Martin wakhti badan ayaan u haystay inuu wax ogyahay laakiin waxba ma oga oo isaga laftirkiisa ayaan is ogayn. Wuxuu leeyahay reerkayga ayaan la socdaa Biixina duulaan ayaanu ku nahay, Hadana Biixi reerkiisa anigay i raacsan yihii oo isla reerkaa duulaan ku ah. Cajiib. Reerku meel walba ay joogaan wax baa u dhiman.
Dadka keenaya Isbadalka ee Wadani,waa. Kuwii aanu naqaansy ee Reer Kulmiye dhammantood,waxa ku jira Abdirahman Ciro oo 14 Sano Gudoomiyaha Barlamaanka ahaa,isaguna waxba badalimaayo. Marka,sida aan filaayo, waa in la soo saro Kulmiye, waayo isaga ayay ku jirtaa danta Somaliland. Guil,guul,Somaliland
If you loos election you will go some where, that place is ready known. It is about blue, my reason over that is because you called Marijeex region as west region.this term is used by blue, I am sorry that such inferior person could announce former regime terms. Your speech is indirect elaboration of your plan B. But you plan B did not work during lascanood upraising.
We Somaliland will vote for our hero freedom fighter Mr. President Muse Bihi and this time we Somalilanders will vote on one hand and defend Somaliland and the other hand, our enemies should be aware that we will defend our beloved country Somaliland at any cost. There is No uprising those people who attacking Somaliland are the Darod terrorist who are trying to destroy our beloved country and the will not succeed because recall faqash regime we Somaliland defeated them, dardod you wan a fight bring it on, you will be defeated once again. Somaliland forever
@@xarirmaxamed9291 runta u ka hadlay maxay tahay? Horta maxaydan xaqiqda u aqbalin pod beenta uga heshan meesha DAROOD idnkula dagalamay run ahanteda soo baadh kadibna hadal lkn darood an iska warqabin baad niyada idinka kaga jira caadi iska dhiga wa la dalagalamaa Wana lakala adkaadaa in la idinka adkaaday AQBALA [ ACCEPT DEFEATED ]
@@shamkehade5972Ma caamiyad tahay mise wad is yeelyekaysa? Jel Asha Hargeisa waxa ka buxa daroodki lagu qabtay Lascanood kuwi ayanti dhawaydna Gurulud lagu layay ee qarkood Xamar lagu dawaynaya wa Darood G21 kuwa la baxay ee Somaliland la dagalamaya wa Darood. The proof is too high
Inaalilaah, SubxanaAllah Allahu Akbar, niinki laha 65/100 kivas ayu Wadani heelaya maxa keenay wan dagalamayna ? Allah un baa daweeya cudurada ee Allah ha idin daweeyo
Muse Shacabka reer waqooyi waa in eey u midoobaan in xilka laga qaado,Dambiyadi uu geystay waa in lagu qaado,Xabsiga xaqdarada ah Afduubka dhaca hantidii qaranka iyo kuwa laga boobay shacabka sida dhulka Agoomada kuwa loo Awood sheegtay oo ah mid lawada ogyahay,Waxa sii dheer kuwa hantidoodi lawada gubay.
Asallaamu callaykum Cali xaraare, waxaad ku tidhaadda martin Somaliland way nijaasoowday maanta November 19, 2024 , waanna Ciro iyo inta la jirta isaguna waa ka mid.
Kulmiye wu dhacaya inshallah, war dadku isbadal ayey doonayaan marka lagu reerka muse ka so jeedo, muse haduu isku dayo in u kursiga ku so laabto wa burburka somaliland
waxasi xisbiga dadkuunbay ka eryayane ha idhamina o afka isku wada midka iska joojiya gx ardaagii muse bixi ba xata wata ciro lkn af xumada jojoya please abtiyal❤
Muuse is come back don't cry
Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid Rooble Rabi hanoo xafidee Amiin, Isaguunbaa dalkan kasarikara arimahan Huwantu sababtey wanu usoo halgamay wKhti wakhtigan ka Adag Kuna guuleystey hatana ku guleysandoonaa insha Allaah yaa rab
Kulmiye Markale insha Allaah 💚💛💚💛💚💛💚💛✌️
❤
It is not about human it is about snm are started hating other people
Ader wariye Ali yoow dadka miyirka qaba ee Somalilander ka ah noo warayso hadii kale naga dhaaf ??
