Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa heesti aan heesaha ugu bartaye 1988 aniga gadar jooga ayaa dhigeystaye ex ex weeyaan dadba waa dadkii hore
😲😲🤒¹g
Anoon aabe iyo hooyo Abaal Marin Adna Kuma aqaanee ha I seejin aayahaCajiib marku intaa leeyahay Rashid bullo runtii waa waxkale
Waaw dalmar inbadan caafimaad ku nooloow heestan anigaa aad u dareema
Sidoo kale walaal. Mahadsanid
Dad sharaf oo magac leh baan arkaa sawiradooda❤❤❤
Allow uwada naxariiso intii dhimatay
Aamin
Daka sawirradaan ka muuqda badankoodu weynaga hooseeyaan oo ciiddaa cuntay waana lagu dhammaanayo Ilaahoow u naxariisto Addoomadaada Aamiiiiiiiiiiiiiin
Allaha u naxariisto labadaba ,farxiya iyo rashiid
Amiin
1967 Baa la qaaday farxiya cali iyo rahiid bulo AUN labadooda-ba
1962 baa la qaaday heestaan. Uurkaa ku tabaya. Erayadii abwaan ciise warsame iyo luuqdii rashiid bulo iyo farxiyo cali AUN. Keeydka cajaladaha ee radio hargaysa markii aan joogay 1982 . Cajalada waxaa ku qorneyd in heestaan lagu luuqeeyay 1962. 2 heesood oo iyana 1961 uu ku luuqeeyay rashiid bulo ayaa jiraan
@@MahdiCade-r2w aniga rashiid oo hargiesa jooga 2010 isheegay in la qaaday 1967 wareysi uu bixiyey oo uu sheegay In la qaaday 1967
@@Nabiil47 waa taariikh isu dhow waad mahadsan tihiin labadiinuba. heestaan waa u xiisey youtube baan ka baaray saas baan ku soo helay
Sida ayro geeloo uumani ku raagtoo waaaaa heees qaaaali fadlan like hala saaaro commentigan
Uumane maaha ee waa oomane
Yaa sameeyay heesta❤
Erayada heesta waxaa sameeyey Ciise warsame
Xasuus Boorama cadeeeY❤
Axsan Caleeg. Hees xusid mudan.❤️
Heestan waxaa jecel nin bare la yidhaah oo aan sxp nahay Mar walba oo aan dhegaysto isagaan xasuusta
Asc cawayska Dalmar Waxaan ku xasuustaa RADIO HARGAYSA IYO CAASIMADII AAN ITAa ku leekaaday Halkaa ka wad sxp
Cws ma wakhtigii soo baxday baad ka dhageysan jirtay Radio Hargeysa? Mahadsanid
@@caweyskadalmar aad iyo aad barnaamijkii bandhiga miyaad so gaadhay , ood aad u diyaargarwday bal in uu inuun soo daaya heesaha aad jeceshay ama aad xiligaa xiisayn jirtay 1986 -87 =1988 kii
Hadaad 2ba heesod oo wadaniya soo hesho ama aad soo geliso barteenan waan kuu mahad niqi
Heestan hees ayay isku music iyo isku laxan yihin
Haro idhanka joogoo,, idhanku waa hargeeysa dusheeda,, thanks
Adiga muddan
I dhanku waa i dhanka magaala cad gobalka awdal gabadhuna waa reer awdal
@@mukhtargeeljire4680 Ma Samaroon bay aheed Farxiya Cali wll
@@umulkhairahmed168 haa samaroon reer nuur faarax nuur
@@mukhtargeeljire4680 Waan garty wll Balse Hibo nuura ayaduna waa Samaroon waa samaroonke iyo Aamina Cabdilahi labadaas fanaan iisoo sheeg adoo Mahadsan
Ahun dhamaan
Farxiya cali way nooshahay Buuhoodle ayay joogtaa, alle ha unaxariisto rashiid bullo
Allah unaxristo rashiid bullo farxiyo xitaa iney dhimataa filaa
labaduba waa dhinteen aun
Of.alle.hawnariistee.rashiid.bulo.farxiya.cali.faarax.erayadii.ciise.warsame.rashiid.waaninkii.laxanka.safarka.ugali.jiray
Ersyada ciise warsame dhancade😢
Maxamed
5:47 5:53 5:54 5:55 5:57
❤
sida ayro geeloo.............
farxiya cali iyo amina feyr iyo marwo axmed codadkooda waaba daboolaayiin magool, maandeeq, hibo, khadra dahir iyo zahra axmed
Amaba bixi u jeedada Malaha awaad asqawdeeAnni maaha ruuxiiUurkaagu tabayee!Runtii waa hees miisaan culus leh!AHUN fanaaniintan ku luuqaynaysa.
❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😊
ersaya heesaha soo qor
Waa heesti aan heesaha ugu bartaye 1988 aniga gadar jooga ayaa dhigeystaye ex ex weeyaan dadba waa dadkii hore
😲😲🤒¹g
Anoon aabe iyo hooyo Abaal Marin
Adna Kuma aqaanee ha I seejin aayaha
Cajiib marku intaa leeyahay Rashid bullo runtii waa waxkale
Waaw dalmar inbadan caafimaad ku nooloow heestan anigaa aad u dareema
Sidoo kale walaal. Mahadsanid
Dad sharaf oo magac leh baan arkaa sawiradooda❤❤❤
Allow uwada naxariiso intii dhimatay
Aamin
Daka sawirradaan ka muuqda badankoodu weynaga hooseeyaan oo ciiddaa cuntay waana lagu dhammaanayo Ilaahoow u naxariisto Addoomadaada Aamiiiiiiiiiiiiiin
Aamin
Allaha u naxariisto labadaba ,farxiya iyo rashiid
Aamin
Amiin
1967 Baa la qaaday farxiya cali iyo rahiid bulo AUN labadooda-ba
Aamin
1962 baa la qaaday heestaan. Uurkaa ku tabaya. Erayadii abwaan ciise warsame iyo luuqdii rashiid bulo iyo farxiyo cali AUN. Keeydka cajaladaha ee radio hargaysa markii aan joogay 1982 . Cajalada waxaa ku qorneyd in heestaan lagu luuqeeyay 1962.
2 heesood oo iyana 1961 uu ku luuqeeyay rashiid bulo ayaa jiraan
@@MahdiCade-r2w aniga rashiid oo hargiesa jooga 2010 isheegay in la qaaday 1967 wareysi uu bixiyey oo uu sheegay In la qaaday 1967
@@Nabiil47 waa taariikh isu dhow waad mahadsan tihiin labadiinuba. heestaan waa u xiisey youtube baan ka baaray saas baan ku soo helay
Sida ayro geeloo uumani ku raagtoo waaaaa heees qaaaali fadlan like hala saaaro commentigan
Uumane maaha ee waa oomane
Yaa sameeyay heesta❤
Erayada heesta waxaa sameeyey Ciise warsame
Xasuus Boorama cadeeeY❤
Axsan Caleeg. Hees xusid mudan.❤️
Heestan waxaa jecel nin bare la yidhaah oo aan sxp nahay
Mar walba oo aan dhegaysto isagaan xasuusta
Asc cawayska Dalmar
Waxaan ku xasuustaa RADIO HARGAYSA IYO CAASIMADII AAN ITAa ku leekaaday
Halkaa ka wad sxp
Cws ma wakhtigii soo baxday baad ka dhageysan jirtay Radio Hargeysa? Mahadsanid
@@caweyskadalmar aad iyo aad barnaamijkii bandhiga miyaad so gaadhay , ood aad u diyaargarwday bal in uu inuun soo daaya heesaha aad jeceshay ama aad xiligaa xiisayn jirtay 1986 -87 =1988 kii
Hadaad 2ba heesod oo wadaniya soo hesho ama aad soo geliso barteenan waan kuu mahad niqi
Heestan hees ayay isku music iyo isku laxan yihin
Haro idhanka joogoo,, idhanku waa hargeeysa dusheeda,, thanks
Adiga muddan
I dhanku waa i dhanka magaala cad gobalka awdal gabadhuna waa reer awdal
@@mukhtargeeljire4680 Ma Samaroon bay aheed Farxiya Cali wll
@@umulkhairahmed168 haa samaroon reer nuur faarax nuur
@@mukhtargeeljire4680 Waan garty wll Balse Hibo nuura ayaduna waa Samaroon waa samaroonke iyo Aamina Cabdilahi labadaas fanaan iisoo sheeg adoo Mahadsan
Ahun dhamaan
Aamin
Farxiya cali way nooshahay Buuhoodle ayay joogtaa, alle ha unaxariisto rashiid bullo
Allah unaxristo rashiid bullo farxiyo xitaa iney dhimataa filaa
Aamin
labaduba waa dhinteen aun
Of.alle.hawnariistee.rashiid.bulo.farxiya.cali.faarax.erayadii.ciise.warsame.rashiid.waaninkii.laxanka.safarka.ugali.jiray
Aamin
Ersyada ciise warsame dhancade😢
Maxamed
5:47 5:53 5:54 5:55 5:57
❤
sida ayro geeloo.............
farxiya cali iyo amina feyr iyo marwo axmed codadkooda waaba daboolaayiin magool, maandeeq, hibo, khadra dahir iyo zahra axmed
Amaba bixi u jeedada
Malaha awaad asqawdee
Anni maaha ruuxii
Uurkaagu tabayee!
Runtii waa hees miisaan culus leh!
AHUN fanaaniintan ku luuqaynaysa.
Aamin
❤
❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😊
ersaya heesaha soo qor