Soomaali Qudhunwayn, Meel Walba Dagaal Bay Ka Oogeen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 210

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  23 часа назад +4

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Store At The New Karmel Mall
    3rd Floor #362A
    (651) 219-9546
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Rochester, Minnesota
    Ayan (507) 254-3065
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Toronto, Canada
    Amal +1 (647) 544-3918
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Ubah
    +44 7463 135964
    Birmingham
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Hafsa
    +46 73 697 16 26
    Denmark
    Dekha Hussein
    004542237649
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Qatar
    97466215205
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    Dekha Hussein
    004542237649
    Denmark
    Mogadishu, Somalia
    Naadis Mohamed
    2520618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +90 505 953 25 61
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Sameera Ahmed Mohd
    Nuzha Street
    Beside Rose Hotel
    Sun Shine Spa Building
    Maabela South
    Muscat. Oman
    0096896625020

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 14 часов назад +8

    iidoor waa Kuwa Somali Ugu Nasabsan Somali Markay Arkeen Arkaan Ayay Banaan ka istaageen Ogaada Anigu iidoor Ma ihi Walaahay Balse Runta Ayaan idiin Sheegayaa ❤❤❤

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 9 часов назад

      Mogadishu qof kasto ayaa si free ugu nool waana dadka ugu nasabsan meel kale Somali lagu wado noolaan karo ma jirto,

    • @umaramadaanchannel3871
      @umaramadaanchannel3871 9 часов назад

      @@IHatemumafiq ben bad shegasa muqdisho wa mesha kaliye dhabatada iuo dulmiga laga bartay marka laga rebo Lascanod

    • @HiboaldaniMaxamed
      @HiboaldaniMaxamed 3 часа назад

      Wax nalagu haysta gooni banu rabna in anu u noolaano nabad banu raabna hadanu nahy isaaq waxan tiirsana in ay somali isku raacday o na nacebtahy Ma waxy nagu haystan yaan citiraaf la siin anagu somali wanu jecel nahy lkn qaran banu raabna somaliland isaaq obkaliya Ma dagan reero badan daga samaroon way rabta qaranka somaliland somaliyeey Manu qaldan ahy waxd ka ogalaateen isaaq maxd uga diideen Ma waxydan rabin inu isaaq noolado reerka mj wa reer goba

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 14 часов назад +4

    Ugaadeen Xabashida Gumaysanaaya Kabahay U Qaadaan Walaalahood Oo Muslina Way Dilayaan ❤

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 23 часа назад +7

    Soomaali wa soomaali uun Xaqa Allaha Ina Garansiiyo

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 14 часов назад +3

    Ka Raali Noqo Walaal Fadxiyaay Qoyan iyo Duleyste Waa Daalimiin Inay Dadka Dulmaan Jecel ❤

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 9 часов назад +2

    Hawiye ayaa ugu nasabsan Somali dhul kiisa qof walbo ayaa si free ugu nool, bal waa kaada Garoowe tag Martinimi xitaa kama. Heley sid
    Viva Hawiye ❤❤❤❤

    • @hindaseenyo1556
      @hindaseenyo1556 8 часов назад +1

      Adiga miyaa hawiye ah

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 4 часа назад

      WAA RUNOO XAMAR 6 OO MAXAKIMTA OO NABADA AHEY YURUB IYO MAREYKANBA WAALAGA SOO CARAREY KENYANA GANACSIGEDA QALQILBUUGALEY BAL AYAGAA NABADEE HALOO GUURO FAANBADANAA

  • @khadrayusuf6479
    @khadrayusuf6479 9 часов назад +2

    Thank u fadxiyo majerteen iyo isaaq iyaga hormuudka ah cariga somalida laakin waxay balo kudhigen labadodu maheshin karan

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 9 часов назад

      Mogadishu si free ayey Somali dhan ugu nooshahay, labadaas aad sheegtey Hal maalin looma Martin karo

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 4 часа назад

      WALEE SEY XAMAR U DHOOBANYIIN AYAGA LALAMADAGIKARO

  • @Nej-mj7fk
    @Nej-mj7fk 23 часа назад +7

    Ha oyiin ❤. Xasid ma libano. Somali waxa sa u duleyey wa xaasid nimo, including edo Cadno. Yesterday, my nephew was k*lled by other Somali two brothers because they were jealous of his family wealth, the clothes he was wearing and the car he was driving. Now one is gone and two are in life lacked up.

