Dhallinyaro waxna ma akhriyaan, taariikhna ma hayaan oo dadka ka waaweyn ma wareystaan. Somalia jidka burburka cagta ma saarin 1989 sida weriyuhu sheegay. Waxay wadada burburka cagta saarteey 1978 ka dib markii si gaar ah u beegsatay qabiilka majeerteen oo SSDF u badnaa.
Feisal abdi roble prof guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Suldhan tv Somali nationalist tv.keep up ❤❤❤❤❤❤❤
odaygaa waan ka tacsiyaynaynaa guul daradaa ku dhacday balse waa oday guud oo reer somaliland
Suuldhan tv guul
Elahow eithiopia 😂
Aby the worst eithiopian leader
Wasiirka habaarka iyo af-lagaadada ayuu ku taqasusay (Msr insha Allaah)
ilahey wax nooguma somaalida xabadi kal iyomooyo ku dhex bariday allaah ha dhigo
Dhallinyaro waxna ma akhriyaan, taariikhna ma hayaan oo dadka ka waaweyn ma wareystaan. Somalia jidka burburka cagta ma saarin 1989 sida weriyuhu sheegay. Waxay wadada burburka cagta saarteey 1978 ka dib markii si gaar ah u beegsatay qabiilka majeerteen oo SSDF u badnaa.
SSC waxjira ma aha, maayo gobolladdaas kama wada taliso. Dadka iyo qabaa'ilka dhulkaas deganina iskuma wada waafaqsana in somaliland laga go'o. Taasi sax soow ma ahan
Faisal nasasho ayuu u baahan yahay.
Haddii jagadaas loo magacaabo micnaheedu waxa weeye wada hadal Diyaar u nihin.
Kuma taliyeen.
Ma jiro wax wada hadal ah oo SL iyo somalia u dhexeeya waayo SL ma jirto oo ssc maanta SL kama taliso