Wareysi Abwaan Kaadheeri @KalsanTv 2013

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 70

  • @mullamohamed142
    @mullamohamed142 5 лет назад +10

    ww m.a abwaan Mohamud abdirahman abwan kaadheeri haleeyadii fanka soomaaliyeed logu jeclaa afkada camo iyo malab lagu qabay eshcalaa cod iga dheh .
    Kalsan TV iyo Qof walba oo yanaqana heestan anigu Ka dheeriyaa dhuxusha Ka madoobiyaa u bahnahay qofka qaday hadi la hayo 👍✋✋✋

  • @sidikmuse2388
    @sidikmuse2388 5 лет назад +21

    Abwaan kaadheeri heesaha uu sameyay in lagu qabsaday way jirtaa oo ragg kale iska sheegteenba

  • @Rageedii
    @Rageedii 5 лет назад +30

    Kalsan Tv fadlan waxaad iga gaarsiisaan Abwaan Kaadheeri codsi ah in uu dib uqaado heeska Galowgiyo Shimbiraha oo kaban ah. Heesta originalka uu qaaday meel lagu sheego malahan. Dabcan dadkoo idil way ila qabaan fikiraan. Codkiisa ma sahlana wallahi wax aan ku amaano garan maayo.

  • @xoraycaanomawaaye52
    @xoraycaanomawaaye52 5 лет назад +7

    abwaan kaa dheeri legends waad kasoo baxday

  • @asiye717
    @asiye717 3 года назад +4

    M.a abwan kadheri shala aya so arkay Cimri dheer io cibada suban

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 6 месяцев назад

    Lgend abwan ka dheeri ale cimrriga ha u dhereyo😊❤

  • @abdullaahiosman499
    @abdullaahiosman499 4 года назад +8

    Heestaan gayaan 1992 bandhagaysanjirey oo iiguhoreysay fanaanka kaadheerina magacaas wankumaqley ad ayaan ujeclaa heeskas ano arday ah baan jikamarkan maraayo banqaadijirey

  • @daacadcumardaacad1107
    @daacadcumardaacad1107 5 лет назад +8

    Abwaan ka dheeri walaahi waa ku qiray

  • @attosh123
    @attosh123 4 года назад +11

    Kaadheeri waxuu fanaanka masraxa ku sheegay A.S.beer-dilaacshe ina cigaal iyo samantar iyo magool xagee jireen😂

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 4 года назад +1

      Beer dilaacshe qoob kaciyaarku uheestay waaberi lkn masraxiyada samatar laguma heesto

    • @abdilaahihussencg9169
      @abdilaahihussencg9169 3 года назад

      Nin waaliba qoof ayaa laa fcn oo uu taageer
      Anigu shaaqasiiyan xaag masriixayad iguula siita maxamed axmed kuluc
      Isku reeran maa niihin ee laa sooco

    • @dekj2572
      @dekj2572 3 года назад +1

      Qaad lama cunaayo ogow

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 3 года назад

      Wuu shegay inu 2bada dambe ku jecla masrixiyadoda....lakin Malinti u horeysay ee u Manso u samwyatay qadayay yuu ka hadlayaa wax masjixiyad ah uusan laheyn...FANANKA mesha joga ayu ahaa BERDILACAHE oo u copynayay

    • @abdisalanmohmed4947
      @abdisalanmohmed4947 2 месяца назад

      Samatar shalay buu ahaa beer dilaacshe wuu ka wada waynaa

  • @shuaybmoalin616
    @shuaybmoalin616 5 лет назад +12

    Abwaanintii oo noolnool ayaa fankooda la xadayaaye haday dhintan maxaa mooda
    Salaaan sare abwaan

  • @omarismail1123
    @omarismail1123 4 года назад +7

    Abwaanka magaalada anku dhashay e baraawe ayu wax badan ku noola. Farxad aye ii tahay

  • @muuminjpofficial2690
    @muuminjpofficial2690 2 года назад +2

    Wareysi uu siiyay abwaan dhiirane ayn daawaday asago leh Afmadow ayn kudhashay hadana waxu leeyahay Dhagaxbuur ayn kudhashay

    • @badriabdirashiid-uy3ve
      @badriabdirashiid-uy3ve Год назад

      Waa kaftan afmadow ban ku dhashay waa saaxib kii wuu iska dhicinayaa abwaanku
      Abwaan dhiirane

  • @warsamegabaxeey688
    @warsamegabaxeey688 2 года назад +3

    Wareysigaan 40daqiiqo ayuu soconayay ee asoo dhameystiran meel laga hello yaa arky.?