  • @mohamedabdi5222
    @mohamedabdi5222 20 часов назад +5

    I love you as you are my sister

  • @Dr.daud2023
    @Dr.daud2023 14 часов назад +2

    Mashallah farxiyo waa gabar caqli badan runtana kama bayrto.

  • @qamarmuhyadin5139
    @qamarmuhyadin5139 22 часа назад +4

    Niyada baa najabtey maal kasta aan joono waan duleysan nahay. Waa ka xumahay walal. Soomaali in aan ka dhashay baan ka shalaayaa maalin kasta folxumo baan u taagen nahay 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 7 часов назад +1

    Wlhy waxaan nacey inaan Somali ahay 😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅

  • @kbk489
    @kbk489 9 часов назад +1

    Allaha kala qaboojiyo umaadan somaaliyeed

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 22 часа назад +7

    LIYUU POLICKA WAA LA WEERARAY , AYAGOO NABADAYN U YIMID INAY DADKA IS DAGAALAY HESHIISIIYAAN AYAA JAMHAD LAGA SOO ABAABULAY SOMALILAND LIYUUGA LA LAAYAY

    • @Nafteeda
      @Nafteeda 20 часов назад

      2 sargaal ee ciidanka watay xitaa dir bay ahaayeen

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 16 часов назад +1

      Somaliland janahadan may soo abaabul marakay mareexaan matadoodi caruuri kalaynayaan luyuubolsa ma jabhadba jamacdubad lagu laynayey ma jabhadbaa
      Ogadeen waa doqon jahaahi caruur baa layseen

    • @ashahassan5839
      @ashahassan5839 15 часов назад

      @@afrahhussein3136 doqan walan oo xun baa tahay qabyaldi ku dishay

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 12 часов назад

      ILAA 1989 AYUUNBAAD TAAGANTIHIIN OOD LEEDIHIIN WAA NALA XASUUQAY.MARKII LAYSKA KIIN CELIYO AYAAD CALAACAL BILWODAAN. HADAAD RUN SHEEGI CARUURTA AAD LEEDAHAY WAA LA XASUUQAY SOCIAL MEDIA KEEN..
      DOQOMO IYO DULIBA IDINKAA AH. REER CABAAD WAYNE SOMAALIYA WAXAY KA DAGI LADAHAY WAA IDINKA ILAAHAY HANAGA KIIN DHEX SAARO. SHARTANA RABI HA IDINKU CELIYO

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 22 часа назад +3

    Walashay farxiya
    Hadal oo ha daalin
    Waxaa laga yabaa inaad badbaadiso dhalinyarada hada soo kacaysa, Guuleyso❤️

  • @Labwa313
    @Labwa313 23 часа назад +6

    Habarkana ilahay ha kugu rogo ee xabashi haa ku habarin dadka muslimka ah.kal madan qoyan aad dhado xisho oo ska da qof wayn batahaye.

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 4 часа назад +1

    Basha calamku waxay ka adajisay Abiy in uu shaqo ka qabto , Which is very sad 😂

  • @hodanmohamoud4346
    @hodanmohamoud4346 6 часов назад

    habo soomaali Ilaahay ha soo hadeeyo reer miyi weeyaan

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 8 часов назад +1

    Very sad what happening in somali

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 22 часа назад +5

    WALAAL REERKIINA KA HADAL WAXA SOCIAL MEDIA TAAGANA WAA ISAAQ EE CALAALAYA

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 8 часов назад +2

    Somali nasab ah koley anigu ma, arkin waa isku wadamid dulli aan dulli dhaafin.

  • @Mariammohamed23471
    @Mariammohamed23471 11 часов назад +1

    Walahi waa murugo aad ayaan utaaganahay quus marwalba oo aan arko dhulka quruxda badan ee rabi nasiiyay waan ooyaa😢

  • @najmahashi3781
    @najmahashi3781 2 часа назад +1

    Fatxiyo mj ilmahaaga miyaa ah

  • @binticali2421
    @binticali2421 6 часов назад

    Inaan hishiinoo
    Nimcada qaybsano waan diidnay
    Ee umad somali inta kaharty badbaadiso alloow keen

