SAFARKAYGII MUQDISHO Somalia 2024 🇸🇴

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 129

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 дней назад +12

    Masha allllah xamar wa magaaalo qurux badan ilaaaahay nabad buuxda haydin siiiyo form hargaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 6 дней назад +14

    From jigjiga Somalia 🇸🇴🇸🇴 guuleesta Somaliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @MahadAhmediman
      @MahadAhmediman 5 дней назад

    • @Caliya7
      @Caliya7 10 часов назад

      Reer Jigjiga weydin jecelnahay dhulkenii iyo dadkeenii ❤❤❤❤❤from Mogadishu

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 6 дней назад +11

    My homeland somalia hanolato 🇸🇴❤

  • @Islam_foreverrrrrr
    @Islam_foreverrrrrr 5 дней назад +6

    Masha allah muqdisho qurux nabad iyo barwaaqo ❤

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 5 дней назад +3

    Maansha allah c/qani kaalay dalkaaga ku dalxiis waad ka dhabaysay mar hadad ka cago dhigatay xamar
    Ha is martiyeen soo dhawow minanka minankaagi waaye ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👏👏👏

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 6 дней назад +7

    Mogadishu Somalia 🇸🇴 wan iman

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 дня назад

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin from mudug 🎉

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 6 дней назад +4

    So beautiful mogadishu ilaahoow Nabada u adkee walaalayaal البلد بلدكم walaahi xamar waa leeydiinka jecelyahahay

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 5 дней назад +2

    Masha allah, waanu sugaynaa muuqaalo badan oo qurux badan inaad kasoo duubto caasimadda umadda soomaaliyeed

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Mahadsanid doctor insha allah we will do.

  • @jameslucus
    @jameslucus 2 дня назад

    mashallah walaalo! this is beautiful !!

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 2 дня назад

    Masha Allah wellcome to Mogadishu ❤❤❤❤❤

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 6 дней назад +4

    Reer muqdisho dhalinyarada soo dhaweeya sxbayaal afgooya iyo balcad beerah muuska iyo cambria. Dhalinyaradan hakabqeylina scarab ka iyo likeda 1000

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Mahadsanid

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 5 дней назад +1

      Afgooye anaa joogo hadey imaadaan waa la soo dhaweynaa insha allaah

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 дня назад +1

    Good bless republic of somaliland is peace and stabilt demokrati country . Inshall Allah it is time to recozning republic of somaliland amiin yaa rabii

  • @welcometodjibouti
    @welcometodjibouti 6 дней назад +2

    Masha allah mahadsanid muqaal qurux badan weyan , nooso duub cuuntoyinka lamiyyada lagu iibiyo siida leef leefo ga oo kaleh

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Ada mudan insha allah muuqaalo badan ayan soo wadaa.

  • @Fadir9999tAbdullahi
    @Fadir9999tAbdullahi 6 дней назад +2

    Welcom to mugadisho muuqbilan❤

  • @abdifatahsomali27
    @abdifatahsomali27 6 дней назад +3

    سلام عليك يا مقديشو مدينة المعالم والآثار القديمة 🖐
    توجد في مقديشو معالم تاريخية عديدة ظلت باقية رغم ظروف الحرب ومظاهر الدمار، ومن أهم هذه المعالم "جامع حمرويني" المقام في بدايات تأسيس المدينة، و"مسجد فخر الدين" الذي بُني -حسب ما دُون على لوحته التذكارية- سنة 667هـ (عام 1269م)، و"مسجد أربع ركن" الذي أنشئ في نفس العام.
    ومن معالمها كذلك المتحف الصومالي الذي يتألف من طابقين وتعود إقامته إلى عهد الحكومة الإيطالية عام 1932م، وكان مقره في الأصل قصرا لسلطان زنجبار.

