Inqilaabkii Maxamed Siyaad Barre | Xusuusta Cabdilaahi Yuusuf| Xogo Sir Ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 69

  • @QAAMUUS
    @QAAMUUS  4 года назад +16

    Talo: Saaxiibada Kanaalka ku xidhan ee halkan ku soo fal-celiya ama ray'yigooda ka dhiibta muuqaallada aan soo galino intiina badan 99% waad ku mahadsan tihiin sida aqoonta, dhaqanka iyo dadnimada leh ee aad uga fal-celisaan balse waxaan ku waanin lahaa inta yar ee fara ku tiriska ah ee halkan dadka maytida ah ee dhinta ku caaya, qaarkood qabyaalad ka sheekeeya in ay Alle ka baqaan oo qofku wixii uu si qaldan u arko uu si aqoon leh uga dareen celiyo isaga oo aan cidna Aflagaadayn. waxa xusid mudan in buuggan aan muuqaalka ka samaynaynaa uu yahay xusuus qorka Marxuum Cabdullaahi Yuusuf ee aanay cid kale lahayn.

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Год назад +1

    Allayaraxma aabe siyaad

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 3 года назад +5

    Somalia 🇸🇴 Guul

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 года назад +2

    Alla yaa raxma Sarreeye Gaas #General_Mohammed_Siyaad_Barre

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 года назад +8

    Waa xaqiiq ah in Nidaamka hatiwadaaga ee uu qaatay taliskii Siyad Barre oo ku dhisan yahay 1) dowladladu la wareegto dhamaan Ganacsiga 2) in dadwaynaha loo sameeyo xarumo hanuunin, maanta waxaa ku dhaqma taas dawlada North Korea,
    Cabdillahi Yusuf si fiican ayuu taa u sharxay

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 года назад +1

    Ilka yar danbe waa ugu dhamaatey Dee👇

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +4

    Masha allah waa xog aad umuhiim ah wxa idinka codsan lahaay inaad inoo soo diyaarisaan taariikhda general salaad gabeyre iyo general ceynaanshe

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад

      Hassan foodey Taariikdu waa in uu qoraa qofka inta uu nool yahay balse aanan laga diyaarin haddii uusan qoraagu ama shaqsiga TAARIIKHDA laga hadlaya iska horey ooga sii dardaarmin. 2 Marxuumba runtii taariikhdooda & wixii dhex marey Kacaankii Soomaali waa u muhiim in ay maqlaan.

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 3 года назад +4

    Waxaan ka helay qaabka habaysan ee aad iskugu xigxigsiiso barnaamijyada horay u soco wll

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +4

    Waa barnaamij muhiim ah

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 года назад +4

    Aniga cabdillaahi iyo maxamed siyaad makala jecli illaahay haw naxariisto labadaba mana ihi mareexaan laakiin iima muuqato eed cabdillaahi maxamed siyaad Ku eedeeyo inqilaab

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад +2

      Cabdirashiid walaal Cinqilaab waa dhacay, Sharci & baarlamaan waa la laaley, xadhig & xabsi baahsan ayaa dhacay, dil badheedh ah ayaa saraakiil sarre lagu sameeyey...Taa maxaan dhihi karnaa dimoqraadiyad xor ? Marxuumiinta kuligood Alllaha u naxariisto.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 года назад

      @@NurAlaaNur haa way jirtaa laakiin meel.malateri qabsaday baarlamaan kama shaqeeyo tan kale 1971.ayaa golaha sare waxay ka doodeen cidii inqilaab ku kacda maxaynu ka yeelanaa waxay goaan ku gaadheen in dil lagu fuliyo waxaana maqlay rag golaha sare ka mid ahaa ayaa ku adkaystay

