"Madaxweynaha Somaliland Habeen qudha muu seen, hurdana muu ladin.." Xil Dayib Xasan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 41

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 Месяц назад +6

    7 sano ee danbe ayuu seexanayaa insha Allh markaanu dib u doorano ❤❤MBC❤

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Месяц назад +5

    waar hooriyow kan waan ku qoslay maxaad kaso kaliftay haha miskiin ilaahayba yaab u keenay suaalahaad waydiisay

  • @Keysek
    @Keysek Месяц назад +1

    Muse isaga wax kasta o dhacay sabateeda leh . Afkiisana wa ka yimi .
    Wayo wa madaxweyne waajib waxa ku ahaa inu wax badan qab diplomacy ah ku xalliyo ama farrin ku gudbiyo godobna aanu gelin .
    Lkn may dhicin

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 Месяц назад +1

    80jir guul wadde ah wax ka xun ma jirto

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Месяц назад +1

    Magaciisu was doqon doqon dhalay

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад +1

    Oohinta kulmiye gacanto kusamaatay.

  • @qanciyepro
    @qanciyepro Месяц назад +1

    Guulwadayntu been badanaa😂😂

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Месяц назад +1

    BALAAYO UU ISAGU GACMIHIISA KU ABUURAY AYUU KA SEEXAN WAAYAY DULI

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    MADAXWAYNE MUUSE BIIXI MAAHA NIN DOQON AH OO MA MEEL LAGU SEEXDAABUU JOOGAA ISKADAA ISAGEE ANIGA OON
    XILNA CID UHAYN AYAAN SEEXAN

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Месяц назад +1

    Kani waa ina ismaqiiq.

  • @zultanhaibe3942
    @zultanhaibe3942 Месяц назад +2

    Waxay kuu cadaynaysa inuu muuse jaahil iyo ciidankiisuba jaahiliin yihiin alle haidin dhaafiyo umadu isbadal bayrabtaa

  • @ppalestine708uuj
    @ppalestine708uuj 26 дней назад

    Kulmiye wax ka jaahilsan oo ka indho adag ma arag😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад

    𝐖𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐢𝐧 𝐨𝐝𝐚𝐮

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Месяц назад

    MA SARIIR AYAAD LA HURUDAY MAXAA HURDADIISA KU TUSAY .DALKA MAXAA EEY IYO AFMIISHAAR KULMIYE SAMAYSTAY NACDASHU

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Месяц назад

    Hori wa iska hori

  • @DaacadFariid
    @DaacadFariid Месяц назад

    Hooroyow odayga waad Shipshewana

  • @CaliCabdilcasiis
    @CaliCabdilcasiis Месяц назад

    Waa noocanoo miidhan
    Aabohi ayaa uga dhintay guurtida aqoon iyo waayo aragnimo malah

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    SU,AALAHA AAD WARIYE QOF KASTA OO XUKUMADA AFKEEDA KU HADLA WAYDIISAN
    MAXAAD UWAYDIIN WAYDAY KUWA MUCAARADKA AH EE SIDA QALDAN USOCDA

    • @ppalestine708uuj
      @ppalestine708uuj 26 дней назад

      Hoyada indholka ka wase qalad maxayey kusocdan miyaga xil qabty weli

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Месяц назад

    Wariye huwan iyo cadawga guduhu ay mushahar siiyaan way u calaamadsan yihiin kuwaasi shacabka

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Месяц назад

    Illaahoow aqliga hakaa qaadin been maaha madaxweynaha magaciisa waalagu shaqeeystaa ee somaaliyeey dibisku eega 🤔🤨🧐koow koow iiwad sheekada haye 🤔

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    SUXUFIYIINTA BEENTA AH EE SHILIN CAABUDKA AH TAARIIKHDA AYAA IDIN DIIDAY
    MEEL FOGBAYNA IDIN GALISAY MANASOO NOQONAYSAAN
    MANA GARAN KARTAAN SIDAY WAX USOCDAAN IYO LOOLANKU CIDUU KADHEXEEYO

  • @ikranibrahim171
    @ikranibrahim171 Месяц назад

    Ok

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад

    Muu dhameeyo heshiiska wuu seexan lahaaye maxaa kulba dib loogu dhigayaa ama wiig wiig ama bilo waxa dhameeya way dhamaanayaan waxani geeska ka socdaa abii aqoosiga habixiyo somaliland Dann Will be finished reality 😮

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Месяц назад

    Kii barooranaya Kii dab hindhisayo waxba ha soo istivmaalin wariyaayaal pro wadani muuse 5years danbe waa joogaye

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 Месяц назад

    Neefkani waa qoloma.
    Shaw Somalilantu waxay la Dhaqaaqi laadahay Noocan baa Xil. Ka ah.
    Adiguna Cid Walba Ha Iska waraysan ader.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Месяц назад

    Waa dad jahala ah ethopia iska dhaf maraykan xitaa kumq aqoonsan karo waxaa kaliya ee aqoonsigada kuxiran yahay somaliya

  • @XuseenmaxamedLuisDiaz
    @XuseenmaxamedLuisDiaz Месяц назад

    Warituhuhonkaybalwucebeyey

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    BAL EEGA ALLE AYAAN IDINKU DHAARIYEE WUXUU WAYDIINAYAA WAXA FOOL XUMO KAMUUQATA
    QOF KASTA OO SAXDA KAWARAMA WAXAY MOODAYAAN INUU YAHAY KOOX AMA QABIIL AMA XISBI TAAS AYAA KU TUSAYSA
    MADHNAATA SUXIFIYIINTA SOOMALILAND

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Месяц назад

    Asc aqliga idoorka wakas lascaanod mar waa huwan,Alshab,argagaxiso,marna laascanod waa somaliland.waligiin wad kuduqowsysan qarannow xaal qaado

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Месяц назад +1

    baneele maxaad warasan guulwadahi qaran muuse jabiye.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Месяц назад

      Qaranka ciidankiisii waa duuban tahay cidii jabisay ee jiida horena isgaadhsiintii ka goysay gacanlibaaxna jidgooyo ciidankay ku laysay iyagoo madaxa kaga taagan social mediaha kaga faanayay. Way duubantahay wadani baa duubay mulkiilayaashooday ku dhaadanayeen lifelong murderer Oofwareen baa shacabka u sheegay waxay aaminsan yihiin oo ah XAGAA KAGA SOO DHUFTA KAALAYA CAYNABA BURCAANU IDIN KEENAYNAA ANAGUNA XAGAN AYAANU KAGA SOO DHUFANAYNAA KAASI MA MUUSUU MATALAYAY OO BUURTA SAARAY. AABAHAA IYO NIMAAN KU AQOON INDHAHA U MARMARO CAWAAQIBKEEDII BAA CADAWGII GUDAHA IYO AABAHOOD BASAAS CIRRO QALBI CARUUR MARAYAAN.

  • @flegend194kenedid9
    @flegend194kenedid9 Месяц назад

    Kkkkk

  • @ibrahimabdi2558
    @ibrahimabdi2558 Месяц назад

    Beenlow

  • @ConnieDana-n6n
    @ConnieDana-n6n 29 дней назад

    Gonzalez Sharon Moore Sandra Hall Larry

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr Месяц назад

    Wr kani wariye mahee dadkan u waraysanaya miyay walan yihin