The New Kaaraan | Neighborhood Spotlights.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 64

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 5 дней назад +27

    Kaaran dagmada xamar ugu caansan dhaaxaa waala caayay ugu danbeyn rageedi baa ukacay alxms horay usocda dadkeygi ❤

    • @sabirabdulkadir2974
      @sabirabdulkadir2974 5 дней назад +1

      Maaye hodan baa ugu hormarsan

    • @sdmdhr616
      @sdmdhr616 5 дней назад

      Hodan

    • @AliAbdirahman-gl4nf
      @AliAbdirahman-gl4nf 5 дней назад

      Madino ugu caansan

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 дней назад

      Caay maxay tari? Kaaraan waa la mid degmooyinka kale ee gobolka Banaadir.

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 5 дней назад

      ​@@sabirabdulkadir2974hodan waa rugta ganacsiga ee deegaankeeda yar ganacasigeeda badan

  • @zeynabw5885
    @zeynabw5885 4 дня назад +5

    Masha Allah barakallah. Kheyr badan Allaha idin siiyo waa noo qurxiseen wadanka Allaha idin qurxiyo. Waxaan ku darsan lahaa in lagu daro meelo lagu nasto caruurtana ku ciyaaraan football swimming xaafadaas oo kale.

  • @luulaywanag4400
    @luulaywanag4400 5 дней назад +9

    Allow lacag isii guri ankagataa karaan masha Allah 🎉🥰

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 5 дней назад +2

    Masha Allh keeydkii hore loogu sheegay ayaa soo burqanaayo guul iyo gobonimo Kaaraan.

  • @HUSSEINMohamed-ck8dk
    @HUSSEINMohamed-ck8dk 5 дней назад +5

    Vilaadas qurxda badan ninka dhistay caruurtisa waa uraxeyay Masha Allah

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 4 дня назад +2

    Degmada karaan waxan kaso qaaday qayb nolosheda ka mid ah dad gob ah oo darisnimo waaa walalnimo yaqaano abgaal cismaan from shiikha haddan xamar kaso laabto kaaraan meel aan ahayn ma degayo qastan xafada jabuuti ❤

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 5 дней назад +2

    Mashaalaah saas iyo si ka qurux badana ka rabna kaaran weliged wala nici jiray

  • @malaboa591
    @malaboa591 4 дня назад +1

    Baabuurta meel barkin ah oo la dhigto oo qaas ah u sameeysta oo jidadka ay yaalaan qurux maahan ee ka qaada, si jidadka ay firaaqo u noqdaan inshaa allaah

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 5 дней назад +4

    Mansha Allah Mogadishu ilaahay nabad hasiiyo moqdisho

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 5 дней назад +2

    Mansha alah good job ku sii dara weli ❤❤

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 5 дней назад +5

    Maashaa Allah

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 дня назад

    Kaaraan waa dagmada kaliya dhul fiican oo baaxad leh iyo jidad waaweyn hadii maamul fiican lahelo iyo amni degmo gaarto kuma taalo xamar❤❤❤

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 5 дней назад +3

    Masha allaah muqdisho xamar karaan

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 5 дней назад +3

    Maansha alaah beautiful ❤❤❤❤

  • @macaanos
    @macaanos 3 дня назад

    Maashaa Allah jidka dhinhasina dhir ku abura

  • @israa.040
    @israa.040 5 дней назад +1

    Mansha alaha waye i farxad galinayesa xafad qurxon iyo xeebta indha u roon karanaye u gooni tahaye 💯❤️

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 дней назад +1

    Mahadsanid kaaraan sanadkaan waa laga yaaban yahay cajiib.

  • @saidamohamed2951
    @saidamohamed2951 5 дней назад +6

    Kaaraan busleey wixii la yiraahdaba xaalka waa is bedelay ,guryaheeni baa ii muuqda .

