NASTEEXO INDHO Live HANOQON HEERYADIISA CUNE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Please Subscribe for more Videos
    Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
    Get more info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Комментарии • 831

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 4 года назад +24

    Qofkii erayadan sameyeey qof caqli badan buu ahaa iyo kiilaxanka saaray. Hadhka iyo labadiisa galin wakhtigu wuu isriixayaa aduna howli kama dhamaan intaad hiigso leedahay hahay moodkuna ku hareer socda haduna mooyi goor eey noqon. That is very concise and coherent

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 6 лет назад +50

    Habluhu Waa walaaalaha’ Dumarku Waa sida Hoyada 💯 AUN. Sahra Ahmed.

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 года назад +2

      Heskan sado miya leh mise sahro axmed

    • @maxamedsaleban5529
      @maxamedsaleban5529 3 года назад +1

      @@farhiaiamail605 sahra Ahmed jaamac ba lahayd heestan

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 лет назад +208

    Walahi Nasteexo Cid kasta waan ka Jeclahay Waa Qof Nadiifa oo Daacada oo Kaftan badan Oon lahayn Uur ku hays Maalin uuman soo hor istaagi doona oon odhan doona I love You😭😭😭
    from Hargeisa Somaliland

  • @maxamedxaajoow5778
    @maxamedxaajoow5778 5 лет назад +11

    Waa fanaanada kaliya ee jiilkaan
    Hadda jiro ugu cod mac uguna dareen fiican
    Waa loo dhashaa ee layskama dhigo fanaan
    Kama daalo heeskaan daawashadiisa
    Waxaatahay Poqorada africa
    NASTEEXO MOHAMED WARSAME INDHO

    • @farxiyocedarus5269
      @farxiyocedarus5269 5 лет назад

      😜😜😜😜 wxn heeedhe aan ku.iri.amasa.hoooooy aaan ku iri nasteexo qurux waxkallathy💏💏

  • @kaderabdillahi3211
    @kaderabdillahi3211 Год назад +3

    Masha-Allah muuq & maaqalba aad yay naftayda udeeqday,wa dhamays dhankasto fanka kamida,qurux iyo jiidhna allah ugu deeqay

  • @apdikanisweden8571
    @apdikanisweden8571 11 месяцев назад +4

    Old is Gold 2024 bal aan aragno inta Legend ee weli dhegaysanaysa heestan🎉❤👑🎻🎸

  • @zalmanomar18856
    @zalmanomar18856 6 лет назад +10

    Nasteexo indho waa fanaanada keliya ee halkii hobaladii hore talent ka lahaa dhigi karta❤️

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 лет назад +16

    Heestan anigo yare ayaan Qaadi jiraye heesaha sarah Ahmed waan jecelahaye Nasteexo noolow ❤

  • @habonladan3276
    @habonladan3276 6 лет назад +224

    intii la arkaysa nagtan inay tahay somali satar iyo codkeeda ad mooda qansada iska daba dhacaa like isaar

  • @hashimawad3760
    @hashimawad3760 5 лет назад +43

    Qurux, cod iyo kartidii dumarka MJ ka bee kulansatay qoftaan yaa helikaro👌👌👌

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 года назад +2

      Nimanka ku dhag dhageysa ku nacay

    • @hashimawad3760
      @hashimawad3760 3 года назад

      @@farhiaiamail605 fanaaniinta dhan baa saas ah.

  • @abdirahmanabdilahi8763
    @abdirahmanabdilahi8763 3 года назад +5

    Xusuustii fanaanadii waynayd zahra ahmed jama (AHU) nasteexo indho wayka baxsatay sifiicana way u qaaday 🥰🤙🤙

  • @hamdixiis4596
    @hamdixiis4596 5 лет назад +11

    I love hestan erayadeyda kuli and hawayarteyda nastexo 🙏🏻🙏🏻👌🏻 hesta meshedah dhigtay well done 👍🏻

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 6 лет назад +8

    waa hees dareen leh abdirahman somali hees kala kacsan baad soo dhigtay guul sxb

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 2 года назад +2

    Wow afkaga caano lagu qabay Nasteexo dumaashi meesheedii baab dhigtay thanks 😊 🙏 👍

