Wararkii u Danbeeyey Somaliland & Itoobiya oo Ku Kulmay Jigjiga Goaamada kasoo baxay Dagaalki dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 81

  • @MaxamedAbdi-w4n
    @MaxamedAbdi-w4n 18 дней назад +17

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 18 дней назад +5

      Ethiopia is coming 🤣 been ha isku sheegin. Wax somaliland la dhahayo ma jirto. Gumeesi Ethiopia woo soo socda 😂 USA / Isreal aa ka dambeeyo. Wa la cunaa somaliland

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 18 дней назад

      ​@@daimentraymi7962hooydaba Laguna lawasi moray dadka ingriis dhulkayga inay kudhalin la saxeexactafiirtoda ajay siyaad bare ugu horeye dad baxa af ganbiya baabiya Ethiopia todobitodabatan eryaday narayan midh lagama qaadi karo iyo inta soo tirisay duminkara wakhti naguma qaadanyso Ethiopia wuu udhaxeeya uun waayo dhulku waa Ethiopia

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 18 дней назад

      ​@@daimentraymi7962Adiga intoy la calaashaday lacunay Somalia wey u dhamaatay dhowaan maba noqonaysa wax jira. Dawlad malagu sheegin Karo.

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 17 дней назад

      ​@@daimentraymi7962 I see a lot of your comments waxan arkay inaad aad ujeceshahay SLN markastana aad kawar haysid😊❤ iisheeg hadad single tahay anaa kugursanaya

    • @SaleebanCaare
      @SaleebanCaare 17 дней назад

      S

  • @Wista140
    @Wista140 18 дней назад +6

    Siida kii ugu danbeyay so afuuf cidi igama horayne😮😮

  • @FatimaAdam-cj6bk
    @FatimaAdam-cj6bk 18 дней назад +2

    Butland wax ka ma haysan0 isha allaa way jabid00naan

  • @AadanDirir-p9y
    @AadanDirir-p9y 17 дней назад

    Waarmaxaad tiri soo daa warka taartv xaqiiqada ah taar tv thank

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 18 дней назад

    Taartan Niyuus BARAAHIIM NUUX AADAM

  • @HAYAAN-m1h
    @HAYAAN-m1h 18 дней назад

    Super power of subeer awal waan soo conahaan dhaman

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 18 дней назад +3

    Maa dad shacab ah aya islaayay maxalaheeshiisinaya .dadki shacabka aha .ee mamul iskusheegu layeen yaan xuquuqdooda laageemarin

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 17 дней назад +1

    Asc taar tv jumco wanagan

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 18 дней назад +1

    Cidhibtiin today waa waxa ilahay xabashi ugusaliday waa cadaw ilahay xoriyad idinmasiiyo cagdheer

  • @MursalAxmed-i1q
    @MursalAxmed-i1q 18 дней назад

    Guul somaliland

  • @bardacad
    @bardacad 18 дней назад +1

    ALAHA NAKALA QABAJIYO WAAYAHAN WAA ISKU WAREERSANAHAYE

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 18 дней назад

      Daaroodka ilaahay haka qabto dadka afsoomaliga ku hadla.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 18 дней назад

    VIVA MADAXWADAHA JAMHUURIYADDA CARRISSAWMMAAL

  • @XamseXasanyuusuf-tj1ln
    @XamseXasanyuusuf-tj1ln 18 дней назад +2

    ❤❤❤

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 18 дней назад +1

    Warkaa jir taarow

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 18 дней назад

    Cayna IDIN wasstay

  • @SucaybMohamed
    @SucaybMohamed 18 дней назад +1

    Asc

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 18 дней назад +1

    Xasuuso marawalba waxay ku hesheyeen hoesheerskii hore ee somaaliland iyo erertiya

  • @adenali7498
    @adenali7498 18 дней назад +1

    Aadan. Cali

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 18 дней назад +1

    Kaayare layidhaahdo Taliyaha Huwanya Hadhow adooleh waalan idhalay Yaanan kaamaqlin 😂

  • @faaraxcadullaahi4066
    @faaraxcadullaahi4066 17 дней назад

    Benale waligeyma avag waviye kabenbadan

  • @HirsiHILDED
    @HirsiHILDED 18 дней назад

    Inaga jalaafo isu dhigayna adigo Taar lamagac baxay

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 18 дней назад

    CALAYKUM SALAAM

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 18 дней назад +1

    Maahmaahda iska sax waa ( laba shirbirod hal dhagax ku wada disho )

