Maxaa Kala Qabsaday Siyaad Barre & C/laahi Yusuf | Sir Qarsoonayd

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Maxaa Kala Qabsaday Siyaad Barre Iyo Cabdullaahi Yuusf | Iga Tag Iimaan Laawayohow!!
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Комментарии • 71

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 4 года назад +6

    Wariye run sheeg ah baa tahay noo wad si somalidu inta aan wax ogeyn wax u ogaadaan meesha wax ka qaldameen dhibka nahaysta dadkii ka lifey we need to now history thank you so much

  • @sidowmaxmed4128
    @sidowmaxmed4128 4 года назад +6

    Walaal noo sii wad taxanaha waa taariikh wanaagsan thanks

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +1

      Mahadsanid sidow waan sii wadaynaa walaal

    • @Yasirkingo
      @Yasirkingo 4 года назад +1

      Waa runtaa sheekada buuga C/laahi Yuusuf dad badan Aya xisenaya in ay wax kA ogadaan laga Soo bilabo 1950 ilaa 1991 xaladaha uu dalka marayay

    • @maxamadmuxudin6460
      @maxamadmuxudin6460 4 года назад

      Sas waaye

  • @clahicadow573
    @clahicadow573 Год назад

  • @cabdicade9731
    @cabdicade9731 4 года назад +2

    alle hawnaxariisto labada marxuun

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 4 года назад +5

    Waxbadan ayaa ka leexleexanaysaa ee anaga hanoo akhrin nin wuxuu qortay siad barre iyo abdullahi yusuf kala nasiib badan

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 года назад

    qosol iga dheh walhi alaha uwada naxariisto

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 3 года назад +2

    Abdilahi Yusuf: anigu ciidanka Ayan horumarinayey halka isagu waxkale ku jeeday?????
    Ma waxan rumaysanaa madaxweynahii Siyaad bare Ayan cidamada jeclayn. Qof walba xasuus qorkisa isaga isku amanaya hadalkisa iyo xaqiiqadu wa kaaf iyo kala dheeri.

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 года назад +3

    waad mahadsantay cidii runta diidan yay dhagaysan

  • @jaamacwabarijamaamac232
    @jaamacwabarijamaamac232 4 года назад +5

    Sax sax cabdilaahi yuusuf waa nin qaran siyaad barre waa dilaaaa caana lkn taariikhda ma xusin!

    • @najmoabdullahi3127
      @najmoabdullahi3127 4 года назад +1

      Ader waa la ogyahy c/yusuf wax uahaa sayid na waa halyey qaran

  • @musharafahmed9083
    @musharafahmed9083 4 года назад +3

    M.a siyat bare R I P

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Год назад

    c/laahi yusuf thug.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 года назад +1

    Waa la laa yey wax Garad

  • @cabdikuus1065
    @cabdikuus1065 2 года назад

    Ùù

  • @bisharojama3660
    @bisharojama3660 4 года назад +9

    Dowladii kacaanka may aqoon qabyaalad

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 4 года назад +2

      Yes 💙💪☝

    • @madaroumar7534
      @madaroumar7534 4 года назад

      Adigu ma ciiyal kacanka tahay gabyaalad somali isku dilaysoo isaaga kadabeyeh

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 4 года назад

      BURBURKII KU DHACAY WIXII LOO YIQIIN SOMALI REPUBLIC WUXUU LA BILOWDAY IS-DHEX YAACI LABADII DAL EE KALA AHAA SOMALILAND IYO SOMALIA !!!!!
      WAXAANU KA BILAABMAY OO NIYAD JABKA KOW KA AHAA QABYAALADDII IYO MUSUQ MAASUQI LAGU QAATAY DARAJOOYINKII CIIDANKA OO AY DARAJO SARKAALNIMO ISA SIIYEEN NIMAN AAN LAHAYNBA TABABAR CIIDAN E AHAA BILAYSKII TALYAANIGA EE LA DAFIRAY DARAJOYINKII SARAAKIISHII KA TIMI TIMI SOMALILAND OO KA SOO BAXAY KULLIYADDA MILITARYGA INGIRIISKA EE LOO YAQAAN SANDHURST MILITARY ACADEMY!!!!!!
      CAABAQU HALKAAS BUU GALAY MARKII U HORRAYSAY, DABADEEDNA WIXII KA DHACAY BAA KA DHACAY

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 года назад

      Kacaanku qabiilkii ayuu kor u qaadey.maxamuud saleeman ayuu marada u taagay .halka leelkase uu soo dhaweystay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 года назад +1

    War warka waxbaa ka dhiman markii maxamed siyaad cabdilaahi ku yiri aan afgambi samayno cabdilaahi wuxuu yiri aniga madaxweyne ma layga dhigayaa maxamed siyaadna wuxuu ku yidhi cabdilaahi ninkaynu u garano ayaa madaxweyne laga dhigayaa ka dib cabdilaahi wuxuu yidhi tan maxamuud saleebaan baa haysta oo cidna ku doorsanmaayo markaa ayaa maxamed siyaad yidhi adigu ma aaminsanid cid aan idinka ahayn inay dalka u talin karto sheekadu saasay ahayd

  • @nimratsingh7417
    @nimratsingh7417 4 года назад +1

    Allaha unaxariisto 2dabo. Siyad barre o kle maheleeno geesi

  • @cabdikuus1065
    @cabdikuus1065 2 года назад

    Ù

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 4 года назад +3

    Afweyne Bare wa layaqaabay inu maafiyada Talyaaniga u shaqayn jiray ni diin shaqo ku lehna mu ahay o wakii dhagta dhiiga u daray culumadii tidhi yeeli mayno in dhaxalka u sinadaan raga iyo dumarku wixii la odhan jiray xeerka qoyska.

