Asc abayo markast oo ad wax iga codsto wan fuliya manta waxna idinak codsanya inad iso ducayasn Xajigayaga 5 sano ayanu isa qabna Walina waxba ma udhalin inu illahya ilamo isiyo iso duceya Walalyal
Ayaaney qisadaan oo kale waxay ku dhacday gabar aan saaxiib nahay ninkeeda safar aaday markuu baxaayey si kal iyo laab iyo mac mac kadib markuu tegay meeshuu rabay naag ku bartay waxuu soo noqday asoo ah Love 💕💕💕💕💕💕💕💕💕 Love gabadhii uu qabay markuu u soo noqday mar walba banaanka uu u baxaa si uu la sheekeysto wey fahan tahay weyna ila soo socodsiisay waa la taliyey waxaan ku iri gurigaaga ha ka tegin hana tusin inaad fahantay habeenkii dambe saq dhexe soo wacdo naagta wey weydiisay saacaan yaa ku soo wacaa waxuu yiri waa walaashey markaasey tiri saacaan maxaa ku dhacay gabar ay dhashay ay celi weysay saas aawgeed ay iigu sheegtay waxaan ku iri su'aalaha badan ka daa ok ay i dhahday habeenkii dambe waxay tiri anoo salaadda layl u taagan oo ii jiifo ninkayga naagtii aa soo wacday waxay tiri aboowe cilaan aan marsanaayey oo aan kaa soo daahay maba oga in uu codka furan yahay kadib ma hurdaysay xabiibi soo yiri maya waa ku sugaayey wuuna quurinaayey kadibna waxaa la is yiri tusabax calaa kheyr markaasaa kor tagey ay tiri oo caawana walaashaa maa ku soo wacday subixii ay ii timid weyna ii sheegtay waxaan ku iri u tag waxaad ku tiraahdaa maxay tahay bahdilkaas ka dibna horey ay u sii socotay mana weydiiso saas ay naagtii ku kala tageen haddana ayada lee lugu ekyahay
Asc Ayanay cawa ano video gaga dhagaysanayo bus dhexdi aya téléphone kaygi laïga dafay wlhi imika aconte kale yan kaga so qoraya e iso ducee Allah iso celiyo dacwo yan police ka dhigtay
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله
Asc ayaan horta waan kusalaamay salaan kadib ayaan gabar maamo qiimobadan tahay adna iyo qaar badan i ayaan kaweenahay gabdhaha aduun war uma hayaan lkn waxaan kula talina laqabo ineey xisaab ku darto ineeysan ayadu ninka dhalin hadduu kula guursado allaa afar baneeyey lknadkeysi badan yeelo hadduu kunaco alle kuma nicin qiimahaagii waad leedahay ee asaga uduceey alle beri walaahi wuu kuu iman
Nin naag haduu ila guursado waa iga dhintay mardhow baan guursan rabaa abaayo ninka waa usheegay hadaad naag kale damacdi aniga iskay fur wll aan dhahy bilaa shuruud
Ayaney wll aniga ninkyga wxan xidhidh lahyn anago yar yar hda 3sano ku dhawad ayan guri lenahy hda 21 sano ayan jira isna wa ila mid oo wxpa igama wayna wa 22 wxan dhalay 2 carura aniyo carurta su no jecel yahy lagama shekyn karo su nogu gacn furan yahy ayapa ka daran hdana qofka sas u wangsan ma aminyo inu marun is badalyo
War jacaylku qasab maaha hadaad ninka faraha kaqaado isagaan kaa hareyn ee dumarow kafogow nin aan ku rabin haysku qasbin yaa rabi dumarkii maxaa raga daba dhigay ee waqtiga yuu kaa lumin ee isku kalsoonow
Asc abayo markast oo ad wax iga codsto wan fuliya manta waxna idinak codsanya inad iso ducayasn
Xajigayaga 5 sano ayanu isa qabna
Walina waxba ma udhalin
inu illahya ilamo isiyo iso duceya
Walalyal
Abaayo waan kuusoo wada ducaynaynaaa waa balan owlaad alaha kugu irsaaqo
Mahdsanid abyo
Asc ayaaneh hhhhh ragah halaga qariyoh atiriyey lkn waxa shosheya midianlaso dhigey maqarsamayoh tedah kaleh qofka waxad dhah dit kalexo markas lebah uu solexanah
Abyo wan kuso duceyna inoh Alla owlad kusiya oo ku;anfacan adunyo & aqirobah Insha Allah
Abayo aniga Kula mid ayaan ahay iso duceeya......dhamaantina
HILMAAMI HADAL KUMA JIRO KHADIIJA NABIGA SCW XAASAS KLE LAMA QABIN QALADKAA IGA DHACAY
Xbbti ma qaldame waa alle jasakallahu khyr wll
Abayo ayaan iso jawaab abayo thanks
@@Pentoncomedy xbbt maxaan kaaga jawaabaa
ayaanay hor dhaca badan naga dhaaf sheekada xiiso nagu hayse hore noga bilow one love xbbti from hargeisa ❤️❤️
Hordhaca noyarey abyo qisada horay noku bilow mcntoy wan ku jeclnahy 🥰❤️
MashAllah Ayaan mahadsanid waanada iyo dhiira galinta wax badanaa kaa faaaidnaa, Hal mid aan kaa saxoo *Nabi Muxamed SCW* umunaa Khadiija qof lama qabin wuxu guursaday xasaska kale ayada marke geeriyootay kadib.
