GAME ADAG DHAX MARAY KOKO IYO CEYDA TILMAANTA AMIIRA QOFKII HOR GARTO AYAA 25DOLLAR KU GUULEYSANAYA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @naimamohamedyusuf7934
    @naimamohamedyusuf7934 8 месяцев назад +103

    koko is not easy aniga koko ayaan la jiray weyna ka badisay ceyda koko guul aan mar walbo kulu jec lahay ❤❤❤ Asadna waan salaamaa waalaalkey

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 8 месяцев назад +67

    Jah team koko like yaqeey 😅❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 месяцев назад +86

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 8 месяцев назад

      Allah akbar ❤

    • @RodaAhmed-qu5lh
      @RodaAhmed-qu5lh Месяц назад +1

      ميزهسختسنعسخوسهةسخسخس.ءخصوخسخسح
      خءهءهسخةءخءوءةهسوك٨ء٨.
      كءدزةسحهسنخةختةي😮😢

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 8 месяцев назад +155

    Dadka amiira ku caaynaayay qalbi taagnan ogaaada qof walba waxbuu ku fiican yahy caawa side wax u fahansiineysa tusale idinkugu filan 🤐🤝

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 8 месяцев назад +262

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 8 месяцев назад +50

    Koko is the best any time🎉❤kokadayda hambalyo❤😂

  • @Naasiryare-jn6nu
    @Naasiryare-jn6nu 8 месяцев назад +40

    Ku saliya nabigeena muxamed scw ❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 8 месяцев назад +51

    Asad Sidhuu ceyda uwatoo😂😂 lknse kokoo wow she said let mih see if he can win❤🎉

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 месяцев назад +60

    Allah is One☝️PrOpHeTt moHaMed sCw❤😊

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal 8 месяцев назад +45

    What a come back koko bulle always congratulations 🎊 👏

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 месяцев назад +22

    Koko waa ku wadnaaaaa
    Amiira wax fahansiiskeeda qosol wye wlh 😂😂😂
    Tnkle Koko 25 way keeni laheed dhibco bdn laga dhacay
    Lkn anyways waaa guulaysatay

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 8 месяцев назад +30

    Saa u farxayey lee markey koko sheegto koko isn't easy ❤️🤣

  • @sumayocadey6828
    @sumayocadey6828 8 месяцев назад +336

    Koko always win🎉

    • @user-bp5zu3re5m
      @user-bp5zu3re5m 8 месяцев назад +9

      ❤❤

    • @user-mp8bz5ki7t
      @user-mp8bz5ki7t 6 месяцев назад +1

      Abayp wanaksan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Rwda_abdihkn
      @Rwda_abdihkn 5 месяцев назад

      Sowmaha😂🔥

    • @user-gu1uu9pd3r
      @user-gu1uu9pd3r 2 месяца назад +1

      What about ceyda wtf

    • @amalabdi2225
      @amalabdi2225 Месяц назад

      Wllhi been maaha koko horay usoco ❤😊❤😊❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 месяцев назад +88

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @khadroabdulle7662
    @khadroabdulle7662 8 месяцев назад +8

    Koko haduu asad kula jirin anagaa kula jirno congratulations sis❤

  • @Rabatt6
    @Rabatt6 8 месяцев назад +34

    Cid reer somalilndera oo team 27 ah halkan ma joogaan😂

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 8 месяцев назад +22

    Anigoo amiira video so dhigtay dawanayo kii asad iso dhacay 😅❤❤❤

  • @safaaalpi6942
    @safaaalpi6942 8 месяцев назад +28

    Koko isn't easy come back cadi eheyn samesay❤

  • @user-jl8tz3fu5e
    @user-jl8tz3fu5e 8 месяцев назад +44

    Koko always win ❤😂😂

  • @QueenHayatmoha
    @QueenHayatmoha 8 месяцев назад +8

    Mismaar elocobtar intaba koko ku horeysay o sheegtay asad ceydu la jira kwrn😂lkn koko wey badisay 🎉😂

  • @bisharohussein-hw6ih
    @bisharohussein-hw6ih 8 месяцев назад +21

    Ceyda isn't easy wuu raynilaahy lkn walagahorshegayee amira neh koko ii firinesee 😢hambalyo koko ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 8 месяцев назад +109

    Maashaa allaah amiro so smart and shy girl keep going team27 ❤🎉

    • @asmaseadmss_jungkook9796
      @asmaseadmss_jungkook9796 8 месяцев назад +1

      Amira maa smart ah😂😂😂😂

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 8 месяцев назад

      @@asmaseadmss_jungkook9796qof walba meel bu ku fiican yahay ofc she’s smart

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 8 месяцев назад

      @@asmaseadmss_jungkook9796 go get wedding kkkkkk

    • @ciyalkaxafad1364
      @ciyalkaxafad1364 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @hawahassan3858
    @hawahassan3858 8 месяцев назад +18