  • @ibroismabdirahman9556
    @ibroismabdirahman9556 6 месяцев назад +14

    Her action and body movement is unmatchable

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 6 лет назад +41

    nasteexo indho waa fanaanad buuxda oo weliba acters ah heestan sahra axmed way dul dhigtay keep going sis

  • @idalahow
    @idalahow 2 года назад +9

    My best song. Love from Kenya 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 ...So much Love in this song...Birds of the same feathers fly together....Ogeey Moowd kunaa wuu hareer socdaa ....heeduna mooye goorey noqon

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 года назад +1

    Eng. Osman
    Nimco dareen surwaalkana way jeexjeexday, waana faashinka casriga ee talyaniga. Haddaba markay talyaanigu jeexjeexaan surwaalka waxay saaraan ubaxyo kala jaad ah oo aad u qurax badan. Haddaba fadlan adiga iyo wiilkuba ubaxyo qurux badan oo kala jaad jaad ah saara halka jeexan. Modo ultimo.

  • @abdulazizyalahow3238
    @abdulazizyalahow3238 5 лет назад +1

    Sahra Axmed Jaamac ( Hogo Tusaale ) Classic Somalia 🇸🇴 Song Illaahayoow kuu Naxariisto Sahra Axmed Jaamac Aamin

  • @ridwana9894
    @ridwana9894 6 лет назад +13

    4:34 Hablahu waa walahaa nastexo indho fananad igu qali eeh❤️🙏❣️

  • @mohamedallasow2323
    @mohamedallasow2323 6 лет назад +63

    Afkaga cano lagu qabay cod macan ala ku siiyay mashaa alh ala ku dayo boqorada codka xaalimo qaliif ayad no badashay wale noolow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад +1

      U soo samee hees ay leedahay magool iyo sahra axmed iyo fanaaniintii/abwaanada soomaaliyeed intii dhimatay allah swt janatul fardawsa ha ugu deeqo inta noolna cisi iyo sharaf ha ku gallado balaayo cuqdadaysan ta magool aun ee ay qaadana kuwaad ka xuntahay uunbaa yeelan agagas

    • @peaceandlovepeople4222
      @peaceandlovepeople4222 6 лет назад +1

      Maxamed bro inti dhimatayna allah ha u naxaristo aamiin 🇸🇴🇸🇴
      waxa yaab ah bal qof isagii cuqdad hadlaya oo hadana cidkale farta ku fiiqaya wa waali 😁

    • @doomsfan3441
      @doomsfan3441 6 лет назад

      @@asalhargeisa3668 la

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      @@doomsfan3441 miyaad la'dahay ?????

    • @cabdifataaxgidhaadha2385
      @cabdifataaxgidhaadha2385 3 года назад

      ggffff1

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 5 лет назад +65

    Codka wlhy waa cajiib queen all of time🙏❤❤

    • @amaluk7107
      @amaluk7107 5 лет назад +2

      U are rıght she's our genaratıon queen, I hope ı wıll meet her one day InshaAllah

    • @najmaaa7549
      @najmaaa7549 4 года назад +2

      mallh

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 5 лет назад +49

    Kun io kow jeer hmblyo Boqorada reer PUNTLAND ❤️❤️👏👏👏👏👏

    • @kdjdhsjsjebje5324
      @kdjdhsjsjebje5324 5 лет назад +1

      Meel walba dad xanuunsanaya laga maayo maad iska dhagaysatid xadiiskan

    • @fadumaabdi5812
      @fadumaabdi5812 5 лет назад +6

      Inay boqorad reer PUNTLAND ah thy miyad ka xumaatay 😂😂😂😂😂xanuunka ad sheegayso qofka qaba wa adiga
      Tan kale arooskeedan ugu Hmbyynaye ma qlbi xaasiyadad thy duqa +duqda

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Год назад +1

    Only hooyada fanka nasteexo indho can do it 7 miljon views in live stage

  • @marwolove5599
    @marwolove5599 4 года назад +11

    Nasteexo indho hanbalyo wiilka yar ee reerka kusoo biiry noqo umushii is xanbarata❤ 8Feb 2021

