Sheekh beledka Boorama Oo Iftiimiyey Xaqiiqada Taariikh Cadowga Somaliland Marin-habaabiyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Sheekhal-beledka Borama Oo Iftiimiyey Xaqiiqada Taariikh uu Cadowga Somaliland Ka Been-abuuray
    *** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
    / @hargeisatoday
    #ShopwithRUclips

Комментарии • 59

  • @abdit8270
    @abdit8270 6 дней назад +15

    Waa dadkii dahabka ahaa ayuu ka noolyahay, cabdi waraabe ayaan ku xasuustaa sheekh abdilahi ali jawhar....cilmiga iyo caqligaba ilaahay hakuu barakeeyo. Shaakhu reer xariira buu kasoojeedaa. Ilaahaycimriga hakuu barakeeyo.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 дней назад +5

    Allow Aadan Caqligawaayin Shiikh❤

  • @BADDA_CAS
    @BADDA_CAS 6 дней назад +4

    ❤Mashaa Allahu Sheekh Cabdulaahi Sheekh Cali Jowhar Allaha ku xifdiyo Cimri dheer iyo Cibada Suubban Allaha kugu irsaaqo Cilmigaaga iyo Caqligaagabo mid naafic ah oo bulshada anfaco Allaha nooga dhigo.

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 6 дней назад +7

    Mashaalahu abti a s c sheekh baldka abti geesi ilaahow ku xafid❤❤❤❤❤

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 6 дней назад +9

    Baaraka allahu fiik

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 дней назад +4

    Sheekh, Cali jawhar, skeekh, Cabdi waraabe, ilaahay ha idin sharfo aakhiro iyo aduunba ❤

  • @Money24745
    @Money24745 6 дней назад +6

    Omg what a beautiful speech

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 6 дней назад +4

    Maansha Allah. Cimriga iyo caafimaadkaba alle haku barakeeyo ❤❤❤

  • @mohmedclaahi5429
    @mohmedclaahi5429 6 дней назад +4

    Cidhibtaada ILAAHAY ha barakeeyo if iyo aakhiraba

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 6 дней назад +3

    Masha Allah sheekheenii gobta ahaa ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barskeeyo

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 6 дней назад +5

    Masha alaah runta ayuu ka hadlay waa ragii somaliland dhex taagna ilahay cimrigaaga hadheereyo guuul somaliland

    • @yasinhassan3840
      @yasinhassan3840 6 дней назад

      Waa oday maskaxdii laga gumaystay. Snmtii laysay haddana laynaysa ayuu amaanayaaa aduunyo. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 insha Allah dawladda ssc khaatumo ayaa idin xoreenaysa 😅😅😅😅😅😅

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 6 дней назад

      ​@@yasinhassan3840
      Maxaad xorayn dagaal sidaad ugu jirteen ee meeshii dagaal ka dhacaba xaabada la,idiinku gurayay ayaad qayrkiin ka hadheen
      Dambas cidla ah aad fadhidaan aduunka jiitay
      Waxbaan xoraynayaa ayaad ilbaxnimo moodeen dib u dhac, wax barasho la,AN, dhaqaale la,aan iyo ciil kama koraysaan dhiig islaam ayaad ku subkanaysaan
      Boorame lama haysto way kaa reer magaalaysan yihiin waxay ka fikiraan wax barasho iyo horu mar

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 15 часов назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂 astaqfurallah xorayneey xaalqaado ​@@yasinhassan3840

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 6 дней назад +4

    Sheekhal beledka Jamhuuriyada Barakaysan somali lander sheekh cali jawhar

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 дней назад +3

    Mansjha allaah shekh
    Mhdsnd mdne shekh
    Albaladka shekh c/hi
    Sh cali jawhar yaxfida
    kallaah fidaareyn shekh

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 6 дней назад +3

    Mnsha Allah shiikh

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 6 дней назад +3

    Maasha allah
    ❤❤❤❤❤

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 2 дня назад +3

    Baraka Allah fiik.

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 6 дней назад +3

    Adiir Allah ha ku barakayo, run ayad shiigtay

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 6 дней назад +4

    Reer somaliland dhamaantood gob
    Halasii wado sharafta somaliland

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 6 дней назад +3

    Mashaallah … ❤️💚❤️

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 6 дней назад +3

    Maansha Allah sheekh baladka

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 дней назад +1

    Masha Allah. Allah cimriga iyo cafimaadka hakuu raajiyo. Wanaagu waakaa. Reer Somaliland waa mid. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 6 дней назад +1

    بارك الله فيك شيخ

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 6 дней назад +2

    Guul iyo gobonimo
    Sheekhu badalka borama

  • @RunRaadis
    @RunRaadis 6 дней назад +2

    Masha Allah Illahay sheekhul Beledka Somaliland Illahay ha dhowro.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 дней назад +1

    Ilaahayow Xaqa Ifi Aamiin 😇

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 2 дня назад

    Mansha allah . Shiikh Allah blessed you

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 дней назад +2

    Ilahay qabriga ha kuu nuuro haday soomaali sidaa ay Ilahay uga xishoon lahaayeen cirka malab ayaa inooga da,I lahaa

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 6 дней назад

    مشاءالله تبارك الرحمن..ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير الشخنا الفاضل
    الله يحفظك
    Shiekh u run buu u sheegay tolkii reer Boorama.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 дня назад

      Tolkii reer boorasma maahee waa reer awdal salal iyo gabileey wuuna khaldan yahay