    Team Koko yes 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    KOKO VS ARIMAHEENA PLS👀👀

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 8 месяцев назад +28

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @xafsacabdi3248
    @xafsacabdi3248 8 месяцев назад +13

    Koko ayaa hor shegtay marawaxad ee alle ka baq asad😢😢

    • @zahraqueen1760
      @zahraqueen1760 8 месяцев назад +1

      Asad marwalpo cayda lajiraa😢

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 8 месяцев назад +9

    Koko mashallah very intelligent girl ❤aqligaaga illahey hakuu siyaadsho

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 8 месяцев назад +81

    What a game m.a keep going brother 😂😂😂wlhi is so funny😂😂

  • @cuud_
    @cuud_ 8 месяцев назад +8

    Weak up to reality koko guul darada waan lanecbahy waana oga iney cayda kabadinayso wee❤

  • @Naxarizlay
    @Naxarizlay 8 месяцев назад +8

    koko io big faaan qofka tilmamayana cayda halaga dhig😂hoyyyyyyyyyyyy mql ma jiraaaaa

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 8 месяцев назад +20

    Koko Hambalyo aad iyo aad ayaan ugu farxay inaad guulaysato, waad uqalantay guusha.

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 8 месяцев назад +74

    Koko isn’t easy congratulation sis 🎉❤

  • @fathiomer2837
    @fathiomer2837 3 месяца назад +2

    koko halkaa kawad quruxeey markaste adaan guul kuu rajaynaya 😍😍😍

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 8 месяцев назад +3

    Meesha daacad kama jirto markii hore oo ay isla sheegeen waxaa lasiiyay ceyda markii dambana waa ladiiyay kooko laba xabo ayaa laga qalday daacadi hajirto❤❤❤❤❤ asadna ceyda ayuu si toos ah ula jiraa masoconayso

  • @sacdiyoisak4167
    @sacdiyoisak4167 8 месяцев назад +8

    Kooko gabar fahan badan waaye masha,allaah

  • @abdiqaniali2872
    @abdiqaniali2872 8 месяцев назад +17

    Koko iyo cayda waa is jecel yihiin. ❤Walaaltimo iyo boojo boojada naga dhaafa

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 8 месяцев назад +6

    Mnsha Allah amiira qofka. Wax see ufahansiinayso. Next time ka ayadah kaso dhig qofka wax dadka fahansiinayso❤

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 8 месяцев назад +4

    Adaow xaq kudaqo wll Koko is not easy m.a Abyao wan kuwata Team dumar lan❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaaidoMoalim
    @MaaidoMoalim 8 месяцев назад +17

    Koko isn' t easy ❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 месяцев назад +27

    Koko is not easy ❤😂 cumeer big fan so qabo 🥰🥰👍

  • @Gaaldile001
    @Gaaldile001 8 месяцев назад +42

    Koko is not easy weyso qabatay❤😂

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 8 месяцев назад +2

      Lax waa loshegay

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 8 месяцев назад

      ​@@Mujaahid.Mohaanbundadas loguma darin he

  • @Khadiijaabdio143oficial
    @Khadiijaabdio143oficial 8 месяцев назад +9

    Team cayda hadaa nahay always be happy 🎉

  • @amalsweden2190
    @amalsweden2190 8 месяцев назад +3

    Koko noloshaydii hore usoco macnto xata hadii dhan laga noqdo aqontada iyo fahankga cidna ma xaqari karto cumer halo balamiyo ha babise

  • @Gaaldile001
    @Gaaldile001 8 месяцев назад +32

    1.70M coming soon inshaallah wllky asad keep going❤❤

  • @Teo_hamoud
    @Teo_hamoud 8 месяцев назад +42

    Ceydo is legend 🙏

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 8 месяцев назад +8

    Mar walbo team koko ❤❤❤ amiro wenala jirtay sas kaa raba asadbo ceydo u Hilshay adne koko

  • @1fil-san
    @1fil-san 8 месяцев назад +13

    Videoga dhamaadkaa geeyey si aa usoo ogaado qofka badiyey 😅😅kooko is not easy 🎉🎉

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 8 месяцев назад +4

    Amira cadey mansha alahu tilmanta wankaqadnay walakey asd koko Amira qurux king ceda

  • @Apdalla_11
    @Apdalla_11 8 месяцев назад +8

    Cumeer VS Kooko is the big game
    Qofka tilmaamaha ceyda ka dhig🫡🤟✌️🤞✊🏻

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI 8 месяцев назад +27

    ASAD 2 MILLION IS COMING INSHA ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ph3zw7mu9n
    @user-ph3zw7mu9n 8 месяцев назад +4

