WAA SIDEE XAMAR WAYNE MUQADISHO SOMALIA 🇸🇴 SOMALI VLOG
HTML-код
- Опубликовано: 5 ноя 2024
- • SAFARKAYGi MUQADISHO V...
Muqadisho Somalia
Muqadisho vlog
Muqadisho travel
Muqadisho street food
Muqadisho cuntooyinka Wadooyin ka
Liido vlog
Xamar wayne vlog
Boorama
Biyo xidheenka Dhamuug
Magaalada boorama
Gobolka Awdal
Somaliland
Somalia
Muqadisho
Hargeisa
Kismaayo
Garoowe
somali vlogs
Hargeisa
Somaliland
Somalia
putland
muqadisho
laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs
hargeisa vlogs
Somalia vlogs
muqadisho vlogs
kismaayo
jigjiga ethiopia
baladwayn
burco
buuhoodle
baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu
sidee horumarku samayn karta kaliga
sidee lacag ku samayn karta
#somali
Maashaa alaah wiilasha yar yar ka ah war wanaagsan ayay ku hadleen xadiis ka nabigeenana caleyhi salaam wuxuu ahaa (khayr sheeg ama aamus)taas iyo alaahu aclam
Xamarweyne WA idin salamay from jigjiga Somalia 🇸🇴🇸🇴
Reer Muqdisho Waan Idiin Salaamay From Hargeisa
@@Mrsamadoon Réer Hargeesa sido kale ayaa. idin salameynaa Walalaha réer Somaliland ❤️🇸🇴💯❤️👍🎉😂😄🇸🇴💯
Msha alah dad qalbi fican weyan dhalinyarada xamar joogta alle ha idin dhawro from hargaysa😊
@@xisalyalona1783 idinkana sidoo kale Walaala🇸🇴😂🎉😄💯 ALLAHA HA IDIN XAFIDO 🤲🤲🤲🇸🇴👍😂
Welcome to Mogadisho walaalayaal
Qalbi foran Reer Hargeesa we love Somaliland Soo dhawaada
@@mcshurAntonioAntonio-w4o 🇸🇴👍😂💯😄🎉 Waa Walaal Wadkiisa Yimid 😄🎉🇸🇴👍maxaaa diidaya in La so dhaweyo 👍🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴💯🇸🇴😂
Waa muqaal Qurxon mogadisho cadey 🇸🇴💋💋💋💋💋
Dad qalbi fiican reer muqdisho. Mashalah
Wsc Mansha ALLAH soo dhowoow Xamar cadey Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Beautiful old city
Cali jaylaani jk waan kusaalamay from boorama somalia
Waa meel Barakesan 👍🇸🇴😂❤️ Xamar Weyne 😂🌾👍💯
ماشاءالله warbixin balaadhan baad Naga siisay xamar thanks
Warma muqdishaa imika wakhtiganlajoogo nabadku caana
Xamar weyne meel aan jeclhy 😢
masha Allh Allow mugadishu Nabad Yeel
Iyo dhamaan muslimiinta oo dhanba allahuma aamiin
From hargaysa slan muqdisho caday
Best guide ayaa idin wada
Maashaa allaah wll guulayso
Mahadsanid walaalo
@AhmedRashidvlogs1 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wow xamar cadeyy❤
Zxp hargeesa markale kaduub ama jabuuti😂
Mashaa allah
Reer Hargeisow barta sida dadka loo soo dhaweeyo.sia Xamar
Muqaal Qurux Badan ❤
JEEKEY. SXB SOOMAALIWENY. AYAA KU JECEL ❤❤❤❤❤ 5
Walaalaalow inaad na qarxidaan hasoo safrina waayo cuqdad baa Muuse Juudaan idinku beeray
Guulaso wll
Jamaal mayoow.Jowhar ❤
Amazing clip Bro
Waan salamaya see Rabtaa
،isaaq ma aragteen inaad soomaali idinku ugu xuntihiin
Walaalayaal kasoo baxa go'doonka oo Xamar Cadeey kusoo dhawadaa walaalayaal.
@@Seinab-pt7io
🤦🤦🤦Yaa ku yidhi go'doon iyanu ku jirna caqli xumadaada iyaay ka turjumaysa wayo dad iyad leedag guryahina ka so taga🤔🤔
Sxp Cameradaadi Halka aan kahelikaro iyo Qiimaha Ay joogto aadbaan ugu bahanahay Sxp midaas igucaawi
Sxp ubahnid qimaheda inu asiga kusheg screen shot kaqad cameradas google gali ayda kushegeso magaceed io qimaheeda
@ Shukran Sxp
Hadii aad kaamiro u baahan tahay anaga mid yar samsung ah haayo waxne ima tarto ma isticmaalo hadii aad social mediyaha igu faaideysaneyso waan ku siin karaa si walaltino free ah bro
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Kusoo dhowow zxb magaladada ku raaxeso
Waar Eygaas Cadcadka Ah Mxd ugu OdhaN Weydey Anaku Somalia Ma NihiN Waad iska Qosleysa isna somalia Ayu ku Hayyaa
Eey ey dhalay miyaa tahay hadii somali aad aheen 😂😂
Ma oromadii baa baa oromo didsatay
Orom orom dhalay adigaba ithopia ayaad sheegataa ka waliba waxaad tahay kuwa ugu liito bastar
Huwan Faqash kalkaalnala degan ayaad tihiin ! Caawa haydin bireeyeen !!!
waxuu leeyaha kuwaan waa dilay hooyadaa iyo aabahaa iyo walaladaa bal eeg ma caruutaan baa dishay hooyadaa am walaakaa maan gaaba baa tahay ala kacabsoo waad dhimaneesaa😂😂😂😂
Isaaqland reer Xamarweyne ka barta niyada wanagsan iyo jeceelka walaltinimo😂 waxbad kala soocdan oo wad caytantan, taa wa camal sheydan ogada😅
Al shabab hanagu noqonin sidii abwaan nageye kulee magalada wa magaladada
Doqon ! Waa kuwii aabaha, hooyada, walaalada iyo adeerada aduunka dhaafiyey ee iminkana Isaaq intii maalintaa badbaadey u dhaaranaya !!!
maya walaal ee jeekeey wuxuu codeynayay filimka hindiga ee uu sameeyay mid ka mid ah, si qaldan baad u fahantay subxanallah, ha dagdagin sheydan baa degdega ee. meeshaan xamar baa la dhaha yaa tahay cid oraneysa ma jirto
waa cuqdedesan thy ina adeer orudoo is dawee
@zuhurMahi Hooyadaa iyo doqonka u naageeya ee u nikiya Hadhaa Faqash was ! Inshaa Allah way ku ciijin sidii Dahable oo nolol kaga soo noqon maysid. Bakhtiga Galbeed !
Oromow Afsomali waligaa soo qor naclaa
@@zuhurMahiwar waa mid oromo ah oo Somalia isku dira
Warya Ahmed yaan lagu dilin sidee cabdi nasir dahable
Oromadii miyaa miyaa soomaali wayn isku dir diiday
Xigmada hadalkaa ku yar dadkan. 😂😂😅
Waar yaan Kudaafada laydinku dardarin. Naftiina ilaaliya. Meeshu maaha nabad. Xamar waynahaaga mooye ayaan kudaafada lagugu dar Darin.
Oo maxaa laga dilanaa oo wataa. Maxaasa wajiga ugu qoran oo kaga duwan yahay 5million ee gobolka banaadir dagan?