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 дня назад

    Absolutely ❤❤❤❤

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 2 дня назад

    Maansha alah sheekhalbaladka boorame guulayso adeer runtaa aad umada u iftiimisay

  • @amalabdillahi1672
    @amalabdillahi1672 5 дней назад

    Mashallaah Allah ha ku xafido Sheikh ha maqleen kuwii beenta ka sheegayay MUJAAHIDIITII SNM

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 6 дней назад +1

    Guul sh baladka borama huulayso ku shaqe dacada ad tahay

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j День назад

    Alahayow dadka reer somaalilaan fahansii taariikhda sheekh cali jawhar sheekha alahayaw barakee aamiin aamiin aamiin

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 3 дня назад

    Sheikh Abdilahi Ali Jawhar Sheikhal beledka Borama g
    Noolow guulayso Sheikh.

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 5 дней назад

    maanshaa
    allah.allah
    ha
    ku.xiftiyo
    run.sheeg
    taalo.udhisa
    waa tuntii
    samayd
    abtiyo
    wuu.igu.banaan
    yahay
    maanshaa.allah

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 6 дней назад +1

    Maansha Allaah Derykii Boorame

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 6 дней назад

    Allaya cizak fiik. Sheekhul baladka boorama shekh ali jawhar dadkii hore gobta ahaa ayu kasii nool yahay Allaya yaa baarik. Dadkii laha SNM aya boorama xasuqday maye manta hadaba . Qanshar kamay ridin SNM awdal guul somaliland cuqdada ha layska saaro ❤❤❤❤❤

  • @burjilibax
    @burjilibax 6 дней назад

    Illahay ha ku xafido
    Shekhow
    Run shegu if iyo akhiraba adigagey ku anfacda

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 6 дней назад +1

    Mashalla ilaan waa daal sh rounta waa kaa inoo bayanshay shaar iyou baalayou dounow kou quuzo

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 дня назад +1

    Runtu waa taa Adeerkay sheegay. Xor baanu dalkayaga Somaliland ku nahay laakiin Beenta Somalia-Talyani ee ah Qaybi oo xukun ayaa Dadka reer Somaliland isku dir ka dhex wada. Reer Awdal maaha dad Somaliland maanta soo degay ee waxaanu nahay Mulkiilayaal. Sida Dhulbahante Majeerdheenka liitaa ha ku seexan in uu Somalilander dhalada ka Caqli badiyo. Guul Qaranka Somaliland

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 дней назад +1

    Waatiinacabkulahaa SNM baa Boorame xasuuqdaye Bal’umada Reer Somaliland Dhegaha Hafureen

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 6 дней назад

      Cadawga ayaa been markasta inaga sameeya siduu sheekhu sheegay samaroon dawlada ayay la jireen kana garab dagaalamayeen hadana isaaq waxba kumuu samayn way iska cafiyeen waliba magaladoodiina uga bexeen maanshalaah
      Waa sheekh daacad ah diintu ka dhab tahay qabiil oo been ku raacaana qabriga ka gubayo ilaahay Janatulfardawsa ha ku casuumo Amin ya rabi

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 3 дня назад

    Sheekh wa run sheeg

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 6 дней назад +1

    Dhulbahante wax haku Qaataan

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 6 дней назад +1

    Reer abtiyaashay meel uun aynu ku wada dhimano amba aynu ku wada noo laano

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso День назад

    Waa nin aan xor ahayn

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 дня назад

    Shaydaankii gadabursi baabiyey ee shilinka ku badashay dhuuni qaate

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 дней назад

    Waa gob odaygu reer somaliland waa gob waayo snm intay xoog dalkii ku qabsatay ayay hadana iska cafiyeen may samyn sidii caydii sameeyay

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 3 дня назад

    yaagumay san kara dadkoodii iyodalkoodii bay kunool yiin

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 5 дней назад

    taarikhda sheekhu ka sheekaynayo waa xaqiiqo jirta lkn manta waxa aad arkausaa dad badan oo beesha samroon ah oo yidhaa SNM ayaa na xasuuqdey iyagoo aan sheegi karin hal cadeyn ah oo la taaban karo oo xaqiijinaysa xasuuq SNM laga sheegayo dadkasi waa beenayaal aad u buka oo calool xun waxa kamida qar xildhiban ah wasiiro soo noqdey iyo kukujira xisbiyada saajin dhawan lahaaa inaynu iska saarno cuqdada aynu u hayno isaaq
    SNM waxay saabtey in beesha samroon xukuman somaliland oo %87 isaaq ah samaroon iska daaya cadawada aad u haysan isaaq waayo somaliland la idnkama xigo

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 4 дня назад

    Adeer umada somaliyeed haka godobgalin adeer borama ineyqabsadeen dadbadana aykulaayeen miyaad dafirsantahey miyaanad illaaheyka baqayn ma adigaa laayey dadkii reer awdal ee lalaayey

    • @MaxamedyusufOdowa
      @MaxamedyusufOdowa 3 дня назад

      Adigu ilahay kacabso majirin halnin oo shacaba oo ladilay

  • @AyaanleAxmed-iw3ry
    @AyaanleAxmed-iw3ry День назад

    Adeer umada been haka sheegin isaaq iyagaa weerar ahaaye daba dhilif taariikh Barbar marsan runta ayaad umada usheegaysaa waan ognahay taariikhda gobolka awdal iqbal wax yar uun Naga
    Xishoo