Ops you scared us Mr.Marten Musa legend is coming back 🎉❤ ...liq . come and show us what you can do.Somalilan heroes are waiting you
Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💛💚💛💚💛💚💛🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍
Long live Somaliland long live mussa Bihi ❤ you from Kenya 🎉
In LAAANIOD We are voting for KULMIYE 🟩🟨
Muuse will come back again what you gonna do mrka just cr😢
Ku laabo school ka nio waxan english maahe 😂😂
Muse waa nin Somaliland lagu aaminikaro. Ninkaasi waa Muse Biixi e Allaah ha daayo.
Amiin Amiin Allow cadowga Madaxweyne muuse biixi jabi oo cagta hoostooda geli
Muse is coming 💛💚 mar kale Aabo Muse
Mw muse bihhi Abdi Markalle ayuusoo noqonayaa❤❤❤❤❤
DAWLADA MARAYKANKU MIYAANU SHARCGEEDU QABANAYN QOF SHARCIGA MARAYKANKA HAYSTA OO DAGAAL KU OLOLEENAYA SIDA MUSTAFE MARTIN
Martin kanax ama hakanixin mugs is combacking xnuuh ismaciil garabkiisa tagan guullllllll
Absolutely good 👍💛💚
Martin wlle waxba ma oga kkkkkkkk muuse wuu soo laabtay
Muuse Biixi woo sonoqondoonaa🎉🎉🎉🎉🎉
Isku bax Alle naguma soo celiyo 😡
SHACABKA SOMALILAND WAA DAD NABADEED DAGAAL OGAYSHA MID MID BUU SHACABKA OO NABADIISA ILLASHANYAA QABQABSN DOONAA
MARKALE MARKALE. AABO MUSSE.... 5 MORE YEARS... GUUUL KULMIYE...GUUUL SOMAILAND GUUUL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muuse coming back 🎉
Hooyada u sheeg ass hole 🤫
Adigu awalba waxaad ahayd S/weyn,ee hadii dagaal wax ku tarayo hada qori qaado.S/laney wakaa aqoon yahankii Garxejis.
Muse is coming back
Like it or not, he is coming back.
Carr ha soo noqdo wirr!!!!
Martin wakhti badan ayaan u haystay inuu wax ogyahay laakiin waxba ma oga oo isaga laftirkiisa ayaan is ogayn. Wuxuu leeyahay reerkayga ayaan la socdaa Biixina duulaan ayaanu ku nahay, Hadana Biixi reerkiisa anigay i raacsan yihii oo isla reerkaa duulaan ku ah. Cajiib. Reerku meel walba ay joogaan wax baa u dhiman.
Welcome back Pr-muse Muse toosane 5 more year
No reer habel
Madxdhaqameedkii imnka waa dagaal geliyayaal
Dadka keenaya Isbadalka ee Wadani,waa. Kuwii aanu naqaansy ee Reer Kulmiye dhammantood,waxa ku jira Abdirahman Ciro oo 14 Sano Gudoomiyaha Barlamaanka ahaa,isaguna waxba badalimaayo.
Marka,sida aan filaayo, waa in la soo saro Kulmiye, waayo isaga ayay ku jirtaa danta Somaliland.
Guil,guul,Somaliland
Yusra hartii cawa cirkay maraysa
Muuse waa trump o kale. Baayo.
Gaala dagaalka..
SSB Guul.
Af xumada habar yoonsi iyo martino oo kale ayaa reer awadal ku kalifaya in ay codka siiyaan muusa oo naceb reer awadal.
Af kaaga qudhmun ka jedi dadka
Dee siiya. Yaa codkiinna u baahan. Gun gun dhashay oo hadba ka isaaqee yimaaddaa raran doono baad ahaydrene.
Dagaal kulahaaaa
Hilaacna waa.kulmiye
Martin wuxuu jecel yahay ayuu ku hadmayaa, meel aanu joogina wuu ka waramayaa
We support musa
We are kicking him out!!!