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 лет назад +110

    Gabdhaha somaliyeed allow noo sharaf oo shaydaanka ka xijaab

    • @hamzamohamed2331
      @hamzamohamed2331 6 лет назад +2

      Amiiiin

    • @hayatd4286
      @hayatd4286 6 лет назад +1

      Allahumaa ameen wllo jazakallah khayr

    • @Why-lz6ld
      @Why-lz6ld 6 лет назад +1

      Caasha guddoon gv😑😬🤥🤐😑😑😪🤭😧😮😧👅🖐🏽🖐🏽🧠

    • @Why-lz6ld
      @Why-lz6ld 6 лет назад +1

      Udnndn
      McNeill’s d
      Cox.
      Dn$!28();85 gfcfuxxxbdhjenwbdjdvbzx guck x👮🏻‍♂️👮🏻‍♂️👮🏻‍♂️👴🏻👨🏽‍🦰👨🏽‍🦰⚛️🗃📇📆🗃📙📂🗂📌🇰🇪🖲🍧🍯🥜🥜🍰🍧🥜🍧🍫🍿🍡🍧🍥🍢🍦🥧🍡🍡🍡🌰🌰🍢🌰🍢🥜🍰🥜💴⏳💴🌅🌉🌅🌅🌅🌅🌁🏞🌁💻🌅

    • @Why-lz6ld
      @Why-lz6ld 6 лет назад +1

      Hayat D go b🌇🕌⛪️🌆🌇📂🥧🇬🇵🥧🥧🏚😁😁

  • @caaqilyare2711
    @caaqilyare2711 6 лет назад +10

    Mash allaaah nasteexo indho in the Building cod macaan iyo style isku darsatey 😍😍😍😍😍

  • @safa6838
    @safa6838 6 лет назад +2

    Jclka hantaqada kadaa hanaqan heeryadiisa cune nasxeeto indho 😍😍😍 one love sista😘

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 лет назад +2

    Waa Naag qurux Badan Oo kalsooni Badan hadana fax Ah Oo dadkeeda JECEL MashaAllahh Allow Ka Madoobey Waxan iyo munkarka Waa naag karti Badan billaah

  • @ماهرحسن-م3ه
    @ماهرحسن-م3ه 4 года назад +2

    Masha allaah xasuustii AHUN sahra axmad alleh janadii fardawsa ha geeyee

  • @matheroflovekhadra9499
    @matheroflovekhadra9499 6 лет назад +64

    Ini aderty jcliyj inksto aan jclhy in aad fanka iskagaa baxdo cadab kulma rbo my dhuxaa😍😍😍

    • @farhiyoabdi9725
      @farhiyoabdi9725 6 лет назад +1

      nasteexo waa inan wanagsan oo qalbinadiifsan qabilna aqoon

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 5 лет назад

      Abaayo iska sax magacaaga (mather ma aha ee waa .. ( mother ) ....thank you..

    • @basrojama2037
      @basrojama2037 5 лет назад

      @@khadjaissa222 ahahahah kaay rabtay inay qoroto ma adiga igtahay somali adi isasax

    • @luleyti622
      @luleyti622 5 лет назад

      @@basrojama2037 and

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 6 лет назад +23

    Masha allh gabadhan wan iska jelahay waa farxanad

  • @innanta1438
    @innanta1438 6 лет назад +8

    Halkeda ayey dhigtay👌 alla ya cisazak😘Bravo #Indhoos👏

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 5 лет назад +4

    Alle haku casum abawan baashe waraba cade waa abawanki alufayi heestan amiiin

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 лет назад +132

    Sahra axmed jamac iyo umada MUSLIMIINTA ah oo dhan Rabbi swt janatul fardawsa ha ugu deeqo

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 6 лет назад +1

    ASC nasteexo indho waan ku salaamayaa mar hore mar labaad waa xasuustii sahra axmed ilaahay ha u naxariistii thanks nasteexo best yusuf jama UK Birmingham

  • @ilhaanmursalsaeedsaeed3020
    @ilhaanmursalsaeedsaeed3020 6 лет назад +3

    Heestan cadi mahan qof jacaly haya garan kara runti nasteexo halkeda ayey dhigtay 😊😊😍🤩🤗

