Mowliidow allaha u naxariisto cabdirisaq xaaji m.siraad , Waan xasuustaa isagoo kula daadaheeya barnaamijka ciyaaraha live maalinta sabti. Caawa fiidki waqtiga afrika ayaan arkay tacsidiisa iyo in berri lagu aasi doono magaaladii uuu ku dhashay ee sheekh
Inalililah waina iley rajiun may Allah rest hii soul in janatul firdowsa cacla and give patience and sabr to his family and friends during this trying moments. He was an active BBC anchor. Wslm
Inaa lillaahi wa ina illayhi raaajicuun kulu nafsi daaiqatul mawt illaahay ha u naxariisto asaga iyo inta islaame dhimatay eheladiisaba samir iyo imaan illahay ha ka siiyo aamin aamiin e
😢😢 runtii waa geeri xanuun badan waxaa tegay weriyaal aan aad u jeclaa sida Abdirsaaq Xaaji Maxed Siraad, Ahmed Hasan Cawke, Yoonis Ali Nuur, Ahmed Abdi Nuur, Ahmed Kismaanyo dhamaan waxaan ku garaadsaday iyadoo BBC Somali oo Soo geli jirtay 7 subaxnimo 2 duhurnimo 5 galabnimo iyo sagaalka fiidnimo aad baan codkooda u jeclaa odayaasha ayaan ladhegayaan jiray BBC-da ilaa wakhtigaas oo aan aad u yaraa war baahinta ayaan si joogta ah ugu xirnaa. Waxaan kaloo Abdirsaaq Xaaji Maxed Siraad iyo Axmed Cabdinuur inay barnaamijka ciyaaraha premier League ay maalinba sabtida daadhin jireen😢😢😢 sidkle Mawliid ayaa la daadihin jiray Maxamed Maxamed Cadde oo hada hada barnaamjikan wadana qayb ayuu ka ahaa ragii aan aad u dhegaysan jiray. Dhamaan intii dhimatay alle ha u naxariisto.
😮Aadan sabriye iyo XASAN BARIISE IYO CAWKE IYO TOONIS CALI NUUR IYO HERERI IYO AADAN NUUX IYO AMINA IYO IDINKA U TWO IYO QAAR KALE OO BADAN WAAN YARAA LAKIN WAAN XASUUSTAA AKHYAAR AYAAD AHAYDEN FAATAXADA WAAN U MARAY WAA LA INA XUJEEYAY EE HA ILAABINA CULAYS MAAHEE THANKS😢
Waxaan jeclaa kolka uu yidhaahdo sidoo kale ciidamada israaiil ayaa xadguduyo la sheegayaa inay ka gaysteen, magaalada raamalah ee daanta galbeed ee dhinaca wabiga urdun Ilaahow kuu naxariiso
Asc HBN alah ha unaxriisto AbdIRisaaq X. M. Siraad oo aan udiraayo Asxabt Ahelka iyo ReerDariiqo naxriis jano
Allah Haw Naxariisto Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲
Ilahay hawo naxaristo cabdirisaq aaammmiiinn
Allaha u naxariisto ‘ Marxiimka ‘
كل نفس ذائقة الموت
إنّ الله أخد ما أعطي وكل شيءٍ عنده أجل
Ilhay ha unaxaristo amiin amiin ❤
Allah ha unaxariisto jano fardawsa allah ha geeyo
انا لله وانا اله راجعون .
Ilaahay , ha u naxariisto , Marxuunka , A/Razak H. M . Sirad .
Qoyskii uu ka baxay iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed , Ilaahay Sabar iyo Iimaan Taam ah ha ka siiyo .
Aammiin , Aammiin , Aammiin .
Jigjiga .
