Maantane waxaan daawaneeynaa 2 million oo Falastiiniyiin Muslimiin ah oo la gumaadaa, cadaabta lagu haayo waxba kama tari karno ayaan isaga sheekeeynay! waqtigii ugu duliga sanee ee Muslimiinta soo mara ayaanu noolnahay.
Geesi dhalay ayuu ahaa muctasim billaah allaha karaali noqdo runtii manta gabdhaha Reer falastiin 🇵🇸 iyo kuwo lake oo Muslim ah waxa ay u baahan yahiin geesi ninkaa lamid ah
Allahayow wxn ahay aduun adoomadada ka mida hadaad markaas iga dhalin lahay umadii muslimiinta libaaxyadii alle ay talin jireenbbarigaan sharaftayada ilaashan jiray😢😢😢😢
Dulinimadaa muslimka maanta jooga iyagaa iskugu wacan waayo diinta gaalada ee dimuqraadiyada la dhaho bay jeebka gashadeen, natiijada uga soo baxdayna waxay noqotay in xaar wal waalku uu ka sharaf badnaado maanta 😂
@@suldaanka7 Aad iyo Aad, Akhii, Ka dhalinyaro ahaan diinteena macaan in aynu barano kuna dhaqano waaqica casriga ahna in aynu la socono weeye sidii roon baan rabi ka barinay
Waan idiin salamay bahweynta wberi media qaas ahaan Abdirahmaan cumar waanku salamay chenalka waxa Ku xiranahay 2019 ila hada Ustaad waxaan kaa codsan laha hade macquul tahay in aad no so diyaariso maduuc aha "bigbang" dhanka scienceka 👍👍 mahadsanidiin
Mrksy kuwa hader Europe tahrib ku galay ku oran diintan iyo dadka haysta dumarka liida. Iydo intaso mar ay tarikhda ku xusan thy sida gabr wax layelay loga fal celin jiry iny kumanan nin naftoda lo halagi jiry qimha ay agtoda ka ledahy
Geesi geesi dhalay oo muslim ah ayuu ahaa Muctasim Billah👏❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Sallallaahu calleyhi wa sallam
Scw scw
😊😊
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw
Maantana kumanal falastiin aha Aya la laaya ilahaybana umaqan😢😭😭😭
Ilahay ma cidleynayo walal hadaba in shacab la laayo ma ahee 7 bilood baa la jabin la,yahay waaana awooda ilaahay carabta markey diideen inay ka dhiidhiyaan dulmigan
Ilahay wuxuu adeegsadey shucuubtii gaalada ahaa waayo ayagaba ilahay ayaa abuurtey markuu rabana wuu adeegsan waana guuleysan doonaan saxaabadii iyo nabigeenii scw waa soo mareen xaalado adag lakin xiligas muslimiintu ayagoo daciif ah ayey hadana mideysnaayeen ilaa ay ka guuleysteen
Maantane waxaan daawaneeynaa 2 million oo Falastiiniyiin Muslimiin ah oo la gumaadaa, cadaabta lagu haayo waxba kama tari karno ayaan isaga sheekeeynay! waqtigii ugu duliga sanee ee Muslimiinta soo mara ayaanu noolnahay.
Lkin rajoo way dambeysa wll Inshalla wan guulaysanayna
InshaAllah
Geesi dhalay ayuu ahaa muctasim billaah allaha karaali noqdo runtii manta gabdhaha Reer falastiin 🇵🇸 iyo kuwo lake oo Muslim ah waxa ay u baahan yahiin geesi ninkaa lamid ah
𝐀𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞 🎉
𝐌𝐀𝐫𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢 𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐨𝐨𝐰 🎉
Waa xaal aduun inaan gabar muslimad ah darteed aan ula dagaalanay gaaladii xiligaaas awooda isbideysay mantana aan daawano falestiin oo sidaa loo galaayo
Waberi media waa kaan ugu jecelahay codka, cimig allah ha ku barkeeyo abdirahmaan cumar
Cabdirahmnan cumar waaberi iskumagac ayaan nhay magacaygu waaa cumar cabdiramaan adigana cabdirahman cumar❤❤❤❤ muuqaaldaada. Caajis kumadareemo golden voice taliye
Allahayow wxn ahay aduun adoomadada ka mida hadaad markaas iga dhalin lahay umadii muslimiinta libaaxyadii alle ay talin jireenbbarigaan sharaftayada ilaashan jiray😢😢😢😢
Walal Ku sali subanaha Muxaamaad SCW..........