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 12 часов назад +1

    MA FADHIYA KARTAAN INAAD DAAROOD MASHQUUL KU TIHIIN MOOYAANE. MARKII ABAALKIINA LAYDIN MARIYO AYAAD SIDII WAX WAALAN CAY, BEEN IYO CALAACAL SAQIIRKIINA IYO KABIIRKIINA MEELAHA LA SOO ISTAAGAYSAN.
    MARNA OROMO SHEEGTA MARNA CARAB SHEETA MARNA DIR SHEEGTA. BAL WAKAASE CAR DHIBATO LA’AAN DHULKA JOOGA

  • @foozia426
    @foozia426 15 часов назад +2

    Ilahay uunba isaaq lajira

  • @sudimhd
    @sudimhd 14 часов назад +2

    I wish l live where you live ,so I could give you award because you deserve haboo your the most intelligent person on earth ❤❤!

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 6 часов назад +1

    Somali xayawan ka way ka liitan 😢yaa iga deleted gareeya magaca

  • @hassanosman3279
    @hassanosman3279 8 часов назад +1

    Sis, you actually love your people. I wish they understand your point. Sad😢

  • @hodanmohamoud4346
    @hodanmohamoud4346 6 часов назад

    maa shaa Allah habo Ilaahay adiga dadka ha ka dhigo naar ayey u dagdegayaan

  • @binticali2421
    @binticali2421 6 часов назад +1

    Lkn MJ
    Qabyaalad baa lagu xantaa ee maxakajiro ?

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 14 часов назад

    ilaahay Haku Xafido Fadxiyaay Adiga iyo Gabdhahaaga iyo Hooyadaa iyo Walaalahaa Aamiin ❤

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 20 часов назад +3

    Thank you Fatxiya tells true ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 часов назад +1

    Xabashi. Ayaa. Qabsanaysa. Gidigoodna. Shaqaalay u noqonayaan

  • @HabibaMohamed-tl2rr
    @HabibaMohamed-tl2rr 22 часа назад +2

    Subxallah wa sax walalo cibadan somali maxan u gadhalan 😢😢😢

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 20 часов назад +1

    Soomaalida waa cawaan cawaan dhasahay Alxamullilah inan u la joogin umana socdo hadii janadii lagu sheego

    • @cabaas4958
      @cabaas4958 8 часов назад

      somali kuuma bashna shuubo awalba wacal baad aheyd

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 22 часа назад +2

    BRAVO HABARYAR RUNTA U SHEEG WAA WILD PEOPLE DALKA IN LA DHISO WAXA KA HOREYA DADKA IN LA DHISO CAQLI MA JIRO

  • @ahmeddahir1300
    @ahmeddahir1300 20 часов назад +1

    Don't cry sister. You're the best.

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 4 часа назад

    Isma dhammaan Somali daa hays dilaan mid yey ka hadhin wey istaahilaan aan mar kaliya ka raysanee.

  • @11naa44
    @11naa44 22 часа назад +12

    Adna iyada dadkeeda nabsi uso jiiday mrky tiri Lascanod hala dumiyo she has to stop the crocodile tears

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 21 час назад

      Somali o dhaan nafse iyo habar bay qabaan.

    • @umaramadaanchannel3871
      @umaramadaanchannel3871 21 час назад +2

      May odhan lascanod hala dumiyo
      Cidina may dilin iyaga melo kale lagaga sodulay oo ben lagu kiciyey hadi la dili laha may jogen ee benta iskadaya subxaxanalah

    • @11naa44
      @11naa44 21 час назад

      @umaramadaanchannel3871 wey tiri wd dawan karta

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 18 часов назад

      ​@@umaramadaanchannel3871 edna ayadaa lahayd somali waa kala luqad oo somali kala geysay oo qabiilka ku qaraabata

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 17 часов назад

      Acudubi allah ben wa shege Subxanaallah wa qortay dulmigi 30 sano mirihisa waye waxa dhacay wayo rer dhan o sheikh yadoda xata dulmiga rebayn

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 часов назад +1

    Soomaali. Asaagood. Way. Ka hadheen

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 8 часов назад

    Waa run yaad iska celisaa?

