Gabadha Isku Dhimatay Kadib Markii Ninkeedii Diidey Inuu..😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 124

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Год назад +8

    Aniga waa laygu qaley gabadheyda odeygeygoo taagan baa dhaqtarka anigu ii soo dhiibey qalinka iyo warqada anigaaba ku jiidey saxiixa ee ilaahey ima geeyo 🇸🇴

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail9631 Год назад +19

    Hada kahor waxa igu dhacday intan cusbital kuyala wadan kamida wada mada yurub ku fooshay moskahauga yar markasu dulaytihii ilmaha iga dhalay yiri ma ogoli in la qalo say tiri nagtii cadana ahayd tan la gala tashan mayee waxan sugayna halsan haday dhali waydo wan qalayna maxa yelay muday folanaysay kadib aney iwaydiyeen kadibna walayga so saray cunugii

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h Год назад +1

      😂😂😂 duleystihii i qabay bnku qoslay

    • @ilhanismail9631
      @ilhanismail9631 Год назад +3

      @@Autumn-g8h ha dee walalo qofkas kawaran haduu somalia igu heli laha ha isku dhimatu odhan laha bisinka

    • @halimoosman9528
      @halimoosman9528 Год назад +3

      ​@@ilhanismail9631 allaha ba ku badbaadshay hablaha wadanki jogana allaha ka qabto dulaystayasha😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +11

    Markasta oo aad soo bandhigto afcaasha xunxun ee daaha dabadiisa ka dhacaya ee dadkeenu samaynayaan waa markasta oo aan sii noco soomaalinimadeyda iyo guurkoodaba. Shit!
    Ilaahay haw naxariisto marxuumada. Dulleyste waa in laba qof magtood laga qaado aabihii w*se😡

  • @madinamacow8776
    @madinamacow8776 Год назад +2

    Ninka lacagta qaliinka ayuuna Rabin warqada la saxiixayo waa lacagtee lagu badbaadhin lahaa babyga yar iyo hooyadee, ispitaalka ayaa qaladka dhinac kuleh subhanllah 🤲🤲

  • @maciyaroeeiskajir
    @maciyaroeeiskajir Год назад +8

    Habo wax walba way dhamanayaan gabadh baana katalin doonta gaygan wanan Aar san doona xaquna feedhaha ayoo kadila cayaa😏💪🖤😎

  • @Hana-gn9dm
    @Hana-gn9dm Год назад +4

    Wlahi anigaba igu dhacday 2019ki ninkaygu wuu diiday lkn ana ogoladay isagana qolka laga saray markii lay walay ee ilmaha laygaso sara kaso galiyey Alxamdulilaah lkn isagu ma uu arag qof hore loqalay marka waxa uu islaha waa khatar ana ilmahi horeyey ayuu aha 3 cishan folanayey

  • @casanova2450
    @casanova2450 Год назад +7

    OMG, I am dead! The dude was funny, queen Fathia can sing!

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 Год назад +4

    The doctors supposed to contact the government and override that rulings. I heard similar case happened in Minnesota years ago. A somali lady was in labor for too long and the doctors told her and her husband that they have to do the c section since the baby and the mother were getting weak with no progress. The doctors went to a judge to get a consent since the lady declined the C section. It was midnight. They got the consent and they did the C section and they kicked the husband who brainwashed her to say no in the first place.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Год назад +5

    Waa inuu magteedii bixiyaa waayo isagaa dilay Allah kasakow Allah hownaxariisto 😢😥

  • @kaaba691
    @kaaba691 Год назад +3

    Dhakhatirta somaliya oo dhan ba saas ah ninkeeda ama walalked ama abahef ba saxeexa gabadha marka la qalayo
    Ilaahay hwnaxristo marxumadas inay dhimatu kutala galay dulayste

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 Год назад +2

    inaa lilahi waina ileyhi raajacun alha unaxariisto arinkn somalia way ka dhacda inbadan

  • @nimcodayr8457
    @nimcodayr8457 Год назад +6

    Ragu ma rabaan in qalinka lacag kaga baxdo lacagta kala qima badan nolosheeda

    • @zubaida9817
      @zubaida9817 Год назад +4

      Xaqiiq gabar 3maalin foolanaysay oo qaliinaa tahay ladhahay waxaan waydiiyay gabar walaasheed ah sababta aan loo qalayn gabadhaan rafaaday waxay igu tiri lacagtay diidayaan nimanka arxanlaawayaal bay la nool yihiin dumarka soomaaliyeed in badan

