30-Sano Kadib Maxaa Iska Bedelay M.Burco Oo Ah Goobtii Lagaga Dhawaaqay Madaxbanaanida Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 40

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 года назад +5

    Ina gumeed xun baanu madaxweyne ka dhiganay oo rag yaqaan moodnay oo qabiil dabada kuwata

  • @somaliviewhussein6310
    @somaliviewhussein6310 3 года назад +3

    Ceebweynaa

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen 3 года назад +2

    Siilaayo wuxu dhisay xafiisyadii hargeysa ee dawlada lakin muuse bay ahayd inuu dhiso hadii wax lawada leedahay umalayn maayo muuse inad wax ka sugtaan reer burco ciro doorta

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 года назад +4

    Gobolada haloo jeesto

  • @hudamohamed5972
    @hudamohamed5972 3 года назад +2

    Roma 30sano may qaadan ee Burco iyo gobolada hala dhiso waa laf dhabarka Somaliland Burco . Warka haleyska dhaafto dowlada Somalilandney . Muse galbeed dhaaf adeer hadad rabtid wadanka mustaqtaqbalkiisa.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад +5

    ina muraad oo axmed faarax doorteen weydiiya???, marhadaanu magaaladayadii dhisanay faqashna erinay ,dawladu xafiisyadeeda ama hadhisato ama hayskadayso shugran calaawaajib!

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Burco Caasimada Xoriyada

  • @adansaid961
    @adansaid961 3 года назад +3

    Meesha.in.gabilay.iyo.berbera.iyo.jigjiga.yar.la.hormariyo.cid.waliba.waa.ogtahay

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +2

    Burco isku tashibay u baahantahay

  • @aluul8943
    @aluul8943 3 года назад +3

    Collection ka samee Businesses iyo Tourists. Organisations that have cultural aims and objectives can collect funds.

    • @aluul8943
      @aluul8943 3 года назад

      Project Management graduates can do this.

    • @hersimadobe1439
      @hersimadobe1439 3 года назад

      @@aluul8943 BS! GALADA waxa u la tag. Shaqo qaran & dakoo wax kalo qabsadan baa dhamayn kara. No garbage disposable diploama needed. NACALA GUMESII ku yal!

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 года назад +1

    Waa calool xuumo waayn ilahayow uso saar kii burco dhisi laha😭😭😭😭😭😭😭

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 3 года назад +3

    Waa barmaamij qima badan, waayo wuxuu soo bandhigay dayaca jira, waxan filayaa in la gaadhay waxkhtigii isla xisaabtanka.