    Asad wlhi cawa saqbarkana calosha ixanunjisay qosol dartiisa baramijka cawa washidanyhy keep going wllkey waniiwata team 27❤❤

  • @ayancldullahiomar7099
    @ayancldullahiomar7099 8 месяцев назад +6

    Ani koko banlajiray weyna kabadisay🎉🎉

  • @ismahanqurux346
    @ismahanqurux346 8 месяцев назад +2

    King ceyda maashaa allaah il aa kudhacday asagaa ugu fahan fiicnaa meesha koko qariirkii saaxiibteed ey baratay

    • @Xayaat-omar
      @Xayaat-omar 8 месяцев назад

      Aydapa waa fahan fiicnthy wllhi xaqiraad ma fiicne

  • @mohamudgar-qaate7720
    @mohamudgar-qaate7720 8 месяцев назад +4

    4:04min. Koko jawabta qofka camerda fadhiya aya u shegay (LAx)❤

  • @user-nc6dl1vo5v
    @user-nc6dl1vo5v 2 месяца назад +4

    Koko is not eazy❤❤🎉

  • @youngman1919
    @youngman1919 8 месяцев назад +5

    Hambalyo Koko gameka aad ayuu u fiicnaa come back ayay sameysay.

  • @user-yp2ek3kd2u
    @user-yp2ek3kd2u 8 месяцев назад +1

    Wow koko Wan ku wata waliga haniyad jabin sidaad u guulaysatayi ayad uu

  • @Abdirizack_ar
    @Abdirizack_ar 8 месяцев назад +7

    KOKO WAA SIDA LIVERPOOL CML. COMEBACK WAALI AH SAMEESAY.

  • @mushtaaqahmed1396
    @mushtaaqahmed1396 8 месяцев назад +2

    Koookoo markii bilawgii waaniyad jabay lkn guul gadambeyse😢🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @youngman1919
    @youngman1919 8 месяцев назад +4

    7:05 Amiira kaadi tilmaan wah seen usheegaa?
    7:35 Ceyda ee kaaadi saan lee maa dhahdid
    Amira kir Alahey ka Allah.

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 8 месяцев назад +2

    Koko❤❤ wa kuwadanaa
    Lkn asad toos ceyda ula jira
    Lkn already wa badinay team koko❤❤❤

  • @AmaalCabdilaahi-qq1hn
    @AmaalCabdilaahi-qq1hn 8 месяцев назад +10

    Kooko kalsoonidaydey ku fadhida lkn asaad adi wa khayintay koooko😂

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 8 месяцев назад +11

    What a game 😂😂😂
    Koko is not Easy wlhi
    Ayadoo laqayaamayo ee badhisay😂😂😊

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile 8 месяцев назад

      Badhisay somaliga halkay kaga jirtaa 😂 nooc cusub miyaa badisay dheh mida kale lama khiyaamin cayda ka hor dhahay

    • @hanadmoha393
      @hanadmoha393 8 месяцев назад

      ​@@Abdifatahmihilecaytaa maxa la dhaha cayda dheh😂😂wax baro lagugu ma karo😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 месяцев назад +5

    Ani ceyda rabay inuu gulaysto😂😂❤

  • @ubaaxusa6149
    @ubaaxusa6149 8 месяцев назад +4

    Arimeha u balami labaduba waa smart mansha allah

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y 8 месяцев назад +6

    Koko that's my girl 🎉🎉🎉❤❤

  • @user-ql1tn5pf9y
    @user-ql1tn5pf9y 8 месяцев назад +4

    Koko iyo cumer isku balami ❤😂

  • @kntv4856
    @kntv4856 8 месяцев назад +2

    Koko Wlh waa very genius Masha Allah

  • @kadra9957
    @kadra9957 8 месяцев назад +30

    Amazing Game 👏 👏💯
    Hambalyo Koko ❤️❤️❤️
    Next Koko iyo Cumeer
    Keep going Team 27 👏👏👏👏

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 8 месяцев назад +2

    Lkn amiira qayaano a kuwatay meesha koko le siifiican ujeetay oo fahansiiheeysii asad runtiis waaye

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 8 месяцев назад +3

    Koko ani ina dhelayay cml wadnaha afka guhayay is not easy gabdhaha 👀❤

    • @Nastii145
      @Nastii145 8 месяцев назад +1

      Same😂❤🎉

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 месяцев назад +4

    Amiira siday ufahansiinayso masha allah❤

  • @Dolphin8680
    @Dolphin8680 8 месяцев назад +5

    Big differences when she won and when she lose 😅 next time u won't 🏆✌mark my word san gaab

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 8 месяцев назад +14

    Cawaa mxa wye koko iyo ceyda saiiiiiiiidddddd iskugu nurayaan wlhi mashllah omg 🫣❤️❤️😭😂❤️🤍