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 18 дней назад

      M. A. Dirirr AfSomaaliga looma saxi Karo waase baraa dadka AfSomaliga u dhiga adigu wax kale bal keen.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 18 дней назад

    Nin Reer sheekh Isxaaq ayaan ahay ilaahayna ha’kala qaboojiyo labadhanba ee shaydaanku adeeganayo yarab Rabbina waxaan kasii baryayaa cidiii Ethiopia 🇪🇹 dhankeeda raacsan oo gunnimada ku qanacsan ilaahay inuu ja’biyo oo baroortu isku darsataa yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 18 дней назад

      Illaahay baryadan shaydaaniga ah kama aqbalo, habaabar kaagana hoostaada la hel.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 18 дней назад

      @ ilaahay nacalad adiga iyo Ethiopia 🇪🇹 idinku rid Orom urayaad tahay waad cabsanaysaa nacalad yahow uraya tufuuuuh calayk 👎🏼🤧🇪🇹🇮🇱🇹🇷🇰🇪🇪🇬🇦🇺🇬🇧🇺🇦🇪🇺🇺🇸👎🏼🤧🤮🤢Rabbi tafiirtooda hakaa’tirtiro oo inta Somali cadowg ku ah rabbi ha’dulleeyo

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 17 дней назад

      @IbiEntertainment quruxey wxn diyaar u ahay inan kuguursado😊

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 18 дней назад +1

    Waar masjidkani mayaanu dhamaaneynba? Mise weriye Dirir yaa ku shaqeysta isaga reer ceynabba ah oo hadh iyo habeen sheega kaftan lagama tagee waxaaba dhici kareysa in lacag u qaadatey xayeysiiska ay dhisi lahayd masaajidka

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 18 дней назад +1

    ❤😂🎉🎉😢😊

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 17 дней назад

    Waxa kulmay Jirridii reer Cali shacabka ku xasuuqay Dacawaley iyo wax-ma-garato Somaliland af dhuub-yaalaysay oo degmo iyo Dal aan kala aqoon.

  • @door-hinge
    @door-hinge 18 дней назад

    Isbedlkii ma sidaasuu noqday?

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 18 дней назад

    Meel walba oo Somalia ka mida dhiig mayi ku madhaane maxaa Quranka laga baranayaa hadaan lagu dhaqmayiinin

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 18 дней назад

    Ciro Xirsi. Ma. Burburinta. Reer. Soomaaliland. Ayuu. Ka. Shaqeeyey. Walee. Inaanad. Kursigan. Noogu. Fadhiyey. Bele. Xasan. Sheeq. Yey. Wax. La. Mida. Waa. Hoogaa. Soomaaliland. Walee. Mamatalid. Wsc

    • @AsmaAbdirisak
      @AsmaAbdirisak 17 дней назад

      Xasbunallaahu wanicma Al wakiil sharkaa waa kugu kooban cirro afkaaga waxba maka qaadikartidi habaarkaaguna adiga hakugu noqdo aamiin

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 18 дней назад

    Shirkii jigjiga ayay aheyd in oromada la raafo dekadana isticmalkeeda loo diido Ethiopia manta dacawaley dad laguma xasuuqeen somalilandna lama kala jareen manta isaaq waa la baacsanayaa liyuu police Dowlada Ethiopia ayaa qarashkeeda bixisa ayageyna ka amarqatan

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 18 дней назад

    C/hi Cirro wuxuu qabcinayaa dadkii lasoo shaqeeyey laakiin aawan ninkii libaaxa ahaa ee Ismaaciil yare waa in loomagacaavaa Wasiir buuxa 1 sano kaddib.