    • @nimcodayr8457
      @nimcodayr8457 Год назад +3

      @@zubaida9817 been maha wllo waa cadow ragu bila naxariis ah allah ha u gargaaro dumarka somaliyee

    • @zubaida9817
      @zubaida9817 Год назад +1

      ​@@Yusuf_Hunter2020 walina way sii dhalaayaan dumarka qaar badan ilaahay bahal wax nooguma daro🤲🏿

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Год назад +4

    Yes farxiya ninkeeda ama aabeheed or walalkeed ayaa saxseexa because Doctor ka soomaaliyeed waa nin markaa iyada waa xoolo iyagaa iskale waxba lama weydiiyo markaa tii axmaq nin uyahay weyudhamaatay xidina umaqna ceelna umaqodna

  • @imans3899
    @imans3899 Год назад +1

    Fathiya I just heard this story today at work, it’s so sad but it happens far too often. I have been there and has seen an occasion where the husband refused the surgery and her brother signed it. The brother and husband argued for a long time but finally the brother said get the hell out of here and he signed it. The lady was alert and oriented but didn’t make the decision. I was a little girl but it still shocked me.

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt Год назад +1

    Aniiga waxan ilaawadonin wiilkay habaratay dhashay oo ishaa kalaladay aabihi waa diiday inuu dhakhtarada free laagu qalayay wuuba diiday abtiyashay wuxu ku dhahay hadad wiilkay saxexdan oo ku dhiinto maagtisa idiinka raaba wuuna dhiintay 2011 😢😢😢 isaato 7 yrs jiira oo waalin ishi kalulato aniiga markan ka soo taagay 3jiir aha

  • @zubaida9817
    @zubaida9817 Год назад +7

    Gabar aan asxaab nahay 2bo maalin bay foolanaysay ninkeedii markii qaliin layiri intuu baxay buu hotel iska xaadiriyay si'uusan u saxiixin walaalkeed baa u saxiixay wuxuu yiri adaa is qashay hada waa gabadhii 2da maalin foolanaysay arxanlaawayaal aan sharci kaa qabtaa jirin waaye nimanka soomaaliyeed intooda badan

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад +2

      Nin baa laga hayaa naftaasuu Nuux Ismaaciil u dudayaa iminka innagu kuwaasaynu wax moodaynaa. Waa wada #Dulleysteyaal wallaahi

    • @zubaida9817
      @zubaida9817 Год назад +3

      @@Naagnool124 💔 sadax qiso baan ka hayaa oo midba mid ka arxan daran yahay gabdho la yiri qaliin baa tihiin nimankooda ka qabsatay

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад +3

      @@zubaida9817 Dee ila soo wadaag walaalo.

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Год назад +3

    It is ignorance, they think its a terrible thing and a catastrophe if she undergoes csection. I remember my grandmother aun she would tell me about this lady who went to Sweden "caruurtii baa laga soo saaray or jeexay something along those lines". My Somali wasn't great so I didn't know what she meant but the way my grandmother was relaying this it is as if masiibad baa ku dhacday...my grandmother's face was full of sadness she kept saying they should've given her time.

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 Год назад +2

    Waa su'aal is waydiin leh .. ninkeeda ama aabaheed ama walaalkeed ayaa saxeexa .

  • @a.k7513
    @a.k7513 Год назад +5

    😭 lacagta hospitalka ba kala weyn qofka naftiisa because duleystyaasha qaar wa bakheyl, qoyan Allah u gargaaro

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 Год назад +1

      Inuu lacag heysanin malaga yaaboo

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 Год назад +5

      @@OMARCHANNEL9 wuu usoo amaahan lahaa maanuu tol lahayn oo anuu dad ka dhalan

  • @khadrosaid6418
    @khadrosaid6418 Год назад +3

    Wanadkii lama qalo gabadha hadaan ninkeedu saxiixin waa wax jira oo dhaqan u ah

  • @Borama1960
    @Borama1960 Год назад +3

    Is this possible? 🤔 It should be her call. Why did she fight for herself?
    What kind of doctor allows that? Unbelievable..