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 Год назад

    Manshaa Allah illahey amanadisa ebadkaa ahow abayo qaliyey mcn indho aamiin

  • @nouradinfarah8371
    @nouradinfarah8371 4 года назад +47

    Hdii aad dhagysanyso 2020 hbnkii ciida ah iyo wxii ka danbeeya
    Like ta taabo

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 5 лет назад +1

    Nasteexo quruxeey alaha kudaayo inshaa allaah qeer aan dhamaan allaha kusiiyo

  • @hoodoaxlaam9767
    @hoodoaxlaam9767 6 лет назад +1

    Nasteeexo indho wllee halkeedii ayey dhigty boqordii codka sahra axmed allow kuuu naxariiso jandsna ku geeee 😭😭😭😭

  • @qaalihaaji4112
    @qaalihaaji4112 6 лет назад +1

    Nastexo indho kama daalo inaa daawado hestaada inta jeer aan dawaday tiro maleh 😍😍😍

  • @maxamednuur5811
    @maxamednuur5811 4 года назад

    Madaxweynaha jamhuuriyada somaliya iyo reyaul wasaarah fidaraka from daraalka Somali iyo wazaa qaaab ha in at u Sha qeeyan somaliya

  • @maisamacaney4683
    @maisamacaney4683 6 лет назад +6

    Waxan ku hestaa nasteexo marka ey amaaro gacan soqabaneyso iyo sida amaara u ciyaareyso waxaa ka muqata sxb timo dhab ah nasteexo waa qof qalbi wanag😍😍😍 keep going sista

  • @iqrasuldan4417
    @iqrasuldan4417 5 лет назад +6

    The only fanaaan nasteexo fanaan indho cant wait to see you❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕

  • @innanta1438
    @innanta1438 6 лет назад +2

    Marka laleyahay hadal wa kii hore dadna wa dadkii danbe wa sidan
    Miro xigmadeysan & music casriya inaba caadi maahan #indhoos halkedad dhigtay yakhey🙌🏽

  • @QaliQasim-r7h
    @QaliQasim-r7h 11 месяцев назад +18

    Intii ila dawaneyso 2024 ta like iisaar kama dalo heestaa❤

  • @beerdilaacofficial1154
    @beerdilaacofficial1154 5 лет назад +5

    Nastexo waa fanada kaliya aan aadka utagero farxadeeda hada kaheshy
    Like igu qabo wll mcn

  • @mohammedhassan2370
    @mohammedhassan2370 2 года назад +1

    Nasteexo jog oo jir inshaallah

  • @diriyaduale6143
    @diriyaduale6143 8 месяцев назад +2

    I'm crazy about this song. Nastexooy dookh badigelisey. I'm in love ❤️

  • @nurhaanmohamed4522
    @nurhaanmohamed4522 6 лет назад +17

    Heso wahesihii hore sahra axmed alla yaraxma
    Nasteexo 😘👏

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 года назад +1

    Yes.alla ha unaxariisto maamo sahro axmedm
    Mahadzanid.nasteexo.

  • @safiyacadey710
    @safiyacadey710 5 лет назад +27

    Heestaan aadban ujeclahay amazing voice wadka baxsatay nasteexo

  • @iqrasuldan4417
    @iqrasuldan4417 5 лет назад +6

    Maaasha allah my beloved nasteexo indho keep it up❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Год назад

    Queen nasteexo indho edeb bar doqominta dumarka caaya, boqorada wa cod macaantahay masha allah

  • @qanidiaspor8549
    @qanidiaspor8549 4 года назад +2

    Heestan waxay ruxday qalbi gayga good songs lama ilaabaan heestii sahra axmed xusuus wacan 👌👌👌

  • @CSCShow
    @CSCShow 6 лет назад

    Hadhkiyo labadiisa galin habeenkuna way iis riixayan aduun hawil kama dhamaadto intaad hiigso leedahay wadkuna wuu ku hareer socda 🤷‍♀️ N indho 😍 love baan ku ahay 👌🏽

  • @aichafrankie3915
    @aichafrankie3915 6 лет назад +509

    Heestaad aad ayaan ujeclahay, Hadaa ila mid tahay like dheh hee 😁🎶✨

  • @MubYus
    @MubYus 2 года назад +3

    Nasteexo Indho, ayaa ugu qurux badan ugu cod macaaan.

