AMIIRA iyo KOKO OO KASHIFNAY YAA DHAQAALO BADAN LABADAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2024

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 5 месяцев назад +338

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @nature45631
    @nature45631 5 месяцев назад +202

    ar kuwana walaalo meel kuwada dhashay aalamooda marna hoos ramadaan alha cfimaad nagu gaadhsiyo aamin

    • @AbdiazizMohamed-ts9bu
      @AbdiazizMohamed-ts9bu 5 месяцев назад +2

      Ameen Ya rabi

    • @nature45631
      @nature45631 5 месяцев назад +1

      amiin amiin amin yaakhi walahi icant wait ramdan only 35 days aakahadhay

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 месяцев назад +197

    Amiira Funny sadaqo markaa baxsanaayo adi maa kusoo wacaa kulahaa 😂😂😂😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 5 месяцев назад +319

    Hadaad Nabigeena jeceshahay like saar 👍❤️

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 5 месяцев назад +498

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @user-us1dd6sw1b
    @user-us1dd6sw1b 5 месяцев назад +69

    Ala amiira leeba video yada noo qurxiso wlhi m.a😂❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 5 месяцев назад +140

    Amiiro iyo koko lugaha cowro waaye qarsada

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar 5 месяцев назад +43

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @user-rw5zb5on9k
    @user-rw5zb5on9k 5 месяцев назад +75

    Aan ku wada salino xapip keena Muhammed scw❤❤

  • @Abdifatah4
    @Abdifatah4 5 месяцев назад +121

    Hadad qoral kayga aragto ha dhafin wll ku sali nabiga Mohamed SCW SCW SCW ❤❤

  • @siciidmohamed148
    @siciidmohamed148 5 месяцев назад +61

    Ilaahow adaa qaadiree asad lixaadkisa u dhamaystir sida uu u farxaayo fiiriya bal ilaahow aamin aamin🤲🏻🤲🏻

  • @aamiindaadmadheedhofficial6145
    @aamiindaadmadheedhofficial6145 5 месяцев назад +125

    Dad is fahmay wlhy Qabiil waxba ma taro Somali oo dhan haday sidaa isku fahmi lahayd weynu guuleysan lahayn

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 5 месяцев назад +176

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

    • @ibraahimsancho7815
      @ibraahimsancho7815 5 месяцев назад +5

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤

    • @ibraahimsancho7815
      @ibraahimsancho7815 5 месяцев назад +5

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤

    • @ibraahimsancho7815
      @ibraahimsancho7815 5 месяцев назад +5

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 5 месяцев назад +5

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-pw4uh6cr7z
      @user-pw4uh6cr7z 5 месяцев назад +2

      Zxp ciwaankaa team 27 eecamira😢😢😢

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 5 месяцев назад +41

    Asad walahi waa cusbada barnamijka asi dhan waa qosol ilahayow ku xafid ❤

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 5 месяцев назад +32

    Kookooy lugo Qurxdbdn baa leedahye Mnsh Allh luguhaaga qarso abyo plz

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 5 месяцев назад +39

    Asad Haji he is a man of million, waa deeqsi xaasid maaha wuu dulqaad badan yahay qof isla weyn maaha waana qof aad u farxad badan, intaas waxa u dheer waa soo saare wuxuu soo saarey intaas oo qof oo maanta caan ah allaha isagaa awood badane laxaadka hakuu soo celiyo.

  • @ShaNtA____
    @ShaNtA____ 5 месяцев назад +162

    The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan8920 5 месяцев назад +34

    Calol weweyashaan 😂 Asad inta ila jecel kaftankisa like isaar

  • @hudaahmed4639
    @hudaahmed4639 5 месяцев назад +53

    Sual asxabey inanka ceyda muxu indhaha usiin layahy koko iyo amiiro 😂

    • @Lion_gamer10
      @Lion_gamer10 5 месяцев назад +21

      Sheekadu tiktok ayy tagysaa noh shaxda fahn😂

    • @Taliso3344
      @Taliso3344 5 месяцев назад +6

      Tobab gaagaban sooxidhen lugohooda qaawan sowmaha

    • @user-re9py3uv1d
      @user-re9py3uv1d 5 месяцев назад +1

      Adidas mxa kagaly kadhac kadhamow laguna dirsane atad pathway qaracad ah😅😮

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 3 месяца назад +1

      Tiktok in lgenyu ogyhy 😂

    • @shaziyasimanofficial7950
      @shaziyasimanofficial7950 3 месяца назад

      Afkeya kala baxde😂mid bu jecelyehe mida kalena wu ka cabsana ine ku qabato aso firinayo tii uu jecla😅

