انا سوداني احب الشعب الصومالي الشقيق و كل تراث قبائلهم و اتمنى زيارة ااصومال درست معهم في حامعة دنقلا كلية العلوم الزراعية و التحية للاخ ابشر جيدي و ادم عبدي اسحق و محمد عيد محمد و عبدالقادر عبدالله
Aboo aboo musiciankeena wa shidanyahay boqoradeena rahma rose liban studio studiyaha ukushidan the best somali entertainment studio #Team studio liibaan#
Waxa ay heestan cajiibka ah ku jirtay Riwaayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan ee uu alifay Abwaankii Qaran Alle ha u naxariiste Abwaan Maxamuud Cisman Tukaale
انا سوداني احب الشعب الصومالي الشقيق و كل تراث قبائلهم و اتمنى زيارة ااصومال
درست معهم في حامعة دنقلا كلية العلوم الزراعية و التحية للاخ ابشر جيدي و ادم عبدي اسحق و محمد عيد محمد و عبدالقادر عبدالله
واحنا نحبكم يا زررول
ENG . HAMMAD WADAAH we love you too ❤️🇸🇩
❤️❤️❤️❤️❤️
تسلم ياخي
وكمان نحب الشعب السوداني الحبيب 😚
تسلم ياخي
وكمان نحب الشعب السوداني الحبيب 😚
Nice song even though I don’t understand a word love the music ☺️☺️☺️
Haye 😮I 🎉🎉😮I I 😮😮want you 🎉😮
2019 agteeda yaa daawanyaa alllah haw naxariiisto saado cali warsame
Me
😚
Qadan warsame me Indr
aamiin.
heestan originally waxaa qaaday maryan mutual!
.
Xasustii Awowgey Abdi salad (Beerdilacshe) iyo mama sado Ali Rest In Peace Y'all love you Awoowgey😍
Booqorada reer Ogadenia maxamed subeer 😂😂😂😂😂😂awoowga sooow kuu noqday beer dilacshee gabadhiisa maa ku dhashaay
@@official282
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Meel fog ka hadashay ku fahmay ani 🤣
@@nimcomohammedjimale8531 😂adeerkey waaye saas camal gabadhisa maa ku dhashay lee waaye kkkk
@@official282
Hahaha awalba wanku fahmay 🤣🤣
aamiin..originally beerdilaacshe iyo maryan mursal. allaha u naxariisto beer-dillaacshe masraxiyada #1
oooh my this song still exist!! ooh my vile nilikuwa kwa tumbo my mom used to listen to this...rahma rosseeee woooow this is great
😍😍
Aki
Did you mean u used to hear ukiwa kwa tumbo??? 😳😳
@@Elmatador782 😂😂😂😂yes
Ereyadiii Maxamuud Cismaan Tukaale Caraale Laxankii Ustaad Cabdikariim Faarax Qaareey Cabdikariim Jiir RIWAAYADII Hablayahoow hadmaad Guursan xusuustii Beerdilaacshe iyo Saado Cusbooneysiinta Al Musiction Abdiwahab Antar Naji Iyo Rahmo Rose Liibaan Jama Studio
Waa heest gabadheni laga diley 😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴❤sado cali warsame allh ku naxristo
Amiin ya rabi
Amiin yrbi
Mi m lm
Ameen ya rabi
The queen Rahma Rose nailed this song mansha allah
Allah yaa rahmaa adeerkey Abdi salad #Beerdilacshee iyo habo Sado Ali warsame❤❤
THIS IS MY QUEN RAHMA ROSE I LOVE HER VOICE WAAD KABAXSATAY HEESTAAN
Somaliland knows how to settle African music, keep it up.
