Комментарии •

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 3 месяца назад +775

    ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ

    • @KimJanaa
      @KimJanaa 3 месяца назад +3

      Scw☺✨❤

    • @IFRAHmahadDaud
      @IFRAHmahadDaud 3 месяца назад +3

      Scw scw scw❤❤❤

    • @user-ub3oe7qj6j
      @user-ub3oe7qj6j 3 месяца назад

      Scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw

    • @user-kp4jl2zz7t
      @user-kp4jl2zz7t 3 месяца назад +1

      Scw scw scw ❤

    • @user-ie6ux5pn4h
      @user-ie6ux5pn4h 3 месяца назад +1

      SCW ❤❤❤❤

  • @abdikadirmohamed6760
    @abdikadirmohamed6760 3 месяца назад +957

    Labis igu Disheen Dhamaan Team 27 😂😂😂 Qaasatan Xilibaanada 🎉🎉Amiira❤❤❤ yaa igu Raacsan 👍👍

  • @user-un7ds5lh1y
    @user-un7ds5lh1y 3 месяца назад +7

    Ku saliya nabigeena muhamed scw❤❤❤❤❤❤

  • @CRISTIANO.RONALDO.17
    @CRISTIANO.RONALDO.17 3 месяца назад +8

    Ku Sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 💖❤️ 💕❣️❣️😘❣️😘😘😘

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 3 месяца назад +494

    Labis nagu garaacdeen team 27 siiba gaar ahaan xildhibaan amiiro😂😂😂😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 3 месяца назад +371

    Sida Amira qurux u labisatay iga qora gabdho badan o Aros u socda o sidas u labisdoona la arkaa ayyy labiska top weeye

    • @AliyaAnhar-yl2fd
      @AliyaAnhar-yl2fd 3 месяца назад +10

      Ana kow ka ah bele walhi

    • @user-wg4rc1ni2d
      @user-wg4rc1ni2d 3 месяца назад +6

      aniga ugu hureyo

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 3 месяца назад +2

      Horeba wn u arkay gabdho sida u labisan markii masarka laga reebo

    • @maryammacalinnuur4033
      @maryammacalinnuur4033 3 месяца назад +1

      Qamaarka sidaas loo xiraayo waa la yqaan lkn wali gbdhaha caankaa kuma arkin

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 3 месяца назад

      O adigu uhoreysid somah akhwaan 😂😂😂

  • @nasraabdi1107
    @nasraabdi1107 3 месяца назад +139

    Xaqiqda markan kahadlo cumeer runtiis waye koko dhaarteda ay iska celcelinoosa waxay cadaynaysaa inayna tuuga ahayn taasna maloo baahno si saxa u dheele oo daacad ah
    One love guys🤍❤️

    • @Amal_dherey
      @Amal_dherey 3 месяца назад +5

      Haa wlhi ani isku male yay ba cumer wu saxsan yhy

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 3 месяца назад

      ​@@Amal_dherey Haa dhaarteeda saaid waaye

  • @samiya9014
    @samiya9014 3 месяца назад +65

    Gaymka waa qalad sabbto ah in uu qofka dhaho qofka kale mahi ani imin iyo inuu dharto iyo qof cayarta kabaxay inuu ka hadlo waa qalad koko asad amira waqaldantihin dad isla jiray cml u dheshen😢

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 3 месяца назад +3

      Haa walahi waa ki dheeleen, waliba Asad iyo Koko dhaar ayay kaga dartay mida labaad koko

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 3 месяца назад +363

    Koko xariif ay ku tahay game kaan caqli leey waaye maasha allh.

