Madaxweyne Biixi, oo aan Fulin ballantii ugu weyneed ee uu Reer Burco u qaaday.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 42

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 3 года назад +5

    Xukumadii ugu tayada darnyd ee dalka soomarta Alle naguma soceliyo

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 3 года назад +4

    Somaliland caalamku ma aqoonsana mana laha dhaqaale ku filan oo lagu daryeelo baahiyaha badan ee ka jira gobolkastoo ah somaliland,mucaarad & muxaafadba gacmaha ha lays qabsado oo si wada jir ah wax ha looga qabto baahiya ka jira Somaliland.

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 года назад +2

    Reer burco isku tashada midooba lasoo noqda dawlada idin koo isku duuban xeer 12 bedela walee hadaad midow daan inaan Ilaahay mooye cidkale iskiin hortaagayn 👍

    • @saadyisalim2888
      @saadyisalim2888 3 года назад

      Waar run wallee waa xaqiiqa inaanay inaanay umadan xabashida ahi imandoonin burco

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 года назад +3

    Kkkkkkkk waar maxaad sugaysa sotii lagu yidhi fartaada qaniin mi yaad aaminaysa mar labaad ?????

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 года назад +3

    Aakhiro qofkasta buug uu leeeyay oo hadlaaya ayaa LA Hor keeni sida hadaba video recording looga hayo

  • @juma6506
    @juma6506 3 года назад +2

    Waa inay burcotogdheer xaqay leedahay heshhaa.

  • @xildhibaannuux1273
    @xildhibaannuux1273 3 года назад

    Ilaahay ha,guuleeyo malaha burco rag baa u kicidoona

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 года назад +9

    Xukuumad ka tayo xun maynaan arag tan muuse biixi hogaamiyo😎

  • @juma6506
    @juma6506 3 года назад +1

    Asc.
    Thumbs up.

  • @apdilaahicumar3176
    @apdilaahicumar3176 3 года назад +1

    That is right absolutely a good question we have today about the president

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +1

    madarka burco la dhisa wa muhiim qashar badan buu keeni laha dadka reer burco ee markasta hargaysa intay ku soo degan lacageeya burco dhulka ha laga qaado dhisa madarka bari odhan buu u dan yahay haa dhaqalaha ayuu kordhinaya hada ka hor baan qoray comment oo kale in dhaqale badan keenayo gobalda bari dad badan oo hargyasa cidi u joogin hargaysa markay tagan hotel bay dega taxi bay qaataan mudo joogan lacagtoodo bari bay keeni lahayeen

  • @juma6506
    @juma6506 3 года назад +2

    From now onwards dawlada iyo mucaarad waa burcotogdheer xaqayledahay heshhaa.

  • @juma6506
    @juma6506 3 года назад +1

    What about the German technical institute vocational trade skills iwm.

  • @dthunder180
    @dthunder180 3 года назад +4

    Bow bow waa dib ii doorta

  • @HRU2100
    @HRU2100 3 года назад

    BEENTA WAA LAGU OLOLEEYAA ..
    WAXBA KAMA JIRAAN MADAARKA BURCO IYO BIYAHA HARGEYSA MIDNA...

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 года назад +1

    madaarka lacagta gelaysaa waa malaayiin doolar ee waxa is weydiin leh mala awoodaa ayaa in lays weydiiyo u baahan.

  • @ahmedcabdi3185
    @ahmedcabdi3185 3 года назад +2

    Iriboodhka burco maxaa kasoodagaya hargaysa socodkiisu yar yahaye

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 года назад

    Burco XAAFAD MUCAARAD WAXBA KUSOO KORDHINMAYAAN MADAAR XARUN QABYALADEED

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 3 года назад

    Ilaahay naguma kaa soo celiyo burco sidaas bay kutiri

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 года назад

    Channalkan ma fiicna wuxuu ka shaqeeyaa iska horkeenka umada reer somaliland

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +1

    bariyow fadhiga ka kacaa madarka caynaba xata wa iska samysan yahay waxabana uma dhina hagaajin mooye sidan maqlay anigu ma arin waa sidan maqlay hagaajiyaa