Wax ku maadan hadal
Gaari meysan saado ali iyo beerdilacshe balse wa dadaashen . what a music A.a naaji👏👏
😍😍😍😍😍😍Ave a lot to work with in the UK with the most recent work in the
Yaaa ila dawanaya heestan 2019 December 8
I love saado Ali Warsame she will always be my favorite but this girl she gotta unique voice I love her voice
Wenger Arsen
@@aminahirsi9147 kkkkkkkmkmkkkkkkkkkmkmmkkkkkkkkkk
Are u 🤪
24asck
Asck
2020" ya Ila dawnyo like isku muji 😂👌
Wiilkaan jeclahy dartiis baan udhagaystaa heestaan raxmo iyo abdi ❤
j aime cette chanson❤❤Djibouti le14/9/2024 1:43
Allaha unaxariisto saado Cali warsame legends never die
WAA shidan yihiin,waa ansixinay caadi maaha,waryaa ninkaan musician kaliya ayaan moodayey laakiin am imprest,dude can sing.
I never thought I would saying this,she done as good as the original version,but sado Ali will always have my heart.
Woow R.rose iyo fananka kaleba hees aan jeclhy bad aadaysan runtii😢 jacaylkygi ugu horeyay cawa iso xasuusisen😃
Marse hadaan barbaartii baxsanow daradaa uga soo banaanbaxey🥺😔❤️
it reminds me of my sweet edho saado ali may her soul rest in peace amiin,
May Allah SWT rest her soul in peace Ameen Tumah Ameen Yarab
Abdi iyo raxmo my fvrt song 😭❤
Heestaan markii ugu horeysay Waxaa iska lahaa oo wada qaaday Cabdi Salaad Beerdilaacshe iyo Maryan Mursal Ciise Bootaan, waana Riwaayadii Hablayohoow hadmaad guursan doontaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🎵🎵🎵🎶🎶🎶🎶🎶🌹🌹🌹🌹
One of our best action dhinac walba proud of you rahma roise🎉
2018. Saado ali! may allah have mercy on you!! Talk about Classics!
Somalidu ma taqaan Copy write .. heestan waxa ay ku jirtay riwaayadii Habloyahow hadmaad guursan doontaan waxana lahaa abwaankii qaran ee Maxamud Tukaale cismaan , isaga oo lahaa heeso cajiiba sida 1. somali hadaan nahay sinji baanu leenahay , 2 . sadex cadow ayaa jiray dadka soo cadibi jiray .. culumada weyn aduunkaay caafimadka baartay cuduradaan la dabar goyn caashaqa ha lagu daro ..3. Alla weyn ninkii Amina awood leh ...4. ducaysane wiilkayow anoo danyar baan ku dhalay ... iyo qaar kale oo badan
Waa Xusuustii Cabdi Salaad ( Beer dilaacshe) iyo Maryan Mursal Ciise Bootaan. Waaya waayo
Rest In Peace in caadertey Sado Ali warsame we will always remember you u were the legend!!
Beautiful song and artists. Love Somali Music 👏
2020 aagteda ana dawanayo
Glp talada ah 2019 November
Kkkkkkkmm
With ma own reasons
Raxma Qaybteeda Siday Ukeentay Kaalay Arag 👏🏻👏🏻👏🏻
Wow 😲 well done 👍Guys. Wad keenteen hesta. AUN. Berdilaacshe&mama”Sado 😥🙏🏽
Nice Rahma Rose 🌹 waad uqalantaa inaad qaaro heesaha AHUN Mamma Saado Cunaabi waayo fankaaga way kaa caawisay geerideedina saamayn bay kugu yeelatay oo kuwii ay barisamaadka soo wada qaateen adaa uga dareen fiicnaa waa qaarkood umaba tacsiyayn xitaaye adna ilmaad uqubtay adoo qiray qofkay ahayd ❤️✌️Rose keep going
Bartaad igagaa taal nin kleh dawe neen mid bogsiin hada tahay axdiguna bir kula yahay Eshclaa wlhi wan wata heestan
Like away he❤❤❤🌹🌷👏👏
Cwhaab cantar naaji music uunbaa kumaqli jiree waa first time aan arko isagoo heesaya
masha Allah Mcalin Abduwahaab iyo wlashey Rahma
Aboo aboo musiciankeena wa shidanyahay boqoradeena rahma rose liban studio studiyaha ukushidan the best somali entertainment studio