اللهم صلى على النبي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Ayaan gobdoon boqorad aan uxiisay baryo aan kaa mashqulay ka dib mar kale wan kuso laabtay xbbti🥰
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Aamiina aamiina
Abaayo nabigu scw khadiijo naag lama guulaysan
Wala ila guursaday wana laila joga Alxamdulillah Allah swt aya ii sakhiray
Ayaaney qisadaan oo kale waxay ku dhacday gabar aan saaxiib nahay ninkeeda safar aaday markuu baxaayey si kal iyo laab iyo mac mac kadib markuu tegay meeshuu rabay naag ku bartay waxuu soo noqday asoo ah Love 💕💕💕💕💕💕💕💕💕 Love gabadhii uu qabay markuu u soo noqday mar walba banaanka uu u baxaa si uu la sheekeysto wey fahan tahay weyna ila soo socodsiisay waa la taliyey waxaan ku iri gurigaaga ha ka tegin hana tusin inaad fahantay habeenkii dambe saq dhexe soo wacdo naagta wey weydiisay saacaan yaa ku soo wacaa waxuu yiri waa walaashey markaasey tiri saacaan maxaa ku dhacay gabar ay dhashay ay celi weysay saas aawgeed ay iigu sheegtay waxaan ku iri su'aalaha badan ka daa ok ay i dhahday habeenkii dambe waxay tiri anoo salaadda layl u taagan oo ii jiifo ninkayga naagtii aa soo wacday waxay tiri aboowe cilaan aan marsanaayey oo aan kaa soo daahay maba oga in uu codka furan yahay kadib ma hurdaysay xabiibi soo yiri maya waa ku sugaayey wuuna quurinaayey kadibna waxaa la is yiri tusabax calaa kheyr markaasaa kor tagey ay tiri oo caawana walaashaa maa ku soo wacday subixii ay ii timid weyna ii sheegtay waxaan ku iri u tag waxaad ku tiraahdaa maxay tahay bahdilkaas ka dibna horey ay u sii socotay mana weydiiso saas ay naagtii ku kala tageen haddana ayada lee lugu ekyahay
M.a nag ado kala ah mxabo gurikag u dumine hadusan ninka ku bahdileynin😏
Ayaaney xppti noolow dhiiragalisada gabdhaha ayad tahY anigana qaas ayaa iitahy🥰♥️
Asc walaakey, Gaber somaliyeet, wexey samee yaan Gabadhi cusubet ayey ladaga laanaa ,oo wexey moodan faan, Hadaa nahay Dumar ka Somaliyeet wey nagu yer tahay ee ilaahey aqligaas hana siiyo Aamiin Aamiin,
Aabaayo shanwiil shuuro ma
Meceyeso hadii Allah kuu
Sakhiray rag waalagaaga
Horeeyey haduu kaa jeediyo
Madaxii ku dhaafye maraqa
Cab caruurta Ada korso
Ragu waa cadowe
Ninka mar haduu naag raaco haka sugin inu soo laabto sacadan lajoogo nin somali cadaalad haka sugin mid Allah uqadaray mooye
صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
la taliye sare dumarka ayaan gobdoon
Caaisha nabigu waxa uu kasii jeclaa khadiija waata kamaseeri jirtay marka nabigu clyhi salat wasalaam xidhiidhiyo khadiija saaxiibaded
Abaayo Allah hakusuiyo awlaad bari kuu eh
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا اختي الغاليه
Sis janalkaga aad ayaan ugu xiranaha ❤️🖤🤍
Asc Ayanay cawa ano video gaga dhagaysanayo bus dhexdi aya téléphone kaygi laïga dafay wlhi imika aconte kale yan kaga so qoraya e iso ducee Allah iso celiyo dacwo yan police ka dhigtay
nabiga khadiijo lama guursan csw
Masha allah.tabarakaraxma❣️💯👌👍💯🥰🥰🥰🥰🥰🍧😘😘😘❤️❤️❤️💋💖
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله
ayaaney maxaa laqariya weyba joogane 🤭💝⚘
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