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 10 часов назад

    Dhulkan Ethiopia kolayba qadanysa may inta nabad ku wada jogan

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 часов назад

    Inta. Soomaaliya. baabinaysaa. Waa intii. Dawladii. Hore wax bartay. Iyagoo. Aan waba ahayn

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 21 час назад +2

    Absolutely true

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 10 часов назад

    jazaa ka allah abaayo

  • @maryamsultan2940
    @maryamsultan2940 10 часов назад

    Waa cajiib Shalay habartan Xamaalatul xadaba ubixiyey Dabcasar shalay sootay lahayd Lascaanood dhulka lasiima sii lodhiso lascanood cusub marka habartas waa jasaarad ku jasaartay illaahay iyo dowladi ay aqoonta bartay qof walba wuxuu geeysto isagaa meel utaala lknse habartan waa shaydaan waayo cimrigaas bey madax qaawantahay markasay gaalo unixi weysay caruurta falastiin iyo dumarka unixiwaayey bey leedahay kaalayaa nacaawia yaahu

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 21 час назад +2

    Mj wa munFaqinta ugu wayn Somali

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 18 часов назад

      Maxa ka munafadaya yaa oo aad haysta adiga cayar iyo balan bal ah

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 18 часов назад

    Qudhun cawaana weeyaan inta wanaaga jecel ee xalaashaa Allaha guuleeyo gunta iyo daalinku hadhaco

  • @MunafiinAhmed
    @MunafiinAhmed 11 часов назад

    Anigu waa nacay nimanka soomaliyed ba naafta noo keeeny ceerigabo ban jooga caruur ban ku korsda wlhy malinti dhoweyd kaaw bay iska siiyen kubka dushayda ka dhacayey wad yaaby aallxmdu lilaaah ilahay ba nag nabdgeliyeylkn dad aan waxb galbsan ba ku naaf wayey 😢😢😢

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 22 часа назад +2

    ODAAYASHA AAD KA HADLAYSO JIGJIGA AYAA LAGU SOO DHAWEEYAY AYAGOO WALIBA KA MID AH DADKII DAGAALKA SOO ABAABULAY

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 20 часов назад

      Subxanallah beenta iska daa oo Allah kabaq

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 15 часов назад +1

    You are right

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 10 часов назад +1

    yowmul firaaq yowmuli firaaq xasuusu maalinta aad dunina aad faaruqinaysid qaliil kumaraacayo wax kale kumaraacayo camalkaaga

  • @SamsamXusen-b9y
    @SamsamXusen-b9y 11 часов назад

    Waa runtaa Fadxiya maasha

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 10 часов назад +1

    Habo waa isaaq 😂isaaqna munaafaqnimo ha ugu iman warkoodu wuu cad yahay hhh.halka somalida kale iyagoo hoosta kaa karaya korna kaaga qoslayaan .reerkaas waxay rabaana way rabaan waxayna rabina waligood marsiin mayside . İlaahay ha isu sakhiro

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 12 часов назад

    27:03 illahow ninkas oo kale nooso badi😢 oo isagana ilaali ❤kala qurux badan qof qabyaaladeysta ah iyo qof wax bartey

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 11 часов назад

    Adana you should have hired couple of violin players as a backdrop! 😢

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 16 часов назад

    No been maahan abaayo smli inta fiyoow aad iyo aad ayay uyaryihiin intaa yarna niyadaa jaban ereyga saxdaa smli siloo nasto mayaqaanaan waxad moodaa qabyaaladu inay tahay dawlada aad u xoog badan oogumasi ku haysata illaahow caqliga noosoo celi Aamiin Aamiin

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 17 часов назад +2

    Habo Mustaf Cagjar waa nabad doon lkn waxsoo hubi please Isaaq iyagaa la kariwaayey oo xitaa dadkii heshiiska ugu tagay laa yey. Ree colaada hore iyo oohinta danbe hakala joojiyaan. Isaaq wuxuu aaminsanyahay Ethiopia ineey ka xigaan Somalida😳🤮 which is shame runtii.

    • @dhamays1845
      @dhamays1845 17 часов назад +1

      Isaaq ma neqci wallahi Aabahay oon aduynka ugu jeclahay ayey dhaleen lkn Somalinida ha liqaan. SOMALI maanta waqashin lkn wixii Somalinimo lagu waayo Ethiopia iyo dad uraya lagama helayo

  • @amirajones2558
    @amirajones2558 21 час назад +1

    Our people are so fixed on qabi shitl 😡May Allah swt heal their heart from the disease call qabil 💔

  • @zeinabelmi2076
    @zeinabelmi2076 19 часов назад +1

    Marka Allah laga baqo, Isaaq aya dhibka keenay, 1988 ayey qaxooti ku yimaden, 300 nin ayey so gelinyeen dadkii ayey diiden askartii ay dileen ayey shaatigoodii gaahteen, oo isku sawiren, oday Somali waa tuug, bal eeg siday Laascanood u galeen, walalahey isaaq allamtara soo dhaafe waana layska celin,

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 18 часов назад +1

    Isma dhano laakin Isaaq Waa war cad yihiin laakin ma xaqiran adanaha Walahi anag MJ ah iyo Isaaq baa na loo neceb yahay I don’t know why??? Meel kasta MJ baa la caynaya walibah Daroodka noogu daran ???