    • @bisharojama3660
      @bisharojama3660 4 года назад

      Maxa Ku ogatay inuu ka afweenyahay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 года назад +1

      Abdirahman ma xaarkii snm baad tahay kuwaasaa markay siyaad maqlaan dhiigu ku kacaaye

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад +1

    Siyaad bare wadanka itoobiyaan ma soo gelinin...laakiin dowladii awwoda badneyd uu dhisay ayuugacantiisa ku burburiyey waana mukulaashii dhasheeda cuntay.

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 4 года назад +3

    Mudane weriye intaadan sheekooyinka soo gudbin iska hubi, waayo halka aad ka tidhi: Maxamed Siyaad 6/1969 baa C/hi Yuusuf kexeeyey oo arin uu la yaabay ku yidhi ( inqilaab iwm) maaha sidaad u dhigtay ee waa 1967kii oo taariikhdeeda waan hayaa,halka C/hi Yuusuf laftigiisu wareysiga C/salaan Hereri ku sheegay 1967 kii .midna iska ilaali weligaa haysku xidhin Inqilaabkii 1969 kii iyo dilkii AUN Madaxweyne C/rashiid. Thanks.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      Dilkii c/rashiid iyo inqalaabku waa laba aan lakala gayn karin marnaba

  • @SiciidMaxamud-v8e
    @SiciidMaxamud-v8e 8 месяцев назад

    😂

  • @SiciidMaxamud-v8e
    @SiciidMaxamud-v8e 8 месяцев назад

    Tartan dowladeed ceebta kala dhalataa dal burburisey😂

  • @aarkamaantamedia2461
    @aarkamaantamedia2461 4 года назад +4

    Wllayaal subiscrub igu caawiya intii ilaahay garanaysaay

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 4 года назад +3

    sxb soo badi ama noo sii wad dee taxabaha taariikhda

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +1

      La soco walaal Sabtida iyo qayb kale waanan sii wadaynaa. Shiine Mahadsanid

    • @Yasirkingo
      @Yasirkingo 4 года назад +1

      Ha codsiga taarikhda buuga C/laahi Yuusuf wan wada sugeynaa

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 года назад

    Sheeko ku saabsan 2 Nin baad ka hadleysaan hal Nin sawirkiisana waad Soo Saarteen MXaa Ka waddlin????...Title khaldan sow maaha Magaca Qaamuus Iska Beddela????.

  • @abdishakurxajirnuur6627
    @abdishakurxajirnuur6627 4 года назад

    Siyaad bare nin qof

  • @wardheremadiachannel6705
    @wardheremadiachannel6705 4 года назад +2

    Wariyaal sanadkaan ma jiraan ee yaan wax laga qorin waa iska mala awaalayaaye

  • @abdalefabiyo9714
    @abdalefabiyo9714 4 года назад

    3⁰

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 года назад +3

    Been iyo runba waysku dartay wariye
    1Sababtoo ah kamaaludiin waxaa dilay talyaaniga muxuu kornayl cabdulaahi Yusuf u ogaanwaayey?
    2 maxamed siyad haduu ka shakisanyahay Cabdulahi Yusuf muxuu ugu daray gudiga baaritaanka sow kama reebi karin?

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад

      Mahadsanid walaal Mahad. waa sida uu u qoran yahay xusuus qorka Cabdullaahi Yuusuf. sidaasi uunbaan u akhrinay annagu waxna kumaannaan darin waxna kamaanaan reebin. Mahadsanid walaal.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад

      Siyaad Barre kama reebi karin sababtoo ah sharciyan sharciyan gobolka baandir police forces waxaa taliye ka ahaa Abdullahi Yusuf, isaga ayeyna aheyd in uu marka hore baaro deetana u gudbiyo taliyahiisa. Waa sharci hadduu jiro

  • @guledibrahim6739
    @guledibrahim6739 4 года назад +3

    Been badan baa ku jirta cabdullahi yusufna nin la aamini karo ma ahen been iyo xumaan socotuu ahaa asagoo dhan

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад +1

      Been nin lagu yaqiin ma aheyn Abdullahi Yuusuf balse guryahii ubaxa kacaanka raggii lagu soo koriyey & mooryaantii dowlad diidka ah ayaa cadow u arkayey isaga. Ma wuxuusan dhisan baan hadda Federal ama Puntland at heysataa

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 4 года назад +3

    Cabdilaahi yusuf waa cumar maxamuud.cumar maxamuud iyo cismaan maxamuudna dagaal powerka ah baa ka dhexeeyey1960-69 xataa markii cabdilaahi yusuf puntland yimi waa kiir la dagaalamay cadde muuse oo cismaan maxmuud ahaa oo uu cadde muuse maganta waydiisan jiray garadag iyo habarjeclo

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 года назад +3

      War anaa Cisman maxamuuda Cumar Maxamuud Iyo cismasn meelay isku Dagaaleen Taariikhda luguma hayo mana Wada degaan Ee Siyaasiyiin Xil doona bay ahaayeen Cadde muuse iyo Ragiisii cabdullaahi Xurguftu dhex martay Tolkasna xalliyay MJ colasd Sokeeye Ma yaqaan

    • @ducaalexajicali9468
      @ducaalexajicali9468 4 года назад +1

      MOHAMED SHAKAAL waa saas sxb cumar iyo cismaan waa dad wada dhashay

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 года назад +1

      @@ducaalexajicali9468
      Waa Sidaa Sxb Majeerteen oo Dhanbaa Ah Dad ood Wadaaga oo Walaala ah Oo aan Xurguf yar mooyee Dagaal Weyn isugu Soo bareerin

  • @Maquste
    @Maquste 4 года назад

    Dadka beenta kadaa iyo borobogandada maytadana haka been abuuranin