandeqmanka899 Год назад +1

    First comment ayan axay cwa waithin salami team 27 dhamtiin

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +5

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤

  • @abdirahinmahamod9717
    @abdirahinmahamod9717 Год назад +17

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين

  • @MohamedAbdiAsiis-lc5zv
    @MohamedAbdiAsiis-lc5zv Год назад +3

    Lkn asad..geemka qalad ayoowkaagabixiyay cumeer

  • @Somali122
    @Somali122 Год назад +6

    Koko m.a inan yaroo wanaagsan OO qurux badan weliba 😊❤

  • @hamseisko3247
    @hamseisko3247 Год назад +6

    Arimaheena wuxuu la dhuuban yahay buu qabaa 1 saambuus kaliya ayuu gees cunaa halka anigu 1kii mar 5 afka galinayo😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Год назад +6

    Koko sorry ninkii aa u hlinesaa kgu soo kla friye cumer weji mlahn hda kdip dhinciza ha ahanin war cumerow hamplyo 🎉😂

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Год назад +6

    😂😂😂😂😂😂alla cumeer naagtiibuu ku diray asad😅waa markii arman safar ka imaanaayey cml sida layeelaayey la yeelay😅😅

  • @samiira08
    @samiira08 Год назад +19

    Koko is not easy 😂💔

  • @osmanaliadan-vs6dk
    @osmanaliadan-vs6dk Год назад +3

    Side isku barateen koko iyo asad inta igu racsan like

  • @haboondeeqa6
    @haboondeeqa6 Год назад

    Walhi asad wa wail muranka neeceb wll ale ha ku cafiyo amiin mar walb wa ku so duucayn

  • @ayaanmuuse-jh2lp
    @ayaanmuuse-jh2lp Год назад +6

    soryy koko 😂Cawa is daba mar qofba qof ujiraa

  • @MohamedAli-jw6vc
    @MohamedAli-jw6vc Год назад +1

    First Comment Waaaw Pls Rebly Asad

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Год назад +3

    Kooko waan iska jeclahay wlhi markay video yada asad ku jirto

  • @ikraandaahiribraahim2729
    @ikraandaahiribraahim2729 Год назад +2

    Kkkkk asad qayanada iska daa biyaha iyaga kaa galen ma ahane isi kama galin 🤣🤣game walbo oo asad ku jiro qayaano luu kula dhalaa 🤣🤣koko isn't easy gabar adag🥰🥰🥰🥰

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah Год назад +3

    Asadoo game kan wan jeclahy no soo badii dee😂😂❤

  • @caishaahmed5925
    @caishaahmed5925 Год назад +1

    Mss you yaqey gems kaaan shiime igu danbesay walhi gemsga uu jeclaahay kamiid yahay m.a wow🥺❤

  • @dunishosmail6951
    @dunishosmail6951 Год назад +6

    Gameka no jixin jix uu ku fcnyhy san uu ku fcnhy yan la isku naxrisan 😂😂😂

  • @SaynabCalicraxmaan
    @SaynabCalicraxmaan Год назад +1

    Soo badi qosol igu disheen kokona soo raciya waan tageraye

  • @jeeymaanbilow2587
    @jeeymaanbilow2587 Год назад +17

    This game is not fair enough😮 why only koko and cumeer 😂 Asad should have accepted markissa😅

  • @mohamedosmaan5687
    @mohamedosmaan5687 Год назад +2

    Guul iyo guul darabo waa wataa koko

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Год назад +5

    Finally My fav Challenge is back😭❤️🫶