    • @Kingramesh11
      @Kingramesh11 3 месяца назад

      aad io aad

    • @HanaShariif
      @HanaShariif 3 месяца назад

      Maasha Allah

    • @mohamednunowhud405
      @mohamednunowhud405 3 месяца назад +4

      Lkn wey dharanee sidaas game ka macnahiisa ayey Lumisay cumeer badin Lahaa

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 3 месяца назад

      ​@@mohamednunowhud405meel fadi mey daaranine😏😏

  • @fartuuncali1619
    @fartuuncali1619 3 месяца назад +439

    Team Xildhibaanada one like❤😅

  • @Maserley
    @Maserley 3 месяца назад +33

    Jah amiira labiskeeda igu garacday amiroy labiskan lee so xiiro❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 месяца назад +54

    Koko gameka waashay waa kucelis gamekan 😢😢

  • @user-ft5to3xs3c
    @user-ft5to3xs3c 3 месяца назад +193

    Inta ila jecel nabi muxamad scw ❤saara ❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 месяца назад +144

    Dr. Koko is not easy ❤️❤️🥰♥️🙏

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y 3 месяца назад +88

    Waa run koko iyo asad a qasay ciyarta koko amira walahi i amin e ku walatay walahi waa cumer i amin e ku walatay

  • @AzhrafOuthman
    @AzhrafOuthman 3 месяца назад +4

    Hadal Afkaaga kasoo Baxa Waxaa Ugu Wanaagsan Saliga Xabiibkeena Mohammadﷺ❤:📿

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 3 месяца назад +138

    Amiira labis nagu garaacday maasha allh ❤

  • @CabdiMahamed-kr1rf
    @CabdiMahamed-kr1rf 3 месяца назад +282

    Dunidan ma soo marin Ruux ka Sharaf Badan Kana run Badan Nabi Muxamed scw❤ ﷺ❤

    • @HanaShariif
      @HanaShariif 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @IsmacilAbdi-of1od
      @IsmacilAbdi-of1od 3 месяца назад

      Scw scw scw

    • @idilmahad5245
      @idilmahad5245 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hafsanuur1872
    @hafsanuur1872 3 месяца назад +46

    Xilibaan xaal qaado Amiira waa IGA qoslusay mustaqbalka xilibaan kuu dooraneenaa😅

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 месяца назад +37

    Koko gameka dharta kadaa asad adna lacag jaceylka jooji 😂😂😂

  • @sucaadsimaan5287
    @sucaadsimaan5287 3 месяца назад +148

    Labiska amira wa i washay😂😂😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 3 месяца назад +189

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊

    • @user-xr7cc3jm8k
      @user-xr7cc3jm8k 3 месяца назад

      Abeera team 27 maa usoo laabatid waalaguuxiisay

    • @user-mt5cv5re3z
      @user-mt5cv5re3z 3 месяца назад

      Scw scw

    • @MadiinoAadan-ct1gh
      @MadiinoAadan-ct1gh 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-hy5nu7iu5k
      @user-hy5nu7iu5k 3 месяца назад

      صلي الله عليه وسلم

    • @user-bd1bx2zv2d
      @user-bd1bx2zv2d Месяц назад

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @usJamiila
    @usJamiila 3 месяца назад +24

    Waaawa amiiradayii style baad nugu dishay❤

  • @amiishaahmed3348
    @amiishaahmed3348 3 месяца назад +17

    Wow Amiiira style nagu dishy ❤

  • @user-ov5ol8pn5t
    @user-ov5ol8pn5t 3 месяца назад +119

    Ayyy amiira qurux style nagu dishay ❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 месяца назад +137

    Amiira qurux style keeda 10/10😅❤❤

  • @user-ql9sw9gp9r
    @user-ql9sw9gp9r 3 месяца назад +9

    Allah is one 😢❤☝️

  • @osmansokorey-yv7mu
    @osmansokorey-yv7mu 3 месяца назад +2

    WAlakala shakiyey Gamesa waxaa ciyarikaro qofkasayo omg 😲 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o 3 месяца назад +218