  • @hassanaliisse8045
    @hassanaliisse8045 27 дней назад

    Codkiisa alle ha u daayo

  • @ayuobapdiweli1621
    @ayuobapdiweli1621 5 лет назад +9

    Cimri DheeRiYo Caafimad ZuuPaN inzha AllH

  • @diazparomedia
    @diazparomedia Год назад

    Abwaan kaadheeri alla yacisak abwaane

  • @Mowlidarchitect
    @Mowlidarchitect 5 лет назад +9

    7:19 waa mid fcn

  • @yahyemohammed1984
    @yahyemohammed1984 Год назад

    Adeer Allaha Ku siiyo Caafimaad iyo Cimri dheer

  • @YonasOzman
    @YonasOzman 4 года назад +5

    @KalsanTV walaalayalow maxa ujarten heesti dumar lama sinide xubno dabacsan leey ubax dayr dhashiyo daauus la mood pls maxa kawadan oo ujarten

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 6 месяцев назад

      heestaas waxaa isla qaado ruquyo cali guutaale iyo maxamed shariif ama cabdi baadil labadas fannan ayaala qaaday ruquyo cali guutaale heesta waxaala dhahaa daawey nafteyda

  • @siyaadcabdulaahi7463
    @siyaadcabdulaahi7463 3 года назад +2

    Kaadheeri alle ha ku dhawro

  • @boono2912
    @boono2912 5 лет назад +23

    9:25 laga yaabe inaa u timi.

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 3 года назад

      Hhhh sidaad ii garataan ka yaabay

    • @yaxyecabdi-bi6lz
      @yaxyecabdi-bi6lz 5 месяцев назад

      Hada ayan u imid waqti badan ka dib

    • @museartan5981
      @museartan5981 5 месяцев назад

      Walaahi intaan usoo booqday halkan 10 sano ka dib.

  • @abdullahiabbey
    @abdullahiabbey 11 месяцев назад

    Abwanka saxda ah 100%

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 5 лет назад +3

    Abwaanka heestii waan ladhacay

  • @caaqiladam1722
    @caaqiladam1722 5 лет назад +8

    17:16

  • @Abdirashid-w8o
    @Abdirashid-w8o 9 месяцев назад

    Haduu qalbigu ilaa faarax faarax leeyhy abwaanku waa intaxaan

  • @qalidumar2018
    @qalidumar2018 5 лет назад +7

    Wariyaha foorten bay udhiibeen wali ma riyootay hhhhhhhh

  • @dripside2102
    @dripside2102 10 месяцев назад

    Wax reer Gaalkacyood ah commentiga ma joogaan?

  • @ahmedshagaxleye
    @ahmedshagaxleye 4 года назад +1

    xasan xaji maxamuud maalin in dhl waa can

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 Год назад

    Al❤❤❤noolow abwan

  • @shankardaada2825
    @shankardaada2825 5 лет назад +4

    Waaaw best abwaan

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Год назад

    Hees kas bay ugu baxdaa
    Deedna abwaanka makaracoonka
    Ayaa u baxay xusuus

  • @BabiletubeAbdulrahmanmmohamed
    @BabiletubeAbdulrahmanmmohamed Год назад

    Ninkan hqduu sacad yahey waa ogaadeen

  • @mahadlaki4534
    @mahadlaki4534 3 года назад +3

    Heestaan waxa galow iyo shimbiruhu farxiya fiskaa sheegatay

  • @siyaadcabdulaahi7463
    @siyaadcabdulaahi7463 3 года назад +2

    Abwaan

  • @ashaaliashaali1936
    @ashaaliashaali1936 3 года назад +1

    maxamed kadheeri ma abihiba

  • @Adeguhaad
    @Adeguhaad Год назад

    Wllo heestan raadiyay oo waayaye xageen kahelnaa

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 3 года назад +1

    Rageedii

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 года назад +1

    Axsaan cod iga dheh

  • @timonuux8360
    @timonuux8360 Год назад

    Aad ayn ku ducayna
    Waa inlacawiyo ayuu mudanyahy
    Waa baralaati hada

  • @abdallaabdalla1864
    @abdallaabdalla1864 3 года назад +2

    Legend

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 года назад

    Màsh Allah

  • @mahismowlid3025
    @mahismowlid3025 Год назад

    19156 subxanaallah 😮😮😢😢😅😂

    • @cusmaansheekh1911
      @cusmaansheekh1911 Год назад +1

      Qalad ayaa ufahantay waxuu labo jeer isticmaalay boqol Tusaale kun iyo sagaalboqol boqol iyo koton iyo todobo ama iyo lix

  • @abdiqadarxaadsan3278
    @abdiqadarxaadsan3278 4 года назад +2

    Gobolka somali da dheh

  • @yaxyecabdi-bi6lz
    @yaxyecabdi-bi6lz 5 месяцев назад

    Malin un ina so boqoto laga yaaba

  • @muniishdiomond237
    @muniishdiomond237 4 года назад +3

    🤣🤣🤣

  • @sironman4701
    @sironman4701 5 лет назад +3

    00:28 ✌🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡

  • @caaqiladam1722
    @caaqiladam1722 4 года назад

    M.a

  • @xafsaxaaaji8449
    @xafsaxaaaji8449 3 года назад +1

    Hhhhh

  • @daacadcumardaacad1107
    @daacadcumardaacad1107 5 лет назад +6

    Abwaan ka dheeri walaahi waa ku qiray