    • @siradm
      @siradm 5 дней назад

      Waa noo farxad masha Allah

    • @AweysJiinow-zp3tu
      @AweysJiinow-zp3tu 5 дней назад +2

      Ex shaleemo liibaan muu ku agyaal gurigiina 😂 ciyaal wajeer maatahay

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 5 дней назад

      Gadoomiye cusub faarax cadaani u istaagay oo dadkiisa dhiiri galiyay

  • @yooltube2022
    @yooltube2022 5 дней назад +4

    Kaaran inte luu wadaa please nadaafada ilaliya

  • @MawadoDaaud
    @MawadoDaaud 5 дней назад +8

    Karbuuno mugdi waa u kaah kaarane dadka waa u keed. Meel aan jeclahay in aan maqmaqlo

  • @Maryansaciidsiidoow
    @Maryansaciidsiidoow 4 дня назад

    M.a tabarakallah

  • @KhalidCosta4
    @KhalidCosta4 4 дня назад

    Kaaraan❤

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh 5 дней назад

    Msha allh

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 5 дней назад +1

    Wali shaki ayaan laqabaa in KAARAAN gaari doonto degmooyinka kale ee dhigeeda ah, sidoo kalena eyba sii joogteyn karaan dhaq dhaqaaqaas bilowga ah.

  • @mariamdiriye4989
    @mariamdiriye4989 5 дней назад

    Masha'Allah

  • @siradm
    @siradm 5 дней назад +2

    Mashruucyada mala badiyo,.schoollo iyo suuqwayn ban rabnaa, suuq kala xiran oo wayn oo jidad leh ha la dhiso,shirkado kalena waa sugaynaa

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 5 дней назад

    Mashallah waaa horumar la taaban Karo

  • @sakariehassan2702
    @sakariehassan2702 5 дней назад

    Masha Allah

  • @DaadirMoha-f5l
    @DaadirMoha-f5l 5 дней назад

    Karaantaydi❤🎉

  • @foos4126
    @foos4126 4 дня назад

    maansha allaah karaan qurux noqotey lakiin dadka taba bar u baahan maxaa dadka wadada iska dhax marayo marshi biyeedi mala maro

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 5 дней назад

    war shirkadahiina wax dhisa hambalyo laakiin hotel juba iyo curuba maad dhistaan waa hoteelo dawlada laakiin markii aad lacagta ka soo ceshataan dawlada ku wareejiya guul ayaan idiin rajeeyey

  • @AbdiAhmednour
    @AbdiAhmednour 5 дней назад

    Masha allah, lkn xaafadihii iyo guryihii aan ku naqaanay maa natustid

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 5 дней назад

      Kaaraan wey isbadashay

    • @najiibyare4483
      @najiibyare4483 4 дня назад

      Guryaha ku taqanay maxa waaye 20 sano ka hor ayaa iigu danbesay waxbadan hadda kuma so kordhin waligedba san bay ehede

  • @dhemanluza4844
    @dhemanluza4844 5 дней назад

    ❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 5 дней назад

    Walaahi kaaraan waa meel aad uqurux badan bee ilaahaa caayee lakiin dad maqbto dadka eey kadhimatay aniga shiqsiyan karaan aad aa u jeclahay bad iyo dalcad iyo dagaandeg leyskama helo

  • @ShabibSk-go7ks
    @ShabibSk-go7ks 5 дней назад

    M.a

  • @gariyogarasho
    @gariyogarasho 5 дней назад +1

    Xeebta kaaraan kasoo duub clip

  • @faisalsamow3565
    @faisalsamow3565 4 дня назад

    Maamulka waa in lagu wargaliyaa I Dhir lagu beero 2da laami inta u dhaxeyso,, sidii bari samaadkee wadooyinka ahaayeen..