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 5 месяцев назад

    Mashaalah musiga si ficaanbay ula ciyareysa another level

  • @hamdaquen3442
    @hamdaquen3442 6 лет назад +5

    Waa gabdha kaliyan ugu jclhy dumarka qurbaha jooga ee fananinta ah

  • @filsanabdirizack8858
    @filsanabdirizack8858 5 лет назад +121

    intii iladaawatey heestaan 2019 like igu caawiya walaalahay waan idin jeclahay Iloveyou dhamaantiin

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 3 месяца назад

    Nasteexo indho hoyada fanka
    Heestaan ba ka macaan heesti orginal 100 ba 100.

  • @geediclahijamac7668
    @geediclahijamac7668 6 лет назад +8

    fanaanada qarniga nasteexo indho waaa fanaanad soomiyeed nooloo

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 6 лет назад

    Walee naag iga dheh sxbey nsab baad thy alle haykadaayo abdirahman aapo pin igi shrf

  • @MrDrezzy007
    @MrDrezzy007 4 года назад +25

    Her charisma is unmatchable. Nasteexo the queen ❤❤❤❤

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 года назад +3

    Allaah kaxishooda , oocawrada qarsada , naga qariya cawradiina

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 Год назад +9

    What a voice by the Queen Nestaxo indoo mashaAllah my love from Garissa

  • @faisaabdulqadir4791
    @faisaabdulqadir4791 6 лет назад +10

    Poqordydii nastexo Alle haku xafido ina adeer

  • @mohamedhamza4550
    @mohamedhamza4550 5 лет назад +2

    Nasteexo maxamuud warsame waxay kamid tahay faniinta tirada yar ee hay tubtiii fanantenii waaberi inkaston la gaadhayn hadana mid kamida tsualaysha qarnigan❤

  • @dualeromeo820
    @dualeromeo820 5 лет назад +24

    Gold voice. The lady can sing for sure. Number fan of nestaha indho

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 года назад

      Wa qurxan tahay leyma xaqiro lakin jinigeyga necen kama helo iyago badan fanka cusub ah

    • @MohamedAli-hn7fz
      @MohamedAli-hn7fz Год назад +1

      Haa 9

  • @cabdikariimcawl2112
    @cabdikariimcawl2112 2 года назад +1

    Halkedi ayad dhigtay wlle❤️💯

  • @somali3719
    @somali3719 4 года назад +6

    Jeclahay heestaan❤🐪🇸🇴

  • @usmanabdi4795
    @usmanabdi4795 5 лет назад +3

    hestan inta ka heshy like ii Sara aduun like kama dhamato

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 Год назад +5

    I like this lady the way she make her talent to shine.Keep it up.

  • @farhandakane
    @farhandakane Месяц назад

    Qurux iyo codba wey ledahy nastexo ❤❤

  • @waxatahe
    @waxatahe 5 лет назад +3

    Lkn nazdeexo indho quruxley waaye

  • @ducaalea1918
    @ducaalea1918 6 лет назад

    Caadiyan dadka Heesaha iyo Heesaggii hore dhagaysta ayaan ahay; Fanaaniinta danbe dhag uma sii raaraciyo-- laakiin mararka qaar way iga yaabsadaan! Gabadhan social media uun baan ka arkay, laakiin waliggey hees kama dhagaysan, laakiin heestan-- ay hore u qaadey Sahra Ahmed-- aad bay ugu soo baxday Nasteexo!

