Wllshy marka hore wan ku salaamay wa markii ugu horaysay aan arko muuqalkaga balse fikirkayga ayan ka dhibanayaa muqalkan sida loo bahna mad u so ban dhigin sababtana man arag cuntooyin aad so ban dhigtay e marka danbe nala so wadaaq cuntooyin badan iyo meel badan wana ku mahadsan tahay Guulna wan ku rajeenayaa 💯💯💯
Liinban beelo iyo liin macaan waa isku mid reer waqooyiga liinmacaan ayey yiraahdaan halka koonfurtana liinbanbeelmo laga dhaho. Waxa kusoo hartay liin qorbaashtay ayadu liinta yaryar ee dhanaan wayka wayntay liinmacaantana wayka yartay reer waqooyiga ayaa liin qorbaash u yaqaan lkn intaan maxar joogay reer xamarka waxay dhihi jireen liin uburji something like that, I don't remember it's name really well right😂
Hargeisa. I was there 3 years ago. It was so xpensive. Atleast 150 dollar a day is easy spend on food hotell and taxi. Safe place. ❤❤❤ love from irak
Waa lagu dhacay😂
خدعوك يابا تحياتي لاهل الكرادة
Senseless comment
That’s way too much, next time please take someone so you are not scammed.
Walagu dhacay 😂😂😂😂😂😂
Ismahan Daahir, walaal Hargeysa soo dhaaf oo noogu imo gobolka dalxiiska ee Sanaag.
mzha allah meshaas waa jeclahy ree hargeysa ma ihi lkin marka hargeysa laga hadlayo waa dawada🥰
Hargeisa the Beautiful, my hometown. Thanks for sharing these images.
Gacan dahabey welcome back noloshaydii ❤❤❤
Jah hargeysa Cady Canadan viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤ wll merci thanks
Ismahaan fariidayadii ku soo dhowow wllo magaladaadii iyo dadkaagii
Ayyy masha allah magaaldeydii hargeysa hadha waang wlhi wan u xiisey ismhaaney wad mahad santhy abayo❤❤❤
Waaaw muqalki igu quruxda badna an dawado isbuucan wlhi keep up my sister 💙❤️🤍
Masha allah tabaraka raxmaan hargeysa hadhwanaag ❤️❤️❤️
Waaw m.a adeer mcn hormar wacan gacan dahab 🎉❤❤🎉🎉🎉
It's a beautiful place insha Allah I will visit
Wllshy marka hore wan ku salaamay wa markii ugu horaysay aan arko muuqalkaga balse fikirkayga ayan ka dhibanayaa muqalkan sida loo bahna mad u so ban dhigin sababtana man arag cuntooyin aad so ban dhigtay e marka danbe nala so wadaaq cuntooyin badan iyo meel badan wana ku mahadsan tahay Guulna wan ku rajeenayaa 💯💯💯
Jah hargays wanjeclahay❤❤❤❤❤❤
Ismahan bay bay
Mansha Allah welcome my sister ismahan dahir ❤❤❤ aadban kugu sodhawaynayaa❤❤
Kys oo dhawow magaaladadii wllo qaali ismahaan bunkana iska yaree wadno xanuun ayaa laga qadaye❤❤
Ismahaaney Soo Dhawoow Wllshy
Waaaaw muqaal tayo sare leh weye keep going sister 😊😊😊❤casimada geeska hargeisa
Waaw muqaal aad qurux badan ismahan welcome to hrgysa wllo
Walaaley aan kula dal xiis nee xataa wixii kharash aha anaa qabee hawo cafimaad iyo cano iyo hilib mahelay naa😍
Masha Allah Masha Allah ilahow nimcadey haystaan u siyaadi
Ismahaan so dhawoow wlshy👌🏾
Love the video well done I am coming back in 2025 can’t wait ❤
Abaayo Mcn 👸 🫡 Bunka Iska Yaree Wadno Xanuunbu Sababaaye Abaayo Mcn Ismahaan
Wadnaha wuu u fiicanyahay kunoqo macluumadka. ama sheeg halkaag ka keentay hhh. Bun waa nolol
Guuleyso ader mcn sobadi ❤🎉
Muuqaal cajiiba guul wlle ❤❤❤
