#2: Itixaad Oo qabtay C/laahi Yuusuf iyo Maxamed Abshir | Qaraxa Dagaalkii Garoowe ilaa Boosaaso
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
Awoowe cllaahi yuusuf Axmed alaha kuu naxariisto aamiin lejen buu ahaa nin karmeeda oo caqli iyo ciidanba isku darsaday masha alah alaha qabriga kuu waasiciyo adiga iyo khaliif ciise mudan ba aamiin yaarabi
Harkaad noo taagteed ayaan harsanaynaa waa balan inaa ilaaliyo dhulka uduga anoon Askari ahayn ee shacaba
Asc.
1.Cabdullaahi Yuusuf waxuu ahaa nin uu Ilaahay (swt) uu haybad u siiyey dagaal galinta ciidamada.Abdullaah yaraan buu ku galay ciidamada.Dhawr jeer buuna wadamo kala duwan u aaday Taba baro ciidan.Waligiis meel uu dagaal ka galay loogama guulaysan.Burji buu u lahaa hogaaminta ciidamadii Lugta ee soomaalidii fiicnayd.Labadii jeer ee ay soomaaliya dagaalada la gashay Itoobiya meelihii uu Cabdillaahi ka dagaalamayey soomaaliya way ku guulaysatay.Waxaaba taas dheer waxuu ahaa Abdullaahi nin ay ASKARTU jecel yahiin.Waayo markastaba Askarta wuu u dhammaystiri jirey waxay u baahan yahiin say niyad sami ugu dagaalamaan.
2.Muxammad Siyaad Bare markuu ahaa Generaalka ciidamada meelkasta oo laga soo sheego arimo khatara waxuu oran jirey war iigu yeera Abdullaahi Yuusuf.Ugu dambayn habeenkii uu M.S.Bare rabay in uu soomaaliya Cinqilaab ku qabsado Abdullaahi kaliya buu la tashaday.Wayse ku heshiin waayeen oo Abdullaahi baa yiri aynagu waxaynuu mahay Ciidamo oo shaqadeenu waa difaaca DALKA iyo DADKIISA.Abdullaahi waxuu yiri M.S.Bare waxuu iigu jawaabay adigu cidaan ahayn Muxammuud Sulaymaan xukunka lama rabtid.Hadalkaas dambe waxuu ku jiraa RUclips-ka oo laga heli karaa.
3.Hadda soomaaliya waxay u baahan tahay nin Abdullaahi Yuusuf oo kale ah oo an dhaqaalo doonayn ee ay dantiisu tahay bad-baadada dalka soomaaliya iyo dadkiisa ay ku hardamayaan iimaan laawayaasha lacag doonkaa.Abdullaahi lacag uma muuqan Waxaase u muuqday dhibaatooyinka haysta soomaaliya iyo soomaaliba.Abdullaahi waa la tuuray markii la arkay in uu raadinayo soomaalinimo.
Waxaana loo adeegsaday dad masaakiin ahaa oo loogu yiri Abdullaahi qabiilkiisuu Xamar ku soo celinayaa.Idinkana wuu idin tir-tirayaa.Saasaa lagu saaray Cabdullaahi Yuusuf.Madaxtooyada Xamar ayadoo laga quustay in la galo Abdullaahi iyo raggii la socday baa ka saaray dadkii xooga ku haystay sanooyin badan.Abdullaahi tag ee yaa badali kara oo Xamara noo si feeya.Xamareey raali ahoow oo waxaa ku dhibaya kuwo an dhab kuu aqoon.
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0a😊😊😊😊???
Alh naxariisto jantul fardowso alh kawaarbiyo abdullhi yusuf ahmed
Reer puntland waligood cadow kuso duulay kama guulaysan alaha kuunaxaristo abdullahi yusuf guul iyo gobonimo
Waad mahadsan tahay sxb inaad codsigaygii tix galisay
Wcs wr wb 🤝 wariye maxamad maxamuud yuusuf maalin iyo habeenba mahadsanid 💚🍇☂️
Wale said dhere wa gesi gesi dhalay ilahay ha hafido inshallah
Gool puntland iyo somalia illaheyna how naxariisyo dhamantood .cllaahi yusuf.iyo general m.abshir haban.iyo mire awaare
Iyo hasan abshir.iyo boqor c/laahi muse boqor. Iyo mohamed siyaad bare iyo general m.farah caydiid .janadii illaaahey hasiiyo waa geesiyaal shahiiday..