  • @maxamedsiciid-wf2wk
    @maxamedsiciid-wf2wk 6 дней назад +2

    welcome to muqdisho

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 4 дня назад +1

    Maashaa Allah

  • @maryamabdiguide
    @maryamabdiguide 6 дней назад +2

    ku soo dhawaw xamar cadey , walaal wiba gacmo furan 🙌

  • @amb2524
    @amb2524 5 дней назад +2

    Magalada wey buuqeysaa saxmada allow nabada u barakee

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 6 дней назад +3

    Banaadir iyo xamar iyo muqdisho waa isku mid

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 дней назад +1

      Wabari ayan ujeeday miyan taraaray?

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 5 дней назад +1

      ⁠dabQydas inta ugu badan wa hodan iyo wabari iyo wadajir

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 5 дней назад +1

    Ku soo dhawaada caasimadda somaliya Mogadishu city.

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 6 дней назад

    Kusoo dhawaw sxb muqdisho waan ku sugeene waa sxbkaa reer xamarka haabiil love❤

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 6 дней назад +1

    Welcome Muqdisho wllkey.

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u 6 дней назад +1

    WAAW WALALKEY CAALIN KU SOO DHAWOOW WADANKAGII WAANA II FARXAD IN AAD TIMAADO XAMAR ANIGANE WAXAN JECLAHAY IN AAD ISOO DALXISISO WAAQOOYI SIDA BUURTA SHIIKHA IYO MEELO BADAN WAAN KULA SOO XIRIRI DONAA INSHA ALAAH❤❤❤❤🎉😊

    • @Sahramohamed-f3u
      @Sahramohamed-f3u 6 дней назад

      ❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 дней назад

      Wan dhawahay Mahadsanid

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 5 дней назад

      Inaad isoo dalxiisiso Somaliland . Hadi aadan ku dhawaaqi karayn SOMALILAND, raali ahow ma imaan kartid. Jaarnimo iyo walaalnimo waa inaad ogolaato, hadii kale mohaaga ku ekow abaayo!

  • @SamsamAbdi-e2j
    @SamsamAbdi-e2j 5 дней назад +4

    Mashallah wll

  • @MadderMedia
    @MadderMedia 6 дней назад +1

    Welcome to muqdisho bro

  • @mariamdiriye4989
    @mariamdiriye4989 5 дней назад +1

    Masha'Allah soo dhawaada

  • @MahadAhmediman
    @MahadAhmediman 5 дней назад

    ❤ soo dhaween fcn

  • @Caliya7
    @Caliya7 10 часов назад

    Ciyaal xamar cuqdad maqabaan cidwalba welcome. ❤❤❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  8 часов назад

      Anakana?

    • @Caliya7
      @Caliya7 6 часов назад

      @caalinAbyan gob baad tihiin 😃 😀

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 часов назад

      @Caliya7 😂

  • @hhassan5588
    @hhassan5588 5 дней назад

    Maanta magaaladeydii aatagtay waan fiirsadaa vidiowgaaga

  • @Shardiid
    @Shardiid 6 дней назад

    Welcome to Mogadishu 🎉❤🇸🇴

  • @nboss8028
    @nboss8028 5 дней назад +1

    Soo dhawaada

  • @nboss8028
    @nboss8028 5 дней назад

    Banaadir waa gobolka dhan ee xafadaha xeebta saaran waa xamarweyne shangaani iyo cadicasiis karaan intaas ayaa xeebta saaran ❤

    • @darishore814
      @darishore814 День назад

      Lol waaberi iyo wadajir na xeebta ma saarno miya saan maa Reer xamar ku thy 😂

  • @nocapnobs7845
    @nocapnobs7845 5 дней назад +1

    Imagine this country without qabiilniimo and wahabiism.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 дня назад

    MUQDISHO WAA NAARTA JAHANAMADA CADDUUNKA.