  • @xaliimomohamed3677
    @xaliimomohamed3677 5 месяцев назад +50

    Intu alle abuuray waxa u qer bdn nabi muxamed scw e ku salli xabibkena scw ❤❤

    • @habibonoor8730
      @habibonoor8730 5 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Munishabdi
    @Munishabdi 5 месяцев назад +33

    24:45 sas lee waligena ufarax sanada team 27 we love you 🫶🥰❤️💕😍

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk 5 месяцев назад +37

    Keep going my brothers and sisters guul wacan ❤❤❤ insha all 2million insha all before Ramadan 🎉🎉🎉

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 5 месяцев назад +8

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 5 месяцев назад +25

    Gabdhaha daacad kama hadlin hala soo celiyo waa fuurey qosol viva Team27

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 5 месяцев назад +24

    Ala caawa manooli 😂😂 plz prt2 team 27 forever ❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 5 месяцев назад +37

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿📿🤲

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 5 месяцев назад +23

    Amiira qurux iyo koko gabdho fiican weeye

  • @gashanx3632
    @gashanx3632 3 месяца назад +32

    Ronaldo fans one like 🎉

  • @ezmaaa243
    @ezmaaa243 5 месяцев назад +139

    17:52 so cute wlh bilhi is so cute😂😂😂mnoli

    • @ShaNtA____
      @ShaNtA____ 5 месяцев назад +9

      Oo soodigan commentga soo qorya goormad Dhiintay😂😂💔

    • @nature45631
      @nature45631 5 месяцев назад +2

      hhhh@@ShaNtA____ waan iskanaqaana ciyaalka daaqadaha kosoo galy inaa kamidtahy ee fadlan marka hore albaabka kasoo gal kadib aaa liiska albaabada lagugu daraya hhhh

    • @nimcomooge
      @nimcomooge 5 месяцев назад +3

      Sa uqosly le dadka jiiftay xita wa so kiciyy😢😂😂😂

    • @ramlaabdiramlaabdi
      @ramlaabdiramlaabdi 5 месяцев назад +1

      Wa fuuray😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 5 месяцев назад +41

    Amira boqorada qurux ❤❤❤

  • @nashaadelmi8314
    @nashaadelmi8314 5 месяцев назад +86

    Ceyda iyo cumeer wey ogyihin wax walba lkn adinka asxab fican ma noqonin waxa dhibayo lee tustan team 27 5taan qof marki hore sifican iskula qosli jiren lkn hada xata sifican wey iskula qoslan lkn sidi hore ma.aha indhaha xata iskuma dhameystiri karan badana team 27 dadka ugu jeclahy agjogoda m.a ❤
    1.king ceyda 🤴💖
    2.king cumeer 🤴💖
    3.king asad 🤴💖
    4.queen amira👸💖
    5.queen koko👸💖
    Waxa rajeyna waqtiga intu socda waayaha nii kala geynin oo aad aduunka asxab fican ku noqotan mar kasta inu waqtiga socda ma jecli sababto ah waqtiga socda awgiis asxab qiima badan ku waayne ilahay niima kala kexeyo aaaaaaaamiiin 😭😭😭❤❤❤❤🌹🌹🤴👸🤴👸

    • @asmamaxamed791
      @asmamaxamed791 5 месяцев назад +10

      Wallahi waan huwaa Ceyda Wuxuu kajaakiraaYaa in asaga iYoo koKo Video LooGu SooQaaTo cumeerneh cawasa asaga dhan sida Qof CaaJisaan CaMaL u eGYaahaY lkn asad waliGiisa uufaraxsanyahay masha allah waaye ceydana wuxuu kajaakiraaYaa KoKo Ani ahaan waxaa kamid ahay Koko IYoo CeYda KuWa Isku JeCeL iLaaHaayoW CaLaf iskuuGu Dar marwaliPa waan uuGu DuCeeYaa