    Hal mar aan kusalino xabiibkena muxumed scw scw scw ❤️❤️❤️

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 3 месяца назад +115

    ❤ayyy amiira diraca wey ku shidantahey

  • @Aaliyamaxamuud
    @Aaliyamaxamuud 3 месяца назад +26

    Amiira steyl aan nagudishay wllhi ❤👸🏻

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 3 месяца назад +36

    Wow Amiradeyda cawo labis Aya igu garacday so beautiful sildhibanada Team 27❤❤

  • @Qanicco-10
    @Qanicco-10 3 месяца назад +158

    Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and most shine all created mohamed scw❤❤❤

  • @user-ce7up7rz4m
    @user-ce7up7rz4m 3 месяца назад +162

    Ani haday koko kujirto waadaawanaa lee gabartaanaa ujeclahayba game kadhan koko apayo i love you waligaa jiroo joog hana naga dheeraan apayo mcn kujeclhy wllhi❤❤❤❤❤😊

    • @fardowsocali8814
      @fardowsocali8814 3 месяца назад +7

      Same Wlhi hadesan Koko ku jiri lahyn ma dawan laheen❤❤I love this girl 😢

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 месяца назад +2

      Barigii hore ayaan sidaas ahaa lkn waa naag iimaanka udhacday qofkale oo aan ayada ahayn inuu guulaysto majecla car game kasta ufiirso 😂

    • @rashkadiini1665
      @rashkadiini1665 3 месяца назад +1

      Koko game ka ayada qastay

    • @fardowsocali8814
      @fardowsocali8814 3 месяца назад

      @@rashkadiini1665 caga dhigo wa dalantehe waxey qaste malahn kaliya tuuga bis bey shegte

    • @dahaboXassan
      @dahaboXassan 3 месяца назад +2

      Ani xita mash alh abayo ilhey anodhafo Koko bule❤❤😮

  • @user-th7zn9jo9j
    @user-th7zn9jo9j 3 месяца назад +13

    Scw. Koko dhaar ayay dhesha ugudheshay marara badan ayey dharatay. Koko ciiyar ta. Hakudhelin

  • @qalifxuseen9221
    @qalifxuseen9221 3 месяца назад +50

    Geemka caawa wuu fashlmay marki indhaha lahiraayey oo tuuga indhaha fur ladhaxaayey koko ayadana indhaha ayeey furtay si ay uogaato tuuga sidaas daraaded halkaas khiyaano ayaa kujirta labo koko ugu yaraan shan jeer ayey dhaaratay sedax asad marki uu iscadeeyey kabacadi cumeer asaga ayaa fashiliyey sabab tooah waxaa larabay marba xadii uu iscadeeyey waxaa larabay in uu iskacaamoso sidaas daraaded fashilka cumeer qeeb ayuu kaqaatay dadka sida dhabta ah geenkaan uciyaaray waa amiira & cayda hormar wacan dhammaan Tem27 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Zakari2
      @Zakari2 3 месяца назад

      Mahubta

    • @xananxadari9202
      @xananxadari9202 3 месяца назад

      Koko indhaha maba furine mxd beenta ku falaysaaa

    • @SacduushCabdulaahi
      @SacduushCabdulaahi 3 месяца назад

      Anibo SaaS ila ahayd

    • @simranshariifibraahim8728
      @simranshariifibraahim8728 3 месяца назад

      Benta daa indho la furay ma arakne mise mel kale ka dawatay

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 3 месяца назад

      Waa saxantahay, lkn amiira go aan maleh qof kale ayay go aankiisa ku raacaysaa 😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 3 месяца назад +86

    Omg caawada nuurkeedaa baxaaya 👸AMIIRADEENA👸 m,a she's so cute and amazing always 🖤♥️♥️👏👏🥳our queen AMIIRA alle haku xiftiyo m,a

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y 3 месяца назад +63

    Omg koko is really smart bro like what

  • @user-un7ds5lh1y
    @user-un7ds5lh1y 3 месяца назад +5

    Marka aan leyahay team 27 gabdha ugu quruxda badan wa amiira been ma umaleysiin mashallaah styka❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qy7rf5zl5d
    @user-qy7rf5zl5d 3 месяца назад +15