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 3 года назад

      @@gedefletv6049 Gen. Ceynaanshe & Col. Abdukqadir Dheel cinqilaab kuma aysan jirin. Col. Gabeyrena hadduuba cinqilaab ku jirey wuxuu hirmuud ka ahaa kii Octobar 1969 dhacay isagoo moodey in soddogiis AUN Aden Cadde oo si xalaal & xor ahba looga gueystay isna si sharaf leh ku wareejiyey. Waxaa soo harey 25 sarkaal ee GSKacaanka ku jiray.... ragg baa baqdin & hinaaso ka qabay saraakiishaas la xidh-xidhay qaarkoodna la dilay. Waxay doontaba ha ahastee maantay Soomaali na wada heysataa ee Allaha inoo sahlo.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад

      Allah u naxaristo kuligod ima kala xigan lakin jamhada aya. Khaldana wadan dhisan bay burburiyen xata naftanadi halis bay galiyen

  • @sidowmaxmed4128
    @sidowmaxmed4128 4 года назад +2

    Halka nooga sii wad taariikh kale ma hayne thanks

  • @gaarsimedia1995
    @gaarsimedia1995 3 года назад +4

    Waxaan cudsan lahaa adigoo mahadsan in xusus qorkii abdullahi yusuf aad nooga sameeyso playlist gaar ah

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад

      Waa Ballan Walaal. waxaan ka samaynayaa Insha Allah Plylist Gaar ah. Duubistiisa waan bilaabayaa.

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 3 года назад +5

    Sxb 20 warbixin o kuwada ah ayan dhageystay 1 Mar Kama maqal siyad bare allaha unaxariisto, nin buko aya Tahay qabyaladna ka buuxdo, balse ogoow m s Barre Somali nina kama horeyn nina kama danbeyn,,,.

  • @nora5057
    @nora5057 3 года назад +3

    1969 waamalin Somaliya mugdi gashay kadib markii talada Dalka xoog kula wareegay kalitalis Siyaad Bare 21sano kadib Wadanka xoog looga saaray caasimada 2/01/1995 ayuu geeriyooday isgoo Qaxooti

    • @abdulaahiyaresaid2641
      @abdulaahiyaresaid2641 3 года назад

      Yuo don’t lot of history

    • @abdurahmanmabdikadir4808
      @abdurahmanmabdikadir4808 3 года назад

      Waa runtaa maba jiro aduunka af gambi mulatary OO lagu liibaano kabadana siyaad bare wuxuuba bilaabay Dil IYO too gasho

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 месяцев назад +1

    Waa maalintii habaarqabe, inkaarqabe Afweyne Somaali kufsaday ! Waa maalin taariikhda Somaali madaw.

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Yaasalam

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 года назад +2

    SSDF first rebel faction who took weapon from Ethiopia and fought with somali national army is abdilaahi yusuf and his subclan almajeertiniya

  • @abdukadirosman1959
    @abdukadirosman1959 2 года назад

    Ilaahey u noqo taariikhda haka been sheegin

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Oh my god

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад +2

    Afweyne isagoo Aayadihii quraanka ahaa daaqadda ka saaray oo nasaqay ayay weli dadka qaar kii wanaag ku sheegayaa

  • @cambeyasiin5895
    @cambeyasiin5895 4 года назад +2

    Askartii lagulayey garabcase

  • @amiirabarre5294
    @amiirabarre5294 4 года назад +1

    Abdirahman tohyare

  • @nabadiyonoolalosman1238
    @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад +1

    Asaa abuuray jabhadii ugu horeysay. Asaa soo galiyay Ethiopia

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад +1

      Kor ayaan kuugu sheegay af soomaaliga soo baro ama iska sax. Adiga haka hadlin siyaasad

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 4 года назад

    Waa dadkii burburiyey somalia ee nagadhaafa war kuuda

  • @xaandaali1237
    @xaandaali1237 2 года назад

    cc

  • @naciimomaxedxalane7960
    @naciimomaxedxalane7960 3 года назад

    A

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 года назад +2

    Waxaa kale oo jirta in inqilaabkii cabdillaahi waday uu ka koobnaa Hal reera ayna dhacday in isaga iyo ciro Kala boobaan inqilaabkii ayna ahayd sababta koobaad ee fashilisay inqilaabkii laakiin inqilaabkii maxamed siyaad soomaali reer walbi waa Ku jiray saraakiisha laakiin kii cabdillaahi waday maxamuud saleebaan buu Ku koobnaa xitaa majeerteen uma dhamayn