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 5 месяцев назад +1

      Illhaw aytusen😢 igooo kamaqan

    • @Barwaaqo114-rz6xp
      @Barwaaqo114-rz6xp 5 месяцев назад

      ​@@asmamaxamed791caawa isladuubeen chanalkiisa soodaawo

    • @xiiray880
      @xiiray880 5 месяцев назад

      mays dagalen

    • @user-hb5sj7zg5h
      @user-hb5sj7zg5h 3 месяца назад

      Amiraa iyo ceyda is jecel❤🎉🎉

  • @KhadarUpdyrahman
    @KhadarUpdyrahman 5 месяцев назад +30

    Gabdhi larabwy inee asturnqdan
    Wilashii ayaba lguhii uqarsan yihin
    Gabdhina Qaar baa feedan oo qawan

  • @user-qs1fk4fo8i
    @user-qs1fk4fo8i 5 месяцев назад +33

    Aan ku salino nabigeena Muhammad prophet Muhammad the best berson of the most knowledge of the world and the most knowledge that is this one Allah (🕋🕋🕋🖤😢)

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 5 месяцев назад +35

    Ku salin Nabigena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤

  • @haboonmahammed6561
    @haboonmahammed6561 5 месяцев назад +98

    Asad kaftankisa wn jaclahay walalkay ayuu ixasusiya 😊😊

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 5 месяцев назад +21

    Wlhi waad is fahmaysan mnzhl alllah alle ha isku kiin da ayo best RUclipss❤

  • @anwarshacali76
    @anwarshacali76 5 месяцев назад +14

    Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 5 месяцев назад +31

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @user-nm9wl1fc6p
    @user-nm9wl1fc6p 5 месяцев назад +26

    Koko beutfull girl

  • @xanaan1762
    @xanaan1762 5 месяцев назад +22

    Barty 3 Arman abdilahi asad arimahena. 😊😊😊😊😊😊

  • @user-on9yu4zq2h
    @user-on9yu4zq2h 5 месяцев назад +18

    Ku saliya xabiibkena m Scw ❤

  • @asmoabshirhassan5524
    @asmoabshirhassan5524 5 месяцев назад +7

    24:45 asad inuu lugtiisa bidixda dhaqaajinaayo yaa ila arkay asad walal ilaahey caafimaad ka lugahaaga hakuu soceliyo adoo kusocdana ilaahy waana tusi karaa i.a☺☺☺☺☺☺☺☺

  • @sumaya1156
    @sumaya1156 5 месяцев назад +18

    Intro gi ugu shidna waaye caawa😂🫶🏻❤️

  • @rahmo.ibrahim06
    @rahmo.ibrahim06 5 месяцев назад +11

    best video ever 🥺❤ bilawga iyo dhamaadka 😍❤‍🩹❤‍🩹 Love you guys❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 5 месяцев назад +44

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy

  • @guiled_miiran5870
    @guiled_miiran5870 5 месяцев назад +3

    First one 1k love somaliyey Team 27 one love ❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 месяцев назад +2

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.8 million comin soon I.n congratulations pro

  • @wllmaank9883
    @wllmaank9883 5 месяцев назад +10

    Waa mahada sanathya asada sida mara walbo video noogu soo galisida❤

  • @Cadnaan_ahmet
    @Cadnaan_ahmet 5 месяцев назад +7

    Asad hagio legend aan taageero Hore u soco zxp

  • @queenlulah4836
    @queenlulah4836 5 месяцев назад +7

    Alla asadaa 😂😂 asad barnamij usan ku jiro o funny eheen wala waye so cute kuma lahoo😂

  • @user-bh8vh5lc7h
    @user-bh8vh5lc7h 5 месяцев назад +26

    Asadaw waxankacod sanaayaa insoosamaysa maxaadara asxaabta ay ku tartamaan blz codsigayga iitixkali

