Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
MAAASHA ALAAH MUYUSIKIISTE SAALAX BONGE HESO QAALIYE WAAYO WAAYO MAASHA ALAAH WAXAAN KU LEYAHAY JIR OO JOOG
Abti soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay
Waan xasuustaa heestaan waa very classic song 🇸🇴
Leone soo dhawoow runtaa waaye waayo heestaan waa heesihii hore fankii la yaqaanay mahadsanid
Ustaad Saalax waan ku salaamay. Hees Maryan Naasir iyo Axmed Shariif Killer qaadaan oo 'Haba Ley Habaaree' la dhoho ayaan rabay ee iyadoo faseex haddaa heyso noo soo gali adoo mahadsanid.
Soo dhawoow ruwaayada ay ku jirtay ma xasuusataa mahadsanid
@@iftinband-salahbonge2326Riwaayaddi Sheydaan Bullow in ay ku jirtay ayaan filaa mase hubo.
@@M.Cabdulle soo Dhawoow waan fahmay heestan ee intee kuugu soo diraa fadlan mahadsanid
@M.Cabdulle fadlan channelkeega ma wada fiirisay way ku jirtaa fadlan gal channelkeega taabo video heesaha oo dhan aad arki doontaa mahadsanid
@@iftinband-salahbonge2326 wallee? Niyahow maalin dhowayd ayaan in muddo ah ka dhex raadinayey laakiin waan soo qaban waayee? Maxaa ku qoran?