#Team studio liibaan#
Somali 🇸🇴 geesiya hadaadthy one like me adna waad iga helaysaa
Soomaali Star haday wax ku tarayso ku siiyey ba😂
Saasmaxaa kuudiiday 🤣🤣🤣🤣
WhatsApp Status Somali Hahahaha
😍💟💕❤💞😄💕❤❤❤💕💕💕💕💕kkkk is
2021 yaa ila dawanya xasustii mam saado ali warzame allow ku naxrisyo hooyo😰🤲
Rahma rose really like her songs ya illa dawanayo sanatka cusub 2020 like igadisa hee
I love this masha allah 😍
Wow l can't stop listening this song♥️♥️♥️♥️♥️
Hanaan Ahmed walee isku mid baan ahnay! Runtii kkkkk
I'm from sudan i like soml songs
Love ❤️ Sudan
@@imthecaptainnow6446 wehliye miyey la baxan Sudan ta
Maria Jama kkkkk bal Adbaa kalay sheeg
@@makeracistsafraidagain2700 wixi la raba laysku sheegi 😂😂😂
Maria Jama 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 askarinmo ku fiicantahy waad soo qabtay
waasa abdulwahab antar naaji waa kuma waa fanan fanan mushishn wale fanko waa hiide raaxma oo booqoroda gabooyaa waaaaaaaw iga daa iyaaaarta raxma
she made my day I love the lady much to the I call my first daughter her name Rahma rose keep going my crushy
Waxa ay heestan cajiibka ah ku jirtay Riwaayadii Hablayahow hadmaad guursan doontaan ee uu alifay Abwaankii Qaran Alle ha u naxariiste Abwaan Maxamuud Cisman Tukaale
😍💕💕💕💕💕💕 and woman with
👩💼👩💞💞💞💞
kadir josef uuna laxameeyay Cabdikariim Jiir
fanaada waan taageera laakin wiilkan dhakada riixan inuu musician kiisa ku eekado ayaa fiican ,,,, yaan waxkasta layku qabsanin ,,,,
Woooow. Axyaaa hees, halkeeda ayay dhigeen. Mahadsanidiiin.
Mama maryan mursal Ciise iyo Cabdi S Beerdilaacshe 👌👌🎵😍❤😎
Way ka khaladtahy waa saado ali warsame
Asc
Mashallah I like this song😚❤❤
Liban jamac long time no see it's good to c ppl I know for long time
19/12/2022 waxaan ku sulaaban doona 2080 insha All haduu ilahay ina gaadhsiiyo
its like dose given by doctor must be taken by patients my nice music ever wallahi love you rahma rose
manta aa igu horeso an komment ka dhibo hees ee like isara
Bartamaha habeenki soo maan soo baraarugo oo bogeyga kuma tabo 😭😭😭
raxma.roos waa jecelahay waa gabdh qurxoon Hadana cod macaan oo good heart
Machallah machallah très belle chanson bon choix encore une fois bravo à vous deux ❤❤❤😍
The original song is more amazing
Tdsdgi
Bartaad igaaga taalo kankali dawaynaynin heestaan waxaa caankoih cabdi salaad beerdilaacshi iyo saada cali warsami rabi naxariisti jano ilaahay hakawaraabsho
Illahay amarkiis rahma gaabo waan iska jeclahay
Rahmo❤️❤️
They try their best well done guyz👏
Rahma rose jecliyaa dheeshaada iyo codkaga isleh laguma cuno qali adoo ilmo dhalay naag bilaaw ah kuma gaarto
Manta wa malin tariida 15/7/2024/ 14:30 wxn rajeena marka hormar gaaaro u imanaa insha alh guul rajeena inaa gaaro
Tribute legend saado cali alah u naxariisto ❤❤❤
Waryaa ina baydan dheh magaca sax Ilahay how naxaristo adero
Still 2024😢 any watch this sad 😢song
😢
Beautifull Song Duubista Liibaan Jaamac Waan Ku Qanacay
Wxba haka cabsan kligaa mahan dhageysanaaya ismuujia..2022
Pls soo badiya xasuusti halyeeydi saado cali warsme. Warii maysidee war haa ka hadho
Wooo so nice raxmo Ros 👌❤️ 💝💝 💝💝 ilove hessti
Maansha alah iyo baylihi iyo hodan yaa salaaam xaafadayda ahaassa
Ya dhagesanayo 2019.6.23. ?