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 Год назад

    Waa wax jira somaliya markan joogay waan maqli jiray ninkii baa lawayay dhakhtarka wuxu kudhihi jiray iga saarta hadiikale ninkii keena keena

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 Год назад +4

    Ninku inay dhimato ayuu rabay

  • @khadijahassan5066
    @khadijahassan5066 Год назад

    Habrayr anaa kaa soo shaqeeyay ,, somaliaa ,qaliinadaa saaxiixaa labaaa side baa laa dalbaa gabdhaa familkeedaa iyo ninkeedaa waaye labadaa side ,,i witness sad stories walahi ..sometimes her family refused the consent and sometimes her husband refused 😢. Waxaa jiro dhaqtar hooyo badbaadyay without consent ,dhibataa weeeyn baa kaa dhacday kaa dib waa ku tagay Somalia cuz waa loo hanjabay

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Год назад +3

    Ina lilaahi wa ina ilaahay raajiun

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Год назад +5

    Waa run farxiyaay africa waxaasaa ka jira moogi sharcigaa xaguu ka yimid. Ninka ayaa la odhanayaa saxiix. Haduu saxiixi waayo la qali maayo. That’s crazy wlhi alx illahay baan africa igu dhalsiin sorry hablaha africa Ku dhalayo. USA gabadha ayaa la weeydiinayaa in ay raali ka tahay in ninkeeda information keeda lala wadaagi karo

    • @riyanrose3587
      @riyanrose3587 Год назад +2

      Abyo Africa anaga ku nool walashey xita wala qalay iyadana saxixatay maybe somalidena wada jahilka ah ninku inu leyahay bey isku maleyaan

  • @fatoomali2571
    @fatoomali2571 Год назад +2

    Wa xaasid wa ugutalagaly inu katakhaluso

  • @neime607
    @neime607 Год назад

    My cousin always born c-section, her father always make sure she gets to the hospital on time. He does not consider either her husband or anyone else. Alxm.

  • @nasroashkir-vh5yz
    @nasroashkir-vh5yz Год назад +2

    Asc abayo Farhia sedex ilmood baa c section ku dhalay anana kuli saxiiday Al xumdulillah.

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 Год назад +1

    Waa sharcigan ka yaabay, last year ban tagayn back home markas ban arkay naago ilaa ninku saxeexo mooye la qali karin haduu xataa joogin ninku waa in dulayste kale la raadiyo aabo ama walal iyadu nafteeda co uma aha, waa dhaqan an ka yaabay qof dhan oo nool sidee naftiisa wax looga waydiin karin?

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h Год назад

      Somalia ninkeedu ma saxiixi karo Aabaheed iyo walalkeed iyo adeerkeed kaliya bay ogolyihiin waxaan arkay gabar emergency ah oo ninkeeda leeyahay aan saxiixo oo loo diidayo asagini leeyahay gabadha reerkeedi ma joogaan magaalada marki danbe waxaa la raadiyau nin ay gabadha isku qabiil yihiin si uu u saxiixo. Waayo hadii gabadha wax soo gaaraan qabiil meel ay jireen aan la garanayn ba so dhoobayanaya oo dhakhtarka qabsanaya.

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 Год назад +1

    Waxaan layaabaa qof xanuunsanaayo oo ladiidaayo oo ninkii baa diiday ma warbaa halmar halaweydiiyo marka labaad waxaa go aankaleh waa gabadha xanuun saneysa ee cabdi qasaaro halagatashado subxanalaah

  • @user-duckchampo
    @user-duckchampo Год назад +2

    Saxeex baa lagaa rabaa ninkaa somaliyaa subxanallha

    • @fadumafarah2146
      @fadumafarah2146 Год назад

      Fathia abaayo jaahil duleyste believes she can't have more kids

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 Год назад +1

    Habo qaali intee kaalasoo xidhiidha inaan arin kuu sheego ayaan raba😩

  • @munauragte428
    @munauragte428 Год назад +1

    Wadankeena gabadha hadii la qalayo ninkeedu ma saxeexo ee gabadha reerkeeda ayaa saxeexa ninku ilmihiisa caloosha ku jira ayuu saxeexa isna markaa laba saxeex baa la doonayaa

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 Год назад +1

    Wllo meeshu waa wada bisnis

  • @ifrahmohamed6276
    @ifrahmohamed6276 Год назад +1

    Deee masuul ba maaha ruuxa dumar ah ma ogtahay haday miyir qabto iyo haday waalato marnaba masuuliyadba maleh 😡 innaalillaah wa inna ilayhi raajicuun 😢