  • @SarahA1217
    @SarahA1217 5 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 5 дней назад

    BRO SAR IN LADHISO WAXAA KA MUHIMSAN IN NABAD LA DHISO ✍🏽💯. SAR AA MANTA DHISTEY BERI NE WAA LA QARXINAA DOESNT MAKE SENSE FIRST ONE PEACEFUL ☑️

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 5 дней назад

    Kaaraan Busleey waa ghetto marnaba ma noqoneyso meel nabad ah. Waa meel Hal qabiil degan yahay No 1 Mogadishu crime hot spot. Xataa bilaash kuma degi lahayn. Iskala hera

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 5 дней назад

      Wllhi kaaraan aqoon Uma lihid lkn waxa kuu sheegaa hiliwa deyniile kaxda iyo degmooyin badan ay Ka hor fiicanthy ay Ka dhismo fcnthy waana degmo xeeb leh

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 4 дня назад

      Yurub & Mareykan dadka soogalootiga ah xaafado u gooni ah baa la dejiyaa, looma ogola inay dhex degaan dadka meesha loogu yimid, taasina meel waliba ayey ka jirtaa adduunka.

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 3 дня назад

      @@ahmedhassan5175 xmr ino abgal leyhy waxa Ku cadeeneso 11 degmo gadomiye Ka yhy inta so hartay gadomiye Ku xigeen o ka yhy hadane gobolka banaadir qofa abgaal ehen kama talin karo

    • @ahmedhassan5175
      @ahmedhassan5175 3 дня назад

      Kaaraan Hal Qabiilee Degan waa Warkii kuwa 91 Xamar soo galay. Halka Qabil aad sheegeeyso Kaaraan ma Qaadaa Xamar Dagmo eey Daganeen majirto eeyna ka eheeyn Gudoomiye ama ku xigeen Gudoomiyaha Gobalka Banadir ahna Duqa Caasimada Amarkiisa lagu seexdo yuu yahay? Hadii Hadalkaaga loo raaco saa u dhigeeyso Hal Qabiil oo Kaaraan kaliya Degan maxeey Degmo kasta u maamulaan oo gudoomiye gobal iyo Duqa Caasimada iskuugu heeystaa Dadkaan Dad Af lagu Xaqiri karo maahan waa kuwa Muqdishada aad sheegee kuugu canshuuro Marka caga Dhigo Xamar Qabiilkaas aa sheegeeyso aa kuugu taliyo

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 дня назад

    Shiq shantaay ayaa idin caayeey kaaraan busleey weligeedba waa liidatay laa kiin masaa kiintaa lacadaabaa oo lacagaha laga ururunaa degmaduna qeeb ka cunee ee wax degmadu canshuurtij umada laga aruuriyeey maahan ee waa lacag shacabka xoig loiga qaadayo waa shacab asn hey San adeeg dowladeed ok way laysku dul noolyahay😢😢😢😢😢

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 5 дней назад +1

    Xagee lamaraa hee malabiibaa marka laga soobaxo xaafada

    • @hoodboii
      @hoodboii 5 дней назад

      😂😂😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 5 дней назад

      Laamiyi ay leedahy iyo interlock badan

    • @abdifidow3870
      @abdifidow3870 3 дня назад

      Kaaraan Busleey waa Ghetto oo crime hospital ah weligeedna isma bedeleyso

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 дня назад

    Dhul laqurxiyo oo umadii kaga inkaarsanayo waxba ma tarte ee nadaafada ka shaqeeya loda magaalada daqeysana ka ururiyaa dadku iyagaaba jecel nadaafada laa kii waxii laga qaado can shuur ahaan dad ayaa cunaya hadana waxaa laga qaadayaa lacag lalee yahay laamiyaa lagu dhisaa yaa umaqan shacabka masaakinta ee aan shaqo haysan wax walbana aylacag yihiin lacagtii llaga qaadan dad cunayaan oo ay ku xaragoonayaan abnina aan loogu qabaneynin oo askartii boobeyso waayaab😢😢😢😢

  • @متعةومجرايات
    @متعةومجرايات 3 дня назад

    Newyork kulahaa 😂😂 kaaran wa xarunta ugu weyn ee ciyaal weero wiligeed nabad noqo meyso ee dagmada abdacasiis hakugambanina