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад +1

      Been baad sheegtay Capt. Gorod oo ahaa raggii la dilay yuu ahaa ? Cirro & Abdullahi ma kala boobin ee markii 12 Apr maalinta xoogga dalka la rabey in u dhacay ayaa sirtii fakatey sidaasuuna Cirro 9kii ku howl galay. Inqilaabkii Siyaad Barre haddii loo dhamaa dadkii la fuliyey sida Gabeyre muxuu u dilay ? Dadkii saraakiisha u liitay ayuu gacanta ku soo xushay haddaad taa u taqaan waa loo dhamaa GOOD LUCK Balse Taariikda been ha ka sheegin

  • @farahwarsame8419
    @farahwarsame8419 3 года назад

    Aryaa hadane ma waxay keeneen inay caruurta yar yar oo wali qaan gaarin inay u adeegsadaan mudaharaadyo ma waxaysoo waayeen dad waaweyn ooy u adeegsadaan mudaharaadyo walaahi waxaad isuu xasuusiseey 1991 iyo Alshabaab oo caruurtaan oo kale u dhiibeen qoryo caqliga Allah idinka qaad yeey ka caqlibadiyaan 1991 waxaan arki jiray caruur aan schoolka isladhigan jirney dagmada yaaqshiid oo hub loo dhiibey ku waana waxay rabaan saas okale caruur taan waalid celiya madhalin miyaa mise alshabaab ayaa dhashay arooy warkaan iskala hera ee doorashada qof iyo cud u soo diyaar garaaba ma waxaad u moodeen inay dowladeena shafta badan oo hawiye iyo daarood iskugu jirto Iney u dhutineyso taas markaad leedihiin gaalada mushaaraad kagooya iyada idinbari doonto masuurto galikarto dowladaha shisheeye waan ka maaranaa anagaa kabadan waxay nasiinaayeen hagoostaan ciidankeena mushaaraadkooda anagaa iskugu dareeno taas ku seexda nabad diidayaal bad gatoow Allah waaye midka qaniga Allah Farmaajo Allah talo saaro anagana waan kuu soo duceyneenaa ninman kaan hala soo qababto iyaga iyo hub kooda inteysan Alshabaab u galin walaahi shabaab kale majiro aan iyaga eheyn haday jiraane cilaaqaad weyn beyleeyihiin waxaan taas ku ogaaday mar key xanaaqaanba muqdisho waxaa ka dhaco qaraxyo iyo in dhaqaatiira iyo gudoomiyaasha ladilo ninmankaan waxaan u maleeyaa dhiig islaam ayay qabaan ma waxay is leeyihiin Allah idinma cafinaayee intaat nooshihiin waxaad qasi kartiin qasa taasi waa malaheyga adinkana sidaas hay idinla tahay like saara

  • @mohamedhashi3042
    @mohamedhashi3042 4 года назад

    K

  • @abdiiiro83
    @abdiiiro83 3 года назад

    Soomaaliya hanoolatau

  • @jelani4011
    @jelani4011 4 года назад +2

    Hogaankii kacaanku kuma dhisnayn cilmi ee wuxuu ku dhisnaa maxay kula tahay iyo sidee u aragtaa Hebalow. micnaheeduna yahay in ragii hogaanka wadanka hayay aysan aqoon dowlad lahayn laakinse ay wadanka ku maamulayeen aragti iyo rayi ay midba meel ka soo qaateen markii danbana ay kalsoonidii dhaxdoodaa dhimatay oo waxay aaminaanba waayay taladii wadankana waxay dhaafi wayday hebelbaa yidhi iyo Hebelbaa wata ee udaaya ina adeerayaal ku darsoo hadii qalad nin gaalaa waxaa laguxalin jiray Reer reer taasi waxay keentay in taladii wadanak Reer taladii lagu wado waxay dhashayna waa tan manta sababatay in hadii dowladii kacaanka ceebaheeda la sheego ay reer iyo rag dumarka sifahiisa leh ama tuugo kacaankii ka daba luflufan jiray ay xanaakhaan.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 года назад

