Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa khaire kaligiicaynaashe salaam inta fanka jecel heeskan. Markii caabi qaadayo xataa maqaaxiyar oo wada marqaan ahayd had iyo uu heeskan.Kabixi jiray maqaaxida gebla ayaa loobixiyay.Waawaayo halla
Dadkii kala gada qarsadaWaxbaa ka dhex guuxayeeGar baan kuu dhiganayaaGuddoonkuna waa adigeeGar eex lama doonayeeeGarowso waxaan ku dhahoNin goba ood gacaltihiinWeliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqnayn wax garaInuu gurigoo cidlaaSidii gaalshire fadhiyoMiyaanan gartaa lahaynDardaarankii waad gafteeAdoo fasax gaaban tagayWaxa gebla kaaga xidhanMa geel baa kuugu dhalay.............................................Adoon gurrac iyo canaanAdoon gacan iyo dhib qabinAdoon gaajiyo dhib aragAnoo guri kuu sharraxayGassiinkina kuu dhanyahayWeliba gobonimiyo sharafAdiga guudkaaga sudhayWeliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqnayn wax garaInaan gurigoo cidlaaSidii gaal shire fadhiyoMiyaanan gartaa lahaynDardaarankii waa gefteeAdoo fasax gaaban tagayMaxaa gebla kaaga xidhan Ma geelbaa kuugu dhalay08/01/2020 Arbaca Fushun,china 20:00
Waa mid kamida heesaha Sida Faleembada La igu mudo Ax yaa hees 🙌
Digfeer iyo caabi heestan yaa ku horeeyay? Labaduba way qaadeene.
Heesta walaal original ka waxaa iska leeh digfeer
Digfer ayaa hore uqaaday
Alfanaan caabi mire aad ayaan u taageeraaa ii nolow waa ku jaclahay
Ahleen Al-fanaan caabi mire dacar legdend ma geelbaa kuugu dhalay eesh qiyaas zxp halkeedaad dhigtay.
Axyaa fanaan caabi mire dacar
Jigjiga qof ree jaraaqato ah hadaad tahay farta soo taag
nice song wallhi😍😍😍
Jacaylkii UmAdii Wuu RigaaxayWuxuba u Egyahay WaxlayskuTalaalaayo Sidii Geedkii Qofkii Guux iyo hugun BAA udheer
Adoon gurrac iyo canaanAdoon gacan iyo dhib qabinAdoon gaajiyo dhib aragAnoo guri kuu sharraxayGassiinkina kuu dhanyahayWeliba gobonimiyo sharafAdiga guudkaaga sudhayWeliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqnayn wax garaInaan gurigoo cidlaaSidii gaal shire fadhiyoMiyaanan gartaa lahaynDardaarankii waa gefteeAdoo fasax gaaban tagayMaxaa gebla kaaga xidhan Ma geelbaa kuugu dhalayAugust 2020Hargeisa, Somaliland23:01 PM
Wll isoo caawiya please😭😭😭😭
Mashallah caabi
I love qaraami heeso mcn
Qaarmi mahaa heestu.sxb
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Bisinkaaaaaa oo hada qofku miyu heesayaa ?????????
Na magelba kugudhay
Caabi alayaacisak
Waa khaire kaligiicaynaashe salaam inta fanka jecel heeskan.
Markii caabi qaadayo xataa maqaaxiyar oo wada marqaan ahayd had iyo uu heeskan.
Kabixi jiray maqaaxida gebla ayaa loobixiyay.
Waawaayo halla
Dadkii kala gada qarsada
Waxbaa ka dhex guuxayee
Gar baan kuu dhiganayaa
Guddoonkuna waa adigee
Gar eex lama doonayeee
Garowso waxaan ku dhaho
Nin goba ood gacaltihiin
Weliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqnayn wax gara
Inuu gurigoo cidlaa
Sidii gaalshire fadhiyo
Miyaanan gartaa lahayn
Dardaarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagay
Waxa gebla kaaga xidhan
Ma geel baa kuugu dhalay
.............................................
Adoon gurrac iyo canaan
Adoon gacan iyo dhib qabin
Adoon gaajiyo dhib arag
Anoo guri kuu sharraxay
Gassiinkina kuu dhanyahay
Weliba gobonimiyo sharaf
Adiga guudkaaga sudhay
Weliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqnayn wax gara
Inaan gurigoo cidlaa
Sidii gaal shire fadhiyo
Miyaanan gartaa lahayn
Dardaarankii waa geftee
Adoo fasax gaaban tagay
Maxaa gebla kaaga xidhan
Ma geelbaa kuugu dhalay
08/01/2020 Arbaca Fushun,china 20:00
Waa mid kamida heesaha Sida Faleembada La igu mudo
Ax yaa hees
🙌
Digfeer iyo caabi heestan yaa ku horeeyay? Labaduba way qaadeene.
Heesta walaal original ka waxaa iska leeh digfeer
Digfer ayaa hore uqaaday
Alfanaan caabi mire aad ayaan u taageeraaa ii nolow waa ku jaclahay
Ahleen Al-fanaan caabi mire dacar legdend ma geelbaa kuugu dhalay eesh qiyaas zxp halkeedaad dhigtay.
Axyaa fanaan caabi mire dacar
Jigjiga qof ree jaraaqato ah hadaad tahay farta soo taag
nice song wallhi😍😍😍
Jacaylkii UmAdii Wuu Rigaaxay
Wuxuba u Egyahay Waxlaysku
Talaalaayo Sidii Geedkii
Qofkii Guux iyo hugun BAA udheer
Adoon gurrac iyo canaan
Adoon gacan iyo dhib qabin
Adoon gaajiyo dhib arag
Anoo guri kuu sharraxay
Gassiinkina kuu dhanyahay
Weliba gobonimiyo sharaf
Adiga guudkaaga sudhay
Weliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqnayn wax gara
Inaan gurigoo cidlaa
Sidii gaal shire fadhiyo
Miyaanan gartaa lahayn
Dardaarankii waa geftee
Adoo fasax gaaban tagay
Maxaa gebla kaaga xidhan
Ma geelbaa kuugu dhalay
August 2020
Hargeisa, Somaliland
23:01 PM
Wll isoo caawiya please😭😭😭😭
Mashallah caabi
I love qaraami heeso mcn
Qaarmi mahaa heestu.sxb
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bisinkaaaaaa oo hada qofku miyu heesayaa ?????????
Na magelba kugudhay
Caabi alayaacisak