Iftin Band - Salah Bonge
Iftin Band - Salah Bonge
  • Видео 560
  • Просмотров 1 932 924
Salah Bonge /Kooxdii Iftin ( FULOOW GUULI KUU DHAWEYDAA mp4)
May Success Come Your Way
Saxphone Tenor - Abdulli Garas Baaleey
Saxophone Alto -Mustaf
Keyboard - Ahmed Ade Ikar
Lead Guitar -Ali Atore
Rhythm Guitar- Nur Doo
Drum-Bitiyeey
Congo Drum - Basbaas
Bass Guitar- Gureey
Sound Engineer - Ahmed Hassan
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.
Просмотров: 512

Видео

Salah Bonge ( MAANDEEQ LIVE IN LONDON 1988 )
Просмотров 3,4 тыс.14 дней назад
Live Show in London ( MAANDEEQ ) Drums - Salah Bonge Oud Instrument- Abdi Aar Guitar - Mohamed Keyboard - Abukar Bass - Mohamed 42 Sound Engineer - Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Ahmed Ali Egal (Ina Keena )
Просмотров 42714 дней назад
Bring Us Saxophone Tenor - Muse Mohamed Osman Keyboard - Hasan Castomini Lead Guitar - Hasan Fiikar Rhythm Guitar-Malin Maiser Drums - Oyaaye Sheikh Congo Drums-Hasan Yare Bass Guitar- Muride Charles Sound Engineer- Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Habiib Sharaabi ( QALAD NINKII GALO )
Просмотров 84721 день назад
Love Song it`s man`s fault Keyboard -Mohamed Yare Electronic Drum - Salah Bonge Sound Engineer-Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio
Salah Bonge / Ahmed Naaji ( GARMIYAA )
Просмотров 87521 день назад
Love Song I`m Sorry Oud Instrument - Ahmed Naaji Rhythm Box - Omarey Sound Engineer-Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor- Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Ahmed Naji / Faduma Qasin ( ADOO AAN KU ARKAAYO )
Просмотров 1,1 тыс.21 день назад
Love Song When I See You Keyboard - Hasan Castomini Lead Guitar - Hasan Fiker Drum - Abdaloni Bongo - Busuri Bass Guitar- Muride Charles Sound Engineer - Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio
Salah Bonge / Sahra Siyaad / Ahmed Mooge (MEE JAALAHAY )
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Where is my Friend Clarinet - Hasan Atto Oud Instrument - Omar Dhuule Saxophone Tenor - Abdi Alasow Nur Violin 1-Hasani Shahibu Violin 2- Husen Bajuni Bongo Ali Gane Sound Engineer - Ahmed Hasan Video Editor - Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Sahra Abukar Dawo (WAHAD )
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Wahad A Love Song Saxophone Alto -Muse Mohamed Osman Saxophone Tenor - Abdi Alasow Fisarmonica - Muslimo Qasin Guitar -Malin Maisar Bongo -Madey Bass Guitar - Mohamed Husen Sound Engineer-Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor- Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Iftin Band ( SAYLICI )
Просмотров 1 тыс.Месяц назад
Somali Cultural Dance Keyboard - Abdulqadir Sharkanoole Percussion - Salah Bonge Drums - Abdullahi Zulfa Lead Guitar - Abdullahi Sugule Bass Guitar - Shankar Sound Engineer - Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor - Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Sahra Ahmed Jama ( WUU I DAADAHEEYAA )
Просмотров 983Месяц назад
Love Song He slows Me Down Saxophone Alto- Muse Mohamed Osman Saxophone Tenor -Abdi Alasow Nur Clarinet - Hasan Atto Fisarmonica-Muslimo Qasin Violin 1-Hasani Shahibu Violin 2-Salah Qasin Violin 3-Mohamed Said Bakaari Flute - Husen Bajuni Guitar - Malin Mayser Bongo - Morgan Bass -Muridi Charles Sound Engineer-Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Iftin Bond ( JARIIRCO MUSIC )
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Iftin Band Music Organ And Synthesizer- Abdullqadir Sharkanoole Percussion - Salah Bonge Drums - Abdullahi Zulfa Lead Guitar - Abdullahi Sugule Bass Guitar - Shankar Sound Engineer- Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor- Osman Lugayare Recorded - Salah Bone Studio.