Inaa lilaah wa inaa ileehi rajicuun geeridu waa xaq rabi ha u naxariisto samir iyo ii maan alle haka siiyo ehelka iyo qarawadii uu katagay rabi janatu fardooso rabi kaha waraabiyo
Allaha U naxariisto waxaa uu taageeri jiray Manchester United
Ilaahay Ha u naxariistoo A/risak
Allaha unaxariisto wriyye cabdirisaaq
Alle ha u naxariisto jannadii fardowsana ha ka waraabiyo aamiin aamiin
ILAAHAY hau naxariisto amiiin
Asc inalilahiwaina ilahayhi rajucuun inalilaahiwaina rajucun alaha.unaxaristo cabdirisaq xaaji maxamed sirad
Illaahay ha u naxariisto marxuumka
Ilaahay ha u naxariisto
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilahay ha u naxariisto
Inaa Lilaahi waa ina ILaahi Raajucuun ilaahay ha u Naxariisto
Ruug cadaa saxaafadeed
Cabdirisaaq xaaji siraad ilaahay ha u Naxariisto
Rabi how naxaristo yaarxamaraxin😢😢😢😢😢😢
Allaha how naxariisto walaalkeen janadii Allaha geeyo aamiin aamiin 😢😢😢
Inaali laa waa inaa ilaahi rajucuun allha unaxariisto suxufi qaran oo somaliyeed cadi risaaq xaji siraad😢😢
Innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto
Allaha ha u naxasisto
Inllillaahi wa inaa illahi Raajicuun
Asc allaha unaxariisto ehelkana samir iyo iimaan allaha kasiiyo.
Allaha u naxariisto amiin weligay ma arkiin lakiin waan jecela marku aqrinayo warka wuxuuna ahaa nin dagnan badan oo af somali wanagsan
Illaahey Ha U Naxaristo Amiin
😢إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله 😢
Allha unaxariisto qabriga allaha unuuro
ILLAHAY HOWNAXARIISTO C/risaaq x maxamuud siraad. Runtii
Aad iyo aad ayaan u jeclaa codkiisi macaana waan tebidoona Aaden Nuux Dhuule ayaa lamida ahaa C/laahi xaaji isna siaada ayaan ujeclaan jirey markay waramayaan .
Alle naxriistti jano haku deqo
Allah unaxariisto Wariye Abdirizaq Xaji Maxamed Siraad
Ilahay ha u naxariisto janatul fardowsa ilahay ha ku casumo aamin
ALLAAH ha unaxaristo Walaal C.risaaq Xaaji Marti Lajecyaha ALLAAH ha dhigo 😢😢😢
Allaha u naxariisto aamiin aamiin
Allaha u naxaristo Amiiin.
Alle hawnaxariisto kitabkiisana Midgham alle haka siiyo insha allh io dhamaan teenba qatumada qeyr alle hanogu qatimo dhamanteenba
Allah Ha Unaxariisto
Ilaa😢hey ha u naxriisto yaarabi,Aameen Yaarabi.
Sharif Alawi
Ilahay haunaxaristo
Ilahay ha u naxaristo
Amin illahay naxarista jano jasiiyo
Allha unaxariisto amiin amiin yaa rabi wariye somaliyeed ❤❤
AllaH ha naxaristo
Inalilah wainailayhi rajcun ale hawnaxarislo
Illahay ha unaxaristo aamin aamin aamin
Allah ha u naxariisto abdirisaaq haji mohamed siraad. Soomaali dhamaanteedna Allah sabir iyo iimaan ha inaga wada siiyo Aamiin.
Waa maahmaah aan habooneeyn in la isticmaalo. Maadama geeridu xaqtahay OO loo simanyahay.
Abddirisaaq ALLAHA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
alle ha u naxariisto amiin yaa allaah
Allaha unaxariisto
Ilah ha u naxariito
Allah u naxariisto
Mowliidow allaha u naxariisto cabdirisaq xaaji m.siraad ,
Waan xasuustaa isagoo kula daadaheeya barnaamijka ciyaaraha live maalinta sabti.
Caawa fiidki waqtiga afrika ayaan arkay tacsidiisa iyo in berri lagu aasi doono magaaladii uuu ku dhashay ee sheekh
Alle ha u naxariisto wariye abdirasak
allaahu yarxam
Inalililah waina iley rajiun may Allah rest hii soul in janatul firdowsa cacla and give patience and sabr to his family and friends during this trying moments. He was an active BBC anchor. Wslm
innaa Lillahi wainaa lillahi Raajicuun
Allaah ha u naxariisto waan u dacaynaynaaa sax geeridu waa xaq
AllaH ha naxaristo Abdirsaaq haji Mahmed
انا لله وانا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته
Ilaahay naxariista jano ha ka waraabiyo aamiin
Allah ha unaxariisto c.risaaq xaaji maxamed siraad.