  • @heifaabdinasir
    @heifaabdinasir 5 месяцев назад +6

    M.a farxada allha idin siyadiyo🎉❤team ka kaliya an tagero asad iyo amiira mel ay ku jiran qosol la an maba ahn karto iyo big faaaaaaaan❤1.8 comming soon 🎉🎉

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 5 месяцев назад +74

    Ayy Kuweyga Keep Going 🎉❤

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 5 месяцев назад +14

    Qosol igu maharin cawada 😂😂 . Waxaan rajeyna inaa guleystaha noqdo I.a 🎉

  • @Sabriinxamsecabdiqan
    @Sabriinxamsecabdiqan 5 месяцев назад +2

    Asad hagio hore u soco insha allah 1.8m subscriber insha ❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 месяцев назад +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato

  • @khadaristusmedia750
    @khadaristusmedia750 5 месяцев назад +7

    صلى الله عليه وسلام ❤❤

  • @hw3j
    @hw3j 5 месяцев назад +30

    Nabiga ku saliya wllyal SCW❤

  • @abshirfarah1345
    @abshirfarah1345 5 месяцев назад +2

    Mansh Allah labo gabdho qurux badan aya tihin kaliya waxa idinka dhiman lugaha inad asturtan thanks

  • @hodanyusuf529
    @hodanyusuf529 5 месяцев назад +8

    Cayda sidi hore uma furfurna xishood 😅 jacayl hayo 😂😂😂

  • @fatmina08
    @fatmina08 5 месяцев назад +3

    Waad naga qoslisan naga farxisan allaha niiga farxiya teamka inta ugu jeclayhy tihiin 6 diinaba kis yar kis yara udawanyay ku celceshty su iga dhaman ano rabo iga dhamaday✌️

  • @user-pe2mv5in2k
    @user-pe2mv5in2k 5 месяцев назад +51

    Wllkey mcn asad hagio waxa tahay qof an jecelnahnay anigo ku hadlayo afka team27 Waxaan Allah kaga barya mar labaad inaa lugahaga kusocoto aboowe😢😢❤❤

  • @user-el1qy4jv7k
    @user-el1qy4jv7k 5 месяцев назад +6

    Asad Ilaahy ha ku kiciyo wllo qof qalpi wngsan 🤲🤲

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 5 месяцев назад +129

    Amiro isn't easy ❤😂

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 5 месяцев назад +31

    Go forward brother team 27 ❤

  • @LeyloXasancali
    @LeyloXasancali 5 месяцев назад +3

    Kusali nabigeena Muhammed scw scw❤❤❤❤❤scw

  • @Suuban632
    @Suuban632 5 месяцев назад +1

    Waaaaw best Vidio aan daawado walhi anoo Exam galaaaya ayaa hadana vidioyadiina haday soo dhacaaan waaan daawadaaa❤❤❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 месяцев назад +8

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 5 месяцев назад +3

    The best RUclipsr asad mohamed hagio ❤

  • @MuniiraQadar
    @MuniiraQadar 5 месяцев назад +10

    Ayy😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤dadka team ka nagu hayo❤❤

  • @Qu681
    @Qu681 5 месяцев назад +1

    Team27 team la tagero wa tihin masha Allah qalbiga idinka jecelahay dhamantin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-te8ob2dq6o
    @user-te8ob2dq6o 4 месяца назад +2

    asad wallaahi anoo xajka joogo kusooduceeyay waallahi ilaahay cafimadka alaah kuusiyaadiyo😢❤❤ wll mcn

  • @anasali-bt1qx
    @anasali-bt1qx 5 месяцев назад +22

    Qof wabo xanuunsan allah cafiyo iyo qofkasto dhibaan an isku duceyno Nbga anku salino scw

    • @marwo1162
      @marwo1162 5 месяцев назад

      Aamiin aamiinn🤲🤲🤲🤲❣️scw scw scw scw scw

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 5 месяцев назад

      Allahuma amiin yarabi. Salallahu caleeyhi wasalam

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 5 месяцев назад +4

    ربنا اتنا في الدنياحسنة وفيءاخرةحسنه وقناعذابالنار🤲

  • @user-nw6ns6kq8x
    @user-nw6ns6kq8x 5 месяцев назад +4

    Asad soo samee barnaamij ay orod wiilasha ku tartamayaan ceyda iyo cumeerna haka reebin 🙏 🥰