Salah Bonge / Sahra Ahmed ( SIR MAQABE ORIGINAL )
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
No Secret Violin - Salah Qasin Naji Saxophone Alto- ismail Yare Saxophone Tenor-Abdi Amitto Clarinet- Abdulqadir Sudani Keyboard - Idarus Al Qadiri Guitar - Tifow Drums-Andrea Bongo- Morgan Bass- Abulqadir Muse Sound Engineer-Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Iftin Band ( SIRMAQABE )
Просмотров 896Месяц назад
No Secret Keyboard - Abdulqadir Sharkanoole Percussion - Salah Bonge Drums - Abdullahi Zulfa Lead Guitar - Abdullahi Sugule Bass Guitar-Shankar Sond Engineer -Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Shiiraan Shidaad / Faduma Qaasin ( BUREEQA )
Просмотров 936Месяц назад
This Song is Showing Religion Saxophone Alto-Muse Mohamed Osman Saxophone Tenor-Abdi Alasow Nur Corneto- Berfale Clarinet -Hasan Atto Keyboard-Hasan Castomini Violin 1-Salah Qasin Violin 2-Hasani Shahibu Violin 3-Mohamed Said Bakaari Guitar-Mailn Maiser Drums- Oyaye Sheikh Bongo-Madey Bass- Muredi Charles Sound Engineer-Abdirahman hagi(Abdiyow) Video Editor-Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge...
Salah Bonge / Mohamed Aden Shamuri (deeq ALLAH timid )
Просмотров 680Месяц назад
grant ALLAH has come Oud Instrument - Mohamed Aden Shamuri Keyboard - Abdullahi Sugule Bongo - Salah Bonge Sound Engineer-Abdirahman Hagi(Abdiyow) Video Editor- Osman Lugayare Recorded - Salah Bonge Studio.
Salah Bonge / Yaasiin Ahmed Digfeer ( Baadiyoobay )
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Salah Bonge / Yaasiin Ahmed Digfeer ( Baadiyoobay )
Salah Bonge / Mustafa Sh. Aden ( SOOMAALIYEY DAYA )
Просмотров 689Месяц назад
Salah Bonge / Mustafa Sh. Aden ( SOOMAALIYEY DAYA )
Salah Bonge / Mohamed Ahmed Iyo Ubaxa Kacaanka ( WAABA BERYEY )
Просмотров 801Месяц назад
Salah Bonge / Mohamed Ahmed Iyo Ubaxa Kacaanka ( WAABA BERYEY )
Salah Bonge /Kinsi Aden ( QADAR DHACAY )
Просмотров 1 тыс.Месяц назад
Salah Bonge /Kinsi Aden ( QADAR DHACAY )
Salah Bonge / Omar Dhuule Ali ( LABO CODLEYN )
Просмотров 2,3 тыс.Месяц назад
Salah Bonge / Omar Dhuule Ali ( LABO CODLEYN )
Salah Bonge / Ahmed Naaji ( LAQDABOOLAN )
Просмотров 736Месяц назад
Salah Bonge / Ahmed Naaji ( LAQDABOOLAN )
Salah Bonge / Asli Mohamed ( JAHWAREERKU )
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Salah Bonge / Asli Mohamed ( JAHWAREERKU )
Salah Bonge / Fanaaniinta Qaranka ( MA LOO DHASHAA WADANI )
Просмотров 626Месяц назад
Salah Bonge / Fanaaniinta Qaranka ( MA LOO DHASHAA WADANI )
Salah Bonge / Ahmed Naji ( CANABEEY )
Просмотров 1,2 тыс.Месяц назад
Salah Bonge / Ahmed Naji ( CANABEEY )
Salah Bonge / Abdullahi Zulfa ( MA MUUJIYEE )
Просмотров 1,6 тыс.2 месяца назад
Salah Bonge / Abdullahi Zulfa ( MA MUUJIYEE )
Salah Bonge / Yaasiin Ahmed Digfeer ( BALWADAADU )
Просмотров 1,4 тыс.2 месяца назад
Salah Bonge / Yaasiin Ahmed Digfeer ( BALWADAADU )
Salah Bonge / Fanaaniinta Qaran ( Dadkaaga Dhinac ka Raac )
Просмотров 6532 месяца назад
Salah Bonge / Fanaaniinta Qaran ( Dadkaaga Dhinac ka Raac )
Salah Bonge / Abdullahi Zulfa ( WUU I DAADAHEEYAA )
Просмотров 1,4 тыс.2 месяца назад
Salah Bonge / Abdullahi Zulfa ( WUU I DAADAHEEYAA )
Salah Bonge / Khadra Daahir Ige ( CAASHAQU OGEYSIIS MALEEYAHAY )
Просмотров 9212 месяца назад
Salah Bonge / Khadra Daahir Ige ( CAASHAQU OGEYSIIS MALEEYAHAY )
Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SABABKALEE HA MOODINEE )
Просмотров 1,9 тыс.2 месяца назад
Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SABABKALEE HA MOODINEE )