  • @najmahashi3781
    @najmahashi3781 2 часа назад

    Dadkaan soomaliyeed aduunyada dhibeeyku hayaaan

  • @anab9951
    @anab9951 13 часов назад +1

    Dee fadxiyaay iyagaa dilay oo laayey dawladii soo kala dhexgashey ee doonayey inay dhulka u kala xadeeyaan ee u dhexeeyey xataa cagaftii ayey qaateen wiilashii new policeka ahaa 3 cisho ayaa la baryayey maydkooda in la qaado xubintii taranka ayey ka jareen ragii oo meyd ah waxaas oo dhan waxaa sameeyey isaaq. ( Arab) Haddana iyagii baa cabaadaya waa maxay arinkaasi

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 8 часов назад

    Waa runtaa farhiyaa markii ay is dhameeyaan ayaa dalkooda la qaadanayaa

  • @hodanmohamoud4346
    @hodanmohamoud4346 6 часов назад

    waa run habaryar aakhara ayaa ka daran naar ayey u socdaan

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 16 часов назад

    Wallaahi waa nasiibdaro ayaa nahaysata😢😢😢😢

  • @safiaguled1066
    @safiaguled1066 Час назад

    Waa xoolo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 20 часов назад +1

    She is well known USA at least.

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 22 часа назад +1

    Fathia wllo dhiigkar ha isku ridin alla waaniyaa waansama

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 22 часа назад +1

    WALAAL XAQIIQDA SOO OGOW, WAXAADAN OGAYN HAKA HADLIN

  • @AlisaladAhmed
    @AlisaladAhmed 18 часов назад +1

    Taas Ethiopia ka dhacaysa waa tii laascaanood ka dhacday oo kale.
    Ina cagjar wadadii muuse ayuu maray, waa dulmi iyo xaqdaro

  • @mohamedabdi5222
    @mohamedabdi5222 20 часов назад +1

    Thank you Farhiya you are right we are dad xun

  • @sureersom425
    @sureersom425 22 часа назад +5

    Fathia taa waa kugudiiday!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
    Ha odhan Isaaq baa wax xeeriya
    Dhibada ugu wayin Isaaq baa ka masuul ah. Iyagaa cadow iyo nacab u jabiyey dadkeena iyo wadankeena.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  22 часа назад +1

      Fahanku Waa muhiim. SL dal ku sheeg iyo xuduud bay u dagaalamaysey, haba gardaraato’e bakhti wareena iyo yiciisnimada kale iyo in Nabadoono la laayo ma sameeyaan. Ee meesha laga hadlayo fahan oo qabyaalad, dulinimo iyo Eexda ka gudub. Subhan Allah

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 18 часов назад +1

      ​@@FatxiyaCabsiiyeChannelRunta hadii la sheego ma in dad dhulkooda jooga sida laascaanood in ay ku laayaan xuduuda aad sheegayso oo ay yiraahdaan ingriiska baa na siiyey Nabadoon iyagaba ma dhaafeen kuma rabo kuma rabo ayeey dhashaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 17 часов назад +2

      O farxiyo maxa benta iyo qabyalada kugu wata gorma waqoyi wadan noqday shurucda adunka marka lo ego somaliya bay ka tirsan yihin teda xata sharecada ma qabto in dal muslim ah lakala jaro mida ad ledahay isaqba la layay iyo saladin ba wax la yelay wala yiri moye wa cadaynta sida video ma haysa isaq baba qirsan inay bilaben dagalka

  • @HiboaldaniMaxamed
    @HiboaldaniMaxamed 3 часа назад

    Somali reerka ka nool ee nabada jecel ee gobanimda leh wa isaaq

  • @binticali2421
    @binticali2421 6 часов назад

    Nolol aan goowrac aheeyn mana qaano
    Slaan ha godee maxaa
    Loogu dhagan yhy

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 21 час назад +1

    Maya

  • @ayniabdullahi-sk5jo
    @ayniabdullahi-sk5jo 10 часов назад

    Waa dada dhintay

  • @NegalignAynalem
    @NegalignAynalem 18 часов назад

    Habaryar dadkan haku daalin somali wadad xun oo waalan oo laga quustay wlhi ilahay nacay caqligodu fooraro

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 12 часов назад

    Haddie la kala tago, waxay noqon Somalilanders
    Annaguna Somalis.