Balse waxaad ogaataa
inaan baydi iyo hodan
iyo meel barwaaqa ah
ugu baaq is leeyahay , 💙😵
Anaa daawanayo waa ikan🤣🤣
Xasuustii SAADO CALI✌✌
Waayo waayo aan soo xasuusta waakii wadanimada jirtey Caadi maa ahey
adan nur sax hada maskaxds ka daalnay
Inaaadeeer❤
Ba ba waa soo dhweyseen
😘😘 salaan sare fananiintayda
Rahma iyo cantar naaji🙌
Abay Abay Gang 2020🤝🤞🏿🚀🌎🦁💯
This song reminds me of my dad 😍❤🖐
Same here 🥰
one of my fv song😍😍😍
heesta ciyaarta ka daaya dheh heestani waxay qurux ku lahayd dadkii lahaa Al fanan beerdilaacshe iyo boqoradii codka iyo quruxka saado maanta waa inaga hooseyan wax wanagsan baan u rajayn, hala ixtiraamo hoobaladii waa beri.
Rip
SadO Ali warsame
Alow U naxariisO 😢❤👏
Naa heedhe Raxmo Rosey play back ma ku biirtay waa xay copy ga la xowla😂😂😂
Rahma from Hargeisa especially Cabaaya village we are proud of her
Abdi moh Daami dheh
Yup
Wan Ku hayaa cawaa
Amaaazing two legends ❤❤❤❤❤🙌🏾
2018 yaa dhagaysanaya heesta 😎😎😎
One of my favorite songs
"Balse waxaad ogaata inaan beyla iyo hodan iyo meel barwaqa ugu baaq is leyahy" erayada saxda ah waa midaa,,,,
"Balse waxaad ogaata ini baby iyo hodan buu yidhi",,, saxitaan
Balanta dinkana waligaa mabeneynin bbe 💓💟😙
Heesta dadbaa lahaa ee hakaga ciyaarina
Inkastoo ay ficantahay in fankii hore lasoo nooleeyo
heesti saado ali warsame Raxma la wareegtay heesti ku sodhawaw like halasaaro
Hodan Ali ty
Heestan Saado AUN ayaa dib u qaaday, laakin orijinal ahaan Maryan Mursal baa booskaas ku jiray kow markii ay soo caan baxday riwaayadu. Saado waxeey heestan qaaday markii riwaayada Jabuuti lugu dhigay ee Hablayahow hadmaad guursan doontaan.
Asc
Machallah machallah très belle MANIFIGUE une merci beaucoup huno
Thank u you Really have Moved my Heart 🏳🏳😍😍😍
Alle yarxama raaximiin saado cali warsame
Waw raxmo roos weynakaa hadee sado cali warsame iyo beer dilaacshe xasus ilahow 2ba unaxariso
Waa hees iyo badh gabadha gabooye waan Ku haystaa
Xasuusti Edo sado cali warsame Raabi naxristii jano haa kaa warbiyo Edo
kaagadaran heestii boqorada dhimatay ayaa ka fakaweysay illaahoow bala hanookeenin heesi ayaa dhamaaday ayaan umaleenaa
I am from Habargidir. I like Rahma she is from Habargidir too. My mom from Bulgaria (tjvëp)
munaser
Seriously?
😂😂😂😂😂
😷
Lol
Habar yoonis dheh
Yaa beentaa kuu sheegay
Waa gabooye Dhalad ah 😇😇
Abdiwahab Cantar Naji has a great voice.
Heestan waxa barteeda dhigtey fariyxa fiska intii gacanta taga