Guul saciid dheer ,guul midnimada somali iyo madax weynaha D.F.S hasan sheikh.m
Ilaahay ha u naxariisto c/llaahi yuusuf libaax labo maahan
Mudane cabdullhi yuusuf allha unaxariito
Alle ha u naxariisto Cornel Abdillahi Yusuf , geesinimo iyo caqli iyo xirfad ciidan buu isku darsaday
C/llahi yusuf nin adag ayuu ahaa
.. jaajus ayuu ahaa
@@HakiimHakiim-t8p argigixiso ayaad thy fadaro ah
Wuxuu ahaa adiga waxba lagaa waydiin mayo ilaahay uun baa xisaabinaya.
Abdulahi Yusuf Allow kuu Naxariiso, Shaqsi ka Nasiib Badan Waligay Ma Arag inta Dagaal uu Galay hadana lagu Qabtay hadana Aysan Gacantooda ku bixin aan la Dilin
Ilaahow kuu naxariiso oo Jano kuugu bishaaree
Al itixaad waxay ahaayeen inamo yar yar oo khaldamay Wayna tanaasuleen markii dambe
Hada oo ay ictisaam la baxeen ayayba u mindiyo lisanayan qabsashada dalka
Allah unzxariisto
Madaxweyne Abdulahi Yusuf Allaha Unaxariisto Lkn Wiilka Gaariga Landrover wiilka Abgaal ee waday armuu adeerkay ahaa
Wixii meeshaas ka dhacay yaa masuul ka nowon doona ilaahay hortiisa
Maalinta qiyaamaha
Hoyada ba kanoqonaysa
Jaahil iska caaytamaya @@AbwanYasiin
Siciid dheere awoowe guuleyso
Tarikhda qaabka loosiidayay run kama sheegin qaab qabiil baa lagusiidayay abdulaahi yusuf yey. Ee itixaadka Ciidan lama dulkeenin waayo ciidan kii SSDF hal maalin bay ku burburiyeen Itixaadku
Beenlow ayaad tahay qabiil laguma daynin we xaniinyo iyo xoog ayaa lagu sidayey.ee beentada mid soneysa ma aha.rage wagaas jogey oo ciidanke ka soo sidayey sida Gen.Sacid dheere.
Alaya rahman,alow u,naxariso❤❤❤
Illaahow kuu naxariiso oojan kugu bisharee
Qof intuu noolaa kitaabka ilaahay la dagaalamay Maa jano ugu ducayna
halgan dhiig badan ku dadtey
sow altixaadku roodhi ayey ahayeen
Waxaa khiyaamay wadaadadii qablaadaystayaashaahaa ee AL-ITIXAAD UMADASHDEEN ASHAHAADO LADIRIRKII IYO BIRQALAXDII IYO GUNGUNAAFYADII REER BARI EE USOO GURMADAY
C/yuusu in uu gaal aha
Diintane necbaa shaki kuma jirin
Ma adaa qalbigiisa jee ay oo Soo ogaadey.
Aderaw ilaahay shaqadiisi Baad ku haysataa ee tawbad keen
🎉
❤❤❤
Qabti kale soo daa
SHEYDAN CEYDIID INA ADERADISA AYAA DILAY HILBIHISANA EEYAHA KU QEYBIYEEN GUUL HABAR GIDIR DEYUSIIN
LASOCOSHEKADABENABURKA EDANEESTAYASHA TAASIWAMAWELO HADILEDUNKUFAHMO WALASOTAGANTIHIN ADEERBEENTAMACUNO ECIDASIRIKARTAANSIRA WAKALABEDELANKARNAA SHEEKOSHEEO DIIDAY
😅😢❤😂🎉
Bal dadkaan arka MACALIN ADAN XAASHI CAYROOWNA waa ARGAGAXISO ! Ninkii 40 sano Axmaarada ilaa Xamar ku keenayna waa halyeey .😂😂 Melez Iyo Ina Yuusuf sideey adduunka sxb ugu ahaayeen Allaha aakhiro ku kulmiyo meesheey muteen !