Muse sonoqonaya inzallah❤❤❤
@@MariamElmi-b3fgo secure your nothing Xamar
Wager Muuse Biixi wa hogaamiye mayal adag oo geesi ah shacabkisuna way rabaaaan
Mustafa Martin sorry 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
If you loos election you will go some where, that place is ready known. It is about blue, my reason over that is because you called Marijeex region as west region.this term is used by blue, I am sorry that such inferior person could announce former regime terms. Your speech is indirect elaboration of your plan B. But you plan B did not work during lascanood upraising.
We Somaliland will vote for our hero freedom fighter Mr. President Muse Bihi and this time we Somalilanders will vote on one hand and defend Somaliland and the other hand, our enemies should be aware that we will defend our beloved country Somaliland at any cost.
There is No uprising those people who attacking Somaliland are the Darod terrorist who are trying to destroy our beloved country and the will not succeed because recall faqash regime we Somaliland defeated them, dardod you wan a fight bring it on, you will be defeated once again.
Somaliland forever
MAXAMED HUSEEN AADBAAD UGU MAHADSANTAHAY TOBIGA AAD KAGA HADASHAY RUNTA
😂😂u never defeated faqash or kacaan govnt ,u been lied by your uncle/auntie.somaliland is a scam only isaq gaacho has fallen for it 😂😂
@@xarirmaxamed9291 runta u ka hadlay maxay tahay? Horta maxaydan xaqiqda u aqbalin pod beenta uga heshan meesha DAROOD idnkula dagalamay run ahanteda soo baadh kadibna hadal lkn darood an iska warqabin baad niyada idinka kaga jira caadi iska dhiga wa la dalagalamaa Wana lakala adkaadaa in la idinka adkaaday AQBALA [ ACCEPT DEFEATED ]
Absolutely true 💯
@@shamkehade5972Ma caamiyad tahay mise wad is yeelyekaysa? Jel Asha Hargeisa waxa ka buxa daroodki lagu qabtay Lascanood kuwi ayanti dhawaydna Gurulud lagu layay ee qarkood Xamar lagu dawaynaya wa Darood G21 kuwa la baxay ee Somaliland la dagalamaya wa Darood. The proof is too high
Cirro wadhacay ninki jecelyaw iyo kinecabayaw
MARTAN WAA DADKII 7 SANNO DALKA CAAYEY MARNA MADAXWEYNE SHEEGTSBA OO WAKII DAROODKA IYI HAWIYEHA U TAGEY
M muuse guul maxad ka qaadi martin gaal doofaar xuna
Ciro Cadaw Ma Jabiin karo......Halimo Hurdaye Yaa Hurda Ka Toosin Doonta.....Insha Allah Guul Madaxweyne Muuse Bixi.
Muuse come back
viva wadani ciro guul
Muuse is winning insha allah
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤
Hahah Martin miskiin cilaan😂😂😂 HJ waa kulmiye, Muse is coming back ! Cry me river!!!!
Ada😂 ooyi dhadig isaaq heego 🤣
Maalmo tirsan ayaa Muse u hadhay, shacabku way naceen Saxane in yar oo u haysata in reero tartamayaan mooyee.
Guul isbadal doonka Somaliland ❤️🧡❤️
Guul Somaliland 💚🤍❤️
BARI WAXAA XIGAA SOMALIYA OO DAGAALKA KA WADDA BATIGA SOMALILAND
He will never come back viva wedani
Muuse juudaan waaku daayay bye bye 😂😂
Dhigoyo caboowe, Judaannimo Somaliland laguma yaqaan.
Meelihiina ka doono.
We love you Ali.
XILDHIBAN ABIIB SAMAROON WAAY ERIDEY WHY WADANI IYO KAAH U CODEEYA BUU YADHI . HILAAC BAAA SAMAROON WATAN
Subxaana'Allah! He is mentally okay????😂😂😂
Martin ma Hindi baa oo hooyadii baa ah Habar Yonis???!!!!!
Sheekadaasi yaa wax ka og!!!!