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 Год назад +1

    SubhanAllah sister! Somalis have never been like that....this is a wahhabi movement. This is something that happened in Saudi. Poor women😢😢

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Год назад +3

    Subhanallah That is so sad🥱💔🥱

  • @aadansadaam8660
    @aadansadaam8660 Год назад +1

    Soomaaliya waxaa laweydiyaa ninka iyo Aabaha ama walaal

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Год назад

    Waa dhaqan Carbeed nasoo galey... Waa caadooyinka Carabta...

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 Год назад +1

    Aniga 4 jeer oo lay qalay intaba anaa saxeexsay go aan kana gaadhay

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 Год назад +1

    Walaal dumarka wadanki jooga dhbka haysta dhaatiirtiba aan qalayn ilaa dad kale saxeexaan

  • @mimifosi8702
    @mimifosi8702 Год назад +2

    🥹😭😭 Inaalilaah wa Inaa I layhiraajucuun 🤲🏽

  • @abdiyusuf7949
    @abdiyusuf7949 Год назад +1

    Dhibaatada ma aha ninka qabo ee takhatiirta waayo haddii jiri la jeedo public hospital Marka aad geshid takhtar auaga ka musuul ah Corse ninka laçage ma heysto

  • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
    @AbdirahinomarGedi-ls1ez Год назад

    Ninku in ay dhimato ayuu rabay ilahey ha u naxriisto gabadha

  • @henamohamed9823
    @henamohamed9823 Год назад +2

    Umadaan diin mafansana , insaanimo nah aad bey u yartahay....Inaa lilaah wa'inaa ileyhi raajicuun.....its completely disaster..how come ???
    Aakhira war jiraa!!!!!

  • @fartunhassan8777
    @fartunhassan8777 Год назад +1

    Waanku salaamay abaayo

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 Год назад +1

    i have heard it a lot of times, system kaas hospitalka ka jiiro ba khaldan oo diin been ha bey u sameysteen. waxey ku leyihin haddi ninka diido oo laqalo kadibna ilmaha u saas ku dhiinto ninka waa ina magta iilmaha la siiya. ilahow dumarkeena u gargaar

  • @kinsiabdilahi7659
    @kinsiabdilahi7659 Год назад +1

    Lkkkkkkkkkkkk bal wakaase maxaan sameeyaa buu yidhii waale waaan qoslay cawaa astaaq furullaah

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 Год назад +1

    Waan ku salaamay qaali

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Год назад +1

    Wax badan ayeey dhacdaa walaalo fathia waxaan arkay aabaheed iyo ninkeedi oo isbitaalka ku dagaalay, alx gabadhi waa la qalay ilmihii iyo iyadii waa lakala badbaadiyay!

  • @umuanfaalbuluu7990
    @umuanfaalbuluu7990 Год назад

    Wlhy waa ka xumaday rabi haw naxariisto khaladka anigu waxaan sarayaa gabadha famellygeeda wlhy inan waraysteen bahaluulka beri buu Naag kale halayaa lkn reerku miyeey gabadhkale helayaan waa Maya

  • @hindiali5033
    @hindiali5033 Год назад +1

    Soo sad family why oga celin wayeen 😱😱😭😭😭

  • @nastehoabdi2005
    @nastehoabdi2005 Год назад +1

    Wa jalas duleyste

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 Год назад +1

    Sharci maahay waa wax doctor iyo hospital ku sameesteen oo gabdhaha lagu xujeeyo si aana wax loogu qabsan waana qalad weyn oo gabdhaha laga galaayo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Год назад +4

    Kenya ayaan kukoray sidaasoo kale nimankey waydiiyaan inuu sexeexo lkn haduu is iswaalwalo way garanayaan iney nimanka somalidu duliyihiine ayadey yiraahdaan isu sexeex ama walaleheed ama hooyadeed baa usexeexa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +2

    C-section wlhi hooyoyin badan ayaa ku bad baaday, nin somali xaasid ah

  • @user-duckchampo
    @user-duckchampo Год назад +3

    Subxanallha subxanallha

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад +1

    Naag I somaliya Quimo kama laha.

  • @imans3899
    @imans3899 Год назад

    Alla beerka inanka yar ee at the end, am dead.