Sallallaahu calleyhi wa sallam
Aaanku salino xppkeeena muxumad scw❤
Xiligaas 2 shay ayay Muslimiintu ka sinaayeen xalaal quudashada iyo cibaadada ilaahey oo saafi ah
Hadda waxaan cunaa wax aanan hubneyn xalaal ahaashahooda iyo ka caajiska cibaadada Alla hadaba ogaaw ilaahey kalama jecla 2 nin oo aan xarigiisa heysan
Xiligas waxaa noola rag rag ah oo geesiyal ah, hadana xalka musliminta eeg meshu maraayo, hada muctasim ma joogo lakin rabigii muctasim waa joga ilahow noo gar gaar.
kusaliya sabigena muxamad scw scw scw
Waa wax laga xumaado in hadda uusan jirin madax sidaas damiir u leh.
Wllhi bilaahi tolaahi Adabkaan Arbacadii Ku dhiganay
Ax 😢ilaahooow amiir na ilaaalsho nasiiii😢😢😢ka socoto amiirka ku socoto eyga ruuum intaasa ishaafisay❤😅😅😅😂
I.a am com ana socsocod
Welcome 🎉❤@@muuminibrahim
Aduunyo iyo xaalked weeye maalinba nin baa gacan sareeya, maanta iyagaa muslimka ugu yeeraya EY'DA AANU QUUDINO MARKAAN RABNANA AAN ISKU DIRNOW NOO KHUSHUUCA DEE 😂
Aaamin aaamin wllo
ilahow musliminta kib u mideee 🤲
Aan ku wada salino nabiga scw
Alle ha ino soo celiyo heybadii islaamka
M.a
Alle ajar haka siiyo inta uu u qalbi dhisay
Ku sali xabiibkeena maxamed scw ❤️
Mashaallah waberi media, iyo mudane c'abdi rahmaan cumar horey u soco
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Waaberi media
Ogaansho
Sahanka xogaha
Ogaalka dunida
Intaan midkee badanaa dhageysataa ani ahaan waaberi media😮
Ogaansho
Intaba ma dhagaysto
Yaa allaah aaway, geesi yiintii islamky
Mnsha allah bro warbixintaada aad baan ula socdaa
Aynu kuwada salino nibiga SCW❤❤❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Allah akbaR xilligaa dumarkeenu sharafta ay kunaa loo nayeen bal Fiiriya maantana halka aan Joogno😢
Kaaf iyo Kala dheeri
Dulinimadaa muslimka maanta jooga iyagaa iskugu wacan waayo diinta gaalada ee dimuqraadiyada la dhaho bay jeebka gashadeen, natiijada uga soo baxdayna waxay noqotay in xaar wal waalku uu ka sharaf badnaado maanta 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo intaan dimuqraadiyad iyo wax Lamida kadaba wareegayno nasriga alle inaka Fog
@@suldaanka7 Aad iyo Aad, Akhii, Ka dhalinyaro ahaan diinteena macaan in aynu barano kuna dhaqano waaqica casriga ahna in aynu la socono weeye sidii roon baan rabi ka barinay
Jasaakalaahu khayre
Masha Allh Aqoon korodhsi wcan
الله يعزك
Ku soo dhawaaw RUclips keyga cusub ee muhandas
Masha allah
Videoyo waxtar leh 👍
Mahadsanid abdirahman omar
Geesi allah ma xilo, guushi wu haleely
Wlhy wxn xasuustay barigii primary kaa nuloogu dhigijirey taariikhda dawlada ruum iyo faadimyiinti iyo isbaaaniyiin iyo kuwa kale alx mxaa waalidkay cilmi ibaray
Waan idiin salamay bahweynta wberi media qaas ahaan Abdirahmaan cumar waanku salamay chenalka waxa Ku xiranahay 2019 ila hada
Ustaad waxaan kaa codsan laha hade macquul tahay in aad no so diyaariso maduuc aha "bigbang" dhanka scienceka 👍👍 mahadsanidiin
Ilaahay haweenka muslin ka ah ilaali meel ay joogaan maanta majiraa hogaamiye muslin ah oo sharaftooda ilaaliya ,,
½ Million comingsoon🎉
Mehmet fatihler sultani❤😊
Ka socoto amiirka ❤️💪🏾 kuna socoto eeyga ruum 🤡🤡😂
Allahu akbar 😊
وا معتصماه
Waxan ahy qofki ugu horeeyy ❤
Guul insha alaaah muslim 🌹👍
