Maxamed Nuur Giriig |Hinaasaha|Original

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 16

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад

    Soo gali Maalmaha Qallooca
    Erayadii aun abwaan Maxammed Cali Walash (Caydiid Kaba Cune,)
    Codki iyo laxankii Xasan Aadan Samatar❤.

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 5 месяцев назад

      Heestu waa 68kii Xasan aadan fankaba kuma jirin Walaashna qof jira ba maaha, Waxa kasta la iskama soo qoro mise caruur yar baad tahay. Naga raali noqo beenaaloow

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад

      @@xasanmagafe5780 waa la doodaa miyaa maqashay mxaa isaga xiran heesta ina Gariig iyo taan codsaday.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад

      ​@@xasanmagafe5780afsoomaaliga baro marka hore mxaa isaga xiran heesta aan codsaday iyo tan aun ina Giriig.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад

      Marka hore afka soomaaliga so baro mxaa isaga xiran heesta aan codsaday iyo tan aun Ina Giriig dad waawayn baa lala doodaa miyaa maqashay ​@@xasanmagafe5780

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад

      ​@@xasanmagafe5780afsoomaliga so baro.

  • @Suusaana-g7r
    @Suusaana-g7r 5 месяцев назад +1

    Beeni raad ma leh salaad darbo ayadoo full original ah noo Soo galiya saaxibayaal iyo sidoo Kale heesta alla Mey dadaasho boqorkii codka maxamed suleyman tubeec original asalkii ah hd fasiix ah asc

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  5 месяцев назад

      WCS Waan Kuu Soo Galineynaa Dalabkaaga Walaal.

    • @Suusaana-g7r
      @Suusaana-g7r 5 месяцев назад

      @@Laalayslyrics thanks wll hadey suurto galnoqoto noosoo raaci heestii hanaloo garnaqo heesaa cumar dhuule cali asalkii originalka ahaa mahadsanid

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  5 месяцев назад +1

      @@Suusaana-g7r Beeni Raad Maleh Halkaan Ka Daawo.
      ruclips.net/video/A0oi4fSX06c/видео.htmlsi=02p7jBXqrTnD58sL

    • @Suusaana-g7r
      @Suusaana-g7r 5 месяцев назад

      @@Laalayslyrics alla my da

  • @mohamudabdinoor7848
    @mohamudabdinoor7848 5 месяцев назад +1

    sxb waxaa raadisaa heestii tubeec deeqa oo Original hadaa heeso plz

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  5 месяцев назад +1

      @@mohamudabdinoor7848 Dhowr Duubis Oo Kala Duwan Ayaan Hayaa Versionka Ugu Originalsan Ayaan Kula Wadaagi Doonaa.

  • @aliismail5014
    @aliismail5014 5 месяцев назад +1

    Gobanimo waynaa.