  • @hiboomar8597
    @hiboomar8597 8 месяцев назад +4

    Ani ceyda rabay iuu guulayso 😊😂❤

  • @hindamaxamed6457
    @hindamaxamed6457 8 месяцев назад +2

    amiiro wey shixaysaa xishoob badnaa mashalaa❤❤❤

  • @manbile5681
    @manbile5681 8 месяцев назад +11

    Koko is not easy 🎉😂❤😊

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 8 месяцев назад +6

    Arimaheena inta rabto game ka danbe😊😊

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 8 месяцев назад +12

    Koko is not easy ❤️❤️😍

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 8 месяцев назад +6

    Cayda indhaha Amiira Siduu u fiirinoyoh❤😂😂😂 .
    Tiktok ka fiiriya bari

    • @user-zu7mu1is1z
      @user-zu7mu1is1z 8 месяцев назад +1

      Wixi laga badiyaybo waa sidaas

    • @Sharmacreative1
      @Sharmacreative1 8 месяцев назад +1

      @@user-zu7mu1is1z Somali comment leyda hadey is jecleysiin karaan Ani iyo Adi hno camiraan😅😀

    • @user-zu7mu1is1z
      @user-zu7mu1is1z 8 месяцев назад +2

      @@Sharmacreative1 wadalan tahay

    • @Sharmacreative1
      @Sharmacreative1 8 месяцев назад

      @@user-zu7mu1is1z sasaaa

  • @MaidaAbdulkaadirbeyle
    @MaidaAbdulkaadirbeyle 8 месяцев назад +5

    Koko always win 😗🎖👑🔥

  • @muwaheip_apdihakem123
    @muwaheip_apdihakem123 8 месяцев назад +1

    Wakhti kasta o murgsanhy iyga dawda wllhi waku farxa wloloyal wan buka xanuun daran ba ihayo iso duceya enchla rapi inu iga dulqado 🤲🥺

  • @faraxsan8699
    @faraxsan8699 8 месяцев назад +3

    Asad lajirka ceyda ayaa ku qaaday maahee Kooko ayaa sheegtey Helicopter ka ceyda Diyaarad ayuu dhahy lkn meesha waxa kugu qornaa Koko ayaa sheegte

  • @naimaaden6089
    @naimaaden6089 8 месяцев назад +12

    Koko congratulations 🎉

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +22

    INTA daawaneyso MUUQAALKAAN AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️ jumca Mubarak❤ Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA iska leh 🤫😂

  • @fadnamohamed
    @fadnamohamed 8 месяцев назад +2

    Koko helicopter hordhahday Kooko congratulations 🎊

  • @user-lt7ir8ey5h
    @user-lt7ir8ey5h 8 месяцев назад +10

    Koko alwys winner💯

  • @user-tf1ep1vs3m
    @user-tf1ep1vs3m 8 месяцев назад +2

    Koko qaraar maa bilaawday ceyda maasha allaah ❤❤

  • @aliyare228
    @aliyare228 8 месяцев назад +4

    Ceyda is not easy❤❤😂😂

  • @HooshHppi-gw8wt
    @HooshHppi-gw8wt 8 месяцев назад +4

    Booska amiira imk ama cumeer halagu badalo❤

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 8 месяцев назад +3

    Koko qayaano ayey ku badisay midakale caruur cml weey xanaaqee see cml

  • @user-km9eb9gs1k
    @user-km9eb9gs1k 4 месяца назад +2

    Ceyda always win🎉

  • @user-qq9jc2pe6l
    @user-qq9jc2pe6l 8 месяцев назад +5

    Koko is not easy 😂❤

  • @nuurkuulow2974
    @nuurkuulow2974 8 месяцев назад +1

    Koko ciyaarta bilowga waa ka niyad jabay Lkn ugu dambeyn way guuleystay Lkn koko iyo cumer wan tagera iskuma fiicno in laysku balamiyo xanuun waye wa labo sxbo ah ana hawada sxb kala ahay 😂

  • @afnaanahmed7195
    @afnaanahmed7195 8 месяцев назад +7

    Helicopter koko hor tiri 😂

  • @SHANKAR_13.
    @SHANKAR_13. 8 месяцев назад +2

    Koko cimaamadaada lama haysan karo congratulations🎉

  • @qalanjoluul7615
    @qalanjoluul7615 8 месяцев назад +4

    Koko always winer 🎉🎉❤

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w 8 месяцев назад

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamet_gurey
    @mohamet_gurey 6 месяцев назад +15

    koko

  • @yasacnuh3382
    @yasacnuh3382 8 месяцев назад +2

    Hanbalyo koko🎉🎉 please 🙏Asad iyo koko is kubalamiya please 🙏🙏

  • @fatimajama891
    @fatimajama891 8 месяцев назад +9

    Koko is not easy ❤❤❤❤