Wajiga Qarsoon ee xidhiidhkii Caydiid & Cabdullahi Yusuf | Xogta Xuseen Caydid | Heshiiski Galkacyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 37

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 года назад +4

    Wariye maxamad maxamud yusuf qaamuus kumahadsanid sxb sare 💙🇸🇴💚🍇☂️

  • @xamsexidigo8473
    @xamsexidigo8473 2 года назад +2

    M.a macalin

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 года назад +2

    Raadinta kursiga iyo ku dadaalidiisa
    Waa shalayto aakhiro iyo aduun

  • @hasanturki9673
    @hasanturki9673 2 года назад

    Keep going zxp TNKS

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 года назад +1

    Rag culus Allah ha u naxariisto

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 года назад +1

    Thanks

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 года назад +2

    Cadaalada waa kitaabka quraanka

  • @mohamednaasirmahmoud1094
    @mohamednaasirmahmoud1094 Год назад

    Waa beeen waligoood iskuma dhawaaan kkkkkkk😂

  • @abdirahmanadan8113
    @abdirahmanadan8113 2 года назад +1

    Xuseen Caydiid ma aha nin la xigto

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 года назад +3

    apaha uwada naxariisto dhamantood anigu wan maqlay labada sarkaal saxibo bay ahayeen xoga xaga qoyskana wally ka aheyen cabdupahi yuusuf oo laga wareysanayo ana arkay balse waqtiga iyo wayahay unada isku diray dadku dad walaly ahayeen dagalamayey qomaiyad somali la dhaho unbaa dagalameysay ee cidkale ismaba haysan marka waqtiga umada kala geyey wa iska adunyo iyo xalkeeed

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +1

    Jamhadaha soomalida way yaqaanan sida dawlad loo dumay laakin ma yaqaanan sida dowlad loo dhisto waatas ayaan darrada taagan...... bal hada fiiri meeshay jamhadahaas na dhigeen. S Barre allaha unaxariisto

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIVE

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 2 года назад

    Adigah,iyo,xusen,geydibah
    wAxad,tihin,belayal,wAxad
    Shekeysinah,waa,Ben,ee,dad
    Kah,ha,usheginah,bentah
    Ad,soh,ururisen,
    Wakhatigah,ad,shegeysinah
    Dad,bah,jogey,oo,hadah
    Nol,oo,helkih,cabdulahi
    Yusuf,ah,oo,markhatih,kah
    Hah,waxeey,dhemaray
    Caydid,iyo,cabdulahi,yuusuf
    Subxanalah,wAxa,kastah
    Tarikh,bey,leyihin,iyo,dad
    Gobjoh,ahaah,markey,dhacaye,shekeyinkah,oo,markah
    Kah,ah
    Markah,sifican,ha,ushegoh
    Xuseen,caydih,cilakhadkih
    Kadhaxeyah,abihis,iyo
    Cabdulahih,yuusuf,
    Shakadan,waa,Ben,an,sal
    Lahen,ee,runtah,hashegoh
    Haduh,wAxa,ogyahay?
    Markah,somaliya,hanolatoh

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    FACEBOOK

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    SHARE

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 2 года назад +7

    Kuwaan waa kuwii wadanka halaaga u horseeday,lkn maanta ilaahay hortiis lataagan yihiin,hadii runtahay iyo hadii lamasabidaa,
    Ilaah axadna ma dulmo,
    Lkn kuwaan waa kuwii lagu tuhunsan yahay inay aabo u yihiin dhibka haaysto somali,lkn faanis lyo nin jeclaysi laguma difaaci karo

    • @korneylmascuud5519
      @korneylmascuud5519 2 года назад +3

      Siyaad barre ayaa aabe u ah dhibka ina heysta isaga kursiga isku dhajay si isago aabihi ka dhaxlay

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 года назад +3

      Laga baray laga badi, Afwaynaa intaba dhabarka u saaranaya burburka maanta iyo dhibaatada somlaiya haysata ilaahayna uma wada naxariisto intii dhibta umadda galisay inta kafanta u tolaysaba InshaAllah ilaahay umadda somali dhibta haka saaro hana mideeyo cadowgoodana ilaahay dhulka afka ha’u’galiyo gudaha iyo dibaddaba, gaal iyo muslimba Ameen yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад +1

      Jalle siyaad baa ka masuul aha a a baaba Somali cid kale lama wadaagto ragan siyaad waa dhibey iyaguna waxaa ku qasab aheyd iney ridaan siyaad

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад +1

      @@abdullahiomarali5241 caadifad qabiil laguma.difaaco dadka kuwii amxaaro u tegay ee qaranka soomaaliyeed burburiyey ayaa masuul.ka ah soomaalina uma danayn ee kursi doon bay ahaayeen kursiga kuwan ma.hooyadoodaa lahayd markiise maxamed siyaad tegay muxuu caydiid abgaal.ku laayey maxaa gaalkacayo laysugu dilay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад +1

      @@IbiEntertainment khaaimiintii mingiste u shaqaynaysay ayaad qiil u samaynaysaa

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    FACEBOOKS

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 2 года назад +1

    Wariye waxbaad isku dhax qaladay ceediid shirkii Kenya 🇰🇪 iyo dowladii carta lagu soo dhisay ayeey kawada shaqeeyeen aaa......

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 2 года назад

      May xuseen caydiid baa leh anaa kala shaqaynayY

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 года назад

      Abdiaziz, walaal G=Caydiid ma aha. Xuseen Caydiid baa sidan leh. Caydiid waxa uu dhintay ka hor in badan shirka Imbagaati .

  • @cllaahisiyaad1998
    @cllaahisiyaad1998 2 года назад +3

    Runta haddii laga hadlo caydiid waxaa ka aqli badnaa cllaahi yuusuf

    • @siinkadheerofficiallchanne5349
      @siinkadheerofficiallchanne5349 2 года назад +1

      Muxu ugu caqli badna bal nosheg?

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 года назад +1

      Wax aadan jawaab u heynin ha oran. Waxaa lagu weydiiyay in aa sheegto sababta uu cabdulaahi yuusuf ugacaqli badnaa ceeydiid. Ilaa iyo hada waa ka jawaabi la'dahay. Sababtoo ah jwb uma heysid. Marka iska qiro oo dheh. Hadalka waan iska iri.

    • @awaalemaxamed5248
      @awaalemaxamed5248 Год назад

      Sxpow Aqli see U taqanaa sxp 2 Nin waa Rah sxpo ah Nina waqtiga xumeyey Nina waxtiga saciday

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 года назад

    Marka Allah ha u wada naxaristo ee Abdullahi Yusuf ma wuxu qabay gabadh xaaska Caydiid dhashay oo Xusein M Caydiid la dhalatay?
    Waxan maqli jiray Aji ha igu haybsan!

  • @Hersi18
    @Hersi18 2 года назад

    Xaruunti naaso hablood intaay ku yaalaan . Aar nio Adba Gaaro

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 года назад +1

    Dadkan aad ka shekenyso wexee ahayeen cadaqatayal dadkodii qiyaamay daba dhilif Ehtopia be noqden

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад +1

    Thanks