    Team amiira ismuujiya one like 👍

  • @Sacdiyo-fg9tx
    @Sacdiyo-fg9tx 3 месяца назад +70

    Waw ish cala qurux amiiradeyna❤❤❤❤😅

  • @SuadoAhmedRage
    @SuadoAhmedRage 3 месяца назад +84

    Amiira quruxdeda said cawa mnzha allah labis nagu garacday ❤

  • @abdulhussein4399
    @abdulhussein4399 3 месяца назад +15

    Game ka igu yaraan sadax ama afar qalad baa khadacay midka koowaad koko nafteeda bee kudharaneese midaasna waa qalad, qaladka lawaad amiira game kaan war umaheeso qof go'ankiisa beey kuraace midaasna waa qalad kle, Kan ugu dambeeyo Asad inaad game kaan ka aamusto beey eheed reaction kaaga baa caawinaaye dhelayaasha, inaad wax kabadali dontiid rajeneena inshallah team 27 one like ❤

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 3 месяца назад

      Haa waliba dhaarta Koko ayaa wax badan qalday, asadna inuu meesha ka kaco ayay ahayd

  • @Narkoedits
    @Narkoedits 3 месяца назад +46

    Gamekan dhaarta ka daaya teeda kale adi asad waaba baxdy hadalka jooji dadka fazhilooza dhaarta ka daaya gameka keep going team 27❤

    • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
      @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 3 месяца назад

      Yutubkisa wye dee

    • @Narkoedits
      @Narkoedits 3 месяца назад +3

      @@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp meezhan ka hadlayo fahan horta ha izka zoo ordinee

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 3 месяца назад +156

    Qabqab caawa waa shidanyihiin Shaxda fahma😂😂😂❤❤❤

  • @bestcameraman9083
    @bestcameraman9083 3 месяца назад +169

    Qabiilku waa Naclad 👍 Qabiilkeygu waa Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

    • @hjay5850
      @hjay5850 3 месяца назад

      Somali naclad miyaa marka .balo kudagtay

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 3 месяца назад +2

      Somali aya nacalad laguadhohin ee qabil wa nacalad lagu dahay wa na ruun🇸🇴🇸🇴💪

    • @Ifraax-nn3gl
      @Ifraax-nn3gl 3 месяца назад

      ❤😊😊🇸🇴❤

    • @cabdiwaaxidaxmed6165
      @cabdiwaaxidaxmed6165 3 месяца назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @cabdiwaaxidaxmed6165
      @cabdiwaaxidaxmed6165 3 месяца назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 3 месяца назад +12

    Xilidhibaanada team 27 aa ugu shidan meesha m. Allah

  • @adenosman5319
    @adenosman5319 3 месяца назад +15

    laakin ciyaartan inu qofku dhaar afkiisa kaso baxdo uma ficna wayo isla marka maskaxda qofka kale u ka wecinya qalbkiisa u leyahy way madamo ay magaca alle ku dharatay xisaabta haku darin laakin kuso celi inchaa allah oo waliba waa in qofka la xasuusiyo inusan afkiisa dhaari kaso baxin
    mahadsandiin team 27

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 месяца назад +82

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵😢

    • @ALIMENTAL499
      @ALIMENTAL499 3 месяца назад

      Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MadiinoAadan-ct1gh
      @MadiinoAadan-ct1gh 3 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 3 месяца назад +146

    War aniga gameka dhan ikuma socon amiiran iska daawanyay🎉❤qurux iyo labis aya beerka naloogu garacay😂❤❤❤

