DEG DEG Abdirahman Abdishakur Oo Caawa Sir Badan Fashiliyay Arin Halis Badan Oo Villa Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 27

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu 23 часа назад +5

    Insecure inu yahay xasan shiiq wayo mar walbo ana dalka ugu sareyo ayu ku celceliya Cabdi Raxman cabdi shakur xasan shiiq study ayu ku sameye qodobada uu ku hadle oo dhan wu leyahay Somaliyey xasan shiiq wa nilo sharaxay iska qabta

  • @hamdiarrehomar7758
    @hamdiarrehomar7758 23 часа назад +3

    Aderka uusheg nuucuyahay

  • @Cirsankayeere
    @Cirsankayeere 14 часов назад

    Madaxweyne waa macallin, waa ifiye, waa qof Abdirahman Abdishakuur oo kale ah oo bulshada u kala saafa wacyiga iyo waayaha ku gedaaman. Aad baan kaaga mahadcelinayaa inaad dadka wax tusmayso.

  • @silverloola726
    @silverloola726 20 часов назад +1

    Xasan Baahane waa Khaain

  • @abdulkadira-bv9sn
    @abdulkadira-bv9sn 10 часов назад

    Waxa ugu horeeyo qof inow yahay qof Ilaah Ka
    Cabsonaayo

  • @silverloola726
    @silverloola726 20 часов назад

    Xasan shiikh iyo Aadan madoobi Dan dhaqaale ayeey isulajoogaan.

  • @mohamedjimale9959
    @mohamedjimale9959 8 часов назад

    Ina C/shakuur waxaa kuu khayr badan inaad iska aamusto waayo caqligaagu gadaal ayuu u shaqeeya ee aqoontaaduna maba dhaafsana baahidaada ee walaal cid kale waxba hakasheegin

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 23 часа назад +1

    War xasan dhiiqo wadanka halaga qabto somaliyey

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 23 часа назад +1

    Hagaanka wanagsan waa kuma?.
    Good leadership.
    Bad leadership.

  • @AbdulahiXiirey-w1d
    @AbdulahiXiirey-w1d 23 минуты назад

    Sadarmuuqda su all kadhan

  • @silverloola726
    @silverloola726 20 часов назад

    Ma hubo in Aadirahman Abdishakur u ansixiyey markii dastuurka labadalayey?

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 18 часов назад

    SHALAY NINKANI ISAGA IYO XASAN SHEEKH ISKU FIKIR QABYAALADEED AYEY KU WADA SOCDEEN OO TOLAAY IYO YAA HAWIYE AH AYEY LAHAAYEEN, HADANA WUXUU ISKA DHIGAYAA WADANI, SHEEKADII LONDON EE ABUU HAMZE UU KU BASAASAYNA WAAN OGNAHAY WELIBA MASAAJID DHEXDIISA

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 6 часов назад

    Yatushegaysa somatihid ninki oranjiray wa marexaan wa marexaan
    Waxakale mataqaanan hunguri iyo candidate ma ogiye
    Nac nac bacaac 🫏

  • @Saharo-h6u
    @Saharo-h6u 15 часов назад

    Asc walaalwaxaan layaabana hay kuwii dalka joogay ayuu dhMeeyey markaasu paxootigii yurub joogay ayuu yiri hala soo celiyo oo lacag ku soo paatay markaasu yiri waa paabilayaa dibudajin ayaan usameynayaa waa arin layaab leh illaahay ummada soomaaliyeed haka pabto

  • @cbdalkrmahmadgalal
    @cbdalkrmahmadgalal 23 часа назад +1

    هههه اريد اقولك شي بل مثال العربي.....
    (اذا انتهت المصالح تبدا الاحقاااد)
    انت من هذا النوع

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 18 часов назад

    JAGO MAAHA EE WAA JARRE

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 6 часов назад

    Ccsh wacdi waxkuma qato xasan tuug ee hor istaag ayu rabiya

  • @ahmedjama2285
    @ahmedjama2285 7 часов назад

    Saw idiinka jecla igarken8 waye minirayo jabhad alaha idin barakeyo darood dhulkisa alaha garansiyo isaq way tashaden unukaleh hos joga darood ama dhulkini amina

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 22 часа назад

    😂😂😂MADALAHA HGIDIR C C SHAKUUR INTAN ARKAYAY HADAL MADAYO XUKUNA MAQABTO DOQONEY DABKAA BA HGIDIR 😂😂😂

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 21 час назад

    Ninkan ninki bada keniya ka gaday mahino.

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 23 часа назад

    Yaa yidhaahda luqada calmaaniga ah ee aad ku hadlayso dib u dhagayso waxaaad tahay dhoongo ama hacoo
    Adigoo kale waxa fiican in umada la dhaafiyo waayo waxan aad ka sheekaynayso yaa ku baray yaa ku yidhi waa cilmi
    Adeer Ninkan Adaa waday shalay maantana dantaadii ayaad ka wayday awalbA diin iyo sharci kumaydaan wada socon dantii uu lahaa ayuu gaadhay adiguna waxaad ku hadhay daad xoorta adeer naga dhuumo aadbaanu kuu karahnaye

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 16 часов назад

    Nacas xoolo munaafaq

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 23 часа назад

    Waar moryane grub hirab adigu mideed qabta xamar anuka l eh iyo ali gudlawe qorqor roblow omar finishow cuqdaad ayaad qabta iin ad muwadil muqdisho ku dhahay adigo guraceel ka yimiday 10 jir xamar ku imatay siyasi sheganaya ba xamar oo ah casimeda somaliyed ba madahwene qaraanka oo ku dhashay bad ka shegeenesay waar hassan dhiqo ba ku dhamo adiiga

  • @ramlanuur8015
    @ramlanuur8015 13 часов назад

    Mucaaradka.madhaleeska