Inaa lillaahi wa ina illayhi raaajicuun kulu nafsi daaiqatul mawt illaahay ha u naxariisto asaga iyo inta islaame dhimatay eheladiisaba samir iyo imaan illahay ha ka siiyo aamin aamiin e
Ilaahay haw naxariisto walaahi aad baan ujeclaan jiray inaan dhagaysta wararka markuu tabinaayo
Allah haunaxaristo 🤲🤲😭😭
Alaa ha u naxariisto
AUN weriye c/risaaq xaaji m, siraad
Asc sxb inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto
إنا لله و انا اليه راجعون
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Inna lillaahi wa ileyhi raajicuun bbc-da waxaan ugu jeclaa asiga iyo kaati ciise xaga tabinta wararka.
ألله يرحمه ويغفر له يارب
Alle hawnaxaristo wllken
Aamiin Aamiin Aamiin
ilaahay naxariis hasiiyo ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iiman
Ilaahey ha u naxariisto
Alahawu naxariisto
Allaha unaxariisto wuxuu qof aan aad codkiisa udhageysan jiray
ALLE HA UNAXARIISTO WALAALKEEN JANATUL FIRDOWSA ALLE HASIIYO
Alle hawnaxaristo
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Eebe ha u naxaristo
😢😢 runtii waa geeri xanuun badan waxaa tegay weriyaal aan aad u jeclaa sida Abdirsaaq Xaaji Maxed Siraad, Ahmed Hasan Cawke, Yoonis Ali Nuur, Ahmed Abdi Nuur, Ahmed Kismaanyo dhamaan waxaan ku garaadsaday iyadoo BBC Somali oo Soo geli jirtay 7 subaxnimo 2 duhurnimo 5 galabnimo iyo sagaalka fiidnimo aad baan codkooda u jeclaa odayaasha ayaan ladhegayaan jiray BBC-da ilaa wakhtigaas oo aan aad u yaraa war baahinta ayaan si joogta ah ugu xirnaa.
Waxaan kaloo Abdirsaaq Xaaji Maxed Siraad iyo Axmed Cabdinuur inay barnaamijka ciyaaraha premier League ay maalinba sabtida daadhin jireen😢😢😢 sidkle Mawliid ayaa la daadihin jiray Maxamed Maxamed Cadde oo hada hada barnaamjikan wadana qayb ayuu ka ahaa ragii aan aad u dhegaysan jiray. Dhamaan intii dhimatay alle ha u naxariisto.
Innalillahi wainnaileyhi rajiuun
Ereygiisa codkiisa uu caanka ku ahaa ereyga iin ayaa codkiisa kubadnaan jiray
RABBIYOW U NAXARIISO. AAMMIIN. HORTA YAA DILAY SIIL LAAN YO? YAASE DILAY WERIYAHA???
Xaqiiq inaan jeclaa cidkiisa iyo eray dhihida sida uu iminka sheegay MM Cade
Amiin Amiin Amiin
Allaha ha u nxristo.
ilahay qabriga hau nuro
Allaha unaxariisto
😂😂😂😂
😮Aadan sabriye iyo XASAN BARIISE IYO CAWKE IYO TOONIS CALI NUUR IYO HERERI IYO AADAN NUUX IYO AMINA IYO IDINKA U TWO IYO QAAR KALE OO BADAN WAAN YARAA LAKIN WAAN XASUUSTAA AKHYAAR AYAAD AHAYDEN
FAATAXADA WAAN U MARAY WAA LA INA XUJEEYAY EE HA ILAABINA CULAYS MAAHEE THANKS😢
Alaah raxma
Oday waxaan u bahan tarikhad BBC wakhtiga la billbay dadka somali ka shaqeyey
Waxaan jeclaa kolka uu yidhaahdo sidoo kale ciidamada israaiil ayaa xadguduyo la sheegayaa inay ka gaysteen, magaalada raamalah ee daanta galbeed ee dhinaca wabiga urdun
Ilaahow kuu naxariiso
Faseex
Ilahay ha u Naxariisto
Ilahay haunaxaristo
Allaah ha unaxariisto
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ilahay ha u naxariisto