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Год назад

    Fadxiyey somalia Waa nocaas hadii uu ninku diido cid Ku qalaysa malahan abehed iyo walaled iyo ninka bes ayaa saxiixi kara

  • @sacdiasheikh23
    @sacdiasheikh23 Год назад +2

    😂😂😂😂 ninkaan muxuu ahaa saan wax udhageysanayay Maxaa sameeyaa kulahaa😂😂😂

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Год назад +1

    Waxaas waa qalad runtii ma ninka ayuu ku yaalaa koryeeda ayada iskaleh maxuu ka dareemayaa ninka waliba kuwa arxanka daran waxaas camal noloshaada iney goaan ka gaaraan waa qalad

  • @83587
    @83587 Год назад +1

    Dhibka jiro Somaliya gabadha nin baa leh oo hadii dhaqtarku gabadha kasaxiixo oo ay tiirabbi ku timaado xooley ugu soo fariisanaayaan oo waxey lee hiyiin naagtu iyadu masuul iskama ahee nin baa ka ah ha dhalo ama haqabo

  • @MedAden-xi2eb
    @MedAden-xi2eb Год назад

    Waad isska hdasaye

  • @amiira6653
    @amiira6653 Год назад +4

    Hooyo with out make up quruxdada lama qiyaasi kro 15years u eekaatay👸🥰
    Awalpa inay dhimato ayey rabeen.miskiintu kuway Ka dhimatayna caawa gabal baas baa udumay duleyste intaanay bishu BA dhamaan ayuu naag kle soo xaraysan hdaanu kaba horeyn😡😡😡

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 Год назад +1

    Sheekadaan wax kahadlo ayaa raadinaayay

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 Год назад +1

    Waxaa lagu xujeeyaa nikaaga iyo aabahaa keen

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Год назад +1

    Even North America ayeey ka dhacdaa walaal if her husband is there he will sign if the uterus has to be taken if necessary!!!!

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +3

      Her husband is only consulted as a team but she has the sole consent to agree or not agree. She has the final say unless she is incapacitated!

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 Год назад

    Wixi dhalay maxay u qalan wayen inantoda bisinke ninka hadu diday xita walidke mee

  • @Me-yh3bk
    @Me-yh3bk Год назад

    Ax ax maskiin😭😭😭

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Год назад +1

    😭😭😭😭😭

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Год назад +1

    ❤❤❤❤

  • @hanariirash6749
    @hanariirash6749 Год назад

    Far yar hadii lagaa qalayo Somalila iyo Somaliland-ba waa qasab inaad qof keento kuu saxeexa unfortunately

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Год назад

    Waa halkee mishaa😢😢😢

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Год назад +2

    Somali community have a negative assumption about giving birth other than the natural way, don’t know why.

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 Год назад

    somaaliya aabaha gabadha dhalay iyo aabaha ilmaha dhalay baa lawaydiinayaa iyada waxba lamawaydiiyo labada masuul haday dhimato ama ilmaha dhinto waa looqabsanayaa

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ Год назад +1

    3:15 😂😂😂

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 Год назад

    Markay xalada Gabadha folanasa adkado saxex baraba,aniga ba ano London joga saxex ba ninkayga la waydiya mar ka an folanayo e la ii qalayo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад

      Maya haduu odhan lahaa dibada ayaa la dhigi lahaa adigaana adoo baaxaa degaya isu saxeexi lahaa. Qof qaangaadh iyo xayi ah inuu isku dhinto cid ogaal Astana ma jirto oo laba na good dilaysa.

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Год назад

    Waxaa loo waydiinayaa lacagta ayuu bixinayaa lagu qalayo

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Год назад +1

    xita waxan arknay kuwa diday iney dhig siyan nagtod fulaneyso wlhi ragi badana waxey noqden cadwga dumarka 😡

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад +1

    Kkkkkkkk Waxay iska shigtaa fatxiya in aysomaliya waligeed arkin ookale somaliya waligeed saas ayay ahayda saxib Aabahaa unbaa kaafujinkara maalintaas ookale oo kusaxiixi kar maxaa lasamaynaa.

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 Год назад

    You don't need make-up fatxiya.