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 4 года назад +9

    I chewed with this song so many nights. Borama.😢

    • @haseem7506
      @haseem7506 Год назад

      And I'm doing it now legend 😅

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 5 лет назад +1

    Heeatan xasuus gaar ah bay iiledahay nasteexo mashallh hore u soco

  • @hamzamohamed2331
    @hamzamohamed2331 6 лет назад

    Nastexo jaceyl aya hayaa xaa yeelay soo caato.... Like haila dhaafin haddan ila aragti inay catowdey

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 6 лет назад

      Hamza Mohamed 😂😂😂qofka jacaylku hayo ma caataa

  • @yadiiscadeofficials1090
    @yadiiscadeofficials1090 5 лет назад

    maanshallah gawadi ann kudaarana fananada qaraan waaye nisteho indho daadka xumaanta wathaa haakajojin ruunti wlh hadii kalee live to live ayaa lagusobixii

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 3 года назад +1

    Xasuustii sahra axmed jama AUN
    Eraydii Abwaan xasan warabe cade AUN

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 4 года назад +16

    Lovely London community and Nastexo indho we applaud it from Nairobi,compliment

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 лет назад +2

    wax kle hablahena qurxoon ❤❤ wn idin jecelahy sharaf ku noolada

  • @walalshaakaal7112
    @walalshaakaal7112 3 месяца назад

    Waxadan ehen Ado kahara Haboooon!!!!!

  • @Munasar.Hassan
    @Munasar.Hassan Месяц назад

    Hestan miss unsi iyo Abdifatah so tos uguma socota😂 ayaga igu so dacay waxa ka tagan reerkoda allah isku so celsho

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 лет назад +15

    I love you Nasteexo. Wallahi we all love you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 5 лет назад +1

      Inanta beribad Ka caydhiseen hergaysa
      Maxadka wadeen reer sheikh isxaaq waxas lagu ogayne xagee howshu Ka soconweyday iminkana dumashidiin weye hhhh

    • @dekoisman7205
      @dekoisman7205 3 года назад

      M a

    • @dekoisman7205
      @dekoisman7205 3 года назад

      Lkn wankahelay inak kulasrxdo ayan jeclani laha wankugu raxesani laha

    • @dekoisman7205
      @dekoisman7205 3 года назад

      Nasahaga aya iganciyay wlhi wanku omanahay

    • @Maria-zh7xy
      @Maria-zh7xy 2 года назад

      Belle

  • @Nofeero
    @Nofeero 5 лет назад +5

    Wlh nastexo hesta kaliya aaan aad ula dhacay aan waqti ksta dhagesta waa hestaaan 24 7 waxa laga yabaaa inaaa 10 jeeer dhagesto runtii 👏🏽 Markeee sidaan dhahdo baan aad u jeclahay waxaa aadaan heenin adoo kahara karoon💋❤️💯🙏📞

  • @joblessmillionaire1023
    @joblessmillionaire1023 5 лет назад

    Gabadha maarinka at 0:52 xageen ka helaa somaliyeey,,, waan jeclaadhan❤️❤️❤️❤️😔😔

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 6 лет назад +2

    Nasteexo love baan ku ahay waa qof qalbi wacan

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 6 лет назад +13

    Xaax libaaxad NASTEEXO INDHO walee cod xumi malaguugu caaynayo adi

  • @saidmohamed5765
    @saidmohamed5765 2 года назад +1

    The one and only indhooz..we all love u she is so pure wlhi❤️❤️

  • @jamamoh4649
    @jamamoh4649 3 года назад +2

    Heestan nasteexo indho meeshayday dhigtay 🙏🙏💕

  • @hindaqaali6748
    @hindaqaali6748 4 года назад +1

    Ww thanks sxp abdirahman wan jclhye heeskane

  • @husseinabdullahi6220
    @husseinabdullahi6220 2 года назад +1

    Hablii wey xumaadeen

  • @abdukhadirak2928
    @abdukhadirak2928 2 года назад +1

    Xasus igutahay hestan jacelkeyka hore aan Xasustaa asmo hada walaqaba gabar ane ujogto calaf iskuma yelan waxan layahay nolosha kuma ciisho guleyso

  • @ruqiyohassan610
    @ruqiyohassan610 4 года назад +2

    Support u dear mcn keep going szta

  • @garadagmediaproductiongara4636
    @garadagmediaproductiongara4636 4 года назад +17

    Waaw hadaad 2021 dawansyso isoo raac like saar fadlan

  • @hoodosayid1222
    @hoodosayid1222 6 лет назад +37

    Qofkii ugu horeyey aya ahay ka igu xiga like hayla dhafiin hada heesta kugusocoto🤣🤣