Hiliblayaasha Burco oo isusoo bax ka dhigay Magaaladda Burco.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 15

  • @cabduraxmaanicumar9684
    @cabduraxmaanicumar9684 2 года назад +2

    War ilahay kacabsada oo dadka kadaya dhibta

  • @aaminjamac9888
    @aaminjamac9888 2 года назад +1

    War waxa wacan in meel lagu talo galay lagu qalo wll

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 2 года назад +2

    Hargaysaba maandeeqbaa la ogolaysiiyay markii mudo laysla qaylinayay xoolaha hadaan meel loogu tala galay lagu qalin caafimaad daray keenaysaa dadkan runta haloo sheego kawaan la aan ma suuro galaysee qaylada iska daaya

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 года назад +1

    Waryaa guddoomiyaha Togdheer waa nin fiican 👍

  • @nurulcilmionline4134
    @nurulcilmionline4134 2 года назад +1

    Ganacsigu wa xor hooyoyinku halkay dona ayey ku qalan xolaha lkn in nin loo xidho ma banana

  • @leeshet.vartcraft7081
    @leeshet.vartcraft7081 2 года назад

    Xaqiinah udagaalama Saxbaatihiin

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 2 года назад

    Ciidanka qaranka somaliland
    Jiida hore
    U sheegaaa

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 2 года назад

    Asc hooyo wadankay adalhe

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 года назад

    Waxani dawladnimo maaha waa boob bilaa sharci ah. Maxay ugu qasbayaan meel aan dawladu lahayn. Dawlada hoose meel ay leedahay hasamaysato lacag danyartu awoodana halaga qaado.

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 года назад

    In meel la geeyo waa sax. Laakiin dadkeenu wax dalka dib ugu noqda ma rabaan.

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 2 года назад

    Hoyonka aya cagih hos fadhisnay j fadhata leyahay doqonkani 2.54egaha

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 года назад +2

    Hiliblhi waa qaylinaya
    Roodhilii waa qaylinayaa
    Salaadiinti waa qaylinayaan
    What is NEXT YAAA MR PRESIDENT ?

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 2 года назад

    Alla,maxay,laf,jabisay

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed140 2 года назад

    waa labayi walahi waa yab