Geesi ayuuvahhaa😊
Ustaad wa ku salamay sxb
Gold voice ❤❤❤😢😢
Wadaalnay ee aan oradno
Maasha
Sxb horeyi uu soco wanku tagera
Sxp soopadih
Plz next greater somalia 🇸🇴🙏
Waxan xusustay gabaygi a haa
اسيف اصدق انباء من الكتب
GUUI GUUI MUSlimiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Jumca mubrak❤❤❤
Wuudhawyahay nasrigii ilaahay
Kusali nabiga scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mrksy kuwa hader Europe tahrib ku galay ku oran diintan iyo dadka haysta dumarka liida. Iydo intaso mar ay tarikhda ku xusan thy sida gabr wax layelay loga fal celin jiry iny kumanan nin naftoda lo halagi jiry qimha ay agtoda ka ledahy
Kala duwan hada io waqtigas 😢
Soobadi saaxiib
And these 😢
Ragaas oo kale maanta dunida muslimka waa ku nool yihiin lakin yaa wax ka dhageysta ama jeelasha ay ku jiraan ama waa miskiin darbi jiif ah😢
Sheeg qofka umaanta video gaan udaaranyahay
Asc waabari
Sxb nosobadai taariiqdaan cml
Waa Ragga aynu maanta u baahan nahay
Kuwa maanta jogaa iska daa inay ka gubtaan gabar Muslimad ah oo la dhibaataynayee xataa hadalo adag ma odhan karayaan.
Kuwa manta jooga iyagoo soo indho waawayn baa dumarkooda gaaladu ay hubka ku tijaabinaysaa, Dulinimo waa dhaaftay waxa maanta muslimka haysta 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo Alle mooyaanee gaalada maanta la joogo cid wax kaqaadi karto majirto waa powerful
@@ghst4487 Taas xataa ceesaan dhukani kaa qaadan mayso, Gaalada waanu ka adag nahay tusaale waxa kugu filan dagaalkii caydiid iyo Maraykan dhex maray, AK47 bay hub ahaan u siteen caydiid iyo kooxdiisu hadana maraykan oo diyaarado wata bay ka cabaajiyeen lakiin dhibka jiraa wuxu yahay inagii baa xaasidiin isku ah oo aan midaysnayn ee gaalo nagama xoog badna Akhii❗❗
@@ghst4487 Taas ceesaan dhukan xataa kaa yeeli mayso, Gaalo waan ka xoog badan nahay tusaale waxa kugu filan caydiid iyo maraykan dagaalkii dhex maray, AK47 bay hub ahaan u siteen caydiid iyo kooxdiisu hadana maraykan oo diyaarado wata bay ka cabaajiyeen muxuu u taray hubkay siteen, dhibka jiraa wuxu yahay inagii baa xaasidiin isku ah oo aan midaysnayn muslim hadaan nahay ❗❗ hadalkaaga ku laabo akhii ,mahadsanid
@@ghst4487 Gaalada waan ka xoog badan nahay lakiin dhibka jiraa wuxu yahay inagii baa xaasidiin isku ah oo aan midaysnayn, maraykan caydiid iyo kooxdiisii oo AK47 hub ahaan u wata baaba ka adkaaday gaaladana kalena dee dumarkeenaaba buufin kara😂 gaalo itaal meesha kuma hayso dig dig iyo booto weeye woxoodu
Tnx sxp
The third one
Wan kusalamay cabdirahman sxb wan kufaraxsana Hay muqaladada
Kasoo hada boqorki lagu magacdaray dalka istabul "costantine"
Muctasim qudhiisa taarikh koban ka so same
Wll noosoo badi
❤❤
Madaxdeena maxaa udiide in aay saas dhiig uyeeshaan?
Gabadha daraadeed 50 magaalo oo ay gaaladu leedahay ayaa la qabsaday
Al muctasim bilaah miyaanu ahayn boqorkii Baqdaad ee Tataarku ay jabiyeen ?
Musctasimyo bdn baa so maray cabasiyiinta laga bayaa mid kleh oo muctasim ladhaho inaa shegaayso shb kaniina waa muctasim billah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
ma fihiima quuja
Tolaay jihaadkii maxan u daynay
Markii aynu ka fadhiisanay bay sharafteenii luntay
❤❤❤❤
❤