qofkani waa khainul wadan cadawga somaliyeed lsoo dagaal galay
kaaba qabiiladi laqabtay in lawada toogtay ahayd
somali sidan maanta ma ahaateen oo isla iyagiiba laynoosoo dhaxmaray marki la fasaxay
Iimaanka seeg ado ayo ah baaa awooda inad toogatid nacalad kugu dhcdaye
@@Mirhan777 dabadhilif itoobiyaan oo iimaan iyo ashahaado midna lahaynbu ahaa isaga iyo kaaba qabiiladii kaleba
Isagaana ugu darnaa oo ah oi keenay itoobiya dalka oo anaga uyeedhanay lahaa
In madaxa laga toogto waxaan ahayn wlhi buna waajibin
Anoo somali muslima ah hda qabiil ku difaaci aday kuutaala kolay ilaahay bu ag jooga oo xisaabtiisa haya imike
@@khalidoday8943 itoobiya adaaa maanta xamar ku hysta dameeryhy hawiye nacalaa ku dhly guul itoobiya waaanu taageersanhy waxa hawiye dameero madaxa ka garaca
@@khalidoday8943 muslim ku dhuumo qabxad yhy nacalaa ku dhly ado argigixuso ah so puntland maadan so weerarin waaan ka aargosaneyey janiskiini waan heley ama ooy ama qayli
@@Mirhan777 abuu jahal nabiga uu oga inu nabi yahay se isu jilaa b manihin ayuu ugahadhay
Ee allaha inaso wada hadeeyo walaal
Was ka xumahay in sidaas la isugu dhamasday
SIRDOONKA WAAISYAQAAN XATAAMAGACA AADKUBAARTAAN AYAANWAXKAOGAHAY WAXAADISLEDIHIN WAASIRANYAHAY EHALADAALIYO DADKALAGUDANEESTO AYALADAALIYA TAASILASOCO MISHINKIINA WAAIDINKAFASHILMAY HAWIYEESEUTAALA HADIMAFIYADAKADHEXQARAABANEESO NIMAANSHANTAADAKACELIN SHARCIKAREEBO MAGACAASIWAFASHILMAY EHADAKADIBHAKUSOCELIN DADKALEKUBAARBAARA MELEYERIHAWAISYAQAAN ADEER WUCARAY WACABSADAY IYO MACUNO NOSACBOLEY IGADAMBEY
Adeer qoraalka iska hagaaji in fikir kaaga ka aad ka hadlasid waxaa ka horeeya in qaab qoraalkaga la fahmo oo wax la akhrin karo uu noqdo
Waa oromo
Cabdulaahi yuusuf waxaa hubaal ah intuu noolaa inuu cudud iyo ciidanba kula dagaalamay kitaabka ilaahay dadka soomaliyeed waa dad jahliga iyo casabiyadu buux dhaafisay maxaakiimta islaamiga ah wax ma qarxin jirin kaliya dowlad diinta dalka ku maamulaysay ahayd heer ay qaramada midoobay waxaan ay gaaladu ula baxeen ay amniga somalia ka yaabta ooy dhaheen waqtigii ina siyaad xitaa waqtiga maxaakiimta ka nabad iyo amni fiicna maxay tahay sababta uu Ethiopian ka ugu soo kaxaystay iyo maraykan se hadii maraykan iyo Ethiopian khayr wadaan markii jabhaduhu dalka qabsadeen maxay uga saari waayeen oo dumarka la kufsanayay wlhi waxaa cad in maxaakiimtu ay noo dhiseen dowlad balse ugu danbayn eeyaha naartu ooy kamid yihiin abdulahi yuusuf ay naga bur buriyeen
waar ninku been badnaa. kkkkkkkk
Been weeye ehaadiigtaa usoo gurmaday oo ka badbaadiyey
44
Alaah waxa uu muteystay haku abaal mariyo asaga iyo kuwii sii daayeyba
General cali ismaciil AUN disgiishe reer ugaas ah ayuu aha .2016 ayu ku geeriyooday hindia oo caafimad loogu qaadey
❤🎉
¹
Ninkan taariikhda madaw fadlan maad warkiisa inaga dhaaftid mise isku qabiil ayaad tihiin