  • @sahraelmi4300
    @sahraelmi4300 17 часов назад

    Sharaf somaliyeed dhimatay
    Meelba walba dab baa ka shidan, guulna weyku faananaan midba kaleh sheeganayo laakin wey guuldaraysteen,ceeb iyo fadeexad ayey dhex fadhiyaan gebiahaan somali
    Ubeneeya dadkaad is tusaysayaan iyagaa degayee idiinkuna adoonsigaa ku fiicantihiin ee u suujuuda
    barwaaqada wadankiinaa idiin deeqi weyday ee ladabassha qabiilka

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 часов назад

    Dad inbadan oo. Kamida. Xaaraan kudhasheen. Xaaraana. Lagu. Koriyey. Maxaad. Ka. Sugaysaa

  • @Rubyrae897
    @Rubyrae897 23 часа назад +1

    Waxba how ooyin somali huuno

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 12 часов назад

    Wadan Ale waa nagu barakeeyay lakiin umadii wa bahalowday! Very sad state of affairs

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 часов назад

    Walaale. Gumaysi. Ayey. Ku. Socotaa

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 15 часов назад

    Farxiyo inta qof smliya aamisan yahay cid baa cid kagobsan jaahilnimada way nagu fog tahay waligay cid baa cid kagobsan ma oran mana aaminsani waayo cida gobtaahi siday smli isku raacdo waa inay utaagnaadan xaqa waa inay shar faan dariska waa inaysan umalayn inay dad kasareeyaan waa inaysan faanin oo waliba dad baan ka adkaanay dad baan kasaraynaa dariiq kasta laistaagin kan kaa gobsani waa kan illahay kaaga dhow no one else is better than the other one allaahu subxaana wa tacaalaa aclam

  • @AdontiEbe
    @AdontiEbe 14 часов назад

    Edna Adan laascaanood haLa dumiyo Mid cusub baan dhisaneyna ayey shalay lahayd mantane beesha caalamkow ogaadeen iyo cagjar Nagaqabta waatan kubarooraneyso😂

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Час назад

    GABADHA DAAYA Soomaali waa qabyaalad socota foolxumadooda waxay isku dilaayaan lama yaqaan

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى

    Beesha calamko maa abohod somalidan wada bahala ee is wada cunyasa

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 10 часов назад

    Dadkaad waxa ka ibinysana waa somali dhaqalè badan ma haystan

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 17 часов назад

    Mar baan is idhaa mxd somali uga dhalatay😢

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 19 часов назад

    Nasiib xumaa nin walaalkii ruuxa dhaafiyey.caruurtey hadey ii sheegaan wiilbaa la diley markii waxaan dhahaa Allah ma soomaalibaa intey meel igodo maya hadey dhahaa waxaan dhahaa ma Muslim baa

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 8 часов назад

    Qadhmuun wayn afkaaga uraya Adna ha ka odhan duliyad

  • @istiklalhersi4675
    @istiklalhersi4675 22 часа назад +3

    Sister Iam with you is so bad in Somalia Allah will bring mercy for them inshallah

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 часов назад

    Waan. Ku jeclahay kulama qabiil ahai caqliga. Fiican

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 14 часов назад

    Adna waligeed lafay sidatay wakaa wixii ay saadinaysay wax tagay ayey soo nooleeyn jirtay ma jecla in dhalin yarada laga saaro cuqdada iyo is nacaybka waxbaa la xaasuuqay waa masiibo duqdani

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 19 часов назад

    Waxaan ka naxaa nin weyno caqli xun oo sun buufinaya iyo mid ku faanayo reer hebel maanta waan xasuuqney

  • @user-dr1rg4vq2q
    @user-dr1rg4vq2q 20 часов назад

    Lawless land smh 🤦🏽‍♀️ I had no idea the situation was this bad in every corner of Somaliweyn..

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 21 час назад

    Lascanod cidi may dilin wll ee benta halais ka dayo lma daganadene