Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Yaa salaam! Farxiya Cali way xarrago heesaysaa runtii. Ilaahow, u naxariiso sida ay noogu raaxaysay.
Ereyada iyo laxanka singub ahun Original baxsan ahun
ballan keennu maahayninaad baaxad sooriyoboodhka igu illowdee"haa gacalo kumaynaan wacatamin inaan waayaha aduun iska war la-aannno maahayn inaad cidlo ciirsi la aad gayraha igu dhaafto maahayn inaad gabaddano dayreed iiga tagto maahayn inaad sidaad fudud igu hilmaanto maahayn inaad burburiso buudoonyinka wanaaga oo idil maahayn inaad biriijka wada halka inaad daadka raaciso" maya gacalo inaad iga fogaataa maahayn"waa codka raxmadda lahaa ee farxiya oo caawa innagu dabaal siinaysa wabiyadii boholyowga jeelashii kala haadka"mahad oodhan dusheenna ha ahaato bahda laaylays"
Farxiya walee wey xarago heeseeysaa
Heestan in badan baan raadiyey!Mahadsanid ustaad
Yasalaam, Farxiya🖤
Yaasalaam
Ereyada sadaxda bayd iyo dhextaalka ah waxaan ku bartay abwaan yamyam Yaa i sheegi kara cida ereyada iyo laxanka leh??
😢 0:23 of kk
❤❤❤❤
Asc ❤
Mahad hakaa gaadho macallin.
Aqbal Iyo Gudoon Saaxiib.
Farxiyo may nooshahay?
Sooma Dhowaan Oo Beri Hore Ayey Galbatay
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Yaa salaam! Farxiya Cali way xarrago heesaysaa runtii. Ilaahow, u naxariiso sida ay noogu raaxaysay.
Ereyada iyo laxanka singub ahun
Original baxsan ahun
ballan keennu maahayn
inaad baaxad sooriyo
boodhka igu illowdee"
haa gacalo kumaynaan wacatamin inaan waayaha aduun iska war la-aannno maahayn inaad cidlo ciirsi la aad gayraha igu dhaafto maahayn inaad gabaddano dayreed iiga tagto maahayn inaad sidaad fudud igu hilmaanto maahayn inaad burburiso buudoonyinka wanaaga oo idil maahayn inaad biriijka wada halka inaad daadka raaciso" maya gacalo inaad iga fogaataa maahayn"
waa codka raxmadda lahaa ee farxiya oo caawa innagu dabaal siinaysa wabiyadii boholyowga jeelashii kala haadka"
mahad oodhan dusheenna ha ahaato bahda laaylays"
Farxiya walee wey xarago heeseeysaa
Heestan in badan baan raadiyey!
Mahadsanid ustaad
Yasalaam, Farxiya🖤
Yaasalaam
Ereyada sadaxda bayd iyo dhextaalka ah waxaan ku bartay abwaan yamyam
Yaa i sheegi kara cida ereyada iyo laxanka leh??
😢 0:23 of kk
❤❤❤❤
Asc ❤
Mahad hakaa gaadho macallin.
Aqbal Iyo Gudoon Saaxiib.
Farxiyo may nooshahay?
Sooma Dhowaan Oo Beri Hore Ayey Galbatay
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