      Xukuumdii kacaanku tii qabyaalada aastay bay ahayd ma iisheegi kartaa dawlad ka horaysay iyo mid ka danbaysa horumarada dalka ay gaadhsiisay waa la ogaa qabyaalada iyo qabillka waxaa dalka geliyey jamhadihii afkaarta amxaarada Ku shaqaynayey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 года назад

      Dawladii kacaanku waxay ahayd tii qabyaalada aastay waxay ahayd dawladii dalka horumar gaadhsiisay ma iisheegi kartaa dawlad ka horaysay ama ka danbaysay oo soomaali soo martay qabyaalada iyo qabillka waxaa soomaali geliyey jamhadihii afkaarta amxaarada Ku shaqaynayey

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 года назад

      @@gedefletv6049, qabyaalad aw geed ayaa caruur genaraalo laga dhigay, qabyaalad awgeed ayaa labada bahood ee Siyaad barre isu qabsadeen, wixii dalka ka dhacay 21 Sano wax laga sheekayn Karo maaha, waata keentay burburka maanta jooga, sxb, waxba yaanay qabyaaladi ku qaadin, waxa in Taariikhda laga faaiidaystaa

    • @mohamedsharif5693
      @mohamedsharif5693 4 года назад

      Abdirashiid yusuf dowladii kacanka waxay aheed dowlad jirta oo wadanka dhistay hormar weyn ka suubisay dhaqaalo .dhismo.military xod leh .jabhadihii. maxay soo kor dhiyeen qax.burbur.daba dhalif shisheeye.wadan kii camirnaa oo dhulka lala simay marka saaxib you don't know anything

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад

    Markaas buu dalku qabasha lahaa

  • @kujihaadalshabaabkalayntoo6347
    @kujihaadalshabaabkalayntoo6347 4 года назад +1

    Ale ah.uraxma labada madax.wayne

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 года назад

    Gobolaa kaimid wakumasabidana hadi fal leygu qabto ayimadaxweyno dhacay maxaa lagaqataa hub malaf dhir xawan dured logamarmo kanbariga dahab lacag demoqan lagusiyadiyo iskul aba ganacsi ogtobar lacag inadhibno magalin sababa badan oo kuri furan bila aab ba aheen oo kiikasto saldhig ookale noguimadan shekadodaa kadharagnay iney sabuno qatan hadi ladaliyo lagashaqeysto gursi iyAdo kujifto marko yanokeno nin laxogay majirin tiiqayarked ugasho shanti meljogto kubaa kawanagsan oo inta shiqsameyo sameya niba isaga iyo rabigis wax laqishay malahen hadu dharko iskulexso horikacaynaya sarirta hadakusodhaweyso xog majirin guri laxirin cidlo haduyahay leskasi sixdo hadey soshaqatagan jarer maleh dazshkuiskasexan mase jikado iyagoo badan wax cabsi manalabarin shekadis hadilobagi wayo laburin aba iyagaisceshan waliba waloafbilawi weyshaqeysan xage katimid lama aqon mardanbe dagalAdi bilis balan bilAl qabasho maqalna carosoyin iney dadka ugarsadan logubalamiya cabsigalin

  • @nabadiyonoolalosman1238
    @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад +2

    Cabdillahi yuusuf ayaaa burburiyay dowlidee soomaliyed

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад

      Waryaa Ma Midkaagina Af Soomaaliga qori karin ayaa weli ka hadlaaya arrimaha Soomaaliya. Jaahilnimada N&N waad leedahay

    • @nabadiyonoolalosman1238
      @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад

      Maxaaan jaahil kunoqday maruntaan shegaaa? Dibka kuhesto waa qabyalad Abdullahi Yusuf iyo ceydiid ayaa burburiyay wadanka

    • @nabadiyonoolalosman1238
      @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад

      Taariqda somalia aqriso kadib adaa ogan dona cidii jaahi eh brother runta waan jeclahay qabilnimo wax kuumatareyso

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 3 года назад

      Siyaad Barre waxa eryay hawiye Sxb.