    • @ibtisaamg3950
      @ibtisaamg3950 3 года назад

      Ka burco in beer loraro ayu ah xafad bu noqdaye

  • @cabdiqaadiraxmedcigecabdiq2454
    @cabdiqaadiraxmedcigecabdiq2454 3 года назад

    Anuu Waxaan Kugu La Talin Lahaa Inaad Siyaasada U Ban Baxdo Weriye Ma Tihide Adeeradaa Toos U Raac Burco In Ay Airport Yeelato Adeeradaa Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Waydii Halkay Lacagtii Geeyeen Iyo Waxay U Dhisi Waayeen Ileen Muuse Kama Xigee

  • @hussein3078
    @hussein3078 3 года назад

    Waad kasoo habsaanteen hada waa doorashadii kale

  • @caalimfx
    @caalimfx 3 года назад

    Xukumadani sideedaba waa lookal 👎

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 3 года назад

    Dadkii reer burco muuse u codeeyay fartooda ha eed sadaan

  • @museadan2109
    @museadan2109 3 года назад +1

    Reer burco ha gartaan inay iyagu isku Tashadaan oo magaladooda dhistaan oo any cidku haleen sida reer gabiley ba ugu tashadeen deegaankooga! Qabyaalada ku dhisaan burco inay meel gaadhin !.from new hargaysa

    • @hisjama9312
      @hisjama9312 3 года назад

      Bal dadka u sheeg waxay disken reer Gabiley

  • @jirfe
    @jirfe 3 года назад

    Ama haloo codeeyo ama yaan loo codeeyn madaxweeynaha waa waajib saaran inuu u gobolada wasaaradaha dawlada wada dhiso waa inuu waajibkiisa ka soo baxaa that's all

  • @foozia426
    @foozia426 3 года назад

    Biaxi wuutagaya

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 года назад

    Beenalahasay dadku run modeen, muxuu dhisi waxa meesha ka soo baxa meeshaba isagaa booba

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 3 года назад

    Waar burco waxaa lagu tashaday in labaabi,iyo ,oo loo baabi,iyo berbera ,hargeysa iyo berbera wadankana loo qaybiyo bari iyo galbeed ,dhaqaalaha gobolada barina lagu dhiso galbeed waayo waakii yiri odaygu markuu tegay boorama 2o19 kii kelmedii ahayd waar reer bari lhalayla soo jiido ,xagee loo soo jiidayaa galbeed, looma dooran galbeed noo jiid ee waxaa loo doortay waxnooqabo wadankaanu kamidnahaye,markaas burco wuxuu doonayaa ofaygu inuu kataqaluso , magaceeda ,dhaqaaleheeda iyo jiritaankeedoo dhanba, dadkeeduna maaha waxjira ,bal,arag wadadii ceeri iyo burco ,markiiba wuxuu soo rartay daamurkii wadu lahayd ,oo kudhisay galbeed markaa burco wuu ka,ilmo dhalay baa,bi,inteeda,ilaahaybaase talin

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 года назад

    M.xaashi waxba muu qaban

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 года назад +1

    Shanta sano ee danbe sanadka ugu danbeeya ayaa la samaynayaa

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 года назад +2

    Wariye galeydh fbk sofadhiso roma malin qudha lama dhisin samiir yeesha ileyn dawlad la aqonsan yahay maahe🤣🤣🤣👍🇮🇷👍

    • @munirabdirahmanofficial2331
      @munirabdirahmanofficial2331 3 года назад

      de wll dhisam iyo Aqoonsig iskuma xidhan de

    • @ustaadclraxmaanofficial4602
      @ustaadclraxmaanofficial4602 3 года назад

      Heego hakumeeraysato dalku citiraaf maleh adeer meesha dhaafa

    • @anissaabdi8261
      @anissaabdi8261 3 года назад

      @@ustaadclraxmaanofficial4602 huubo magaco badan dalka maxad kubirin kartan garaabo miseheeso maxad sobiirin 🤣🤣🤣