Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Allah ha u naxariisto abtigay 😢😢😢😢
Iska samir mar uun tii ilaaheybaa maqan😢❤ alow calaf iskuugu keendar mataantayda bilan🤲💚
Waa ninkii Maxamed cabdilaahi canbuul sibidhle heeskan wax uu ahaa ninkii ugu hor qaaday kooxduna waxay ahaayeen maxabiistii mandheera laxanaka aniga oi ka mid ahaa baa lahaa kavan iyo darbiugad baanunku tumaynay riwaayadaa oo uu lahaa ahn cabdi iidaan faarax qaa xasuus dheer
Sxb ninka heestan qaaaday soo Ciidagale muu ahayn, horto imisadii bay ahayd musicu waa casri, maxaa lagu xidhsy berigaa
Rooble mohamed wll waxaan kaa codsan lahaa abtigay uu dhintay 5.10.2022, inaad ka saarto heesihiisan fadlan wll waa codsii😢😢
wllo plz adeerkay imika wuu inaga hooseeya ka qaad heesihiisa oo dhan ka saar wllo waa codsi😢🙏🙏🙏
Allah ha u naxariistee ma ciidagale ayuu ahaa
Adeero alleh cimrigah hakuudheryo caafimaadna hakuusuyaadiyo
Aamin abtigay rumaad maxamed cabdillaahi canbuul Allah ha ku daayo abti. By Nimco maxamed yaasin. Ruun inanteedii .
@@fadumohagifarah1206 wllzhy nimco aadbn kuusalmay wllo
Maxamad cabdillaahi canbuul adeer aad baan kuu salaamayaa sharaf ku waar
@@fadumohagifarah1206 Abti
@@maxmedcanbul8833 wllo xagu hada ku nool yahay maxamed Cabdilaahi cambuul
Heestan asalkeedii ninkan baa lahaa maxamed cabdilaahi canbuul wuxuu ahaa nin garxajis ah oo Ciidagale ka sii ah
Maanta oo Taariikhdu tahay 5-10-2022ayuu geeriyooday codkan aad Malaysian ninkii ku luuqaynaayey #maxamed cabdilaahi canbuul oo ku magacdheeraa #Sibidhle alle how naxariisto Aamiin
Aamin wll waa abtigay dhabaa allah 😢😢 waxaan jeclaan lahaa in lagaa saaro heesahiusan abtigay. Muu ahayn heesaa caana ma aqaan si looga duubay kuwan😢😢
Heestan caadi maahan lkin labada fanaan cambuul baaba ku cod macaan heeska xasan gacan waa gadaal ka gaar
Xasan gacan war Kaamii hayn Tartankii dugsiyada sare ee hargaysa ee barnaamijki kedis ayaa wiil arkay aniga oo qaadaya oo aanu fadhino Halkirk xarintii kooxdiiw danan hargaysa ee ee iminka ah madabacadda qaranak KOLKAA wiilkaas baa ka qaaday barnaamijkii kedis halkaas buu xasan ka soo gashay hessku KOLKAA Sam Ames cabdilaahi canbuul OO ku magac dheer as sibidhleh reer darar waynuu ahaa walaahi baanan xitaa qoladiisa aqoonin hakayvu bslaamo London baan joigaa NUMBARKIISA IIS OO QORA AN LA SOO.XIDHIIDHEE WAA TAARIIKH ANAGOO MAXAABIIS AH BAANU MANDHEERA KA DHIGANAY XAFKADII OKTOIBARTA 77 iyo76 baanan kala garanayn wana ilaalinayay ileyn maxaabiis baanu ahayne wax buu odaggu isoo xasuusiyay KOLKAA Dee iminka waa da’a
Ragedi asal hadaan arkay qoraalkaagan, maxamed cabdilahi waa abtigay rumaad allahnaa shalaybuu oofsaday 5.10.22. Allah ha u naxariisto 😢😢.
Alle ha u naxariisto halgamaa Ina Cambuul.
😢😢😢 ax ax ax 😢😢
Hassan Gacan waa lagu qabtey. Ha qaadabe inuu sheegaabey aheyd ninka iska lahaa
Xasan gacan......HEESTAN HADII HORE LOOQAADAY MUXUU U SHEEGI WAAYAY??mida kale waabuu kusoo caanbaxay..lol
Heesta qoraal kaso dhiga bahda Yuotuberka waa iga codsi
TUUG laqabtay talo ma leh >> Xasan Gacan ileeyn waa heeso fadhatayste waxaanu lahayn buu ku faani jirey > beeeni raaad ma leh kkkkkkkkkkkk

Xasan gacan......HEESTAN HADII HORE LOOQAADAY MUXUU U SHEEGI WAAYAY??
mida kale waabuu kusoo caanbaxay..lol