    • @nabadiyonoolalosman1238
      @nabadiyonoolalosman1238 3 года назад

      @@mohamedmire7660 maxaa kadambeyay habgidir iyo abagaal Bush baax

  • @nabadiyonoolalosman1238
    @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад +3

    Dowladii kacanga somaha tii qortay afsomaliga.somaha tiii waxbarashda bilaash kadigtay. Somaha tiii wadoyinka iyo takadaha distay. Somaha tiii abuurtay shaqo xitaa ilmaha dameyay dugsiga hose ee class 8 .somaha tii fulisay mashaaric sida isbidalada. Wax macquul sheg niyo

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад +1

      Cismaan Nabad & Nolol. Markaan dib u fiiriyey habka qoraalka af soomaaligaaga waxaa ii soo baxday Kacaanku in uusan dadka wax si fiican u barin haddii aadan adigu aheyn dadkii 90 ka dib dhashay.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад

      Wax barashada bilaashka ka dhigey dheh ma aha ka dektay & waxbarashada dhameeyey u qor not dameyey... See camal

    • @nabadiyonoolalosman1238
      @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад

      2000 ayaan dashay

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 4 года назад

      @@nabadiyonoolalosman1238 Waan gartey Kheyr Allaha ku siiyee adeer wax dambi ma lahid marka. ee dadka waa weyn isu daa Taariikhda wax ka og. Mahadsanid

    • @nabadiyonoolalosman1238
      @nabadiyonoolalosman1238 4 года назад

      @@NurAlaaNur waa yahay adeer

  • @farahwarsame8419
    @farahwarsame8419 3 года назад

    Aryaa hadane ma waxay keeneen inay caruurta yar yar oo wali qaan gaarin inay u adeegsadaan mudaharaadyo ma waxaysoo waayeen dad waaweyn ooy u adeegsadaan mudaharaadyo walaahi waxaad isuu xasuusiseey 1991 iyo Alshabaab oo caruurtaan oo kale u dhiibeen qoryo caqliga Allah idinka qaad yeey ka caqlibadiyaan 1991 waxaan arki jiray caruur aan schoolka isladhigan jirney dagmada yaaqshiid oo hub loo dhiibey ku waana waxay rabaan saas okale caruur taan waalid celiya madhalin miyaa mise alshabaab ayaa dhashay arooy warkaan iskala hera ee doorashada qof iyo cud u soo diyaar garaaba ma waxaad u moodeen inay dowladeena shafta badan oo hawiye iyo daarood iskugu jirto Iney u dhutineyso taas markaad leedihiin gaalada mushaaraad kagooya iyada idinbari doonto masuurto galikarto dowladaha shisheeye waan ka maaranaa anagaa kabadan waxay nasiinaayeen hagoostaan ciidankeena mushaaraadkooda anagaa iskugu dareeno taas ku seexda nabad diidayaal bad gatoow Allah waaye midka qaniga Allah Farmaajo Allah talo saaro anagana waan kuu soo duceyneenaa ninman kaan hala soo qababto iyaga iyo hub kooda inteysan Alshabaab u galin walaahi shabaab kale majiro aan iyaga eheyn haday jiraane cilaaqaad weyn beyleeyihiin waxaan taas ku ogaaday mar key xanaaqaanba muqdisho waxaa ka dhaco qaraxyo iyo in dhaqaatiira iyo gudoomiyaasha ladilo ninmankaan waxaan u maleeyaa dhiig islaam ayay qabaan ma waxay is leeyihiin Allah idinma cafinaayee intaat nooshihiin waxaad qasi kartiin qasa taasi waa malaheyga adinkana sidaas hay idinla tahay like saara