Комментарии

  • @Entire-World
    @Entire-World 18 часов назад

    Boqorka codka. Pure and natural voice. May Allh grant him Janna and peace forever.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 дня назад

    Dadkani maxay samaynayaan macsi mise cibaado? Qofkii macsi raalli ka noqdaa wuxuu la mid yahay ka macsida sameeyey.

  • @MastarseefMsataresse
    @MastarseefMsataresse 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤😂

  • @MastarseefMsataresse
    @MastarseefMsataresse 2 дня назад

    Woow

  • @MastarseefMsataresse
    @MastarseefMsataresse 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MastarseefMsataresse
    @MastarseefMsataresse 2 дня назад

    Woow

  • @MastarseefMsataresse
    @MastarseefMsataresse 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulabdi8443
    @abdulabdi8443 3 дня назад

    Mahadsanid walaalkay waa kaa sugayaa

  • @aadanmahamed3509
    @aadanmahamed3509 4 дня назад

    Wow ❤❤❤❤❤

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 дня назад

    Heesta 12:00 ruwaayad ay ku jirtay ama abwaabka sameeyay ay ma xasuusto. AUN Faadumo Qaasim.

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 5 дней назад

    They do what thé want i have my kids and im ok

  • @AliMohamed-is6cl
    @AliMohamed-is6cl 6 дней назад

    Vvv

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 6 дней назад

    Masha Allaha. Illahaayow Uu Naxriiso Walaasheen. ( SITAAY MANOOGTO ) Waa Hees Aad Iyo Aad Uu Macaan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ JANAATUL FARDAWSA KA WARAABI.INSHA ALLAHA.

  • @Contraband-7
    @Contraband-7 6 дней назад

    🙌🙌🙌👍 RIP Uncle Sugulle

  • @isgow
    @isgow 6 дней назад

    The best of all time ❤❤❤❤❤❤❤❤ Thanks Salah

  • @isgow
    @isgow 6 дней назад

    The best of all time ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 5 дней назад

      Isgoow soo dhawoow waa runtaa wax la heli karo maahan waayo waqtigaas wadankiina waxuu ahaa number one mahadsanid

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 дней назад

    Jimco iyo qamiis curuba iyo juba miyaa sheta gabaryahey gadashey magursan laheed walagurihaa siyaad bare familkisa gabartana tiigosatay miya hesta gabaalo ninki gaara loguntihaa hadey itobiya wax kudarsato waa la arosa

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 7 дней назад

      Soo dhawoow waa runtaa Xamar Cadeey Taariikh dheer bay nooledahay lama ilaawaan mahadsanid

  • @AbdirahmanAliQorey
    @AbdirahmanAliQorey 7 дней назад

    XASUUS SHIMAALI IYO KOXDII IFTIN WASAARADA WAXBARASHADA IYO BARBAARINTA WAXAA KADHAX MUUQDA SHIIKH CABDI INTA DHIMATAY ALAHA UNAXAREESTO

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    Woow

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    Thanks boss

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    Old school

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    Thanks bonge

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 8 дней назад

      Soo dhawoow 88 waa showgirl ugu horeeyey ee London lagu sameeyey Maandeeq mahadsanid

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    Salah bonge waan ku salamay bro wenka waaye thanks

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 5 дней назад

      Soo dhawoow waa marka ugu horeeysay ay timid London show aad u wanaagsan aan u sameeyey mahadsanid

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

  • @WenkaOsman
    @WenkaOsman 8 дней назад

    Woow

  • @abdiwahidmohamed877
    @abdiwahidmohamed877 10 дней назад

    AAY SITAY MANOOGTO, ADUUNYO WAAKA XIJAABATAY ALLAH U NAXARIISTO MAGAAKAN AYAA U SHIDANAA SANADADII 1955 ILAA 1988 SORRY ADUUNYO LEEWAAJE