Ayaan wll mar kastaa dumarka samra ayaad kula taliisa iyo reerka ahaa buurburin raga maxad ku uraan layaad aniga kulama taliyeen bahadiil kasta u samra wanaag way siisay gabdhan muxu u dareemi wayaay Gabdhow wax kastaa naftu qataa kuma oraan siidi ku roon samee qof kasta naftiisa isagaa og l
Masha allah keep going my sister
Allah ha kuxafido xapiipati hora usocod mcnto 💯💯💯💯💯💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mash allh my sister farxad igu nolow ❤💋💋🌹❣❣♥️🎉🎉
Asc sister allah yibarik. Djibouti ban ka dawada
Yaalaka qaraa muuqaalka ayaaneey 😭😂
Raga
Asc wlle,cafis iyo cafimad sheekada noo bilow
Wcs ayaan abyo mcnto masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaaneey wnku salaamay aniga like wan bixinaaaa lkin comment kuma fiicni
Magoow Ani xaaajiga markaan daawanaaye waan kafogaaday 🤣🤣🤣🥵🥵🥵
Noo qari kkkkkk
Asc ayaan horta waan kusalaamay salaan kadib ayaan gabar maamo qiimobadan tahay adna iyo qaar badan i ayaan kaweenahay gabdhaha aduun war uma hayaan lkn waxaan kula talina laqabo ineey xisaab ku darto ineeysan ayadu ninka dhalin hadduu kula guursado allaa afar baneeyey lknadkeysi badan yeelo hadduu kunaco alle kuma nicin qiimahaagii waad leedahay ee asaga uduceey alle beri walaahi wuu kuu iman
asaga naagt uudahabka ugadaayo yaa ubalan qaaday inay naagtiisa kafiicnaantoonto waa lagayaaba inay maalayso miri gunti kujira kuwo geed saaran looma daadiyo buu naagtiisa quruxsado kadib wixii iyada baaqi kanoqda kubaashaalo nin somaali kaayabay
200k insha allh🥳🥳🎂🎂🎂🎂🎂
Meedaye Qaybti kaali ayaaney wll qisaadan
Quruxay gabadhi shekadedii xagay ku dhamatay
Malin kale oo qurux bdn my queen 👸 keep going 👍❤
Waa iskafuri lah waana qaylinlah
Ayaney waxan kamid ahay asxabtada waxan raba inan ku lahadlo abyo inte kahelikara
Waan kugu cusbahy welcome my sister
Asc abayo ayaan goobdoon runti qisoyin kaga wanka helay waxan Beckman lahaa inad nombar kaga iso dirtid
ماشاءالله تبارك الله
Nin naag haduu ila guursado waa iga dhintay mardhow baan guursan rabaa abaayo ninka waa usheegay hadaad naag kale damacdi aniga iskay fur wll aan dhahy bilaa shuruud
Ayaane waligay wax kuma soqorin lkn suaal aan kuwediye ninka isma badalo miyaa oo mafolxumado oo macatobo ama macayilo miyaa waan yaabay ani naag bas miyaa lagaraba nadafada quruxda wanaag aaway naagta xaqeeda wlhi ani sheekadan ikuma socoto
Ha iga jiifan wll alaha kudhooro💯💞💯💞🤲🤲🏽🤲🤲🏽💯
Anaa u horeeya maanta waa ku jeclhy ayaanay
Ayaan mahadsnid waxaan aaminsanahy inaad tahay lataliyaheyga
Ayaaneey Wn kuu baahanay xageen kaala soo xidhiidhaaa
اللهم صل علي سيد نا محمد وعلي ال سيد نا محمد
Waatan ku duceyso abyo rabi laa tadarnii fardan waa anta qeyru raasiqin
Kheyrul warithin waye
Ayaaney wanku xiisnay manabad qabtaa xbbi
Mahadsanid abaayo quruxee
Mya ma qayliyene wan sumeenlaha
Ayaan xaa dhacay hee 10daqiiqo hor dhac aa ku dhameesee
Ayaney wll aniga ninkyga wxan xidhidh lahyn anago yar yar hda 3sano ku dhawad ayan guri lenahy hda 21 sano ayan jira isna wa ila mid oo wxpa igama wayna wa 22 wxan dhalay 2 carura aniyo carurta su no jecel yahy lagama shekyn karo su nogu gacn furan yahy ayapa ka daran hdana qofka sas u wangsan ma aminyo inu marun is badalyo
Maansha allah guulayso.wlshy
Ana u horeyaa hore u soco walshey macan 💋🙏❤️
Aya ey hbo mcn. Hadalka deeeeeeer chochi o shekada so da’a.