    • @fahmaali5923
      @fahmaali5923 3 месяца назад +2

      Me too wlhi 😂😂❤

  • @JuweriyahHassan
    @JuweriyahHassan 3 месяца назад +13

    Ceyda saxiip run ah wuu ka qaleeyey cumeer hal gabdhuhu qeylo badanaaa

  • @user-yy3xl5jm3i
    @user-yy3xl5jm3i 3 месяца назад +18

    Cayaarta Koko ayaa ku dheeshay inay dhaarato may ahayn imisa jeerbay dhaartay bull shit 👊👊👊

  • @ifrahsumiya7785
    @ifrahsumiya7785 3 месяца назад +408

    Amira's libas is another level I lyk it❤👍

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 3 месяца назад +10

      English tan xaga looga hadlaa😂

    • @abdifatahmuuse3579
      @abdifatahmuuse3579 3 месяца назад +9

      ​@@mohamedzidiiq7969 TEAM AMIRA KU HADLA 😂❤

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 3 месяца назад +3

      @@mohamedzidiiq7969
      English suuqi la dhahaa😂

    • @QadarSahal
      @QadarSahal 3 месяца назад +4

      I love it all team 27
      May Allah protect you all guys
      🤲🤲🤲❤❤❤

    • @geellejama7131
      @geellejama7131 3 месяца назад +3

      Haa wlhi

  • @user-hg2fr8ux3y
    @user-hg2fr8ux3y 3 месяца назад +71

    Markay fadhiday amira maba garanayn xildhibaan nagu garacday cawada waaw 🤣♥️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 месяца назад +5

    Amiira saaid bay u qurux badnaatay markay soo fadhiyaan Amiira wax kale ey noqotayba wow

  • @malikjamal6662
    @malikjamal6662 3 месяца назад +10

    Koko is more intelligence than asad, ceyda and Amira.

  • @kawsarshuuke2659
    @kawsarshuuke2659 3 месяца назад +61

    Caawo dhan amiira daawanayey she's beautiful 😍 ♥

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 3 месяца назад +35

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋❤❤❤

  • @ShaymaQurux
    @ShaymaQurux 3 месяца назад +27

    Jah Xildhibaanada weyna waaleysaa caawa labiskeeda waxba lagaama qaban karo m.a 😊❤❤

  • @IkraanMohamed-xz8ow
    @IkraanMohamed-xz8ow 3 месяца назад +10

    Koko best talent 😊

  • @user-ku8fq2xd8m
    @user-ku8fq2xd8m 3 месяца назад +35

    Ayyy amiira caawa style naku dishay😂❤

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 3 месяца назад +43

    Amiira LabiskeeDaH😻❤️

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 месяца назад

    hore u soco bro, best somali youtuber.

  • @user-bo8og1xi6d
    @user-bo8og1xi6d 3 месяца назад +5

    amiro qurdii oo qufa Masha Allah qali ❤❤❤

  • @falismohamed5698
    @falismohamed5698 3 месяца назад +64

    Yaa Alllah Asad lugahiisa ku istaaji waa ugu riyooday asagoo asagoo lugahiisa ku istaagay yaa Allah waxba kulama ahan inaa ku istaajiso lukahiisa🤲

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 месяца назад +55

    Jah style ka amiira iga gadan ani jah xilibaanada

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 месяца назад +15

    Lacagta haday ayada qadaneen in laqataba marabto ar naagtana dhaar ay eber uga dhigtay gameka iyo asado gees kaqaylinaya war cumeer waa wiil yar kadaya qaska badan ish 😂😂😂

    • @filsanmohamed795
      @filsanmohamed795 3 месяца назад +3

      Haa wlhi waa dhuuniyad kaliged inay cunto rabtaa Nacay naagtsn waana khiyaano iyo been miiran

