Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee, Leyla Cabdullaahi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee, Leyla Cabdullaahi - Dhaqan Podcast.

Комментарии • 48

  • @salmanyare1236
    @salmanyare1236 7 месяцев назад +4

    Masha allaah layla cabdilaahi waa hooyo ficaan oo cod macan waan ku farxay markay tidhi caruurtayda Ayaan waax Baray

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 7 месяцев назад +5

    Gabadhaan qurux iyo cod maasha allah

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 3 месяца назад

    Mansha Allaah.waa hooyo aad u wnaagsan, awlaadada xaqaaga Rabi ha kaa siiyo hana kuu barakeeyo.

  • @abdulqadirmohamed626
    @abdulqadirmohamed626 25 дней назад

    Waa salaamayaa walaasheey leyla cabdulaahi cumar

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 7 месяцев назад +1

    Maansha Allah ubadkaagaad ku dadaashay Allah ha kuu barakeeyo kuwii dalkooda diintooda iyo adigaba ku anfaca ha ka dhigo

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 6 месяцев назад

    Maansha Allah ,Gabadhani Weli Waa Dhalinyaro Waa Dadkii Dowladnimo Waxay tahay soo Arkey.
    Nasiib daro, Qarankii Aad ku Soo Bar baartey Waxaa maanta Hor joogayaal ka ah Dowlado shisheeye iyo Niman la Baxay Maamul Gobolyeedlo.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 месяцев назад +1

    Ala quruxi ma gabowdo gabadhu qurux badneydaa maansha alaah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 месяцев назад +2

    Masha allllah layla nolow❤

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 6 дней назад +1

    Waxaan kayaabay qofkasta oo hoobal ah oo ka,qaaybgalay tartankii heesii hirgalay waxa uu galay kaalinta koobaad. Wali maan arag mid laga guuleeystay oo gala kaalimaha kale .hadaba arintaasi waxa aay kutusinaaysa sida aay bulshada somalidu utahay mid liidata waayo intaas oo qofi madhici karto inaay kaalinta koobaad galeen.

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 4 дня назад

      Dadka kaalinta kowaad kaliya la waraysta kuwa kale way tageen 😂

  • @sunta1294
    @sunta1294 7 месяцев назад +1

    Masha allaah hooyo wey dhaaftey caruurta wax bartey ilaahey haku xafido ❤❤❤

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 7 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤😊

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤masha Allah wax waliba runta ayey ka sheegtey, degenaasho iyo akhlaaq ❤❤❤😂🎉🎉🎉

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 7 месяцев назад

    Hoooyo leylo waaa hooyo qiimo iyo qaayo leh Allow ku xafid aduun iyo aqiraba

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 месяца назад

    Allah haka soo hanuuniyo

  • @AbdinasirMohamed-qm2wg
    @AbdinasirMohamed-qm2wg 22 дня назад

    Waxay ka hadleysaa muuqaal aan daawade ka ahaa, garoonka dedan ee kubadda koleyga tuulada ciyaaraha ama stadium muqdisho, final ka waxay la tartameen Raage Ugaas dad aan ku jiro waxaan ictiqaadney in garab iyo awoodda xoogga dalka lagu siiyey guusha kaalinta lkn waa laga wanaagsanaa, Raage ugaas waxaa ku jirtey Aamino DHOOL, ma hubbo lkn inay baraanbureysay ayaan u maleynaa waxaa se hubaa ciyaarta KABEEBEY inay wacdaro ka dhigtey.

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 7 месяцев назад +1

    Waa qof dhif iyo naadir ah runtii

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 7 месяцев назад

    Layla cabdulahi cumar waa fanaad cod laasi leh cimriga cibaado suuban allah siiyo.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 7 месяцев назад

    Maasha allaah mama Layla

  • @hassanomarabdillahi1330
    @hassanomarabdillahi1330 7 месяцев назад +1

    ❤❤ Fanaanad aad u cod macaa

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 6 месяцев назад

    Andareya wuu dhintay Alle ha u naxariisto 1990 kii ayoonku dhintay jidka u dhexeeya Hargeyso iyo Berbera

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 4 дня назад

    Layla cabdullahi quruxdeda iyo heesta maacankedu waa labada isle oo isku eeg

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 6 месяцев назад

    Gabar qurux badan waaye allaylehe❤

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 месяцев назад

    Aar gabadhaa layla imay dhaafteen hadii aan arki lahaa waayo waayo jacaylkaygii baan ka dhigan lahaa aan wada heesnee qurux deganaan cod macaan maansha alaah cumar seerbiya sxb aad iigu salaan

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 26 дней назад

    Aamina iyadaa ka quruxbadan ma walaalo rumaa iskumaba eeka

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 4 дня назад

      Aad iyo aad ayay ugaquruxbadantahay amina dhool lama moodo walaalo

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 3 месяца назад

    M a leyla cod iyo qurux ilahay hibo usiiyay

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 7 месяцев назад +1

    Soo ma aha gabadhani amina kuluc walaasheed

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 6 месяцев назад

    Maraa waaxid Waa Hees iyo badh,0k

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 4 месяца назад +1

    Manshallah Waa Kalsoonidii Oo Qof Ah Layla, Ayadoo Dumar Ah Ayey Da'deeda Runta Kasheegtay. 1967 Inay Dhalatay Ayey Sheegtay, Halka Boqol Iyo Miiraale Astaan tv U Sheegeen Inay Dhasheen 1977 kkkkkkk

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 4 дня назад

      Wad iga qosashisay walaal runty boqol iyo miraale waa runta da' anjirin ayay usheegeen astan tv.berrigan dhagaysanjiray boqol walaahi 30 sano kahor waaye

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 2 дня назад

      Cabdilahi boqol da'da run kamasheegino 1998ki ayu kujiray riwaayadi qabyo isago da'disu u eekagtahay ilaa 30 jir neelahaa wakhtigaana waxaa kasowareegti 27 years almost

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 7 месяцев назад

    Fanaanad loo baahan yahay

  • @abdirahimsh.abdalla3736
    @abdirahimsh.abdalla3736 7 месяцев назад +1

    Gabadhii u horreysay ee da'deeda sheegta lol

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 7 месяцев назад

    Amino afar indhood

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 4 дня назад

    Layla markay yarayd ayay aad iyo aad uquruxbadnayd weliba markay qaaday heesti odhanjirtay baafiyay warkaaaaaa dadka qaarkina uyaqaanaan ano ubaqolay waaajid markan kadaba baroortay daraada maxaan basaasay maxan baafiyay warkaa

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 7 месяцев назад

    85 kii way heesaysay, 76 baan Dhashayna way inoo sheegtay. BEEN CAD. 😁

    • @mahadugas388
      @mahadugas388 7 месяцев назад +4

      1967 ayey tidhi
      Dagdag iska daaaa
      Hhhhhhhh 😅

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 7 месяцев назад

      @@mahadugas388wax ma hubsadan dadkan 😂😂

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 7 месяцев назад

      Wax hubso.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 7 месяцев назад

      You aint that smart after all get dumb mustafe instead

    • @gorgor855
      @gorgor855 6 месяцев назад +2

      Qofku marku qaloc dhalil radi is dhaho dhibkaaneey leedahay xitaa makaryo inuu hubsado,
      1967 aan dhashay beey ku tiri,