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 Год назад

    Arintaas way dhecdaa

  • @nawaalaxmad3252
    @nawaalaxmad3252 Год назад

    Habo somalia nag maba saxiixdo isbitaaladuba ma yelayaan ila uu ninkeda saxiixo ama aabaheed iyo walaalked moye maba tabanayaan qalin iska dhaafe xita family planing xita waxa laga raba inuu ninkeda la socdo hadii kale maba ku qabanayan waxayna ka cabsanayan in laso weeraro mida kale raga qaar wa jaahiliin ama wuxu diidaya qarashkaas tirada badan ee ka baxaayo qaliinka inay cadi u dhasho sanad walbana u dhasho una tagi karo markey dhigu ka qubeysto marar qar waxay is leyihin lacag baa la idinka sameynayan oo wey dhali kartaa

  • @hamd98
    @hamd98 Год назад

    600dollar baa laysku qalaa wadankii markaad caadi u dhalaysidna waa 80dollar markaa lacagtay ka dhacayaan hbo

  • @sammyali2442
    @sammyali2442 Год назад

    It happens all Muslim countries habo. In somalia a woman can not get birth control without her husbands consent . Islamicly the man has to give consent that’s why .

  • @soubanhoch4555
    @soubanhoch4555 Год назад

    Not to Djibouti

  • @hibaaqmohamed5839
    @hibaaqmohamed5839 Год назад +1

    Waxa loo waydiinaya inuu dhakhtarku lacagbadan buu larabaa cid kabixisana mahelayso isma lacagtasuu Diiday wuxuu doorbidaya inay iyada iyo ilmuhu isku dhintaan

  • @amalmahamed
    @amalmahamed Год назад +2

    Aslanba naag somaliyeed wa alab guriga iska tala marka haday dhimato iyu hadi kaleba wa cadi🥺

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 Год назад

    Abaayo Doctor ka qalaa waa kabaqaa inow qalo, Doctors badan ayaa hub loo soo qaatay marka Doctors naftooday u baqaayaan

  • @aslisaid.
    @aslisaid. Год назад +2

    Waa wax la la yaabo waayadan danbe waxyaabo aan horay loo arkin oo loo maqlin ayaad maqleysa 😢

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Год назад

      Weligeed bey dhicijirtay wax cusub Maha

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Год назад

      Hore waaloomaqlay waana loo'arkay waxan maqlijiray heblaayo ayaa laqalayaa cid saxeexda laraadinaya kawaran qof naftiisii khatar kujirto oo qofkale looga amar qaadanayo oo haduu yidhaa no waa no

  • @fartunhassan8777
    @fartunhassan8777 Год назад +1

    🔛🥰❤

  • @hamdaomar5514
    @hamdaomar5514 Год назад

    Fadxiyay waxan daganahay swedan markan dhalayay ilmahayga ayan dhali wayay qalnin Baan noqday dhaqtardi ayaa iga tir cadi uma dhalaysid waa inlagu qalo isago idultagan baa yiri qalninan markaysay Katir adiga mahin qofka goanka qadanaya iyada iskaley ma ka jawabikartid halmar baa xanuunki iga booday oon cunay

  • @dekahaji
    @dekahaji Год назад

    Naag Somaliyed nasiib daranaa I just hate it how Somali Community’s culture is disgusting 🤢 😢

  • @phaadimamohamedhusen3071
    @phaadimamohamedhusen3071 Год назад

    Nin somali wuxu moda ine udhamatey hdi la qalo hooyo ubaahan qalin naag kale lagursadan ama furaan marka hooyo ilma lagu qalo gabdhaha qaar diidmadas ku naafowan xaarka iyo kaadida isku furman we silcan reerkedi ma raban ninki ka tagyey qalinka waxkale cabsi ka qaban qofkan dib danbo wax uqabsan karin tas dumark usabab cabsi calaacal galayan xiliga uurka ninki maqashinayan welwelka daremeso cbasida qalinka jahligas ubadan yihiin dhibaato kasta kudhacdo dumarka doorwen kuleyihin mindidi 2 af lahed waaye

  • @dekahaji
    @dekahaji Год назад

    Somalia marka gabadhu foolanayso haday qaliin noqoto nin ka ilmaha dhalay baa ogonaya ama diidaya coz Somalia Naaguhu Waa an object loo isticmaalo in raggu ku raaxaystaan 🤢

  • @yussufali1337
    @yussufali1337 Год назад

    Been baad sheegaysa