    • @keyfabdi8071
      @keyfabdi8071 3 месяца назад

      Waa game qofku wuu inuu tuuga soo qabta teeda kle kooko Maxy lacag uga bahanthy

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 3 месяца назад +2

      @@keyfabdi8071 waa horay cunuga aragtay balo ay iska dhigaysaa varka fiiri say ugu toosantahay cunuga markii indhaha lafurayo mideda kale markay amiiro kashikisay walahi i aamin bay tiri waxasna wA qalad waxay ayada aminsantahayna intay dadka kadhacdhiciso udharatay isku darsatay meshan waxay kacaqli badan tahay maleh umada qiyamaysa 😂😂

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂 waad iga qoslise😂 koko maaba duuni kutilmamte😅 yaa ku qaldhoosa😂😂 nag ku gaari weyse iyo nin kuhili waye lee kaa maseeran😂

  • @hapiiphassan2753
    @hapiiphassan2753 3 месяца назад +54

    Koko baa game ku ciyaartey
    Kow qofkay ku dhagtey bay dadka kale ku qasabtey inay doortan
    Hadana way dhaaranaysa✋

    • @user-fp7sf5id9u
      @user-fp7sf5id9u 3 месяца назад +1

      Halmar dharatay ine aheen lkn inta kale ino asi yhy u dharaneeysay weena dhahi karta wlh asi waye sababto ah wacadi ayada ine aheen lee u dhara karin halmar lee kaso fakatay

  • @hamdikhadar9260
    @hamdikhadar9260 3 месяца назад +73

    Ayyy Amira style nagu garacday m.a❤🎉

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 3 месяца назад +45

    Allah es grand nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my team 27 one love ❤ 😊

  • @CabdiSalan-mx6ly
    @CabdiSalan-mx6ly 3 месяца назад +4

    Amiro masha Allah labiska qurux asaturnan

  • @shaymanura5389
    @shaymanura5389 3 месяца назад +24

    Gameka koka ku dheeshay inay cumeer qishatayna waxa ku tusaya say u dharanayso tankle asad dad 2m ah aa kugu xiran xuquqda gameka ilaali intaas le ku dawana saan cawa qalad waye

    • @user-fp7sf5id9u
      @user-fp7sf5id9u 3 месяца назад

      Koko inee asi u yhy hade u dharato waa cadi ee dadka ka dhac dhacsiiso lkn ine nafsaded u dharato ine aheen bis qalad ah kasna halmar kaso fakaday

    • @user-xf4wy1oq4h
      @user-xf4wy1oq4h 3 месяца назад

      Koko kadhamaada weysaxanthy

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 3 месяца назад +1

      Waa runtaa way aragtay 😂😂

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 3 месяца назад

      Markey dhadh caqligaaga ka maseeran wa iska sidan😂 koko is legend ❤️

  • @Fariidoabdirahman598
    @Fariidoabdirahman598 3 месяца назад +33

    😂😂😂😂amiiira❤xil-dhibaanadeena from Hargeisa

  • @masbal9180
    @masbal9180 3 месяца назад +34

    Waaawareeeer Amiira qurux ❤❤❤❤ sidee i yeeelaysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y 3 месяца назад +24

    Xildhibanada libiskeda wu fadhiya top waye❤❤❤

  • @Imoo5
    @Imoo5 3 месяца назад +4

    Koko ku dheeshay waa dhaaraneysay cwa dhan

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 месяца назад +53

    Team qab qab io Koko bulle iO Cumar iO my brother Asad HAiGo Meel Ee wada jogaan Farxad u daaa❤❤❤❤walaalaheyga keep going

    • @Zakari2
      @Zakari2 3 месяца назад

      Cumeerko dheh

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 3 месяца назад +28

    wayyyyyyyyyyyyyyy amiiiiiiira libis nagu dishay caaawa she is sooooo cute m.a😍😍😍😍😍