Don’t cry heego, waxaa imanaaya Raggii Garxajis ee dadlkan xoraystay, no more sac sac muse
Inaalilaah, SubxanaAllah Allahu Akbar, niinki laha 65/100 kivas ayu Wadani heelaya maxa keenay wan dagalamayna ? Allah un baa daweeya cudurada ee Allah ha idin daweeyo
Well done mustafe ❤ Walee reer weyd waa geesiyo, ku bedela cirro👍
Kkkkk M.Martina wad Mahadsan tahay,waxad noqotay (Beerow ba).waa lagu fahmay.
Aabo muuse biixi cabdi guul iyo goba nimo codbuu kuyimiday imikana kusoo noqonayaa. Mar labad dadaagla kumuu iman kuna tagi maayo aabo guul iyo goba nimo
Barigu waa gaajo.
Galbeedku weey deregsanyihiin😂
Waa Cool people.
Togdgeer hadal Un beey hayaan, ma shaqeeystaan .
MBC. IS. NOT EASY?❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
You don’t care about poor people living burco and small town’s people starving no medical no food stamp and you went people to go war Shame on you
Martin bower wiriyow ninkani horta halkuu joogaa dad uunbu galafa nayaa . Ninkani dalka ha yimaado markaa ha dagalamo Martin Bower. Ok
Absolutely brilliant ❤
VIVI HABARJECOOL SUPER POWER SSB GUUUL WAA KULMIYE
MARKLE MARKLE AABO MBC... 5 MORE YEARS... GUUUL KULMIYE... GUUUL SOMAILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer qurba ayaa joogaa 3 qado waa heshay marka dadka masakiinta ku nool aan heesanin waxee u cunaan ayaa rabaa dagaal kaliso shame on you
Waa waxa.liita
Wuu waashay😂😂😂
CADAWGA SOOMALILAND ISASOO URURSADA WAA WAXAAD NAGA QAADAANE
WAXAAN HUBAA INAY CID KASTABA AY NAGU DAALAYAAN OONAY WAXBA NAYEELAYN
Muse Shacabka reer waqooyi waa in eey u midoobaan in xilka laga qaado,Dambiyadi uu geystay waa in lagu qaado,Xabsiga xaqdarada ah Afduubka dhaca hantidii qaranka iyo kuwa laga boobay shacabka sida dhulka Agoomada kuwa loo Awood sheegtay oo ah mid lawada ogyahay,Waxa sii dheer kuwa hantidoodi lawada gubay.
Waqoyi kuma wuseeyo Ee taada kahadal
Nimay tisii dayacantay oo hadana dadka la talinaya waa yaab😂😂😂
Kkkkkk martin laan gaab laan gaab dhalay nin habarawal ah ayaad leedahay magangalyo ayuu ubaahanyahay qosol badanaa
Asc
Martin xaar weyne
Habeen walba haku waalo xaraare dhan xaaraan.
Hadaad wax gubayso wadanka kaalay
Fulayahow xaarka weyni.
Sidaa umaad hadasheen weli futadaanay kaaga dhicin.
Oo dab baanad dhuusin..
Martin doqon
Dulli fowqa dulli.
MBC back to back Win
Kkkkk
Xaraare iyo martin aad ayey isku fahmeen
Mr Martin aka ali Harare 🫏
Asc Somali américain TV Cali iyo Sxbki guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Martin waa ibna xalaal ,waayo reerkooda ba faan weyn baa la yidhaa marka ciide gale laga reebo.waa nimanka hal culus faan ku legda.
Odayga Nartin caawa waa kacsan yahay 😂😂😂😂😂
Asallaamu callaykum Cali xaraare, waxaad ku tidhaadda martin Somaliland way nijaasoowday maanta November 19, 2024 , waanna Ciro iyo inta la jirta isaguna waa ka mid.
Muse Aftaag, wuu tagayaa
Muse ilahay baa la xisabtamay
Hadagaalamee horta halkuu joogaa Adeer halkan nina nin uma ham iyo digleeyo hanjabaad bilaashana bari horaa laga tagay
Kulmiye wu dhacaya inshallah, war dadku isbadal ayey doonayaan marka lagu reerka muse ka so jeedo, muse haduu isku dayo in u kursiga ku so laabto wa burburka somaliland
Adigu cod kaga badi muuse beertiisuu kashaqaysane hadii lagaa badiyana edeb yeelo warkiiyo kooban
😂😂😂 the ex fake president
❤❤wadani❤❤❤❤❤❤
Martin maanu Muslim ahayn qaybka ilaahay ka waramaya
Keep talking about Mr MOUSSA BIHI kahin and. I we take you to the court because you are Somali American
Muse waali ayuu keenay!