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 года назад +1

    Waa sax taas somalidu waxeey kufiicantahay in qof walba is maamulo saaxiib

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +2

    geljire kulmiye ayuu aha hal malain uma hadal burco cabdirahaman wuxu aha parliment ninki fadhiyay 15 intay jirtay somaliland kala badhkeed malin qudha ma hor keenin burco wax ha loo qabto yaad manta ku sasbanaysan tankale somaliland hargaysa wasarada waxa la dhisay inti ahmed silanyo yimi aya wasaradaha dhan la dhisay maad u qirtid intu dhisay tan sadexaad idinka wax ma haysan miya cashuurta uun bad sugaysan axaan idin shegaya wa dhaqnka somalida inay casimada ku uruuran maalki umada lagu cuno casimada ciro waxan waydiin laha ma soo raraysa maagalo madaxda oo makeenaysa burco
    rer somaliland marba meel bay isu dabo yacan maalki umada hargaysa lagu cuna sabto ah saladiinti guurtidi madaxdii wasiiradii parliment madxwaynahiii intas ba cuna malka umada oo mushar u qati inti ba hargaysa ayay ku cunan mana soo dhafan baayac mushartii burco sarar sanaag howd midwalaba hargaysa ayu is baladhiyay badananta dadka aya dhista wadanka shilinka aad ku cunayso aya dib ugala shalay xamar banu ku walaanay oo dhisanay mantana haragaysa marka dee idinka ugu wacan
    tan kale aan odhan laha waxa weeye dhalinyaradhi fanki wa laga xidhay ka dib way qaxen xamar iyo meel baas bay aaden qaarna haraysa aden qar wa aqaxen maxa u haysan burcow dhalinyarada hotel buu idin dhisay jama karaciin wad ku shinbiro waaqlayseen sabab dahabshiil xamar hospitalo ka dhisay sabab ma ayuu u dhisi wayay burco sarar ama sanag keligiis maha bayac maushtarkiina mee kii wax haystay marku hargaysa qudha ka soo jeesto wayo calagti ba taala maalki umada lagu ranbuusa dee khaldka yaa leh
    dadka reer burco waxan odhan laha ku dagalam adhigina iyo geliina in burco lagu cashuuro oo aanay berbera qadan wax walab kii baxayay kii soo degayay oo iyaga meel walaba ku dhisanay adana wad huruda hadba gobalada bari naftada eerso cidna ha eersan manad xaqaga ku dagalami karin manad odhan karayn maalka aan soo saro gobolkayga lagu cashuraya miyaan beeyada sanag lagu cashuuri karin iyo maalkooda kol hadan waxna lagu soo celinayn ma hadli kartan miya waad seexaten inta is ximinayseen ee ninba nin la tusayay wa la idinka caqli badiyaay laascanood cashuurta dalka badh loo jara sabab way hadleen xaqooda doonten bad baad siisen idinkana gorayga idinka hadafay maad waydiisan malqabeenada burco inay dhisan hadi la idin dhisi wayaay
    shaalay xamr baad geesen malkiina mantana gayse hargaysa hadaba muxu taraya ciro hadanu doorano mu taro marku parliment joogay oo u doodo buro sarar oodwayne sanag sool muxu manta isaga dhigaya nin wax tarya isago halgankiina ka dhuuntau benetiina somaliyay waan ka dalay meesha doontan jooga wada beelaayal baad tihin musihii laha dhulka iyo cirkan midabaynaya mee muxu taray
    wax dacada wadankan ahmed silanyo jiray isna umadan qirin xasiidn miidhan bad tihin wasaradhi buu dhisay beberaara wakaa hilaciyay schooldi celashi shidaalkai buu dad ku soo xidhay umadi kala maqnayd ayuu kenay iyo beshi khatumo la baxday rpof lumay buu soo wada celiyaay wadooyinki wawayna buu dhisay lama soo koobi karo youtube ku qor wax qabdki ahmed silanyo gobol walabna raaci hada taas dafirto adana wanu ku dafiri kulmiye way dedaglen wax waayna qabten dowladii hore dowladana wax wayn oo qabten ma arko oo aan ahayn dhinca galbeedka iyo arimaha debada oo iygan aha kuwii la sii dhameeyey sida taiwan hore lo sii dhameeyey kenya bashe cawil baa soo dedaalay marka kolayba wax qabte lakiin galbeed bay u badiyen lakin ciro markad haysay parliment maxad umada u qabtay maxad wax hagaajisay sida dictatorka ayad iska yuuuruurtay dadkana ku feedaysay uma malanayo inad wax soo wado maanad ogayn inay dunsan tahay meeshan marki hore waad ogayd dan kamad lahayn ucid bana ku dhaama ila faysal intaa waa qalinaya adiga weligay ma arkin nooagaa runtii

  • @umsaadsuliman2044
    @umsaadsuliman2044 3 года назад +2

    Burco ha lo kacu

  • @abdisamadmohamed5825
    @abdisamadmohamed5825 3 года назад +1

    wariyaha shaqo fcn bu qabtay wa in dawlada lagu dhalila waxay gaben guriga in la dhiso maha sababta wa tariikh
    wan in la dayac tira un dayr wayn lagu wareejiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +2

    burco manata ha beer laxowsane maxad qabtay marka kulmiye ahayd geeljire cabdi rahman adigana maxaa qabtay 15 meesha fadhiday maxaa isaga dhigi cir ka soo dhac waad danaysanaysay shilinkaga wadatay xata wad quudhi wayday doorasho qabo dirqi abaad uga tagtay shame on you 30 sano half bad haystay kursiga parliment

  • @alnuurhome9443
    @alnuurhome9443 3 года назад +1

    Eeg wa kaase
    Mar mar siiyaha nooced waawayn
    《 roma ba mar lamadhisin 》
    Ba yaa kuway diiyay waxas..