  • @aishadeef
    @aishadeef 5 месяцев назад +11

    Allow qatumada no hagaji wilashi lugahoda way asturn yhn gabdhihi lugahoda way qwan yhin

  • @drdegan7434
    @drdegan7434 5 месяцев назад +5

    Asad lugtadi way dhaqaday alle haku cafiyo wlo❤❤😢

  • @cuud_
    @cuud_ 5 месяцев назад +11

    5 ta teamka ugu dhibka badan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdiahmed7405
    @hamdiahmed7405 5 месяцев назад +8

    Wilasha lugahoda WA asturanyihin gabdhaha WA qawan yihiin aduun

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 5 месяцев назад

    Msha allah sida iskugu faraxsan tihin an wax lodhigaba jirin isha nacabka ilahey haydin kaqabto Guuleysta sxbyal❤

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 5 месяцев назад +10

    ilahow guleystaha iga dhig😭🤲

  • @CADNAAN
    @CADNAAN 5 месяцев назад +14

    Kooko Faraha Uun Ayay Ka Jasaysa Sidi Lo So Qarxiyay Ba😂😂

  • @xasanleedsxasanleeds7383
    @xasanleedsxasanleeds7383 5 месяцев назад +1

    The best person ever the most knohamed Salalahu celeyhi wasalam❤❤

  • @SuusuAli
    @SuusuAli 5 месяцев назад +26

    I love them😂❤

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm 5 месяцев назад +6

    Wwwwwwwww m.a my team 27 alle idinmakala fogeeeyo sidaas ufaraxsanaada siiba 5tiina farxadu waa dhankiiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 5 месяцев назад +4

    Woow thé is super vidéo Ilike bro Fourn Djibouti hi koko comment cava toi

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 5 месяцев назад +2

    Ar Asad dhibaadana midakale sadaaqu wa sir aad loqaarsaado ❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 5 месяцев назад

    Welcome back again guys keep going guys

  • @Zafiina939
    @Zafiina939 5 месяцев назад +6

    Allah is one🥺❤❤

  • @Yuusuf680
    @Yuusuf680 5 месяцев назад +3

    Waxaan rajaynaa in aan noqdo guulaystaha i.a Asad hagio guulayso Abti mcn 🎉❤

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 5 месяцев назад +2

    Asad hajio wanku tageraa sxb ❤❤❤ illaa 2019 wanku dawadaa

  • @xamdajaamacmaxamed2839
    @xamdajaamacmaxamed2839 5 месяцев назад +2

    Aan ajar wada shaqaysano kusali nabigeena muxamed❤❤scw scw

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 5 месяцев назад +4

    Halmar walalyl igu la saliya xabiibkena scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alllaw iphonka ii calaf amiiin yaa rabi ❤

  • @AbdiwahabAli-xd6cv
    @AbdiwahabAli-xd6cv 5 месяцев назад +5

    Allah is one ❤

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 5 месяцев назад +2

    Waar paysi kala so daga app storka ama pplaystorkade❤❤ wa shirkad macquula oo an habsan lahayne❤

  • @cnuurciise6599
    @cnuurciise6599 5 месяцев назад +2

    Asad wllhi cawa waa qoslay wllhi asad fana aa thy zxb keepgoing my brother 😂

  • @liina3528
    @liina3528 5 месяцев назад +5

    Mnshallh farxadoda❤

  • @Talent_girL1
    @Talent_girL1 5 месяцев назад +4

    Assad wlhi tan io 2019 wkugu xirnaa wana ku tageera Iphone kaanaa iguso aadi ani wll i nasiibku isacido rajeynayaa❤

  • @Mohamedoffical12
    @Mohamedoffical12 5 месяцев назад

    Youbtuberka uuka ween somali ased hajio keep gowing taliye you se new way pro

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 5 месяцев назад +3

    Wllhi labadaan habeeen qosolkaa iga dhamaaaday 😂😂😂😂 bismillaahi