❤❤❤
Good analysis Martin lkin bias 👏.
Cali maanta dhigiisa ayuu helay.😅😅
Subxaanalaah ciroole dagaal ku baaqaya oo ubadkiisina Maraykan u joogaan waa yaab.
😂😂😂😂😂 Martin , Jamhuuri iyo republican, waa isku mid carabi iyo english baad ku sheegtay.
😂😂😂😂😂😂😂
Mustafa Martin first time xanaaqay
Definitely
waxasi xisbiga dadkuunbay ka eryayane ha idhamina o afka isku wada midka iska joojiya gx ardaagii muse bixi ba xata wata ciro lkn af xumada jojoya please abtiyal❤
Muuse wuu tagay uuna dhafay umada saxane
Ninkani inta aanu Muuse Afka la galin isagu muu isa soo saxo oo taariikhiisi hore ku noqdo ,
Muse waa nin dhiigyacab Martin iyo inta kale ee dalka iyagoo wada leh muse uu mariyay ciqaab billa sharci waxaan soo jedinayaa Sanadiiqda waa in Amnigooda la'adkeya kuwa cod bixiyasha waa in lahubiya Somali reer waqoyi ah waayo Oromo Morocan kuwa Immaradka oo kheiratkii dadka Somaliyeyd ee waqoyi laga qadiyay iyaga eey dalka kagurtaan,Caliyow Adiga Martin waad ogtihin in Lascanood muse uu katarxilay dad Somaliyeyd oo colladii kadhacday konfurta deganadas u qaxay marti.miruq maal ah nolol ooga raadsaday balse xiligi dorashadii wakilada isaga iyo kuwa sida khaldan oola taliya eey amreyn in Matida oo iyaga carurtoodi wayelo kuwa xanunsan Ardey dugsiyada quranka iyo kan maadiga kumaqan meherada hoodi digaagi xeyntii Damerahoodi eey xabada kuradsan jireyn lagala yaaciyay, Martin Ali Hareri waa kii.laxiray samafale Idacado hablo dalkoodi booqasho u tagay habeen madow babuur lagu Afduubay muse waa in washamsi lagu qaada. xabsigana lageyaya.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Maxaad tidhi washamsi yaa wlhi waad iga qosoisay Qadaadwayn wlhi ma howlyadir waad dadashay 😂😂😂😂😂
Kani waa ...
Muuse wuu soonoqonayaa hadii kale no more somaliland
Martin sifican u hadlay walee sifican weeye
Muuse Bixi Wuu Dhacayaa Waana lagaga Awood wayn yahay Wadanka Guud ahaan Ummaduna Way Nacday Muuse Iyo Rakaabkiisa Liita.
1.Somaliland Nabad ahi Ma jirto
2. Dhaqaale daro
3. Sixir barar
4. Isnac iyo Bulshadii oo kala ah Huwan, cadawga gudaha iyo jabhado iyo in isku aragta inay dadka ka leeyihiin qarankii.
5. Shaqo la’aan xadhkaha goosatay.
6. Qabyaalad xad dhaaf ah
7. Cabsi iyo In wadanka Ethiopian qaadanayo oo la Raboll Laguna ololaynayo.
Iyo boqol arimood oo kale oo wadanka ka jira.
Maxaa lagu dooranayaa Muuse Markale?
Xanuunka iska yaree Martin
Hayaay Martino waa qabyaaladii oo cad waa siyaasad dhinac ka raran naga kala daa hadaba dacad uma hadleeysidee sheekadaadu waa wadani oo inaderkaa u tartamaya dorashadu nin waliba inadeerkii ayuu tageerayaa warkiiyoo dhan waa qabyaaladii oo caadiya 😂😂😂😂
Ninku ma xoog buu doonayaa in reerkiisu nagu.xukumo, dee adeer hadaba codka xagiisa ha qabane qori qaadoo isku day inaad na xukunto
Benaleh
Maxaa layidhi nin laqabtay ama xaar ama dhuus after 5yr muuse pr