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 18 дней назад

    ‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 18 дней назад

    Adis ababa aye usocota waxa laguyiri mamuul gobaleed aya tihiin kadib jigjiga aye adeen. Xataa mw mustafa cagjar lama kulmin 😂😂😂

  • @MaxamedsalaaxJamac
    @MaxamedsalaaxJamac 18 дней назад +1

    😂😂😂😂

  • @meat170
    @meat170 18 дней назад +2

    Maamul Goboledka Somaliland odayaal ka socday oo cabasho u tagay DDS dowlad deganka soomalida

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 18 дней назад

      (Meat) Hilibow JSL haddii aad tidhaahdo miyaad xanuunsanaysa

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 17 дней назад

      ​@@ohsaragfii137 u dhago la,yahay😢

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 17 дней назад

    dadku hadu isnaco cadawisa ayaa faa iido hela somali wataas diintii marki laga tagay gaala raacna laracay hoogbay dhaxalsiyeen sharecada halo laabto

  • @HirsiHILDED
    @HirsiHILDED 18 дней назад

    Ninba badida kula daydeyi dalan ka badane

  • @HirsiHILDED
    @HirsiHILDED 18 дней назад

    Bal aynu dhowro WAAYAHA

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 18 дней назад

    War quraan aad adiga sheegeysa cidna meeshas ma adayan ee may qolya kale u xayeusiyan

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 18 дней назад +1

    😂😂😂😂 caligula iyo xamse cali bulbul ma talaa la waydiinayaa aduun kale

  • @CaliAxmed-w6n
    @CaliAxmed-w6n 17 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdirahman-q6l
    @Abdirahman-q6l 18 дней назад

    Scmdadka comantiga waxkuso qoraya na afsomaligu wuku adagyahay adigan fiodyowga lama dawankarayo

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 18 дней назад

    BEENAALE BEENAAL DAWLADA DEEGAANKA AYAA LAKULMAY MARDANBE HADII XUDUUDA SODHAFTAAN WA IDINDHAMATSY.

  • @Janno190
    @Janno190 18 дней назад

    Cali guray waxa uu barayaa madaxwynahasida Dumar ka loo caayo waar mad ka daysid you Gabadha kaa caayine

  • @badriabdifarah5454
    @badriabdifarah5454 18 дней назад

    Hehehehe alla maxaad been iskusheegten iidorow wlhy qol intii lagaliyay baa sida dhalaanka loo canaanty waar kuwani waa cawaam faaruq ah oo umadii somalia soocunay wax ay siyaasad iyo dowlad kagaranayaan aysanjirin baadtihiin.

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 18 дней назад

    Oromodi see ugu shaqeesato nimanka somalida 😂😂😂 wax duli aa tihiin somaliland putland Darood iyo isaaq waa very weak man jaad aa u daran majereen abowe dhulki waa la qaatay 🤢🤮

  • @MAXAMEDAXMEDMUUSECISMAAN
    @MAXAMEDAXMEDMUUSECISMAAN 18 дней назад

    Gogoldhaafka soimalilaan

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 18 дней назад

    Subxaanallaah waar bal beentan dhageysta? Wallaahi iidoorow waxaa tihiin xagjir kadab qaata Natanyaahu, idinkaa dulmiga wada hadana cabaadaya

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 18 дней назад

      Dulmigu wuxu yahay marka hore mataqaan aan ku sheeg wa dadka masaakiinta ah ee ceeshkoodi intoy la cunay guryahoodi lagu laayey.

  • @AbdullahDanwaa
    @AbdullahDanwaa 18 дней назад

    Beenale ogaaden wuu kuwasay

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 18 дней назад

    Maxamad aadan goormuu lasaaxiibay wahaabiyo ictisaam

  • @umm123
    @umm123 18 дней назад

    Beenaale tuug maxaa dhaaca ogaadeen maxaa idiin keenay dhakhtao waaweeny oo aad idunku reer hagaysa u tagtaan dawo ayay leeyihiin miygaa idiin baahan kuwiin ku dawaysta qudhmay ee meelhaa wadhan.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 18 дней назад

    Adeer beesha SNM ee Somalidiidka ah Mar hadii cashir loodhigey fadlan Waa Somali ee Arinka hala dejiyo dumarka caruurta Wayeelka fadlan hala ilaaliyo

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 18 дней назад

      Kulii naafsi saa iqaatul maut.adii iskasuq taada

    • @samirr546
      @samirr546 18 дней назад

      Cida casharka loo dhigay waa cidii la ilaalin lahaa hadii Allah ka cabsi jiro!!!!

  • @abdiwais8419
    @abdiwais8419 18 дней назад

    Beenaale iimaan la,

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 18 дней назад

    𝑻𝒂𝒂𝒓 𝒕𝒗 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝒈𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️ 𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒄𝒆𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒄𝒂𝒅𝒂𝒘𝒂𝒉𝒂

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 18 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Xamdaismaacil
    @Xamdaismaacil 17 дней назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman 18 дней назад

    ❤❤❤