xaliimo mxd faarax ugu dayataan horta waa su'aale wax cusub lama iman kartaan miyaa, you tube traveling and street food raga loogu talagalay aduu gurigaagi iska laabo iyo cunto karintaadii
Asxaabey gabdhaan Mel dheer siyaa yaqee🎉
Hargaysdaydi ku xiisay Walhi cawa maxaan xasuus Galay allow barake dalkeena
Wlhi aniga xataa wan u xiisey❤❤
Wow muuqaal Top runtii ❤❤❤
Maansha allah Hambalyo ismahan daahir dumashi qaali gobsan
Masha Allah habo Ismahan Cadeey ❤️
ISMAHAAN DAAHIR boqoradeena welcome to HARGRISA ❤❤🎉😊
Asc mansha allah good lucy
Next Burao Abayo
Mnsha Allh Hore usoco wll
Hargaysa hadhwanaag🙏🏽
Ma.s ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Keep Going wlshay ismahaan daahir
Ismihan❤ walashay
Keep going walaalshay🎉❤
Video qurux badan maxa ku duubtay wll
Mnzha Alah My ziz 🤚🏻
Markale iyo hargeysa lagama xigo inader❤
Top
6:25🔥🔥waaaw💚💭❤
Hargeysadaydii mxn u xiisey waad mahadsanty wllo
Bambeelo waa liinta gudaheedu pink yahay
Masha Allaah 🫶❤🫶❤🫶❤🫶❤🫶❤🎉🎉🎉👍👍👍🙏🙏🙏
Mashallah ismahaan cdey
Djibouti kaalay qurux
Gacan Dahab 🔥
Masha allh hore usoco qalbi❤
Mnshlaaaa dhulkyga Hoooyo❤️
Wllo wali ma joogta Hargeisa
🔥❄️
Liin banbeeladu wa ta qadhadh
Liin qarboshtuna wa tadhanaan
Ismahan nolow
Cidkasta oo hargayza timaada maxa jig jiga yer keena😂😂🎉
Hargeysa waa tuulo weynaaty uune!
new York mar bay tuulo ahayd... caasimad waliba mar bay tuulo ahayd dumb ass.
Reer hargaysa qabyaalada umada dadkii baray waa idin salama
Hush
Hmmmmmm?
good vibes
❤ from 🇩🇯🩸
Lkin thumbnail kaas halkeen ku arkayyy horta 😂
Waxan ku tusi lahayn melaha melo ka sii cawees qurxoon oo fast fod ah lakin hanbalyo walashy ismaahan nolosha cimiri dheer iyo cafaamd tama
Somaliya imaaw ismahaan
Gacan dahab
Bustan dharab kumaydhay bidhansiga kalgacalka xaramkii barbartey bertii xoriyaday baracafimadiyo guri laisku bantey baxsaney hargeisa kagudomey baqii ♥️🤍💚
❤😍
❤❤❤
Hargaysa hadhwannaag
Cemaradasoomta iska hagaji
dumashi gacmo-dahab🫡🥰🥰
Channel qiimo badan oo bilicda Dalkena soo bandhigo
Dumaashi salma
Waxaa sameyay nafaqada timaha. Product timaha. Ka faa ideyda. Chanelka soo booqda.
Maanta ayaan iga haysaa subs coment and likes
Liinban beelo iyo liin macaan waa isku mid reer waqooyiga liinmacaan ayey yiraahdaan halka koonfurtana liinbanbeelmo laga dhaho. Waxa kusoo hartay liin qorbaashtay ayadu liinta yaryar ee dhanaan wayka wayntay liinmacaantana wayka yartay reer waqooyiga ayaa liin qorbaash u yaqaan lkn intaan maxar joogay reer xamarka waxay dhihi jireen liin uburji something like that, I don't remember it's name really well right😂
wlhi intaasba waan kala baqaana isku midba maaha
Xarmkii barbaartey
Waxay meesha dansani isaaqow magaalada layn iskaga xira😂
Kaalay noogu xidh indr khyr hele😂
Soomaali ma sidaan baa u danbaysay,Dadkan wallaahi waa dad maran/faaruq ah. I am really sorry maxaa bun itoobiyaan naga galay.
Bun in lacabo maxaa diidaya mise Ethiopia ka dhex aragtay
Jigajiga yar, Dadbaa markay magaca jigjiga maqlaan itoobiyan so xasusta
Shaqo kuma lahan itoobiyan dhulkaas wa dhul somali ledahay
Waxaso cay ah ma koobka bunka ah ba ka keenay