Mnshallh walashay qaali magacaa hajiro qisooyinkagu waano qaado noogu filan
Asc ayaan gobdoon allaha dartis ayan kujeclay
Masha Allah abaayo 🥰🥰❤
Wllo ayaan gobdoon ciwaanka muuqaalka
Hadaad kadhigtay raga halaga qariyo
Wuu nasoo gaaree ogoow kkkkkkk
Waa ma soo gaaray dheh
Wixii raga mesha kahabaxan video yada soscodaa logama bahnee😂😂
Wcs Masha Allah
Noo soo dadaji sheekadaan waxay leedahay xiiso gaarah
Ayaaneey ani horta wali ma guursan oo wan yarahay lkn sidaan ku dawanaye ayaan wax badan ka bartay
Macaney adoo raali ah hordhaca nooyaree sheekada horay noogabiloow
Ayaaney nola soo dhaqso
Naa gabdh walac ah oo marna umul ah jilicsan halku kagarab istaagi lahaa oo uu la dareemilahaa xalaada ay gashay miyaad leedahay juhdi ku bixiyaa cajiiib naa nin adoo tabar yar kaa tagay adigo qawi ah ha kaa maqnado.
😂😂🤣😀ayaaney maxrynu qarinaa hadee ragii waybo jogaan oo wakuwan soo wada indho waa wayne 😂
Ma aragtay horta sirta wey fashilmatay
Ayaneey anjga xitaaaa maleyga qarinaaaaa
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
ayaney wan ku salame abyo shekada we iku socoda hordhaca wa iga dhaxbaxday e ayaney soda plz f
Ayaan qurux love you huuno
Raga ayagaa indho qabaan
Masha allah
M.a abyo ayan manta ohureyo😭😭🥳🥳
eedo 5kun ba kudawtay usheeg bari inaay like iyo view ha islakadeen
Asc ayaan cadey
War nimnkn inta ilmo aad rabtan markd ka heshan dabada kadherbaxa dofarada
War jacaylku qasab maaha hadaad ninka faraha kaqaado isagaan kaa hareyn ee dumarow kafogow nin aan ku rabin haysku qasbin yaa rabi dumarkii maxaa raga daba dhigay ee waqtiga yuu kaa lumin ee isku kalsoonow
Wlhi sax waye wax kasto wexe kusokoben nin
Xbbti Allh ku xafodo
Asc SCW SCW SCW mashallh Allha kuxfdo
Thnks xppti
Ma sha allh
Qadaddi ogabababa imareso vedio iga so horbaxe ano waxa daarto radinaayo mhdsanid wehliso
Ayaan sena ogaqarina ninka indowena
Waxaa shegeyso dhan aney i hesdaan
Qisada aan soo dhigay hada dhagayso
Abaayo ayaaney sheekada away waba dalay san indhaha kugu tagayaye halahan hordhac miyaa🥰 🤨
Waan soo daayay mar jore
Wcs wll ayaan
Manta anaa uhoreya keep going xbbti
Bal hada waxaan sugnaba waqisadii ee lasoo carar
Adi lee qari abaayo quruxee
Ninku markuu hawa gadisto waa lahawa gadistaa ee naga dhaaf