Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Cod aad u macaan ayeey laheeyd marxuumadda ( Alaa yarxamahaa ❤ Aamiin
Waa runtaa Leone Aamiin Aamiin Aamiin soo dhawoow mahadsanid
TOP & BEAUTIFUL VIDEO 🎬📽
Leone soo dhawoow si aad u wacan ayuu u sameeyey Video Editor ka channalka mahadsanid
Waa ku salamay Salah Bonge waad ku mahadsan tahay heesaha Asalka ah ( Original songs) ee aad mar kasta soo daysid….halkaada ka sii wad 👍🏼
Abdullahi waan kaa qaaday soo Dhawoow mahadsanid
Waa ku salamay Salah, bacda salaan, CODSI, fadlan, ma ii raadi kartaa heestii ahayd Gardaraan lay gaystaa aan la guhaado Haayee….Gobtayee gibilkaya ee ay Luul Jaylaani Cali qaday….Mahadsanid
Soo dhawoow abdulla aad baad u mahadsan tahay ii dulqaado howl aan wadaa EEBBE ha u yiraahdo dalb kaaga waa laguu oofihaa mahadsanid
S/BONGE MARKAAN WAA GIOVANNE 🎩
Markaan xasuus bay ii leedahay soo dhawoow mahadsanid
CODKA WAA KANOONI OO WAA DHALO 🎵🎵🎵👍👍👍
Original waaye oo maahan pairat copy laakiin dad waxaa jira copy sameynayaan oo hadhow meelaha soo dhigayaan iimaank ay la'yihiin Leone mahadsanid
in uu geedku (jacaylku) daran yahay ♥️
Leone horay aan kuugu sheegay In uu jaceylka daran yahay ee uusan sahal eheen mahadsanid
Waa eraydii MAXAMED CUMAR HURYO. malaha Saciid Harawo.
Soo dhawoow mahadsanid
HQ SOUND 🎵🎵🎵💯👍🥁🥁
Sound system ka aan isticmaalno waa provisional studio Leone mahadsanid
Waa wax aad loogu farxo in la helo muusiggii kooxihii hore gaar ahaan iftin. Marka mahadsanidiin bahda salah bonge studio.
@@saalimshaafici7756 soo dhawoow adaa mudan mahadsanid
Mahadsanid walaalkay waa kaa sugayaa
hadii EEBBE yiraahdo soo dhawoow mahadsanid
Erayadii iyo laxankii saciid xarawe
No non. Waa erayadii maxamed cumar Huryo
@amoomar2842 soo dhawoow mahadsanid
Ustaad maxay ku kala duwanyihiin Saxaphone Alto iyo Tenor mahadsanid
Soo dhawoow waynanka , dhawaqa ,2.5 aad u macaantenor saxophone / Alto waa ka yaryahay mahadsanid

Soo dhawoow waynanka , dhawaqa ,2.5 aad u macaan
tenor saxophone / Alto waa ka yaryahay mahadsanid