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 3 года назад

    30 sano kadib iyo gaasjo

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 года назад

    Jamhuuriyadunwaqti ciida ayy ku jirtaaa ha laga daaayo fadeexada

  • @prime10mviews7
    @prime10mviews7 3 года назад +1

    Burco dadkeedibaa ka yaacay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 года назад +1

      prime 10M views
      burco dadkeedu ma xarumaha dowlada ayay dhisilahaayeen? haba dhisaane sharci ma u leeyihiin in shicibku dhisaan xarumaha dowlada?

    • @prime10mviews7
      @prime10mviews7 3 года назад +1

      @@ijoxasan9132 haday ka yaacaan oo aanay ku soo noqon yaa dawlada kulaa xisaabtamaya wll

    • @prime10mviews7
      @prime10mviews7 3 года назад

      @@ijoxasan9132 iminka mid aankuu sheego "2014 Gabilay tuulo yar bay ahayd oo gaadhigii wadada soo mara sidaa loo eegi jiray " Hadana dhaqaaleheedu iyo quruxdeedu weyka fiicanty BURCO cid kalena mey dhisine dadkeedibaa dhistay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 года назад +2

      @@prime10mviews7 dadka Gelilay dhisay ma shicibaa mise waa dowlada?
      shicibku ma wasaaradaha dowlada ayay dhissilahaayeen bal warka ii cadee?

  • @omerali6025
    @omerali6025 3 года назад

    Waa runtiis waayo la gaadhay waa runtiis laakiin reer burco ayaa wadanka xukumayey marka laga dhablibaax laakiin markuu muuse qabtay baad ogaateen ceeb tirinayey marmari se maysee maanta ma dhisanaa

  • @guleedyare8437
    @guleedyare8437 3 года назад

    Waxba ma gaadhin burco waa dib u socod

  • @afgaabwadani7919
    @afgaabwadani7919 3 года назад

    War soomaliyada yaa lakala fogeen
    Somali maxamdey

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 года назад

    Burco dadkii lahaa ayaa dayacay, waxba cidkale ha eedayn. Marka lagu arko in aad wax qabad diyaar u tahay kaana go'antey waa lagu soo jeesan. Laakin inta reer burco iyagu isku maqn yihiin ha u fadhiyin in waxa lagu qabto.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад

    waar ina xeyd falaadhi galgalasho kaagama go,do lacagtii meeshaa gayseen ka keena Axmaqiin yahay burco lacagteedo way ku filantahay laakiin idinka ayaa jeebka ku ritay!!!!!!!!

  • @fathiyayusuf2822
    @fathiyayusuf2822 3 года назад

    Kalaab waar dee ma kaanbayn iyo mucaaradadbaa maanta waa malin farxadeede dulinyahow fadeexada joojiya

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 3 года назад +1

    KAN YAR HORTA SOMALILAND SUU UGU DHAWAAQAA MA CIYAAL TUULO AYUU AHAN JIRAY ILA FIIRI BAL

    • @umulkhayr1142
      @umulkhayr1142 3 года назад

      Whi xataa ana iswaydiiyay dadka waayelka ah ayaa saas ugu dhawaqa😂😂😂😂

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 3 года назад

    Maamhadani waa khalad aynu ilaa 1994 sowadnay waa run roma malin laguma dhisin lkin 30 sano afka lagama lahayn rooma malin laguma dhisin
    30 sano ayaynu nabad haysanay kamanaynu daa idaysan tuug kastana wuxu ku odhanay rooma malin laguma dhisin alle idin dules

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 года назад

    Marka hore ma kharaabkaasay ahayd

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 3 года назад

    meeshan dowladnimo iyo umad wax uqabasho mataale rag baa umada dhiigeeda nuugaya waxkale mayaaaliiiin war dad ooow garaadsada🤔🤔🤔🤔🤔

  • @abdimohamed168
    @abdimohamed168 3 года назад +1

    Caasimada labaad boorama weeyaan af suxufi kuma hadlaysid

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад +4

      CAASIMADA LABAAD EE JAMHUURIYADA SOMALILAND WAA BURCO CAMUU