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 5 дней назад +1

    Xamar weyne soo duub zxb

  • @mohameddaahir692
    @mohameddaahir692 6 дней назад

    Kuso dhowow muqdisho🎉

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 6 дней назад +1

    Kusoo dhawaaw muqdisho

  • @gashaangantaal
    @gashaangantaal 5 дней назад

    soodhowaada oowadankiina dhexmara oodhexgala sooduuba

  • @fuadjama5818
    @fuadjama5818 4 дня назад

    Sxb waa program wacan tictok soo gali aygo gagaban waliba tictok international ah

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 5 дней назад

    M.a ALLH

  • @MohamedAbdullahiShire-w2z
    @MohamedAbdullahiShire-w2z 5 дней назад

    Anagu fooq ma dhahno Dabaq baan ugu yeernaa

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 5 дней назад

    Reer muqdisho is muujiya like , share and subscribe meel fog ha la gaar siiyo ugu yaraan 1/2 million haye binaa axmed caadi maaha canbo babay bay noo bedeleen kulahaa furulaato 😂😂😂😂

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 дня назад

      Wakaa Waad usheegty rer muqdisho kolay way soo socdaan

  • @dahabiyesdahabiyes9041
    @dahabiyesdahabiyes9041 6 дней назад +2

    Waad fogaatay hadaad muqdisho tagtay washingtin na waad tagi culay ma aragtay mr caalin

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 5 дней назад +1

    Asaxaabey Makka Almukarrama uun baad ilaa hadda kumeerey saneysaane, magaalka gudaha ugala, aad ZOBE, liida, Bakaro, Darusalaam ilaa meelka kale ee fog fog, BEERTA XAMAR, BEERTA NABADDA ilaa Muqdisha Mall. Bal soo duubaa meelahaas aan anana aragnee, mahadsanidin.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Ha ka shakiyin inan so duubi waayo 😂

  • @kalilrage8873
    @kalilrage8873 5 дней назад +1

    hargeisa furulaato waa laga hela ee waydaan aqoon

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 5 дней назад

    Xafadaas aad na weydisay waa Cabdi casiis wa ninki asmar oo reer buuloxubey ahaan jirey

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 6 дней назад

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 6 дней назад +1

    Good luck xadhigad gosatay caalim lakin liinta 😂

  • @hassan7935
    @hassan7935 6 дней назад

    Ambaa buaale usocotaan wllo?

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 5 дней назад +1

    Zxb magalada wa magaladada kusoo dhowow

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad5750 6 дней назад +1

    Banaadir degmo ma ahan sxp ee wa gobolka degmoyinka xeebta saran we badan yihiin wxana ka mid ah xamar weyne,cabdicasis,shangani iyo kuwa kle

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 6 дней назад

    Waa maxay cigaal International war aadan cade inter national

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 дней назад

      Laba Airport ha iska hor keenin sxb

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 6 дней назад

    1000 000 gaarsiiya

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Waar ma iga qoslinaysaa 😂

  • @engjeesto
    @engjeesto 6 дней назад

    HANBALYO HANBALYO SXP

  • @MohamedAbdullahiShire-w2z
    @MohamedAbdullahiShire-w2z 5 дней назад

    Kusoo dhowow casimadada walal

  • @mudiali719
    @mudiali719 6 дней назад

    Kismaayo iyo beydhaba na soo arag Sxb

  • @garadmohamed9372
    @garadmohamed9372 5 дней назад

    # caalin
    Furalaato iyo hilib ha isku cunin marqudha hadad furalaato cabto hilib uma baahnid
    Hadii kale calool xanuun ayaa kugu dahacay cisbitaal banaadir yaan lagu gayn
    Kkkk aad ayaannl ku salaamayaa

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 6 дней назад +1

    WARKUWAAN MAKA DAACAD BAA MISE FILIN AY JILAYAAN KKKKKKK KULAHAAA LABADA DAGMO E BADA SARAN .BANAADIR IYO C.CASIIS BANAADIR XAFAD MAAHA EE WAA XAMAR

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 дней назад

      Waberi ayan laha dheh cid iqabata ayan wayay 😂

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 5 дней назад

    Allahumaziid🏗️

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 5 дней назад

    Nisa waa inay indha gaar ah ku eegto, dhaqdhaqaaqoodana la socoto dadkaan Reer woqooyiga ee loo soo dirayo Muqdisho si ay xasilooni daro iyo amnidaro kadibna usii talaaba goobaha ay xagjiradu ka taliyaan

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 5 дней назад

      Afkii faqashta aad ku hadlaysa boowe, meeshu waa Mogadishu oo waxba lagaa weydiin maayo , wiilashuna waa dalxiis, beritana dhulkoodii ayay ku noqonayaan e la soco!

    • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
      @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 5 дней назад

      @
      Eeboo, kuwa hore oo uu Negeeye, Been Madow, iwm. Oo aan Soomaali nimo usoo dhawaysaney aa taariikh xun idiin diwaangeliyey,
      Mar labaad in qiira Japan laygu gaadana waa ii dabiinimo, yeelina mayno ee indhaha shacabka iyo sirdoonka dawlada ayaa waajibkooda qaran idinka gudanaya
      Faqashta aad sheegee maalintii Muqdisho laga saaray Reer woqooyi xeryaha qaxootiga Harta Shiikh iyo Awbarre ayey ku jireen

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 6 дней назад

    Banaadir ma aha Cqaniyoow kkkkkk ee waa Xamar Jajab, Waaberi iyo Wadajir oo iyana ka tirsan Degmada Madiina inta Airportka saarani. Banaadir waa Gobolka oo dhan.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 дней назад

      Way isu wada eekaatay magacyadi aan aaanay aya dhumay 😂

  • @SabriinSabriin-yy5vn
    @SabriinSabriin-yy5vn 5 дней назад

    Dagmada Banaadir maa idhahday😂 wadajir wye dagmadan buulxumey agted😂

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Ma waxbaan qalday bal iso saxa

  • @omarmohamedhassan1212
    @omarmohamedhassan1212 5 дней назад

    Waar caalin waxan lamasoosawiri jirin xageed. Tagtay qarax iyo qashin umbaan lasoo sawiri jiraye

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 дня назад

      Meesha quruxda taal hadaad ogaan lahayd .

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 6 дней назад

    Csasimadii dalkaaga ayaad tagtay

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 6 дней назад

    Sxb kismaayo imaada

  • @gashaangantaal
    @gashaangantaal 5 дней назад

    xera kudhalad ayaad tihiin miyaa kkkk ale deydiin gargaaro

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 6 дней назад +1

    Waan daawan jiray muuqaaladaada laakiin maanta iigu danbaysa waan ku nacay ninka cadowgayka xayaysiinaya uf iyo uf mar danbe ma idin daawan doono bye bye faqash kalkaal

    • @ruweydocabdi-gj6ng
      @ruweydocabdi-gj6ng 5 дней назад

      😂😂😂 waad doqomowday wll allaha ku caafiyo

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 5 дней назад

      Ishii Buktaay ku bikaacso si fiican weliba ugu bikacso, degaanka aad ku dhalatay sidaan in ay noqoto waa ku riyoon kartaa uun ee weligaa gaari meesid ama nac ama jeclow.

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 6 дней назад

    war maxaad ka doonteen xamar car somaliland ku soo noqda hadaan idhin xidhioyo liinta cabi doontaan

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 6 дней назад

    meesha yaan laydin ku qalan adiyo naftaa yaree kale. Soow ma ogidin in qaar kale sanaaduuq lagu keenay?

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 6 дней назад +1

      Dadka xanuusan oo adiga camal ah halkaan lagama rabo.. bax xaafadiina yar qabo.. yaa daciif cuqdadaysanooow

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 6 дней назад

    halay dinku dilo meeshaa kilaab yahay

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 6 дней назад

    Waxaad sawiro iyo vedios kaqaadaba somaliland ma xamar ayaaad la aaday waalahi hore ayaaan kaaaga shakiyay inlagusoodiray sidaad buuraha ugu meeraysanaysay ayaaan is idhi malaaah alshabaab ayaaa soodirsatay waayo melihii somaliland qalcadaha ahaaa ayaaad duubaysay mudo ilaaa halka bada kaga began ooah geeri ilaaa gacanlibaax ayaad sahamisay markaaa shaki badan ayaaan kaaqaaday mar hadaaad