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 8 дней назад

      Runtaa waaye soo dhawoow waa aduun maanta waa la joogaa bari ma la joogo mahadsanid

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 11 дней назад

    Thanks wll wan dhawahay, Ku mahadsanid so dhawayntada

  • @galaxysahefa553
    @galaxysahefa553 12 дней назад

    Inta ankafahmay wuxu leyahay ... Ani wanku jeclahay e imajeclid miya hadaad ijecleyn maxad jahwareerka iigu riday. Waw wa erayo dareen leh waxana dareemikara nin lagacan bidixeyay

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 12 дней назад

    Hees ❤. Maxamed Cabdi Carab inuu laxanka sameeyey; ereyada marxuum Axmed Nuur Yuusuf. Organ ma la tumayay?

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 12 дней назад

      Runtii waa kooxdii Iftin Ahmed Nur Yusuf laxan waa mohamed soo dhawoow mahadsanid

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 13 дней назад

    Ilahoow unaxariisto

  • @MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
    @MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 13 дней назад

    😂 5:03

  • @MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
    @MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 13 дней назад

    Aun:-marxuum M.Saleebaan Tuberc❤ 4:09

  • @MaryanmaxamedMaryanmaxam-xv9qn
    @MaryanmaxamedMaryanmaxam-xv9qn 13 дней назад

    😢😢

  • @libanshire6720
    @libanshire6720 13 дней назад

    Axsan 😊

  • @abdulkaderhassan
    @abdulkaderhassan 15 дней назад

    Asc sxb hadad hayso heesihii talantaaliga ahaa axmed cali cigaal iyo khadra daahir no soo Gali thanks Salah

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 15 дней назад

    Ilahay haku naxaristo

  • @najibkhalif
    @najibkhalif 15 дней назад

    Mahadsanid Saalax Boonge. Waxaad noosoo gudbisaa fankeenii oo waliba u badan heeso aanaan meelkale ka helneen. Mahadsanid in badan.

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 15 дней назад

      Najib soo dhawoow waa ku mahadsan tahay sida wanaagsan aad carabka ugu dhufatay fankeena Soomaaliyeed oo aan la heli kareen mahadsanid

  • @kabriidmedia5171
    @kabriidmedia5171 16 дней назад

    Sitey manoogto maanta ayay jeeriyootay alle hau naxariisto janadii fardowsana alle haku irsaaqo aamiin YAA Rabi

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 16 дней назад

    I'm from tiktok 1:07

  • @AhmedmohamedMusdafa
    @AhmedmohamedMusdafa 16 дней назад

    Allah unaxarista, marxumad

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 16 дней назад

      Soo dhawoow siteey qosol wanaag maahan ee waa siteey manoogto qofka dhintay mahadsanid

  • @bahjaok4835
    @bahjaok4835 17 дней назад

    Inta markey dhimatay soo radisay heesaheda😢

  • @Suusaana-g7r
    @Suusaana-g7r 17 дней назад

    Axsan hees axmed ali egal fanaan qiimo leh mahadsanid salah bonge❤

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 17 дней назад

    Somali Jazz 🇸🇴

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 17 дней назад

      Soo dhawoow waa kooha qaran Somaliyeed mahadsanid

    • @Suusaana-g7r
      @Suusaana-g7r 17 дней назад

      @@iftinband-salahbonge2326 aad iyo aad masuul thanks salah lkn xasan diiriye faarax ilataliya aniga taakulo ubaahane waan kaa sugaayaa

  • @minkuliminkuli7592
    @minkuliminkuli7592 18 дней назад

    www maxaan raadiyey gacal been iigu guuriheysi hadaan gartay maxaan ka gaaraa 15 sano ka hor cajal aan ku soo duubtay

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 18 дней назад

      Soo dhawoow runtii waqti dheer iyo xasuus aad gashay waa wax loo baahan yahay mahadsanid

  • @Suusaana-g7r
    @Suusaana-g7r 18 дней назад

    Runtii heesaha aad soo galisid waa hd fasiix ah ❤ thanks

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326 18 дней назад

      Channelkeega maahan mid caadi ah ee waa collection oo aan wax ka tumay ama ka qeeb qaatay oo qaas ii ah mahadsanid

    • @Suusaana-g7r
      @Suusaana-g7r 18 дней назад

      @@iftinband-salahbonge2326 OK 👌