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir 3 месяца назад +9

    M.a amiiro style nagugaracdy❤

  • @Also-vr7qm
    @Also-vr7qm 3 месяца назад +4

    Lamanaha cusub gur wacan qalbi to qalbi i love you

  • @OmarRahima
    @OmarRahima 3 месяца назад +25

    Wwwww amira she is so cute machll hildimanada

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 3 месяца назад +27

    koko nagwax baratey ma sha ALLAH ☝️💯👌

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 3 месяца назад +5

    Asc waan idin salaamayaa reer 27 wiilasha ayaan la hadlayaa illaahay ka yaaba oo timaha iska gaabiya oo qaata su nihii nabigeena maxamada salalaahu caleewasalm

  • @miskimorata2854
    @miskimorata2854 3 месяца назад +7

    Ayyyy m.a amiradena cwa style nagu garacday wlh💗❤🔥

  • @ayuucade3094
    @ayuucade3094 3 месяца назад +65

    Ku Sali Nabigeenna Muhammed scw ❤❤❤❤

  • @Naxariisleyyyyyy
    @Naxariisleyyyyyy 3 месяца назад +27

    Wow Amiiro labiskeeda m.a🎉😊😮quruxdaydiii ❤😊

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 3 месяца назад +4

    Masha allah ino dhaha amiira labiskeeda leeba ku heesiinee horta masha allah ugu hormariya amiiradeena ❤

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 3 месяца назад +3

    MASHALLAH BEAUTIFUL AMIRA ❤❤❤❤❤🔥🔥

  • @bashiircabdi032
    @bashiircabdi032 3 месяца назад +27

    Ha ilaawin Halligan nabiga scw❤❤

  • @user-mu8cf5bd7d
    @user-mu8cf5bd7d 3 месяца назад +30

    Amiiro wllhi wey iga qoslisey😂😂😂😂😂

  • @hodanali5237
    @hodanali5237 3 месяца назад +4

    Waxan ka helay xeldhimanad amiira qurux labis keda ❤ fantastic wow ❤

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow 3 месяца назад +5

    Taliyow koko indhaha ma xidhin cumer way arkaysay

  • @AnisaMuhidiin-vr9pt
    @AnisaMuhidiin-vr9pt 3 месяца назад +33

    Allaa labiska amiiro😂😂

  • @farxaanAydiid
    @farxaanAydiid 3 месяца назад +41

    Dunida maso Marin ruux ka sharf Badan kana run badan nabi muxamad scw ♥️

  • @sunduscabdulaahi9810
    @sunduscabdulaahi9810 3 месяца назад +6

    cumeer wuu guuleystay kamahelin ciyaartan 😂😂😂

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw 3 месяца назад +7

    Xildhibaanad Amiira muushin ayaa laga keena aqalka sare team 27😂😂

  • @user-lg1in6pm6p
    @user-lg1in6pm6p 3 месяца назад +47

    Koko wey dhaaranese
    Cumeer wuu saxan yahay

    • @aishamohamed8359
      @aishamohamed8359 3 месяца назад +1

      Amiiradi loo dhaartay ee lashukaamiyay ee wilasha intey isku mashquulsanayen Koko lahadashay ayaba dhahehso madhaaranin Alla maxey Koko indha cadees ku martay gabdhaha team 27 waxey kugaada intey jaamacada dhameysay ee yaa anaga game noogu balamiyo shitt 😂😂

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 3 месяца назад

      ​@@aishamohamed8359Haa indha cadees caadiya, waxaaba igaga daran amiira gameka war umaba hayso qof kale ayay go aankiisa ku raacaysaa

  • @khaledisse7
    @khaledisse7 3 месяца назад +22

    Amira style

  • @mankacadeofficial3802
    @mankacadeofficial3802 3 месяца назад +12

    game ku celis waye sabaabto ah koko ku dheeshay way dhaaratay ciyaarta bilaw ila dhamaad cumer ku dhagtay hal qof in lagu dhago way adagtahy macqul maha marka wax lee jiro qiyano ah😂

  • @albaniwaye9407
    @albaniwaye9407 3 месяца назад +11

    Koko don’t swear plz gameka halenosa